Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

ABWAAN XASAN DAAHIR ISMAACIIL WEEDHSAME OO TIX BAROOR DIIQ AH KA TIRIYAY GEERIDA AHN MARXUUM M.RASHIID MUXUMED FAARAX

0 Visits: 973 | Thursday January 01, 2015 - 21:24:34
Hargeysa (xogreebnews.com_Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa tix baroor diiq ah ka tiriyay Alle ha u naxariistee xoghayihii hore ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja

Read More »

SONYO Iilka yaa dhigay? W/Q:Maxamed Sidiiq Dhame

0 Visits: 1136 | Thursday January 01, 2015 - 21:03:43
Waxa haboon in faragelinta laga daayo oo dhallinyarada sharciga iyo shuurcda iskusoo dooranaysay lixda doorasho laga daayo hadimada, hadaan wax lagu biirinayn in ololaha xajimaysan laga daayo cidkastoo shirqool dangaara wadaana qaranimada dhawrto. Sonyo waa

Read More »

Ham balyo Meher wacan oo u diyaaro Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga,Mucaaradka ah ee WADDANI Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Cirro]

0 Visits: 908 | Thursday January 01, 2015 - 20:53:27
Ham balyo Meher wacan oo u diyaaro Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga,Mucaaradka ah ee WADDANI Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Cirro]

Read More »

Ninka Solja Doonaaya Inuu Quud-Dareeyo,Hadana Sonyo Ka Been Sheegayaa Waxay Ku Tusaysaa Inqilaabka Lo Adeeg-saddo Mar Walbaa?

0 Visits: 959 | Wednesday December 31, 2014 - 18:22:16
Waxaynu wadaa-og-nahay sidaa ay xukuumadda u silaanyo hoggaamiyo,ee hadda usoo dhigaatay inay inqilaabto ururadda bulshadda isla markaasnaa muraanno ka dhex- abuurto,ururadda aan dawli ahayn ee dalka ka shaqeeya. Waxaana aynuu ogeyn qaabkii inqilaabka ahaa ee solja lagu sheegay in lagu doortay hoggaan…

Read More »

Maanso Baroor diiq ah oo loo sameeyey Xogyihii ururka saxafadda SOLJA Maxamed Rashiid Muxmed Faarax...curiyey Abwaan:Cabdixakiim Yuusuf Cali

0 Visits: 996 | Tuesday December 30, 2014 - 08:19:18
Maanso Baroordiiq ah oo uu curiyey Abwaan:Cabdixakiim Yuusuf Cali, soona baxday 29/12/2014. Gabaygani waxa uu igu dhashay ka dib markii aan maanta maqlay geeridda ku timid xogyihii ururka saxaafadda Somaliland ee SOLJA, Waxaanay naftaydu igu dhalisay inaan wax

Read More »

Ciil-tire: Tix Gabaya oo Baroor-diiq ah u Geerida M.rashiid M. Faarax

0 Visits: 1133 | Tuesday December 30, 2014 - 08:09:47
ANIGACiil-tire : Tix-gabay ah oo Barroor diiq u ah Geerida Alle ha Naxariistee Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax.. waxaana tiriyey : Saleeban Cabdi Cali (Kalshaale). Waxaan Magaceeda u cugtay Ciil-tire, markaadse dhuuxdaan midhaha ku jira iyo hab-dhaceeda suugaaneed idinka laftiinu waad ila wadaagi

Read More »

Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga UCID oo Tacsi Udiraya Geeridii Naxdinta Lahayd ee Marxuum Maxamed Rashiid Muxumed Xoghayihii Solja

0 Visits: 916 | Tuesday December 30, 2014 - 07:55:06
Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga UCID oo Tacsi Udiraya Geeridii Naxdinta Lahayd ee Marxuum Maxamed Rashiid Muxumed Xoghayihii Solja

Read More »

Solja Waxay Dhimmatay Markii Ay U Gacan Gashay Cid Aan Ehel U Ahayn Ee Suxufiyoow Ka Quuso.

0 Visits: 1028 | Saturday December 27, 2014 - 18:56:02
Wasiiradda ay gacan-tooda ku bireeyey ururkii saxaafadda Somaliland ee solja waxaa ay kala ahaayeen sidan.wasiirka wasaaradda warfaafinta Dagaal oogge Cukuse.

Read More »

Kaftan Siyaasadeed: Cali Xoor-Xoor, Cabdale Sandheere Iyo Ramaax Oo Iclaamiyey Inay Jamaal Cali Xuseen Dabadii Madaxwayne-nimo U Sharaxan Yihiin

0 Visits: 1133 | Wednesday December 24, 2014 - 16:43:43
Maalinba xaajada taagani waxay keentaa in 100 xaajo oo la nooc ahi dibada u soo baxaan, isla markaana ay dadku goobaha ay iskugu yimaadaan iyo warbaahintaba la soo istaagaan arrin aan cusbayn oo hadana marka dhinac laga eego kaa qoslinaysa ama kaa

Read More »

DAD GUUSHA SOMALILAND IYO GUUUL DARADA , DALIILAYABA MUCAARIDKA AYAA LA HAYAAA (HAMBALYO MADAXWAYNE )!!!!

0 Visits: 895 | Tuesday December 23, 2014 - 19:09:08
Dhamaan umada muslimka ah oo dhan waxaan idin ku salaamayaa salaanta islaamka salaam ka dib waxaaan hambalyo u dirayaa madaxwaynaha jamuuriyada Somaliland oo guulo wax ku ool ah ka soo hooyay wada hadalada jamuuriyada Somaliland iyo dowlada fadaraalka

Read More »

Noloshuwaahalgan Aqoontuwaa hub Qalinkuwaahooto

0 Visits: 996 | Tuesday December 23, 2014 - 18:54:26
Damiirkadawladnimoiyokadadnimomarkaaannushaqaynayn, ma shaqaynaayokiidiinneedeeinafarilahaaxumaantaiyosamaantu.

Read More »

QIIL MA LAHA QUUDHSIGU.W/QCabdiraxmaan maxamed dheere

0 Visits: 969 | Tuesday December 23, 2014 - 18:48:29
Abtirsiga iyo wax isu ahaanshuhu waa hab ururiya oo isku tola dadka afka iyo isirkuba mideeyaan ee diin iyo deegaan wadaagta ah ee soomaaliyeed. Waa hab iyo hanaan guun ah

Read More »

Somaliland Oo U Sii Siqaysa Federaal 10% Awood Qaybsi! ( Faallo )

0 Visits: 1188 | Tuesday December 23, 2014 - 18:43:10
kulanWaxaan salaamayaa dhammaan shacabka reer Somaliland meel kastoo ay joogaan mucaarad iyo muxaafadba, waxa kale oo aan salaamayaa hawl-wadeenada shabakaddan caalamiga ah ee xogreebnews.com inoo saamaxay soo bandhigidda afkaarehena si aan u kala faaiideysanno.

Read More »

Shirkii ku dhashay London ayaa ku dhintay D’Jibouti kulanka Silaanyo iyo Hassan Shiekh iyo ismail Omer Geele

0 Visits: 958 | Sunday December 21, 2014 - 18:26:07
Shirkii Somaliya iyo Somaliland ee ku dhashay London ayaa iminkana ku dhintay D'Jibouti ka dib markii madaxweynaha Jabouti

Read More »

Wasiirka Maaliyada Wuxuu Ku Dhaartay Inuu Xilka Uu Umada U hayo Ugu Cadaalad Samaynayo Waxaanu Beeniyey Cadaaladii Uu Ku Dhaartay W/Q: Bile Warsame Cabdi

0 Visits: 920 | Friday December 19, 2014 - 08:06:40
4-wasiir samaale wuxuu kaash ku siiyaa rag ay saxiib yihiin si aan loo ogaan taasina waxay cadaynaysaa khiyaamada uu ku dhaqmo ee hantida umada,kaashkaa

Read More »

Ninka Baarlamankii Laga Fur_Furi La,yahey Ayaa Madaxweyne Laga Furfurayaa,Waa Maya Qalinkii Axmed Xasan Cilmi (Daacad)

0 Visits: 1097 | Friday December 19, 2014 - 08:04:49
Balan_qaad Weyn oo Been ah oo uu Hunguriga kaasoo Ridayo si Aanad Wax Yar u Weydiinin tusaale ahaan (Guri ayaan kuu dhisayaa ama caruurta ayaan jaamacado kuugu dirayaa iyo i.w.m)

Read More »

Biixi Yoonis ,Samaale, Muuse Saddeexdii Siyaasadda Ku Saqiiray+Gubad-kaan Gubi-doono Biciidka Daaqi-Doonaa Sunka Aanka Jeexi-Doono Sabbeenta Aan Siin Doono Summalka Ay Dhalin Doonto Subagiisa Maad Dhammi?

1 Visits: 1618 | Wednesday December 17, 2014 - 17:09:53
Hargeisa(xogreebnews.com_Waa saddex aan si dhaamin, waa saddex han-kooda u hibeeyey cid kale,waa sadeex isku darajo ah,waa saddex aan waxba isku oggoloyn, waa saddex ku saqiiray siyaasadda, waa saddeex isku muuqda. Waxaay ay la mid yihiin ,murtida soomaaliyeed ee tidhaahda.

Read More »

Arooska Inan Uu dhalay Madaxweynuhu Ninka War Ka Dhigtay Tolow Muxuu Soo Wadaa + Qiimo Dhaca Saxaafadii Oo Maraysa Ka Sheekaynta Reeraha Cusub Iyo Aroosyada .

0 Visits: 1027 | Wednesday December 17, 2014 - 16:57:35
Saxaafadu waxay lahayd haybad iyo sharaf lagu yaqiinay hasa ahaatee waxaa beryihii danbe soo baxay saxaafad qiimo dhacsan oo laga qaaday karaamadii iyo milgihii ay lahayd, loona hadoodilay qabyalad , Dhuuni doon iyo ku xumee cidaad doonto.

Read More »

HortaSoonyoYaaDhalay?Qalinkii: SixufiCalimahdiJibriilXassan

0 Visits: 925 | Tuesday December 16, 2014 - 18:47:24
Ninkadhiigamaatada raqayeedhameyee cunihiisadhigayee xaqoodiidhadhamiyee dhaameelkacunayoow dharaartayahaataba ma kuseegidhiiladu.

Read More »

Halista Siyaasad aan Hogaan lahayn......Axmed Nuur Guruuje

0 Visits: 930 | Tuesday December 16, 2014 - 18:44:18
Asxaabta iyo Hogaankooddu , waxay hadba soo hordhigeen Dadka Barnaamijo iyo Qorsheyaal ay soo lafo-gureen , kuna soo daaleen , kuwaasoo ay dadka ku kala hororsadaaan , iyagoo dadkuna u kala taageera una kala doorta hadba sidday uga jawaabaan hadba waayaha taagan

Read More »

featured