Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Amina Weris oo arooskii sadexaad ee ay inanteeda u sameyso kala mid dhigtay aroos yada diktaytaradu habla hooda u sameeyaan

0 Visits: 1012 | Monday December 15, 2014 - 08:15:08
Gabahda ay dhaleen Silaanyo iyo Amina Weris oo markii sadexaad Hargiesa ku aqal geleysa bishan 18 keeda ayaa aroos keeda la soo casuumay dad tiradooda markii hore lagu sheegay 80 oo London degen laakiin iminka tirada saxda ihi 150 ay kor u dhaaftay. Maaha markii u horaysay ee inantan iyo inanka guursanayaa

Read More »

Ballan Qaadka Afka Ah.. Dib Hadaan U Aamino ( Gorfeynta Barnaamajkii Doorashadii 2010kii ee Xisbiga Kulmiye )…Boobe Yusuf Ducale Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@hotmail.com,www.dharaaro.com Ballan-qaad afka ah….Dib haddaan u aammino Qormada: 1aad

0 Visits: 867 | Monday December 15, 2014 - 08:13:15
Bal hadda aynu ku yar raasukhno Tusmada. Waxay ku bilaabmaysaa: Hordhac laba bog ah. Weedha ugu horreysaa waxay u qoran tahay: "Barnaamajkan Kulmiye waa mid si cad oo banyaal ah u qeexaya jidkii loo mari lahaa badbaadinta iyo soo-noolaynta Somaliland, waa jidkii aynnu nolosha iyo barwaaqada iyo xukun…

Read More »

Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee SONYO Oo Noqotay Mid Lagu Cuno Xoolaha Iyo Mashariicda Loogu Tala Galay Dhalinyarada–

0 Visits: 899 | Thursday December 11, 2014 - 19:05:11
Hargeisa(xogreebnews.com_dalada dhalinyarda Somaliland ee SONYO oo noqotay meel Lagu Kala gooyo dhalinyarada Somaliland taasi oo ay dheertahay in lagu cuno malaayiin dollar oo ay dhalin yara aad u badan oo hada ku naf waayay badaha liibiya iyo jidka u dhaxeeya hargeisa iyo liibiya loogu talo galay.

Read More »

YAXAAS: Habar Dugaag Iyo Hogaamintii GAANNE Qallinkii Muuse Faarax Jaambiir: Duqda Qoyskaa Aw Kale Ku Tidhi, Adba AAYO U Bax, Ninkii Fuuli Ogaa Wuu Maqanyay!

0 Visits: 1055 | Thursday December 11, 2014 - 18:50:06
KABBUUBYO: Tallanka Iyo Haasaawaha Burgal Iyo Saxardiid Had iyo jeer waxaan isku canaantaa beri sidaa ha yeelin, hadana ma daayo oo sidii baan falayaa. Waxaan naftayda kula dardaarmaa mar danbe si khaldan ha u fadhiisan, misana iskama karo oo markaan kicis maago

Read More »

Minka Guusha Iyo Muuqaalka Xeeladaha Siyaasadeed Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani . Faalo Wariye Abdirahman Aadan .

0 Visits: 956 | Monday December 08, 2014 - 19:12:10
2. Oon Doonayn Inaad Heshana Daa'in AbidkaaIntaa Kumuu Joogine Wuxuu Isku Dayay Gudoomiye Cirro Af-Ganbi Uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Kaga Faro-Maroojinayo Xisbigii Uu Aasaasay Isagoo Ka Faa'idaysanaya DAALKII ,RAFADKII IYO GUULDARADII Ka Soo Gaadhay Doorashadii Madaxtinimada Ee Sanadii…

Read More »

Silaanyo,Amina Weris,Suleiman gaal iyo Xirsi dadka wey khiyaamayn karaan laakiin ilaahay ma khiyaamayn karaan.

0 Visits: 1020 | Monday December 08, 2014 - 19:08:24
Silaanyo,Amina Weris,Suleiman gaal iyo Xirsi dadka wey khiyaamayn karaan laakiin ilaahay ma khiyaamayn karaan.

Read More »

Madaxtooyada oo maalmaha khamiisaha u nacday taageera yaal ku biira Xisbiga Waddani

0 Visits: 945 | Sunday December 07, 2014 - 19:13:35
Madaxtooyada oo maalmaha khamiisaha u nacday taageera yaal ku biira Xisbiga Waddani

Read More »

Marwo Fadumo Siciid waa halyey Qaran Bal Dahaba Ka Gashay Taariikhda Somaliland,Qoyska Madaxtooyada Oo Rag Iyo Dumarba leh waxay Shacabku leeyihiin Sii Daaya Inanta Aad Timaha Jiideysaa

0 Visits: 1131 | Saturday December 06, 2014 - 16:36:14
Somalidu waxay ku maahmaahda( Ma Gudboona Geesiga Cartama Iyo Gocorka Caayaa) Marwo Mujaahidad Fadumo Siciid Ibrahim waa halyey qaran waxayna baal dahaba ka gashay diiwaanka taariikhda somaliland.

Read More »

Cukuse iyo Ilkocase oo isku qabsadey $70,000 oo ay bixisay BBC FM iyo shaqaalaha wasaarada warfaafinta oo mooraal jabsan

0 Visits: 1125 | Friday December 05, 2014 - 19:11:36
Idaacada BBCda ayaa kirada FMta sanad walba siisa $70,000 taas oo intii siiraanyo joogay kolba cidi iska qaadto iyadoo immika ay Cukuse iyo ilkocase isku haystaan lacagtaa

Read More »

Amina Weris hinaasaha xafladaha iyo safarada waxay kaga dartay dey-dey nimada By Abdi Mustafe

0 Visits: 908 | Thursday December 04, 2014 - 19:04:23
Amina Weris hinaasaha xafladaha iyo safarada waxay kaga dartay dey-dey nimada By Abdi Mustafe

Read More »

halkan ka akhri Shakhsiyadda Dhabta ah ee Wiilka Madaxtooyadu Ku Biiliso Cayda iyo Aflagaadada Madaxda Mucaaradka. Qormadii 1 aad:

0 Visits: 1043 | Wednesday December 03, 2014 - 17:16:35
Soomaalida ayaa ku maah maahda ninkii soo joog laga waayo soo fadhiiso ayaa laga helaa,hada wiilka yare e uu Xirsi adeerka u yahay ee uu ku biiliso cayda iyo aflaagaadada ee uu u furay wargeys la yidhaahdo Somaliland today,wiilka ayaa waxa uu ka aradan yahay

Read More »

“Talo bixin ku Socota Madaxweynaha Gabalkiisu Sii Dhacayo [Axmed-Siilaanyo] iyo Madaxweynaha Waagu U Soo Baryayo [Cabdiraxmaan-Cirro….”

0 Visits: 973 | Wednesday December 03, 2014 - 17:12:14
"Talo bixin ku Socota Madaxweynaha Gabalkiisu Sii Dhacayo [Axmed-Siilaanyo] iyo Madaxweynaha Waagu U Soo Baryayo [Cabdiraxmaan-Cirro…."

Read More »

Ujeedo: Heedhe Ma Kala Garateen,Waxa Kale Ee Aanu Damcsanahay Se Ma _Ogtihiin

0 Visits: 1121 | Wednesday December 03, 2014 - 17:07:50
Ujeedo: Heedhe Ma Kala Garateen,Waxa Kale Ee Aanu Damcsanahay Se Ma _Ogtihiin

Read More »

Faallo: Faankii Aamin Waris, Fidmadii Wasiirada iyo Fajicii Ummadda Reer Gabiley.

0 Visits: 1119 | Monday December 01, 2014 - 08:13:48
Waa Barnaamij Aanu ku Faallayno Dhacdooyinka Dhagaha Dadka ku Badan, Waa Barnaamij aanu Diirada ku Saarno Habdhaqanka Masuuliyiinta Xilalka Haya iyo Qaabka ay Bulshada ugu Shaqeeyaan, Waa Barnaamij Toosin ah oo Aan Turxaan lahayn.

Read More »

Maxaa looga cadhoonayaa garankeyga waxan ahey wadani ahaan doonaa wadani …xildhibaan iid xasan dheere,

0 Visits: 1058 | Sunday November 30, 2014 - 08:17:04
waxan aad iyo aad uga xumay iney marwada 1aad iyo wasiirada dab yaacayey inay ka cadhoodaan garankeyga .....waxan aad ula siii yaabay qoladii wasiirada aheyd ee shalay aniga maarkaan

Read More »

Labadii wasiir ee Qabiilka Siilanyo kaga jiray xukumadii Rayaale waa kuwii iscasilay doorashadii daqiiqado ka hor markaa…

0 Visits: 1021 | Sunday November 30, 2014 - 08:09:34
xasaAsc dhamaan akhristayaal. Hadaan salaanta ka sii gudbo tan iyo intii uu fashilmay inqilaabkii madaxtooyadu rabtay inay ku qabsato golaha wakiilada, kana

Read More »

FAALLO: Madaxweynaha UCID, Wuxuu Leeyahay Dhamaan Astaamihii Hogaamiyenimo

0 Visits: 1007 | Thursday November 27, 2014 - 19:33:12
Hargeysa(Xogreebnews)Akhristayaal waxaa shaki la'aan ah,in qofka doonaya in uu noqodo hogaamiye dalka xukuma,in looga baahan yahay in uu leeyahay astaamaha hogaamiyenimo

Read More »

THE RISE OF WADDANI PARTY AND THE DOWN FALL OF THE KULMIYE REGIME

0 Visits: 1093 | Wednesday November 26, 2014 - 17:00:21
Written by an elected member of Somaliland Parliament, Abdirahman Mohamed Jama (AWXOOG)

Read More »

Gawraca Samaa Iyo Gardaadinta Xumaa Goob Ma Ku wada Xustay!!!!

0 Visits: 1039 | Tuesday November 25, 2014 - 17:38:01
Tan iyo taariikhda la soo noqoshada xoriyada Somaliland oo haatan sadex iyo labaatan jirsatay waxa wadanka ka hana qaaday hanaanka xisbiyada badan oo runtii loo arkayay meel lagu loolami karo isla markaana lagaga bixi karo qabyaalada iyo gobolaysiga waxaase guul daro iyo ayaan xumo noqtay markii arrinkaasi…

Read More »

Hadaanu nahay Ururka dhalinyarada subeer awal (JIIDALI) Norwey waxaanu si wayn u canbaaraynaynaa xadhiga Gudoomiyaha ururka dhalinyarada subeer awal (jiidali) Hargeysa Abdirahmaan Hassan Aadan oo xukuumada Siilaanyo xabsiga u taxaabtay 14/11/14––Ž

0 Visits: 899 | Monday November 24, 2014 - 08:23:37
Hadaanu nahay Ururka dhalinyarada subeer awal (JIIDALI) Norwey waxaanu si wayn u canbaaraynaynaa xadhiga Gudoomiyaha ururka dhalinyarada subeer awal (jiidali) Hargeysa Abdirahmaan Hassan Aadan oo xukuumada Siilaanyo xabsiga u taxaabtay 14/11/14––Ž

Read More »

featured