Featured
Featured
Featured
Featured
12 Sumadood oo uu leeyahay Xidhiidhka Caafimaadka Qaba!!!12 Sumadood oo uu leeyahay Xidhiidhka Caafimaadka Qaba!!!Raac Talaabooyinkan si Aad u Noqoto Aqoonyahan.Qormadan waxaan ku faalayn doonaa sidii aad u noqon lahayd qofku fiican wax akhriska oo aan ka caajisin , kama hadlayo akhriska iyo muhiimaddiisa oo wax jirra maqaalo badan oo ay ka qoreen dad badan oo aqoonyahan ahi. Aadanuhu wuxu horumar ka gaadhaa aqoonta marka aanu ku koobnaan casharkii barrehiisu…Dad Muslimiin ah oo kunool Magaalo ku Taala Dalka Canada oo Loo Diiday in ay Qabuuro u Gaar ah SamaystaanDad Muslimiin ah oo kunool Magaalo ku Taala Dalka Canada oo Loo Diiday in ay Qabuuro u Gaar ah SamaystaanDowladda Maraykanka Oo Joojisay Hubkii Ay Siin Jirtay Mucaaradka SuuriyaDowladda Maraykanka Oo Joojisay Hubkii Ay Siin Jirtay Mucaaradka SuuriyaXulufada uu Sacuudigu Hogaaminaayo oo Qadar u Soo Jeediyay Qodobo kale oo CusubXulufada uu Sacuudigu Hogaaminaayo oo Qadar u Soo Jeediyay Qodobo kale oo CusubXurguf Soo Kala Dhexgashay Dalaka Jarmalka iyo TurkigaWakaaladaha(xogreebnews)-Khilaafka u dhexeeya Turkiga iyo Jarmalka ee ku saabsan xadhiga qof u dhaqdhaqaaqa xuquuda aadanaha oo Turkigu xidhay ayaa sii xoogaysanayaCuntooyinka Kordhiya Foojignaanta iyo Xusuusta Maskaxdaxusuusta maskaxda, hilmaanka, ilowshahaCuntada uu qofku qaato ayaa si toos ah saamayn ugu leh hawlqabadka maskaxda. Sidaas awgeed waxaad awood u leedahay doorashada cuntada saxda ee korin karta awoodda maskaxadaada, taasi oo si weyn u caawinaysa xusuusta maskaxda iyo hawlqabadkeeda. Cunto dheelitiran…Sidee-buu Ula Jaan-qaaday Wasiirka Warfaafinta Magaaci-cusbaa Ee Wasiir EBole!Waxaynu og-soon-nahay inay naaneystu tahay magaac intaa badan logu sababeeyo dabeecadaha iyo hab-dhaqanka uu leeyahay qofka magacaasi lo bixinaayo ama lagu naaneysi doona, taaso tusaale uu noqota habka raad-raaca ah qofka iyo turjumaaddiisa shaqoMaxaa Sababa In Wasiir Samaale Mar Walbaa Shaqadiisa Kaga Mashquulo Khilaafyo Uu Horseed ka Noqdo Iyo faro-gelin Joogta Ah?Hargeisa(xogreebnews.com_Wasiirka maaliyadda Somaliland cabdi casiis maxamed samaale, ayaa shaqadiisi intaa badan kaga mashquuley shir-qooladda u malleego siyaasiyiinta xisbiga KulmiyeFaallo :Maanta Somaliland Waxay u Baahan Tahay Hogaamiye Aqoon,Karti iyo Aragti Fog leh Sida Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen.Qaybtii 2 aad:1: horta waa nin aqoon yahan ah,oo ka soo baxay jaamacada ugu caalamisan aduunka ee lagu magacaabo HAVARD UNIVERSITY,oo ku taalla dalkaasi maraykanka,waxana uu haystaa shahaada cilmiga dhaqaalahaKhilaaf Hor leh Oo Ka Dhex Curtay Wasaaradda Warfaafinta,kadib Markii Wasiir Cukuse Xabsiga Dhigay Maanta Gudoomiyihii Jaaliyadda SWEDEN iyo Wafti Cadaan ah oo uu Hogaaminayey,Xili Agaasimaha Guud iyo Maareeyaha TV.ga Qaranku Soo Dhaweynayeen.Hargeisa(xogreebnews.com_Khilaafyada wajiyada badan ee wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa hadba si ku bilaabma,saaka oo ay bishu ahayd 6/1/2015-ka waxa madaarka Hargeysa ka dhacay, dhaco ugub ah,oo ka yaabisayCajaladda Siilaanyo Ma Daweyn Doontaa Cadhada Reer Awdal Iyo Cayaarta Samaale Ilma Biixi Iyo Sum-cadda Beeshooda?Hargeisa(xogreebnews.com_Sidaa aynu ka wadaa war ahay-nay waxa warbaahinta loo soo diray cajaalad muuqaal Video ah taaso xafiiska madaxweynaha lagaaga soo duubay, iyaddo looga dan lahaa in uu jawaabo siyaasiyiin ka Tar-san xukuumadda u hoggaamiyo iyo suldaanka”Madaxwaynaha somaliland wuu sharaxan yahay,waxaana uu u sharaxan yahay waxa uu shacabka somaliland ka iibiyay,Madaxwaynahu Markii aanu xilka hayn wixii uu umada u balan qaaday ee uu maanta markii uu talada qabtay kaga dhabeeyey ayaa uu Barina Marka Doorashada la gaadho iibin Doonaa,Waana u diyaar Madaxwaynahu inuu doorashada galo"wasiirku xigeenka warfaafintaHargaysa(xogreebnews.com-Wasiir ku xigeenka wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo wacyi Galinta somaliland Cabdi waaxid Cabdi qaadir ayaa ka ka hadlay Markii ugu horaysaywasiirka Duulista Oo Shaqaadi ka joojiyeey Af-hayeenka Wasaaradda Duulista Iyo Saxaafadda Madaxa-banaan Oo Si Weyn Usoo Dhoweysay .Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaarada duulista iyo hawada somaliland maxamuud xaashi cabdi ayaa la sheegay inuu shaqaaddi ka joojiyeey wiil ku fashil-may shaqaadda wasaaradda inuu noqdo af-hayeen aqoon wanaag-san uu leh shaqadda u qabanaayo.Taarikhda Boqortooyaddi Soomaaliyeed Ee Ka Talin Jirtay Geeska Africa Qarniyadii 12 aad 18aad By C/casiis BashiirTaarikhda Boqortooyaddi Soomaaliyeed Ee Ka Talin Jirtay Geeska Africa Qarniyadii 12 aad 18aad By C/casiis BashiirDaawo Qudbadii Jimcaha Masjidu Suna Ee Magaalada Boorama Fadiilatu Sheekh Asad Muuse Oo Uu Kaga Hadlayay ” Shukru Nicamka”Khudbada Sheekh Asad Muuse Kibaar Xafidu-hu-laahu Ayaa Ku Saabsan Nimcooyinka Rabi Ku Manaystay UmadaWasiir cukuse:suxufigii ugu xumma saxaafada somaliland +siyaasiga ugu cabuudhinta badan:Wasiirka wasaradda warfaafinta iyo dhaqanka somaliland Cabdilaahi cukuse ayaa hore uu ahaa suxufi,isaago lagu naanaysi jiray kuttida saxaafada, ayaaDAAWO VIDEO:Maxkamada Gobolka Hargeysa oo Ganaax ku riday Wariyayaal ka Hawlgala Saxafaada Madaxa Bannaan ee SLDAAWO VIDEO:Maxkamada Gobolka Hargeysa oo Ganaax ku riday Wariyayaal ka Hawlgala Saxafaada Madaxa Bannaan ee SLWERIYAASHI MAANTA XUKUNKU KU DHACAY OO MAHADNAQ UU DIRAY WAAX-DA GARSOORKA DALKA OO AY SHEEGEN IN AY CADAALAD KALA KULMEEN.Hargeisa(xogreebnews.com-maxkamada gobolka Maroodi Jeex ayaa maanta xukun ku riday sadex weriye oo ka tirsan warbaahinta madaxa banaan ee somaliland.Ka dib markii uu xukunkaasi dhacay ayaa saxafiyiintani waxay ka hadleen xukunka ku dhacay iyaga oo mahad celin balaadhan u jeediyey garsoorihii gacanta…MAXKAMADA GOBOLKA HARGIESA OO XUKUN GANAAX AH KU RIDAY AFAR WERIYE,GARSOORE AXMED DALMAR OO CADAALAD KA MUUJIYEY KIIS-KANGarsoore Axmed Dalmar Ismaaciil oo ka mid ah garsoorayaasha maxkamada gobolka Maroodi Jeex ayaa waxa uu shaaca ka qaaday xukunka lagu riday saxafiyiinta ka tirsan warbaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha Somaliland. |
|