Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Hadaanu nahay Ururka dhalinyarada subeer awal (JIIDALI) Norwey waxaanu si wayn u canbaaraynaynaa xadhiga Gudoomiyaha ururka dhalinyarada subeer awal (jiidali) Hargeysa Abdirahmaan Hassan Aadan oo xukuumada Siilaanyo xabsiga u taxaabtay 14/11/14––Ž

0 Visits: 905 | Monday November 24, 2014 - 08:23:37
Hadaanu nahay Ururka dhalinyarada subeer awal (JIIDALI) Norwey waxaanu si wayn u canbaaraynaynaa xadhiga Gudoomiyaha ururka dhalinyarada subeer awal (jiidali) Hargeysa Abdirahmaan Hassan Aadan oo xukuumada Siilaanyo xabsiga u taxaabtay 14/11/14––Ž

Read More »

QARAN IDIL KU YEE, QOF HADLAA MA JIRO. faysal cumar madar (faysal Qumuj) Maxaa Gudoomiyaha Jiidali lagu xidhay, yaa xidhay?

0 Visits: 1146 | Sunday November 23, 2014 - 21:18:36
Su'aashu hadaba waxay tahay maxaa keenay in dawladu dhibsato Jiidali? Deegaanada ay degto beeshan oo ah kuwo intabadan xisbiyada iyo xukumadaha dalka soo maray ayaa ah kuwo inta badan indho siyaasiya lagu eego, sidaadarteed ayay Jiidali waxa ay ka dhex arkeen xukumadani mid meesha kasaaraysa ololayaashii…

Read More »

Samo-talis Xaaji Cabdi Waraabe: Hogaamiyaha Ruuxiga Ah Ee Jamhuuriyadda Somaliland/ Qalinkii Khadar Ali Hussein [Shiine].

0 Visits: 959 | Sunday November 23, 2014 - 21:10:49
Samo-talis Xaaji Cabdi Waraabe: Hogaamiyaha Ruuxiga Ah Ee Jamhuuriyadda Somaliland/ Qalinkii Khadar Ali Hussein [Shiine].

Read More »

Wasiir Samaale Isagaa Sacad Muuse Ka Hor Taagan Musharaxnimada Xisbiga Kulmiye–

0 Visits: 1024 | Sunday November 23, 2014 - 21:08:05
Haddaba Siyaasiyiinta Damaca leh ee Beesha Sacad Muuse ka soo jeeda waxa hor taagan islamarkaana Cagabad weyn ku noqday Wasiirka Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed

Read More »

Wasiir Samaale Isagaa Sacad Muuse Ka Hor Taagan Musharaxnimada Xisbiga Kulmiye samaale

0 Visits: 928 | Sunday November 23, 2014 - 07:54:07
Mahad oo dhan Alle ayay u Sugnaatay Waxaan Bulshada Somaliland ku salaamayaa Salaanta Islaamka meel kasta oo ay Aduunka ka joogaan Assallamu Calleykum, Salaan ka dib, Tan iyo markii uu Xisbiga Kulmiye ku guulaystay Talada Dalka ee uu Madaxweyne noqday Madaxweyne Siilaanyo waxa jiray

Read More »

Budhcadu Wey Tageysaaye Ha Tahriibin Walaal,!! W/Q:Yaasin Abdirahman Kaahin (xuubsiibte)

0 Visits: 1074 | Saturday November 22, 2014 - 17:28:05
Hadaanu nahay dhalinyaradii codkooda iyo taageeradoodaba siisay madaxweyne ahmed mohamed mohamud siilaanyo wakhtigii doorashada uu ku guuleystey madaxweynanimo ee

Read More »

Beesha Caalamku Cunaqabateyn Dhinaca Safarada ah Ku Soo Rogto Wasiir Cukuse Kol Hadii uu U Xuubsiibtay Cabudhinta Saxaafadda Madaxa banaan.

0 Visits: 943 | Friday November 21, 2014 - 18:41:04
Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland C/laahi Cukuse ayaa waxa uu dabada ka riixayaa qorshe si cad uga hor imanaya dastuurka dalka,qorshahaasi oo lagu mijo xaabinayo

Read More »

Markuu Madaxweynuhu haakah yidhaah ayaan isa sharaxaynaa beehashana waxaan leeyahay.. Qalinkii: Aadan Maxamed Xaaji aadan weli

0 Visits: 977 | Friday November 21, 2014 - 18:22:34
Aduun yada ninkii nooli maalinba waxa ayuu maqlaayaa waayo waa aduunyo oo waxaad arkaysaa in ay kol ba si isu badalay so waxaad arkaysaa dad horumar hiigsanaaya oo dharaar iyo habeen ku foogan siday hore ugu socon lahaayeen walaal kooda taagta daranlehna ugu

Read More »

BARAKA LAAHU WABARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMA BIL KHAYR.ALFA ALFA MABRUUUUUK MAXAMED JAMAL MAWLID XASHI ADAN.M JAMKA MOWLID IYO DUMASHIDAY NICIIMA AXMED IBRAAHIN. GUULLE LAGAMA WAAYEE GOBANIMO KU AQAL GALA. MABRUUUUUUK

0 Visits: 1311 | Friday November 21, 2014 - 17:43:17
Maher Wacan Ayeeyo Khadiija Abdi Xasan Habo Caasha Abdi Maxamoud iyo Caruurteeda Habo Sucaad Cabdi Maxamoud iyo Caruurteeda Abdiyo Keyse Cabdi Maxamoud iyo Xaskiisa Saba Isamial Iyo Caruurtooda Axlaam Maxamed Xasan Axmed Maxamemd Xasan Asma Maxamed Xasan Arwa Maxamed Xasan Amal Maxamed Xasan Saynab…

Read More »

Khilaaf Culus oo Ka Dilaacay Wasaaradda Warfaafinta iyo Madaxtooyadda uu Ku Daawanaysa Khilaafka Ka Curtay Wasaaradda.

0 Visits: 929 | Thursday November 20, 2014 - 18:59:36
Hargesa(xogreebnews.com_Wasaaradda warfaafinta Somaliland oo caan ku ah,khilaafyada ragaadiyey hawlmaalmeedkeeda,ayaa waxa uga daray khilaafka wasiirka wasaaradda

Read More »

Hankaaga hogaamineed miyaa cid kale loo daba fadhiistaa?Qalinkii: Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare)

0 Visits: 965 | Thursday November 20, 2014 - 18:48:26
Waxa isha lagu hayay xilliga uu muujin doonno damaciisa siyaasadeed, kiisa hogaamineed iyo ka midho-dhalinta dhawaaq hore uga soo yeedhay oo salkiisu ahaa inuu u tartamayo

Read More »

XISBIGA WADANI OO UU KA MID YAHEY SIYAASI SICIID SULUB-SIDEE BUU ISBADEL KU KEENI KARAA

0 Visits: 1018 | Thursday November 20, 2014 - 18:43:30
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan saxaafada madaxa banaan iyo shacbigeena JSL Gaar ahaanna bahda shabakadda wrar ee xogreebnews

Read More »

Fool Xumadii Ka raacday Samaale Iyo Biixi Shirkii Ay Mulaaxo Ku Qasabtay…. Walee Shirdanbaanay Soo Galin!!!!

0 Visits: 1038 | Thursday November 20, 2014 - 07:40:16
Fool Xumadii Ka raacday Samaale Iyo Biixi Shirkii Ay Mulaaxo Ku Qasabtay…. Walee Shirdanbaanay Soo Galin!!!!

Read More »

Ceebey tacaal: Wasaaradda warfaafinta oo Warbaahinta madaxa-banaan Ugu Han-jabaysa Inay Xabad Nool La Dhacayaan waa Taariikh xummo Ti u weyneyd.

0 Visits: 975 | Wednesday November 19, 2014 - 18:45:25
Waxaa isaa-soo taraaya ceebaha ay dhex dabaalanayso xukuumadda uu maanta silaanyo madaxweynaha Ka yahay axmed siilaanyo. Waxaa ay ku dhaqaaqayso Ficilo aan looga fadhiyin xukuumad ku timmi cod shacab .

Read More »

Agaasimaha Kubku Siigaalaha Ah Ee Warfaafintu Ma Waxaa Uu Kala Garan La”yahay Inay Muqdisho Ahayd Halka weriyaasha Lagu Toogtaa? W/Q Cabdi casiis Bashiir Nuur.

0 Visits: 1053 | Wednesday November 19, 2014 - 11:29:42
Hargeisa(xogreebnews.com_Agaasimaha maagac u yaalka ah ee wasaaradda warfaafinta dhaqan Somaliland maxamed aadan Ilka case, ayaa Tunta Durbaan colaadeed.kaaso usoo duwaaday dagaal

Read More »

Wasiir Samaale Nin Tolkii U Libaax Ah, Shisheeyahana U Bisad Ah!!–

0 Visits: 917 | Wednesday November 19, 2014 - 11:29:40
Guud ahaan Waxaan Salaamayaa Bulshada Somaliland meel kastoo ay joogaan, marka xiga waxaan maanta Jeclaystay qalinkana aan u qaatay in aan wax yar ka yidhaa Dhaqanada Wasiirka Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo runtii ah siyaasi socod barad

Read More »

THE SILANYO’S GOVERNMENT IS BEATING THE DRUMS OF WAR INORDER TO EXTEND IT’S TERM WITHOUT FREE AND FAIR ELECTION

0 Visits: 1054 | Tuesday November 18, 2014 - 19:29:38
WRITTEN BY ABDIRAHMAN MOHAMED JAMA (AWXOOG) MEMBER OF SOMALILAND PARLIAMENT and an eyewitness Somaliland Parliament ( House Of representatives) has been occupied and seized by 400 security forces. It was the 20th anniversary of Somaliland's own civil war. The government of Silanyo ,headed by the GANG…

Read More »

Mashruuca Waji Ku Macaashka oo Shalay Sheekha Maareeyaha ka ah Haamaha Shidaalka Berbera iyo Agaasimaha Warfaafintu Dabada Ka Riixayeen iyo Fadeexadii Ka Dhalatay.

0 Visits: 1093 | Monday November 17, 2014 - 21:02:19
Shalay ayaa maareeyaha haamaha shidaalka berbera Sheekh Saleebaan iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Somaliland Maxamed Ilkacase ay soo abaabuleen mashruuc waji ku macaash ah,kaasi oo lacag adag lagu

Read More »

Wasiir Cukuse Oo Ka Cadhooday Soo Dhaweyntii Maareeyaha Tv.ga Qaranka Iyo Murankii Maamul Ee Curyaamiyey Hawlmaalmeedka Wasaaradda Warfaafinta Oo Soo Laba Kacleeyey.W/Q Cabdi casiis Bashiir Nuur

0 Visits: 1084 | Monday November 17, 2014 - 09:22:42
Hargeisa(xogreebnews.com_Tan iyo markii uu Madaxweyne Siilaanyo talada dalka qabtay,wasaaradda warfaafinta Somaliland kamay bixin khilaaf maamul oo hadba soo kala dhex gala masuuliyiinta wasaaradda,arintaasi oo galaafatay wasiiro tiro badan oo soo maray wasaaradda

Read More »

Jawaab Suldaan Mohamed Abdiqadir oo aamusku u roonyay ha la tuhmee

0 Visits: 995 | Sunday November 16, 2014 - 19:39:49
Sultan Mohamed Abidqadir wuxuu yidhi Salaadiinta barigu arinka inqilaabka golaha wakiilada lagula wareegay wey qabyaala deynayaan. Subxaan. Suldaanku isma oga markuu sidaa leeyey

Read More »

featured