Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

ALF…ALF… MABRUUK: BAHDA HUBAAL MEDIA & DADKAN KALE WAXAY HAMBALYO U DIRAYAAN TIFAFTIRE XASAN-KEEFKEEF & MARWADIISA NIMCO X. CALI YUUSUF OO XALAY KU AQAL GALAY HARGEYSA+SAWIRRO

0 Visits: 930 | Thursday October 30, 2014 - 21:24:33
tafaftiraha shabakadda warar ee xogreebnews.com cabdi casiis bashiir Nuur iyoguud ahaanba bahda HUBAAL Media waxa ay hambalyo iyo Bogaadin U Dirayaan: Tifaftiraha guud ee HUBAAL Media

Read More »

Siilaanyo : Been 90 Jir Sheego Tii Ugu Weyneyd Uguna xumeyd Qarniga 21aad.

0 Visits: 923 | Thursday October 30, 2014 - 16:48:12
Weedhihii beenoobay ee Siilanyo xiligii olalaha lagu xasuusto waxaa ka mida.(Udub way tageysaa ha tahriibin walaal).

Read More »

Afhayeenka madaxtooyada Dhuxul waa neef aan dhogor lahayn mana istaahilo in uu biyatooni ka noqdo madaxtooyada

0 Visits: 794 | Wednesday October 29, 2014 - 18:21:04
Jawaabtiisa idiinka sheekeen maayo ee idinku doonto oo dhegeysta. Wax uu kala garanayaa ma jirto oon ahayn sida nebiga loogu saliyo oo kale ayuu mar walba odhanayo Ahmed Mohamed Maxamoud

Read More »

“Maktabada GAANDI Maaha Suurtagal In La Iibiyo”Suxufiyad Sahra Ciidle Nuur

0 Visits: 951 | Wednesday October 29, 2014 - 18:15:56
Maalmihii u dambeeyay asxaabtayda iyo dadka aanu guud ahaan u wadaagno degelkan Face-book-ga inta baddani waxay aad u hadal hayeen xidhitaanka Maktabada GAANDI ee ku taala

Read More »

SIILAANYO :ALLEH MAGANE WAAN RABEY INAY KUGU ADKAATOOD CIDNA EERSANWEYDAA!

0 Visits: 1001 | Tuesday October 28, 2014 - 19:40:23
siilaanyoSiilaanyo manta muu fashilmin waxa uu fashilmey markii uu hantdii ummadu laheyd wasiirada xaaraan ku naaxa ah ee , wasiirka maaliyadu kow ka yahey, xirsi laba ka yahey, ka hawada iyo duulistu sadex ka yahey ,ka macdantu afar ka yahey iyo cabdi aw

Read More »

Saddex aan isla jaan qaadayn (qabyaalad, qaad iyo siyaasad)

0 Visits: 943 | Monday October 27, 2014 - 19:20:14
Saddex aan isla jaan qaadayn (qabyaalad, qaad iyo siyaasad)

Read More »

Dayo iyo sabeennaha Daawo Kama dhexaysee! W Q Faysal Cumar Madar

0 Visits: 950 | Monday October 27, 2014 - 18:53:20
1.Si ay unsixiyaan Xubnihii Gudidii Doorashada iyo 2. Si ay u Dhagaystaan Qudbada Wasiirka Maaliyada ee Miisaaniyada 2014

Read More »

Waxaan tallo u soo jeedin lahaa in ay xoriyadiisa u soo celiso maxamed abokor wasiir kuxigeenkii hore ee amniga farahan kala baxdo Golaha wakiilda dawladu waddankana aanay gellin khalkhal siyaasadeed.

0 Visits: 1041 | Monday October 27, 2014 - 08:00:18
badana wixii ay ahaayeen iyo wixii ay ku dhex jireen ayay hadhow xusuus habeenkay seexdaanba ku soo maaxataa maskaxdooda sheegaana iyagoo arka halka tareenku kaga dhaqaaqay dadkii hay xilka laga eryey ay u hayeena is leh ku qanciya in dhibaato meesha ka jirto.

Read More »

Cali Guray wuxuu qiil u sammeynayaa wasiiraddi uu hantida ummadda la Boobay Ee UDUB .

0 Visits: 906 | Sunday October 26, 2014 - 21:23:54
Cali maxamed Yuusuf,Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga Ucid .waxaa uu Bulshadda uu cadeeyeey,inay xisbigii Udub ee u ka tirsanayaa inay dalka boobeen Hantidii wadanku lahaa. Waxana u ka qirtay afkiisa.

Read More »

Weriye Mashqac Iyo Sheekh Ex-Samaale: Jawaab: Mashqacow waxa aad tahay Fircoon Yar…kkkk…runtii annigu waxa aan rabay in aan Wasiir ka noqdo Wasaarad aan qorshaheeda iyo hindisaheedaba lahaa oo aan uga talo galay in lagu daryeelo dadka Carabka La’ iyo Gaa-gaalayaasha ama dadka hag-hagada leh…tii markii

0 Visits: 984 | Friday October 24, 2014 - 21:18:03
Jawaab: Carablow…kkkkkk. Adeer Berberi waxa ay soo raacaysaa oo soo hoos gelaysaa degaanadayada iyo dadkayaga sida laga wariyay Sheekh Berberaawi, nabadgelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaate eh…

Read More »

Wax-qabad Baaxad Leh Ayuu Muujiyeey Wasiirka Duulista Iyo Dhalinyaradda U Tabaabarey!W Q Abokor qaasim xasan

0 Visits: 928 | Wednesday October 22, 2014 - 18:49:10
Wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada Somaliland mudane maxamuud xaashi cabdi,ayaa noqday masuulka keliyaa ee sida daacadda ah. Bulshada wax- ugu qabtay.isaago intii u joogay sammeeyey. Mashaaric tiro badan oo u ka Hir-

Read More »

Maayer soltelco wuxuu istaahilaa in shahaado sharaf lagu maamuuso

0 Visits: 900 | Wednesday October 22, 2014 - 17:02:59
Anaga oo ka mid ah odeyaasha /wax garadka iyo dhalinyarada caasimada Hargeysa, waxaanu taageero u muujinaynaa maayerka caasimada hargeysa Mudane Cabdiraxman Maxamuud Caydiid SOLTELCO, wax qabadka balaadhan

Read More »

Fadeexad ka dhacday Xafiiska Xisabaadka Guud (Idaacaddaan gubi …Tv-gaan gubi doonaa… Samaale iyo Siilaanyo midna ma Aqaan Wasiir baan ahay) “Wasiir Cukuse” W/Q. Free lance Cabdi Cumar Salaxley

0 Visits: 933 | Wednesday October 22, 2014 - 16:59:04
Fadeexad ka dhacday xafiiska Xisabaadka Guud kharash Voucher iyo Tv-ga oo sifo sharci darro ah ku Cukuse ula baxay……Idaacadaa gubi …Tv-gaan Gubi doonaa… Samaale iyo Siilaanyo ma

Read More »

Gabiley Maalinta Gudomiye Shucayb Iyo Xoghayihiisa Musuqa Ku Saaxiibay Xilka Laga Tuuro Uunbay Magaalooyinka Kale La Mid Noqonaysaa . W.Q. C/Najiib Nuur Ismaaciil .

0 Visits: 809 | Wednesday October 22, 2014 - 16:53:56
Waxa Aan Marka Hore Salaanta Islaamka Ku Salaamayaa Dhamaan Warbaahinta Somaliland Ee Ka Qayb Qaadanaysa In Ay Baahiyaan Maqaalkaygan , Waxa Kale Oo Aan Aad Ugu Mahadnaqayaa Dhamaan Bulshaweynta Reer Somaliland

Read More »

Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Oo Noqday Masuulkii Ugu Wax-qabadka Badnaa Ee Soo Maraa-Sabaabaha Keenay.

0 Visits: 880 | Tuesday October 21, 2014 - 19:26:53
Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Oo Noqday Masuulkii Ugu Wax-qabadka Badnaa Ee Soo Maraa-Sabaabaha Keenay.

Read More »

Yuu Ma Talaa? Yuu Wax Taraa? Mudane Madaxweyne Cod Kuu Keeni Maayo Cukuse Ee Yaanu Dabkiisu Ku Gubin "Qormooyin Taxane ah Qaybtii 4

0 Visits: 913 | Monday October 20, 2014 - 20:21:40
C/hi Cukus waxa uu ku dedaalay inuu xiisad iyo xaalad uun abuuro. Waxa uu shaqadii ka joojiyay xafiiskii Universal TV ee Somaliland kaas oo isagu u dhigay inay cadow yihiin. Balse waxa ay dad badani aaminsan yihiin inay tahay arrin shaqsi.

Read More »

Wax Ka Baro Xanuunka Dilaaga Ah Ee Ebola W/Q Dr Mohamed-Culimo Yusuf Aw Cali

0 Visits: 1059 | Monday October 20, 2014 - 19:06:43
marka hore waxaan salaamaya shabakadda daacadda ah ee xogreebnews.com- bacda salaan HORDHAC: Xanuunka loo yaqaano Ebola Virus disease (EVD) oo wakhtiyadii hore loo yaqaanay Ebola haemorrhagic fever waa xanuun dilaa ah oo ku

Read More »

Shaqaalaha Bulsho Tv oo Dhamaan Hambalyo ah u diraya Weriye Sakariye Xasan Raage Iyo Marwadiisa Mannaan Cabdirisaaq Yaasiin.

0 Visits: 881 | Sunday October 19, 2014 - 20:58:06
Shaqaalaha Bulsho Tv oo Dhamaan Hambalyo ah u diraya Weriye Sakariye Xasan Raage Iyo Marwadiisa Mannaan Cabdirisaaq Yaasiin.

Read More »

Tiir Adag Oo Ka Baxay Fanka: Fanaankii Weynaa Ee Wigic & Waayihiisii Faneed Q. 1-Aad–

0 Visits: 974 | Sunday October 19, 2014 - 18:56:21
Gelinkii dambe ee maalinnimadii Khamiiseed, taariikhduna ahayd 16/10/2014, waxaa magaalada Hargeysa ku xijaabtay isla markaana lagu aasay Fanaankii caanka ahaa Marxuum Cabdillaahi Axmed Xirsi (Wigic) oo u geeriyooday xanuun si kediso ah ugu soo booday.

Read More »

UGAASKA DHALLINYARADA BEELAHA GARXAJIS UGAAS AXMED XUSEEN ASKAR OO KA BIYO DIIDAY SHIR LA SHEEGAY IN CADAADLEY LOOGU QABAN DOONO DHALLINYARADA SOMALILAND, KUNA TILAMMAMY MID AAN LOO DHAMMMAYN, DHINACNA U XAGLINAAYA…..

0 Visits: 992 | Saturday October 18, 2014 - 19:43:34
17kii October oo ku beegnayd maalinta shuhaddada SNM, ayaa xaafadda Mohmaed Moge ee Caasimadda Hargeisa, lagu qabtay shir ballaadhan oo ay isugu yimaaddeen dhallinyarada Beelaha Garxajis ee M.Haibe iyo GAcan Libaax. Ujeeddada iyo dulucda shirkaas ayaa lagaga arrinsadey sidii wax looga qaban lahaa baahiyaha…

Read More »

featured