Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

QALIN JABINTA ARDAYDA JAMACADAHA SOMALILAND XAL MA LOO HELIDOONA.

0 Visits: 965 | Friday October 03, 2014 - 19:55:13
Bismilaahmarkahorewaxamahadoodhanikalehallaahawayn (SWT) EE Inagadhigayumadislaam ahIntaakadibwaxanmahadgaar ah uusoojeedinayaasaxafadamadaxabanaaneekahawlgashadhamaanbadalka Somaliland

Read More »

Hay Dagin Siyaasi: Waa (Maanso Duur-Xul Ah): Erayadii: Abwaan Maxamed Cabdiqaadir Colhaye

0 Visits: 1099 | Wednesday October 01, 2014 - 16:09:02
Beerkayga ha duban Marlabaad durbaan iyo Daasado jaan haytumin,

Read More »

Wadan Fiican Ayaan Leenahay lakiin Hogaankaa Xun-baa Jira!:W/Q:A.Osman

0 Visits: 972 | Saturday September 27, 2014 - 20:06:40
Wadan Fiican Ayaan Leenahay lakiin Hogaankaa Xun-baa Jira (We have a beautiful country but bad leadership)

Read More »

Hogaamiyaha Xumi waa sida taayir duuga (Daalay) aad ayaanay u adagtahay inaad meel ku Tagto ilaa aad iska badasho (Badleadership is like a Old tire. It's very hard to go anywhere until you change it)–

0 Visits: 1080 | Friday September 26, 2014 - 19:37:27
"Astaamaha Hogaamiyaha XUN" (Traits of Bad Leader) marka hore waxaan salaamayaa ummada reer somaliland, waxa

Read More »

War qad Furan Oo Ku Socota Wasiirka Wasaaradda Wax-barashadda: Wasiir Miyaanad Ogeyn Musuq-Maasuqa Baah-san Ee Hadheeyey Shaqaale Hoosaad-yadda Ee Gudida Liiska Guneynta Shaqaaleysinta wasaaradda , qormaddi 2 aad!

0 Visits: 1033 | Wednesday September 24, 2014 - 21:00:04
Sidaa aad la wadaa socoteen qor-madeeni hore waxaaynu kusoo qaadanay cabaasho ay qabaan,ardaydii dhowaan kasoo qalin jabisay dalka aynu jaarka, nahay ee ithiopai. Waxaana aannu soo gudbiney

Read More »

Waxaa La Igu Khasbay Si La Ii Yeesho Inaan U Baahdo Waxaanan U Baahnayn Qalinkii Mohammed Dirir

0 Visits: 996 | Wednesday September 24, 2014 - 19:26:26
Hargaysa( xogreebnews.com- Dhamaanteen Waxaa Aan isweydiinaynaa Maxaa Looga Jeedaa Waxaa La Igu Khasbay Si La ii Yeesho Inaan u Baahdo Waxaanan U Baahnayn Waayo Maaha Mid La Wada Fahmi Karo Sababtoo Ah Qofka Sidan Leh Waxaa Loo Qaadanayaa Inuu Xaga

Read More »

Daniel Agger Oo Ka Tagitaankiisa Liverpool Ku Eedeeyay Tababare Rodgers

0 Visits: 1101 | Monday September 22, 2014 - 20:05:59
xogreeb sports_Kabtan ku xigeenkii hore ee Liverpool Daniel Agger oo xagaagii dhawaa ka tagay kooxdiisa Reds ayaa tababarihiisii hore ee Branden Rodgers ku eedeeyay inuu sabab u

Read More »

Deigo Costa oo Beeniyay Inuu Jamaahiirta Chelsea Ka Raali Galiyay Guuldaradii Champions Leaque Ee Xili Ciyaareedkii Hore

0 Visits: 1300 | Monday September 22, 2014 - 20:05:27
xogreeb sports_Weerar yahanka kooxda Chelsea ee Deigo Costa ayaa beeniyay inuu jamaahiirta Chelsea ka raali galiyay guuldaradii uu Chelsea baday Champions Leaquegii xili ciyaareedkii hore. Waxaa jiray warar sheegayay inuu Costa ka qoomamooday inuu kooxdiisa

Read More »

Guulwade Dhuxul haduu damiirkii ka dhintay Siciid Cilmi Roble kama dhiman by Abdi Mustafe

0 Visits: 984 | Monday September 22, 2014 - 19:30:06
Dhuxul oo ku caana guulwade damiirkii ka dhintay oo jaahil nimana u dheertay ayaa sidii uu idaacadii horyaal uuga caytami jiray weli dadka sharafta le xah-xaganaya ee uu ka mid yahay Siciid Cilmi Roble oo ku caana nin Somaliland daneeye uuna dooda marka dadka la dulmiyo.

Read More »

GEBILAY WAA HOOYADII XORRIYADDA EE DAGAALKII HUBAYSNAA IYO KAN HADDA SHACABKA XALAASHA AH EE RER GEBILAY WAA GAADH HAYAYAASHA JSL

0 Visits: 930 | Saturday September 20, 2014 - 18:59:01
GEBILAY WAA HOOYADII XORRIYADDA EE DAGAALKII HUBAYSNAA IYO KAN HADDA SHACABKA XALAASHA AH EE RER GEBILAY WAA GAADH HAYAYAASHA JSL

Read More »

War qad Furan Oo Ku Socota Wasiirka Wasaaradda Wax-barashadda: Wasiir Miyaanad Ogeyn Musuq-Maasuqa Baah-san Ee Hadheeyey Shaqaale Hoosaad-yadda Ee Gudida Liiska Guneynta Shaqaaleysinta!

0 Visits: 1005 | Saturday September 20, 2014 - 17:05:59
Anaago ah macaalimiinti ay wasaaradda wax-barashadda Somaliland uga soo bax-day dalka itoobiya,waxanu wasaaradda waxbarashadda.ka haysaanay balaan qaad ,aad uu weyn oo kasoo

Read More »

Awr Markii Horeba Dheelliyayey Oo Haddana Dhinac Laga Raray!!! “Ciyawgii Habeen Dhawaaqay Wuxuu Ka Cawduu Dareemay!!!”

0 Visits: 1143 | Friday September 19, 2014 - 22:59:20
W/Q: A. A. Ciidle. Hargeysa, Somaliland Guubiskii madow dhegaha way ugu gammuuraane Waana geela bacawgii si baa loo gol leeyahaye

Read More »

Qormo Gantooban -Seerogoyntaa waxaa lagu sababayn karaa dhawr arrimood oo aan ka astayn karo saddexdan qodob. W/Q. Xasan Maxamed Yusuf

0 Visits: 874 | Wednesday September 17, 2014 - 18:47:21
Hoogooyinka Internetka isticmaala ee Soomaalidu waxay hirgeliyeen labo Gef oo maansada la xidhiidha, welina cid waar ka daaya tidhi illaa hadda maan arag. Gefka koowaad waa

Read More »

Isbedelka xadaraada iyo Xuquuqda Dumarka..Qeybtii 5-aad W/Q Naciima Cabdi Galiixe

0 Visits: 1158 | Wednesday September 17, 2014 - 16:52:56
Taxanaheenii aan kaga warami jirrey Dumarka Islaamka ah iyo kuwa reer galbeedka waxan maanta ku so qaadan doona Haweenka iyo Siyaasada, inaga oo ku horrayn doona Diinta Islaamku waxay ka qabto Haweenku in ay ka qeyb qaadtan fulinta hawlaha dawladda.

Read More »

Talo Xumaanta Iyo Tayo Darnaanta Xukumadda Siilaanyo

0 Visits: 943 | Wednesday September 17, 2014 - 16:50:24
Talo Xumaanta Iyo Tayo Darnaanta Xukumadda Siilaanyo

Read More »

Isbedelka xadaraada iyo Xuquuqda Dumarka.. Qaybtii 4aad..W/Q: Naima Abdi Galihe

0 Visits: 1039 | Tuesday September 16, 2014 - 18:43:58
Naciima-Cabdi-GaliixeTaxanaheenii aan kaga warami jirrey Dumarka Muslimka ah iyo kuwa reer galbeedka ah waxan manta ku so qaadan doona Tacliinta iyo Haweenka iyada oo ay so socdan qoralo kale oo aan kaga warami doono Dumarku inay Siyaasada iyo Hoganada Dalka ka

Read More »

FAALLO: Maxaa Ku Xiga Baastooladaha Ay Xildhibaanada Golaha Deegaanka Boorama U Adeegsanayaan Khilaafkooda?

0 Visits: 979 | Tuesday September 16, 2014 - 18:40:23
Wararka ka soo baxaya Golaha Deegaanka Boorama ayaa sheegaya in xildhibaano ka tirsan golahaasi baastoolado ku weerareen guddoomiyaha golaha degaanka ee Boorama Suleymaan Xasan Xaddi. Inkastoo aanay Maayarka wax dhibaato ahi ka soo gaadhin weerarkaasi kana

Read More »

Cali Gurrey iyo A/rasheed Riya Raac dubihi wuxuu kaga dhacay doqon aanay la doonayn oo la yidhaa Bukhaar

0 Visits: 1172 | Tuesday September 16, 2014 - 18:38:01
Cali Gurrey iyo A/rasheed Riya Raac inay la doodaan Bukhaari oo damiin ah oon damiir lahayn oon tacliin lahayn oo guulwade ah may ahayn. Bukhaari naftiisa wuxuu ka jecelyey nafta

Read More »

Isbedelka xadaraada iyo Xuquuqda Dumarka. Badbaado Qof doonayow, Kashaada Dareen ku Beer Dareenka Samaa ku Beer, indhaha dib u soo Muslimi Qaybtii 3aad W/Q: Naima Abdi Galihe

0 Visits: 1283 | Monday September 15, 2014 - 08:38:26
Islaamku wuxu la yimi xaqii oo xambaarsanaa xuquuqda qofka dumari leedahay. Aayadaha quraanka ee Allah (SWT) ku muujiyay xuquuqda gabadha, iyo raga iyo dumarku in ay siman

Read More »

Xukuumada Siilaanyo Oo Lumisay Taageerada G/Galbeedka Iyo Siyaasi Axmed Muumin Seed Oo Noqday Siyaasiga Loogu Jecelyahay Gobolada Galbeedka Iyo Somaliland Inteeda Kale.–

0 Visits: 952 | Monday September 15, 2014 - 08:33:46
Boorama(xogreebnews.com-Tan iyo intii hogaanka dhaqanka beelaha gobolada Galbeedka Somaliland ay madaxwaynaha Somaliland hordhigeen garnaqsi iyo tabashada ku aadanayd

Read More »

featured