Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Dawlad Burbureysa Waxaa Lagu Gartaa Iskushaandheyn Badan.( Reshuffle Aan Dhamaaneyn) By: Yusuf Abdilahi Janale–

0 Visits: 890 | Friday August 29, 2014 - 20:19:49
Dawlad Burbureysa Waxaa Lagu Gartaa Iskushaandheyn Badan.( Reshuffle Aan Dhamaaneyn) By: Yusuf Abdilahi Janale–

Read More »

GUUL BAANU LEENAHAY CIIDANKA SOMALILAND HADAY SAAX-DHEER KU BARIISTEEN OO DAALIMIINTII AY DAADKA RAACSHEEN.

0 Visits: 927 | Thursday August 28, 2014 - 19:59:49
GUUL BAANU LEENAHAY CIIDANKA SOMALILAND HADAY SAAX-DHEER KU BARIISTEEN OO DAALIMIINTII AY DAADKA RAACSHEEN.

Read More »

Maxaa kala heysta wasiir Xirsi iyo marwada Amina Weris oo doonaysa in xilka laga qaado By-Abdi Mustafe

0 Visits: 929 | Monday August 25, 2014 - 19:23:22
Wasiirka madaxtooyada oo ah ninka uugu hawl karsan xukuumada Silaanyo ayaa waxa uu meel u cag dhigo ka la'yay marwada madaxweynaha Amina Weris oo uu dabada ka riixayo wiilka ay sodohda u tahay Morgan. Silaanyo waxay ka dalbatay in wasiirka xilka laga qaado.

Read More »

Musuqii Abid Ugu Balaadhnaa Ee Uu Ku Kaco Masuul Haya Xil Qaran Waliba Ku Darsoo Masuulka Lagu Aaminay Xilkaa Qaran Waa Kii Lagu Tuhmayay Xafidaad Iyo Dhawrsanaan Waa Kuma?

0 Visits: 885 | Monday August 25, 2014 - 18:18:20
Aniga Oo Magacaygu Yahay Hasan Abdi Ahmed ( Cirsankayeedh) Kuna Nool Wadanka Jarmalka Waxaan Bulshawaynta Reer Somali Laan U soo Bandhigi Laha Qoraal Yar Oo Aan

Read More »

Cukuse iyo Qabo oo isku fara saaray xarunta wasaradada warfaafinta ee Hargeysa.

0 Visits: 1320 | Sunday August 24, 2014 - 20:17:05
Cukuse iyo Qabo oo isku fara saaray xarunta wasaradada warfaafinta ee Hargeysa.

Read More »

Maayar Soltelco Wuxuu Ka Dhabeeyay “Hargeysoo Siraadan Waan Sugayey”

0 Visits: 990 | Sunday August 24, 2014 - 20:05:21
Dalka waxaa ka qabsoomay doorashooyinkii golayaasha deegaankaoo ahayd doorashadii ugu cuslayd ee dalka ka qabsoonta, waxaanaka qayb galay xisbiyo iyo ururo siyaasadeed. Waxa loo Huray waqti badan waxaana la galiyey tamar aad u badan, iyada oo Laf-dhabarta

Read More »

HAMBALYO DHALASHO...MUDANE CABDIQADIR XUSEEN KHALIIF INDHANUUR & MARWO RAXMA XUSEEN JIBRIIL WACAYS OO WIIL LOO BIXIYEY SAMATAR UU UGU DHASHAY MAGALADA BORAMA

0 Visits: 958 | Saturday August 23, 2014 - 17:29:25
Prof. Cumar Cali Cabdilaahi & Marwadiisa Prof. Deeqa Xuseen XasanProf. Yurub Cabdiraxmaan Muumin Iyo Saygeeda

Read More »

Maareeyaha Haamaha shidaalka Berbera Oo Noqday Kii Ugu Wax-qabadka Badnaa, Sammeeyeyna Khubuuro Ku Takhaakhuustay Shidaalka!

0 Visits: 1108 | Thursday August 21, 2014 - 19:15:44
Maareeyaha haamaha shidaalka berbera Sheikh Saleebaan Siciid Aw Cali ayaa tan iyo wakh-tigii uu madaxweyne siilaanyo u magaacaabay Saleebaan maareeaya haamaha shidaalka berbera ,waxaa u ku hawlan yahay sidii uu dayac-tir ballaadhan ugu sammmeyn lahaa keydka shidaalka

Read More »

Dulmiga iyo Tacadiyada haysta shaqaalaha Kastamka Berbera ee kula Kacayo Maamulaha Kastamka Berbera .

0 Visits: 990 | Thursday August 21, 2014 - 19:04:06
Dulmiga iyo Tacadiyada haysta shaqaalaha Kastamka Berbera ee kula Kacayo Maamulaha Kastamka Berbera .

Read More »

Fadeexadd Diblumaasiyadeed Abid Tii U Xummeyd Oo U Ku Kaco Sarkaal Ka Tir-san Madaarka Caasimadda Kadib Markii U Soo Degay Danjire Nicholas Kay .

0 Visits: 994 | Tuesday August 19, 2014 - 18:48:28
Mid ka mid ah saraakiisha sar sare ee madaarka caasimadda Somaliland ee Hargeisa.ayaa shalay ku kacay qaab-protocool xummo,kadib markii uu dalka soo gaadhay masuulka qaramada midoobey u qaabil-san Somaliland iyo soomaaliya Mr Nicklos kay.

Read More »

Maxaa Ku Dhacey Madexweyne Siilaanyo Iyo Waftigiisii Markii Uu Soo Gaadhay Gabiley

0 Visits: 1082 | Monday August 18, 2014 - 20:22:38
Wafti uu hogaaminayay Madexweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo), oo jarmaado hore ku dhaafey alseydii Axadii Todobaadkan Magaalada Gabiley isagoo u socda

Read More »

Waa Maanso Qiimo Badan Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlaysa Dhibaatadda Qurba-Joogta Iyo Dulmiga Qol-Qol Joogta waxana Curiyay Abwaanka Da’da Yar Ee Calimahdi Jibriil Xasan .

0 Visits: 981 | Sunday August 17, 2014 - 19:18:03
Waa Maanso Qiimo Badan Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlaysa Dhibaatadda Qurba-Joogta Iyo Dulmiga Qol-Qol Joogta waxana Curiyay Abwaanka Da'da Yar Ee Calimahdi Jibriil Xasan .

Read More »

Fariin Ku Socota Siilaanyo:Marka Aad Soo Baabiiso Lixda Tuulo Ee Beeshada ,Baliga Diiriye Guuleedna Waanu Baabiin,–

0 Visits: 948 | Sunday August 17, 2014 - 19:01:57
cabdle Arab,taas oo ka dhalatay ka dib markii beesha cabdlae Arab ay baliga diiriye guuleed oo degaan ahaan ah degaan cabdle arab ka yagleela tuulo u gaar ah beesha,balse beesha

Read More »

Muxuu Daaran Yahay Kulanka Marwada Siilaanyo Bari oo AXAD ah La Leedahay Kooxda Dhalinyarada ah Xarunta Madaxtooyada.

0 Visits: 911 | Saturday August 16, 2014 - 16:12:47
Xogo ay bixiyeen qaar ka tirsan koox dhalinyaro ah oo ay marwada madaxweyne siilaanyo bari oo AXAD ah kula balansan tahay xarunta madaxtooyada Somaliland,ayaa sheegaya in

Read More »

Hadduu Doonayo Wasiirka Xooluhu Inuu Qoolcaday Iyo Aroori Ka Dhiso Holding Ground Ama Ka Samynayo Seerayaal Waxaan Leenahay Wasiir Holding Ground -Na Looma Baahna

0 Visits: 947 | Thursday August 14, 2014 - 08:55:57
WAKHTIGAN OO DALKU LABA MAJAR BUU LEEYAHAY DAWLADUNA XOOLO MA DHOOFISO, SEERAYAASHUNA KUMA JIRAAN XILKA IYO WAAJIBAADKA QARAN KU KUU IGMADAY EE QARDAJEEXA ISKA DAA DALKANA NABADGALYO DARO HA U HORSEEDIN.

Read More »

Dhuxulow Kulmiye Waa Laga Dareeray Ee Ma Shadaadiin Baa Xukuumada U Codaynaysa? Mise Doorashada Waynu Boobnaa ?–

0 Visits: 897 | Wednesday August 13, 2014 - 16:45:29
Guud ahaan waxaan salaamayaa bulshada Sharafta Badan ee Reer Somaliland meel kastoo ay Aduunka ka joogaan, marka xiga waxaan jeclahay in aan inyar wax ka idhaa hadal shalay ka

Read More »

gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax.maamulka shabakadda wararka xogreebnews waxaay hambalyo hawada u marinayaan boqorka cabdi rashiid Ismaaciil Cabdi[Caynte] Iyo Sawjadiisa Yaasmiin Jamac Muuse

0 Visits: 1243 | Tuesday August 12, 2014 - 20:59:23
gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax.maamulka shabakadda wararka xogreebnews waxaay hambalyo hawada u marinayaan boqorka cabdi rashiid Ismaaciil Cabdi[Caynte] Iyo Sawjadiisa Yaasmiin Jamac Muuse

Read More »

Arradlaaweyaashii dhaqankooda

0 Visits: 1126 | Tuesday August 12, 2014 - 20:21:34
Macaga Eebe ee nasxariis guud iyo mid gaar ahba leh ayaan ku bilaabayaa . intaas ka dib soomaalidu waxay ka midtahay qoomiyadaha ilaahay ku uumay geeska qaarada afrika waxaanay qarniyaal badan ku soo dhaqnaayeen

Read More »

Ciidamada Siilaanyo Sameynayo(OPU)Maaha Ciidan Shidaal Ilaalin Ee Waa Ciidan Loogu Talo Galay In Shacabka Lagu Cabudhiyo Marka Doorashada Madaxtooyada Dib Loo Dhigo.–

0 Visits: 903 | Monday August 11, 2014 - 20:01:25
Hargeisa(xogreebnews.com-caalamka ayaa Maamulka Siilaanyo u diidey in ay sameystaan ciidan aan sharciga caalamka waafaqsanayn oo aan la jaanqaadi karin nabadgelyada geeska

Read More »

Kuwa Qabaxda Saxaafada Musuqmaasuqa ayaa Leh Cidbaa Wax Musuqmasuqday. qalinkii calimahdi jibriil

0 Visits: 1052 | Sunday August 10, 2014 - 19:44:53
laga soo bilaabo dabayaaqadii sanadkii hore, somaliland waxaa kusoo badanaya Shaksiyada iyagu Mansabka Kusamaysanaya Darajo cusub oon hore dadkeenu u Aqoon Waa U Qaabilsanaha Warbaahinta Meel Hebla,

Read More »

featured