Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Xil-Gudasho la”aanta Masuuliyiinta Dalka iyo Dhalan dhoolka Dhalinyarada Somaliland

0 Visits: 965 | Saturday August 09, 2014 - 17:51:02
Asalaamu Calaykum Anigoo Magacaygu yahay Aamina Cali Muuse aad yaan idiin salaamay dhamaan Ahristayaasha Shafarta leh ,waxaan jecelahay in aan halkan idiinku soo gudbiyo

Read More »

Muusow Iska Casil Xisbigan U Xidhan Silaanyo !!!!

0 Visits: 773 | Saturday August 09, 2014 - 16:35:52
xaalka maanta dhex taagan Muuse Biixi iyo madaxweyne Silaanyo ay siyaasadda isku bahda ku ahaan jireen wakhti wakhtiyadda kamid ah ayuu maanta muuse la maray inuu ka dhex ooyo madaxtooyadda shalay, oo wasiiriinti dagaalka ku jiray hadalo ducuf ah hortooda ku soo

Read More »

Tacsida uu Dirayo Gudoomiyaha Dhalinyarada Sonyo.

0 Visits: 1035 | Thursday August 07, 2014 - 19:22:05
Tacsida uu Dirayo Gudoomiyaha Dhalinyarada Sonyo. Fadlan soo Galiya....–

Read More »

Shirka Beelaha Bagaado ee Xukuumadu Sida Fiinta Uga Qaylisay Wuxuu La Mid Yahay Kii Ka Dhacay GAR ADAG 2009-kii ee ay Ka Qayb Galeen Saleebaan Gaal iyo Siilaanyo.

0 Visits: 948 | Thursday August 07, 2014 - 19:19:04
Shirka Beelaha Bagaado ee Xukuumadu Sida Fiinta Uga Qaylisay Wuxuu La Mid Yahay Kii Ka Dhacay GAR ADAG 2009-kii ee ay Ka Qayb Galeen Saleebaan Gaal iyo Siilaanyo.

Read More »

TACSI URURKA SUXUFIYIINTA EE SOLJA KA DIRAYO GEERIDA MARUUM-WERIYE C/WALI FAARAX JAAMBIIR

0 Visits: 1029 | Wednesday August 06, 2014 - 19:40:29
TACSI URURKA SUXUFIYIINTA EE SOLJA KA DIRAYO GEERIDA MARUUM-WERIYE C/WALI FAARAX JAAMBIIR

Read More »

Wasiirka Macdanta Waa Aafada Xukuumaddan !!!!!

0 Visits: 971 | Tuesday August 05, 2014 - 20:23:58
Wasiirka Macdanta Waa Aafada Xukuumaddan !!!!!

Read More »

Cadaalad Darada Iyo Dulmiga Heco Waxay Sababtay In Hadh Cad Shaqaalihii Ka Boqoolaan Marakay U Adkaysan Waayeen Xanuunka Qabyaalada–

0 Visits: 999 | Tuesday August 05, 2014 - 20:14:26
Cadaalad Darada Iyo Dulmiga Heco Waxay Sababtay In Hadh Cad Shaqaalihii Ka Boqoolaan Marakay U Adkaysan Waayeen Xanuunka Qabyaalada–

Read More »

Silaanyo Ma Sahlana Waxa Hayaa Kol Hadii Saxaafada Laga Ilaaliyay Markuu Hargiesa Airport Yimi By Abdi Mustafe

0 Visits: 957 | Monday August 04, 2014 - 08:10:44
siilaanyo-layaabMadaxweyne Silaanyo markuu Hargiesa Airport ka soo degay ayuu afhayeenka madaxtooyadu Dhuxul si lama filaan ah u yidhi Silaanyo sua'al qudha lama weydiin karo. Wixii dadku sheegayey ayaa soo if baxaya oo ahayd in aan odeygu waxba xasuusan. Arinkan in loo diido saxaafadu in ay wax

Read More »

Xukuumada Silaanyo oo Xisbiga Waddani gilgilay oo ku waalatay wax baannu qabanay iyagoo sakaraat ah.

0 Visits: 925 | Sunday August 03, 2014 - 20:17:12
Afhayeenka madaxtooyada Dhuxul oo ah ninkii ka soo caytami jiray idaacadii Horyaal markuu Kulmiya ahaa mucaaradka oon wax cilmiya lahayn ee afkiisa ku xoogsada ayaa markii

Read More »

SAAXIL GOBOL LA QABSADAY

0 Visits: 929 | Saturday August 02, 2014 - 20:15:20
SAAXIL GOBOL LA QABSADAY Goblka saaxil ayaa isu bedelay gobl sidii Falastiin loo qabsaday, oo xukuumadda Siilanyo oo aad u necebi ay ka cidhibtirtay dadkii deeganka u dhashay.

Read More »

Dhibanne Uxidhan Fikirkiisa Oo Ay Xidheen Wasiiro Laandheere Sheegatay!!! IILAAHAYOW,Cuqubadda Naga Du'u. Madaxweyne Dalka Hoos U Eg.

0 Visits: 983 | Wednesday July 30, 2014 - 16:37:05
Dhibanne Uxidhan Fikirkiisa Oo Ay Xidheen Wasiiro Laandheere Sheegatay!!! IILAAHAYOW,Cuqubadda Naga Du'u. Madaxweyne Dalka Hoos U Eg.

Read More »

MADAXWEYNE MUSTAFE SHIINE GABILEY MA WAXAAD UGU MAGACAWDEY CASUUMADAHA REER LONDON???–

0 Visits: 959 | Sunday July 27, 2014 - 19:44:43
Badhasaabka gobolka gabiley musftafe cabdi ciise shiine ayaa tan iyo maalintii uu xilka la wareegay waxuu noqdey waxqabadkiisa kaliya ee ilaa maanta laga hayaa casuumado uu u fidinayo qurbe joogta dalka uk gaar ahaan magaalada london iyo dad kale oo uu iska

Read More »

Af-hayeenka Madaxtooyadu Dhuxul muxuu uugu hanja bayaa warbaahinta

0 Visits: 979 | Sunday July 27, 2014 - 19:37:46
Af-hayeenka Madaxtooyadu Dhuxul muxuu uugu hanja bayaa warbaahinta

Read More »

Waa Boqol Yuhuuduye Ragbaa Biirinaayoo Baarka U Fidhaayee Barqo Laguma Gaadheen,Bushimaha Dushoodiyo Been Weeye Nabadu Baaruuda Qiiqdiyo Bundukh Weeye Dunidu.

0 Visits: 1702 | Saturday July 26, 2014 - 19:32:00
Waa Boqol Yuhuuduye Ragbaa Biirinaayoo Baarka U Fidhaayee Barqo Laguma Gaadheen,Bushimaha Dushoodiyo Been Weeye Nabadu Baaruuda Qiiqdiyo Bundukh Weeye Dunidu.

Read More »

Nin Shalay Ku Suntanaa Inuu Beelo Ka Sheekeeyo Oo Shacabka Somaliland Dhiigii Iyo Dhaawacii Kala Gaadhay Cajalado Muuqaal Ah Ka Duubayey Siduu Maanta U Sheegan Karaa In Uu Yahay Wasiirka Warfaafinta “Waxaad Ceeb U Taqaan Ayey Rag Cadaadood Tahay”

0 Visits: 1007 | Saturday July 26, 2014 - 08:43:20
Haa dabcan Soomaalidu waxay ku maah-maahi jirtay "Waxaad Ceeb U Taqaan Ayey Rag Cadadood Tahay" akhlaaqda, asluubta, iyo iimaanku waa qaniimad ilaahay ku manaysto qofka masuuliyad ummad u qaada, haddii intaasi laga waayo masuul macnaheedu waxay tahay laba mid uun inay ummadaasi uu

Read More »

.Waatan Shakhsiyadda Dhabta ah ee Wiilka Madaxtooyadu Ku Biiliso Cayda iyo Aflagaadada Madaxda Mucaaradka.

0 Visits: 1032 | Friday July 25, 2014 - 20:02:00
Soomaalida ayaa ku maah maahda ninkii soo joog laga waayo soo fadhiiso ayaa laga helaa,hada wiilka yare e uu Xirsi adeerka u yahay ee uu ku biiliso cayda iyo aflaagaadada ee uu u furay wargeys la yidhaahdo Somaliland

Read More »

GABILEY MA WAXAY NOQOTAY XABAASHII XAABADA QURBAHA? W/Q: Mukhtaar Cabdilaahi Nuur

0 Visits: 828 | Friday July 25, 2014 - 19:27:35
sida aad wada ogsoon tihiin gobolka gabiley waxuu ka mid ahaa goboladii codka ugu tirada badan siiyay xukuumada kulmiye iyo madaxweyne siilaanyo

Read More »

Maxaynu askar u noqon wayney ?

0 Visits: 1010 | Thursday July 24, 2014 - 19:46:31
Aaraar Waxa mawduucan isoo galiyey markaan arkey inuu yahay xaqiiqo jirta oo aan indhaha laga qarsan kareyn , oo hadii aan la daba qabateyn noqon kara aafo qaran . waxanan

Read More »

Innaa Lilaal Wa Inaa ilayhi Raajucuun,Kooxda Xiddigaha Geeska oo Tacsiyadeeyay Geerida Saado Cali Warsame

0 Visits: 1051 | Thursday July 24, 2014 - 19:42:21
Innaa Lilaal Wa Inaa ilayhi Raajucuun,Kooxda Xiddigaha Geeska oo Tacsiyadeeyay Geerida Saado Cali Warsame

Read More »

Ha Laga Daayo Biyaha Xumbo-Wayne Marin Habaabinta Bayaan Ay Soo Saareen Dhalinyarada Iyo Aqoonyahanka Degmooyinka G/Libaax,26 June,Sh.Nuur,Koodbuur Iyo Degaanka X/Weyne.

0 Visits: 1254 | Wednesday July 23, 2014 - 19:39:20
Gogol-dhig Sida aynu ka warqabno maalmahan waxa warbaahinta ku soo badanayay cid sheeganaysa in ay biyo La'yihiin, iyaga oo marka aad hoos ugu daadagto qoraaladda iyo

Read More »

featured