Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Silaanyo Oo Caafimaad Qabaa Dibada Uuma Baxeen Waqtigan Dalkuna Khal-Khalka Ku Jiro Ee Xuduuduhuna Xidhan Yiin By Abdi Mustafe

0 Visits: 986 | Tuesday July 22, 2014 - 19:44:24
Silaanyo Oo Caafimaad Qabaa Dibada Uuma Baxeen Waqtigan Dalkuna Khal-Khalka Ku Jiro Ee Xuduuduhuna Xidhan Yiin By Abdi Mustafe

Read More »

Maxaa U Diiday Magaalada Burco Inay Yeelato Ilaacad Maxaliya :Qalinkii Weriye Shaafici Maxamed Ibraahim

0 Visits: 1044 | Monday July 21, 2014 - 19:53:18
Tan Iyo Intii Somaliland Lasoo Laabatay Xornimadeeda Magaaladani Burco Waxa ay Horseed Ka Ahayd Horu Marinta Bulshada Iyo Qadiyada Somaliland Waxaana Tanyo Intii Dhidibadda Loo Taagay Somaliland tiir u ahayd Qarankani.

Read More »

Wax-qabadka Xukuumadda Siilaanyo Waxa Ka Mug Weyn Kana Khatarsan Waxyeeladeeda !!! Qalinkii Dr. Hasan Berbarawi

0 Visits: 1021 | Monday July 21, 2014 - 19:40:50
Muwaadin, qoraalkani waxa uu hordhac u yahay BUUG laga qoray waxyeelooyinka Xukuumadda Siilaanyo u geysatay Somaliland.Saxaafaddu waa caqliga iyo garaadka bulsho kasta haddii ay caafimaad qabto oo xor tahay, bulshadaasina way fayoobaanaysaa.Waa

Read More »

Siilaanyo Oo Lagula Talinayo Inuu Siyaasadda Ka Baxo, Golihii Baarlamaanka Oo Dalku Meesha Uu Marayo Waxba Ka Ogayn Iyo Saleebaan Gaal Oo Isdhaga-maarinaya

0 Visits: 1069 | Sunday July 20, 2014 - 17:37:01
Waxa indhawaydba isa soo taraysay madaxweynaha oo xanuunka dementia(tahli waaga maskaxda) ku bilawday dhawr sano ka hor. Kaas oo inta badan aan wararka lagu soo qaadi jirin,

Read More »

Barnaamijka Caafimaadka (BMedsci, Tropical Medicine Specialist)

0 Visits: 1252 | Sunday July 20, 2014 - 16:39:54
Hepatitis Waa mahadsantihiin dhamaanba Madaxda, shaqaalaha iyo AkhristayaashaShabakada Wararka ee Xogreebnews.com. Iyadoo hadda uu caalamku uu wax weyn iska su'aalayo Sidii loo la tacaali lahaa amaba loo xakameyn lahaa in Badan oo ka mid ah cudurada dilaaga ah ee aafada ku, haya Wadamo badan oo dunida…

Read More »

Xisbigga UCID oo si nadiif ah u wata hawlahiisa iyo KULMIYE iyo Waddani oo Haftay

0 Visits: 985 | Friday July 18, 2014 - 19:23:31
Bulshaduna ay ku salaynayso in nimankan Kulmiye iyo Waddani la soo arkay aan cidina waxba u dhiiban doonin

Read More »

HA LAGA DAAYO BIYAHA XUMBO-WAYNE MARIN HABAABINTA

0 Visits: 1037 | Thursday July 17, 2014 - 20:09:06
Bayaan ay soo saareen dhalinyarada iyo Aqoonyahanka degmooyinka G/LIBAAX,26 JUNE,SH.NUUR,KOODBUUR IYO DEGAANKA X/WEYNE. hargeisa Gogol-dhig Sida aynu ka warqabno maalmahan waxa warbaahinta ku soo badanayay cid sheeganaysa in ay biyo La'yihiin, iyaga oo marka aad hoos ugu daadagto qoraaladda iyo Bayaanadda…

Read More »

Dulmanayaal ka mid ah Mujaahidiintii Hadhaagii Halgankii Dalka Xoreeyey

0 Visits: 900 | Thursday July 17, 2014 - 19:28:25
Waxaanu si xushmad iyo sharaf ku jirto idiinku soo gudbinaynaa cabashooyinkayaga hoos ku qoran oo aanu kaga cabanayno xukuumdayada.Nasiib daro xukumada jirtaa may ahayn tii

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Xaaladdiisa Caafimaad Waxa Lagu Ogaan Karaa in uu Soomo iyo in kale!...Taas ayaa caddaynaysa in tahli karo talada iyo hogaaminka dalka? By, Xasan Barbaraawi

0 Visits: 1154 | Tuesday July 15, 2014 - 19:38:06
Madaxweyne Siilaanyo Xaaladdiisa Caafimaad Waxa Lagu Ogaan Karaa in uu Soomo iyo in kale!...Taas ayaa caddaynaysa in tahli karo talada iyo hogaaminka dalka? By, Xasan Barbaraawi

Read More »

Somaliland: Hatuf Newspaper owner released from prison

0 Visits: 1178 | Monday July 14, 2014 - 19:51:23
Somaliland government on Sunday released Hatuf Newspaper owner Yusuf Abdi Gabobe from prison on presidential pardon according to officials in Hargeisa, Somaliland's capital.

Read More »

Af-Hayeen Akhiira-Sabbaan QISO CAJIIB AH !

0 Visits: 1316 | Saturday July 12, 2014 - 21:51:47
Eeylo iyo Siwaaqroonta xumi ha i suryeeyeene Seetada ha ii gaabiyeen sabab la'aaneede. Seeddiyo boqnaha hay jareen sab iyo laangaabe. Sanqadhyari ha ii dilo baaniyaal siiqya looshadaye. Sanka hayga mudo inangumeed loo sarrayn jiraye. Sawaab iyo Guulwadii ha i sudhnaadeene , Samadii daruur laguma…

Read More »

Madaxweyne Hal Aan Tabayaa Jira?

0 Visits: 1064 | Saturday July 12, 2014 - 19:33:00
waa bil ramadaan oo ay waajib tahay in camal kasta cibaadad laga horaysiiyo waxase aan qalinka u qaatay arin iila muuqatay inaan iftiimiyo.

Read More »

Mudane Madaxweyn Magacaabista Wasiir, Agaasime Guud . Agaasime Waaxdeed Iyo Xoghayaasha Dawladaha Hoose Dalka Miyaa Ayna Geeyin Beelaha Gabooye

0 Visits: 882 | Wednesday July 09, 2014 - 19:22:45
Asalamu Calaykum Waraxmatulahi Wabarakato. Waxaan Halkan Aad Uga Salaamayaa Bahda Shabakada Webstyada Dalka ee hadh iyo habeenba wararka ugu doorka roon u soo gudbiya bulshadadooda, Waxa Aan Marlabaad Salaamaya Akhristayaasha Sharafta Mudan , Hadii Aan U Soo Dhaadhaco Ujeedda Qoraalkaygan Mudane Madaxweyn…

Read More »

Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Waa Sheikhsi Ku Haboon Xilka,Dhalinyarada Saaxilna Waxaa Uu Ugu Jiraa Kaalin Muhiim Ah qormadii 2aad.

0 Visits: 1133 | Tuesday July 08, 2014 - 22:30:01
Maareeyaha haamaha shidaal berbera sheikh saleebaan ayaa suntan dadka sidaa weyn looga tix-geeliya magaalada berbera iyo nawaaxigeedba,waxaana lagu yaqaanna inuu sammaha ka taliyo iyo wanaaga,xukuumadda madaxweyne siilaanyana waxaay odhaan karnaa way

Read More »

Dhacdo Cajiib ah: Ma xusuusataa macalinkaagii dugsiga.Arday xaflad soo dhawayn ah u samaysay maclinkoodii Tarbiyada Islaamka ee Dugsiga Sarre 5 sano ka hor.

0 Visits: 986 | Monday July 07, 2014 - 19:39:40
Dhacdo Cajiib ah: Ma xusuusataa macalinkaagii dugsiga.Arday xaflad soo dhawayn ah u samaysay maclinkoodii Tarbiyada Islaamka ee Dugsiga Sarre 5 sano ka hor.

Read More »

Muxuu Daarnaa Socdaalkii Hugunka ahaa ee uu Hogaaminayey Wasiirka Madaxtooyada iyo La taliyayaasha madaxtooyada ee Waraabe la hadalka ahi ay ku tageen Degmada Taleex si ay uga yagleelaan Degmadaas Gobol cusub oo la magac baxey Xaysimo. Qalinkii A/rahman fidhinle–

0 Visits: 960 | Monday July 07, 2014 - 19:35:41
Bal kawarama Siyaasadii JSL oo gacanta u gashey bar-barad khushi-talaabsanaya oo aaney cidi ku qabsaneyn, Waa taa hadana Siyaasadii socod baradka jahwareersan aheyd ee JSL gashay dalqo Bahal ! Ma xuma in maamulka la gaadhsiiyo Gobolada Bari oo Taleexna Gobol laga

Read More »

SADDEX AAN ISQABAN: DHAWAAQA DUNIDA, DHAYALSIGA XUKUUMADDA IYO DHAAWACA SOO GAADHAY SIYAASADEENA DIBADDA.

0 Visits: 1284 | Sunday July 06, 2014 - 19:35:29
Waxaa dareen aad u weyn igu abuurtay ka dib markii aan ka akhriyey warbaahinta Somaliland qaarkood warar sheegaya in wefti ka socda Somaliland oo socdaal ku jooga Djibouti ay saraakiisha dawladda Djibouti hordhigeen in xukuumadda Somaliland ay baabi'iso magaalada

Read More »

Fashilaada Shirkada laydhka Burco Ee Heco Iyo Gubashada Hantida Dadwaynaha :Wariye Sakariye Sh Maxamed (Jaylaani)–

0 Visits: 920 | Sunday July 06, 2014 - 19:21:47
Horaantii sanadkan aynu Badhtamaha kaga jirno ayey ahayd markii ay shrkadihii laydha siinjiray magaalada burco ee xarunta gobalka togdheer ku midoobeen magaca hada loo

Read More »

Wasiiradda Gobolka Gabiley oo lumiyey Taageeradii Shacabka kadib markii ay Xildhibaanada Golaha ka waayeen Dammul Jadiid iyo Ictisaam

0 Visits: 995 | Friday July 04, 2014 - 19:46:43
Wasiiradda Gobolka Gabiley oo lumiyey Taageeradii Shacabka kadib markii ay Xildhibaanada Golaha ka waayeen Dammul Jadiid iyo Ictisaam

Read More »

Maxay Baadhitaanada Bilayska Somaliland Natiijo La’aan Ugu Dhamaadaan Ee Ka Djibouti Uga Xariifsan Yahay; Qalinkii Axmed Ismaaciil Mooge

0 Visits: 997 | Friday July 04, 2014 - 19:38:39
Markasta oo dalka Faldambiyeed wayni ka dhaco waxaynu maqalnaa Bilayska ayaa arrintii baadhaya laakiinse marna maynu maqal Natiijo wax-ku ool oo ka soo baxday baadhitaankii laynoo sheegay in Ciidanka Bilaysku ku maqan yihiin.Bishii October 2008-dii waxay Al-

Read More »

featured