Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

“Maxaynu Askar U Noqon Waynay”?! W/Q Mohamed Yousof Bakayle

0 Visits: 1081 | Wednesday July 02, 2014 - 17:08:38
Waxan doonaya inaan Wax xooga ku darsado qoraalada suuban iyo hadaladda bilaa xiqdiga iyo xumaanta ah, dood wadaaga haldoorka iyo migaha saxaadda Ee qormadda xiisaha leh Ee "Maxaynu Askar U Noqon Waynay"?!

Read More »

Maxaynu Askar U Noqon Weynay !? Khadar Gureyte

0 Visits: 1019 | Wednesday July 02, 2014 - 16:48:22
Waa Mawduuc Tusaalooyinka iyo tilaamaha tolmoon ee ay walaalahayga iiga horeeyey mawduucan Maxaynu Askar U Noqonweynay ay ka bixiyeen ay ahaayeen kuwo ku salaysnaa

Read More »

”Hogaankii Ugu Xumaa Ee Xoriyadda Hadalka Ee Soo Maray 23 Sanadood Saxaadda Siyaasada Somaliland”

0 Visits: 1028 | Wednesday July 02, 2014 - 16:37:54
Somaliland waxaan ogaysiinaynaa in bisha ramadaan dhexdeeda xaflad balaadhan oo lagaga hadlayo xuquuqda saxaafadda iyo suxufiyiinta aan ku qaban doono Magaaladda Hargaysa, Hotel crown .

Read More »

Maxaa Aynu Askari u Noqon Waynay WQ Xuseen Aadan Yuusuf(Kurdi)

0 Visits: 1012 | Tuesday July 01, 2014 - 19:46:05
Mowduucaagu waxa uu ku saabsan yahay dadka sida xad dhaafka ah ugu soo qulqulaya mihnadda saxaafadda, kana shaqo gelaya iyagoo aan u lahayn sadexdan arimood

Read More »

Xukuumada Siilaanyo waxay Qarimada u taqaanaa inta u darban ee dalabka ugu shaqeysa, inta maleegta qudha iyo qoonta iyo inta Futeysa Maalka,Maganta,Moorada iyo Muquunada Qalinkii A/rahman fidhinle–

0 Visits: 1068 | Tuesday July 01, 2014 - 19:43:25
Xukuumada Siilaanyo waxay Qaranimada u taqaanaa inta digreetadeeda ku timi iyo inta dabo socota ee dabo ka nuuga ah, inta deman ee deris ku noosha ah, inta darban ee dalabka

Read More »

Xadhiga Maamulka Haatuf, Somaliland Times Iyo Hubaal News: In Shakhsiyaad Aan Qaranka Xil U Haynini Awoodi Dalka Toos Ula Wareegeen Siday Hadba Doonaana Ugu Takri Falaan By Axmed Cali Ibrahim Sabeyse

0 Visits: 908 | Tuesday July 01, 2014 - 07:54:59
Distoorka Somaliland iyo xeerarka ka farcamaaba waxay sid cad u qeexayaan xoriyaadka asaasiga ah ee muwaadinka iyo waajibaadka la xidhiidha. Ku dhaqanka

Read More »

Arjiilihii Sharciga Dadka Ku Dhiigmiiran Jiray Iyo Waayihiisa Miyiga Iyo Magaaloba Qaybtii 1-Aad Qalinkii Dabeecad AW Cismaan

0 Visits: 976 | Monday June 30, 2014 - 19:59:11
Waa shaqsi xumaan xiqdi iyo weliba xaasidnimo Buuxisay wuxu caadaystay wax ka sheega dadka wanaagsan wuxu ku shaqaysta mihnada Arji qorista/nootayayste waa konton iyo dhowr jir ka dhacay nolosha oo ka'ab ka'ab hidaysanaya Dhaqan aan suubanayn.

Read More »

Maxaynu Askar U Noqonweynay !? Cumar Seerbiya

0 Visits: 996 | Monday June 30, 2014 - 19:49:53
Dhinac waa ka sixitaan dhanka waa ka madadaalin baal kalena waa ka xog waramid wax loo soo joogay oo waqtigan ku haboon in wax laga sheego.Sideedaba marka laga sheekaynayo

Read More »

Xogta Ku Duugan Xadhiga Wargeyska Haatuf, Qalinkii Saleebaan Ibrahim Mohamoud

0 Visits: 1029 | Sunday June 29, 2014 - 17:25:52
Waabaad I xusuusisay!! 'Shiba waxa dibnihii looga dhigay shar iyo khayr daayey Abwaan wuxu murtidii uga shakiyey sheeg hadaad garato'

Read More »

Weraarkii Saqda Dhexe Lagu Soo Qaaday Guriga Wasiir Kuxigeenkii Hore Amniga Wuxuu Ina Xasuusinayaa Taliskii Siyaad Barre.

0 Visits: 1183 | Sunday June 29, 2014 - 17:21:49
ASALAAMA CALAYKUM WARAXMATULAAHI WABARAKAATUHU,RAMADAAN KARIIM DHAMAAN UMADA MUSLIMKA AH GAR AHAAN INTA AFKA SOMALIGA KU HADASHA WAXAAN

Read More »

dhacdooyinkii iyo Fashilaadihii isbado yaalka ahaa ee xukuumada Siilaanyo taariikhda loogu duugay 4tii sanadood ee ay caadooyinka gunnimada ah ku caanka baxdey iyada oo ummadiina daaha uga qaadey in siyaasadeedii ay isugu soo biyo shubatey Xiisad Sameys, Danley, Sheerley, Shirkadley aanu shillin dhaafin: Qalinkii A/rahman fidhinle–

0 Visits: 1013 | Wednesday June 25, 2014 - 16:54:43
dhacdooyinkii iyo Fashilaadihii isbado yaalka ahaa ee xukuumada Siilaanyo taariikhda loogu duugay 4tii sanadood ee ay caadooyinka gunnimada ah ku caanka baxdey iyada oo ummadiina daaha uga qaadey in siyaasadeedii ay isugu soo biyo shubatey Xiisad Sameys, Danley, Sheerley, Shirkadley aanu shillin dhaafin:…

Read More »

Waraaq furan oo ku socota Mudane A/shakuur Cidin oo ah gudoomiyaha golaha degaanka Berbera iyo gudoomiyaha Waxbarashada gobolka Saaxil Mr-Digaale

0 Visits: 1089 | Tuesday June 24, 2014 - 20:43:34
Marka hore iga gudooma saanta islaanka,intaasi ka dib waxaan doonayaa in aan in yara xasuusiyo wax qabadka gobolka saaxil gaar ahaan waxbarashada oo gobolka ugu liita somaliland ,halkay ka ahaan jirtey kuwa ugu horeeya oo ay ka mid ahayd hoyga sheekh iyo

Read More »

Hambalyo Meher Wacan,gacal iyo sokeeyab guurkiina lagu farax, kHadar maxamed Cumar(khaddar gaagaale) iyo marwo Hinda cabdilaahi Raagee

0 Visits: 1060 | Monday June 23, 2014 - 21:49:49
Deeq Cabdilaah Xaashi ,Deeq sigad. Cabdi risaaq cabdilaahi xaashi

Read More »

Maqaal Culus:Taageerayaasha Muuse Biixi “Shan Sanno Oo Dambe Oo Maqaarsaar Naguma Matashid”–

0 Visits: 1004 | Saturday June 21, 2014 - 22:03:05
Runtii dhul gariir muu dhicin waana wax iska caadiya inuu tanaasulo shaqsi damac lahaa, laakiin sida ay bulshadu wada ogtahay tan iyo markii uu Muuse Biixi uu shaaciyay inuu u

Read More »

Qawlka Dambe Uun Raac Ha Qawadine

0 Visits: 1044 | Saturday June 21, 2014 - 21:57:22
Marka hore waxa mahad aan la soo koobi Karin iska leh allaha qaadirkaa ee inoo ogolaaday inaan nabad iyo nagaasho ku noolaano, isla markaana inagu manaystay nimcada iimaanka iyo nimcooyinka kale ee aynaan koobi Karin . Waxa iyaguna mahad balaadhan leh barbaarta warbaahinta iyo guud ahaan bahda saxaafada…

Read More »

IGAL Airport Is At International Standards By:- Abdulahi Ahmed Arshe

0 Visits: 1328 | Thursday June 19, 2014 - 07:39:44
The Somaliland government led by president Ahmed Mohamed Silanyo took office in 2010 and appointed the minister of Civil Aviation and Air transport Hon Mohamud Hashi Abti.

Read More »

Dahabshiil Waa Astaan Heer Caalami Ah Oo Somaliland U Taagan Siyaasadna Ka Madhan.

0 Visits: 1090 | Sunday June 15, 2014 - 18:07:20
Dahabshiil waa shirkad muddo dheer jirtay kana da' wayn Somaliland, waxa la aasasay 1970, waa Shirkad soo martay maraaxil kala duwan iyada oo marba duruufaha caalamka ama Geeska Africa ka jira la jaan qaadaysa, dhan kale waa shirkadda qudha ee heer caalami ah ganacsade Somaliland ahi

Read More »

Fadlan Ka Qayb Qaado Caawinta Askariga Dhaawaaca Xuni Soo Gaadhay Isagoo Dalkiisa Difaacaya Oo Gudaha Wadanka Waxaba Lagaga Qaban Kariwaayay–

0 Visits: 1042 | Sunday June 15, 2014 - 17:55:53
Shacabka reer somaliland waxaa laga codsanayaa meel kasta oo ay daafaha aduunka kaga sugan yihiin muwaadin ka tirsnaa ciidmada qaranka ee Jiida hore fadhiya oo Dhaawac halis ahi soo gaadhay isagoo

Read More »

Siilaanyo iyo Xukuumadiisii oo cagta saarey dhabadii ay Salaanka kaga dhaceysey Sanadka Danbe kadib markii Quwadii ugu weyneyd ee shacabkii reer Hargeysa ay kala noqdeen kalsoonidoodii. Qalinkii A/rahman Fidhinle

0 Visits: 1654 | Sunday June 15, 2014 - 16:39:47
Xukuumada Siilaanyo waxay lumisey Kalsooonidii iyo ilaadadii shacabkii doortey ee dirtey waana cadceed siidhaceysa oo khatarteeda leh..Waxay Xukuumadii ay duugtey,daguugtey oo

Read More »

MUU DANBAABIN DAHABSHIIL? CABDIRAXMAAN MAXAMED DHEERE

0 Visits: 1134 | Sunday June 15, 2014 - 16:33:30
Waxay u muuqatay in hadalkaasi daba socday khillafkii ka dhex abuurmay xisbiga kulmiye ee salka ku hayay cida noqon doonta musharaxaMahad oo idil waxaa iska leh oo ay u sugnaatay eebaha ina abuuray ee ina ahaysiiyay, nabad galyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaato sayidkeenii

Read More »

featured