Featured
Featured
Featured
Featured
Macalinka Kuliyadda Saxaafada ee California College Cali Saxafi ayaa Ka Waramay Doorka Saxaafaddu Ka Ciyaari Karto Aqoonsiga iyo Horumarka Dalka.Hargeysa(Xogreebnews)-Wariye Cali Saxafi oo ah macalinka kuliyadda saxaafada ee lagu california college kana tirsan wariyaayasha ka hawlgala tv.ga qaranka oo u waramay warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyey kaalinta ay saxaafada somaliland ka ciyaari karto ,cali saxafi ayaa sheegay in saxaafaduWariye Sagal Mustafe Oo Wax Lagu Qoslo Ku Tilmaantay War Been Abuur Ay Baahiyeen Warbaahinta Reer Koon-Fureed+Fal Cunsuriyeed Ay Kula Kacaan Saxafiyiinta Reer SomalilandOo An Kow AhaynMuqdisho(xogreebnews.com-Wariye Sagal Mustafe Xasan Nuur, oo ka mid ah Hawl-wadeenada Telefiishanka Universal ee Somaliland isla-markaana maalmihii u dambeeyay shaqo u joogtay Magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, ayaa wax lagu qoslo ku tilmaantay warar anshax xumoXukuumada Somaliland Oo Afar Weriye Oo Ay Hore Usi Daysay Maanta Dib Maxkamadda Saartay Iyo Caalamka Oo Indhaha Ku HayaHargeisa(xogreebnews.com)Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa Maanta bilawday Dhagaysiga Dacwad la sheegay in lagu soo ogay Afar Suxufi oo ka mid ah Wariyayaasha Madaxa Bannaan ee Somaliland. Waxana Dhagaysiga Dacwadan la sheegay inWalaalaha Muslimiinta ah meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxa loogu bushaaranayaa in machadka Imaamu Dahabi kuu diyaariyey manhaj casri ah oo ku salaysan qaabka ugu fudud ee uWalaalaha Muslimiinta ah meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxa loogu bushaaranayaa in machadka Imaamu Dahabi kuu diyaariyey manhaj casri ah oo ku salaysan qaabka ugu fudud ee u baran karto culuumta islaamka.MUDANE KA TIRSAN BARLAMAANKA SOMALIYA OO HARGEISA KU SUGAN IYO XUKUUMMADA OO SO DHOWEYN U SAMAYSAY WAA MAXAY SABAABTU?Hargeysa (xogreebnews.com- Xildhibaan Farxaan Xidig oo ka mid ah Xildhibaanada Barlamaanka Somaliya ayaa Maanta ka Soo degey Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal International Airtport ee Magaalada Hargeysa, Xildhibaanka ayaa waxa Madaarka Ku soo dhaweyeyDugsi Kaliya Baa Jira, Diric Kaliya Baa Dhiga!. W.Q: Liibaan Xaaji Fagadhe.Sida aynu la wada socono qaybaha ay dowladi ka koobnayd waxa inagaga soo hadhay Madaxtooyada, Adeegayaashii ka howl gali jirayna wa ka nool Xirsi. Hadaba hadii dugsi nasiib u yeesho in hal macalin oo kaliyi ku soo hadho, waxa khasab noqonaysa in maadooyinkaas oo dhan laga dhagaysto halkaa macalin haday…Wasiir Cukuse Door Intee le’eg Ayuu ku Lahaa Baahinta Warkii Faddeexada MadaarkaHargeysa(xogreebnews.com-Warar iyo Xogo kala duwan oo 24-kii Saacadood ee u dambeeyey kusoo dhacayey Shabakada Qarannews, ayaa sheegaya in Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) uu lug-weyn ku lahaa hindisaha iyo abaabulka qorshaha war ka baxay Telefishanka Horn Cable…Feysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen oo Heshiis wada gaadhayHargeysa(xogreebnews.com- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Feysal Cali Waraabe iyo Musharaxa jagada Madaxweynanimo ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo beryahanba Xisbigooda uu ka dhex ucidtaagnaa khilaaf ayaa la sheegay in ay si rasmi ah isagaFadeexada Tv-ga HCTV Oo Shalay Warbaxin Kaga Hadlay Waxey Duulimaadka Diyaarada Ethiopian Airlines U Joojisay Isago Webka Officalka Ah Ee Ethiopian Airines Iyo Ethiopian Review Kala Saari Kari WaayayTvga HCTV aya shalay warbaxin ka soo Saaray Duulimaadki ay shalay ay diyaarada Ethiopian Airlines ku Joojisay dulimaadki somaliland, iyago ka soo qaatay Xigasho shabakada la yidhaaho ethiopian Review ( http://www.ethiopianreview.com/, Shabakadan oo ay leeyahinEthiopian Airlines Fadeexad Ayay Ku Haysa DalkaHargeisa(xogreebnews.com-Fadeexadda joogtada ah ee ay ku hayso diyuurada weyn ee uu leeyahay qaranka itoobiya oo sharaf inaga mudan,ayaa waxaayIdaacadii Weynayd ee Radio Hargeysa oo Lix Caano Maal Hawada ka maqanHargeysa(xogreebnews.com) Idaacadii Weynayd ee Radio Hargeysa ayaa Lix Caano maal aan hawada laga maqal, ilaa hadana lama oga cilada haysata ee keentay in la maqli waayo. IloWasiir Xirsi Oo Shir Gaara Turkiga Kula Galay Mudane Faarax Biindhe Iyo Eedaymihii Faysal Cali Waraabe Oo Rumoobay.Ankara (xogreebnews.com- Weftigii ka socday dawlada Somaliland ee uu hogaaminayay Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sida ila wareedyo u dhuun daloolaFaysal Cali Waraabe Oo Daaha Ka Fayday Sir Culus Sheegayna In Wasiir Xirsi Kamid Yahay Ururka Alshabaab”Xirsi Waa Ninkii Shalayto Toraylaha Qaatay Ee Kula Hadlaayay Alshabaab”Hargeysa (xogreebnews.com- Gudoomiyaha xisbiga ucid engineer faysal cali waraabe ayaaBOQOR RAABI OO DHINAC ISKAGA LEEXIYAY IN CAFIS MADAXWAYNE LAGU SII DAAYAYHargeysa (xogreebnews.com) Boqor Raabbi Yuusuf C/Laahi oo ka mid ah madax-dhaqameedkaMadaxweyne Siilaanyo Hoos Ha U Eego Masuliyiinta Xukuumadiisa Ee Aan Aqoon Hanaanka Dawladnimo Midna Aqoon. Faalladda shabeekedda xogreebnews.com(xogreebnews.com-dawladnimadu waa hab isugu jira wada shaqeyn iyo fahamka hanaanka maamul ee markaa lagu dhiibo,iyada ooal nourHargeysa (xogreebnews.com-)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa cadeeyay inaanay Somaliland ka noqon doonin go'aanka ayXisbiga Muxaafidka Ah Ee KULMIYE Oo Cambaareeyay Kulankii Guddoomiyaha UCID la yeeshay Madaxweynaha SoomaaliyaHargeysa (xogreebnews.com- Xisbiga Tallada dalka haya ee KULMIYE ayaa cambaareeyay kulankii uu habeen hore Guddoomiyaha Xisbiga UCID la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo Wasiirkiisa Khaarajiga Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan.Maxkamadda Rafcaanka Hargeysa oo burisay Xukunkii Maxkamadda Gobolka ee Sheekh Maxamud C/laahi GeelleHargeysa(xogreebnews.com- Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta soo saartay Xukun ka khafiifsan kii ay Maxkamadda GobolkaWar Deg Deg ah Tifatirihii Xogreebnews Wariye C/casiis Bashiir Nuur ayaa Goor Dhaweyd Ciidamada Boolisku Xabsiga U Taxaabeen.Hargeysa(Xoriyonews)-tifatiraha shabkada xogreebnews.com wariye C/casiis Bashiir Nuur ayaa goor dhaeyd ciidamada booliska ee saldhiga Kilalku xabsiga u Taxaabeen, wariayaha ayaa waqtiga ay boolisku xabsiga u taxaabeen ku guda jiray hawl maalmeedkisii caadiga ahaa.Samirka Badi Sadkaada Waad Heleysaahee (Qiso Murugo iyo Xanuun Wadata)Muda 10 Sano oo ey ahaayeen Dad ku nool Feker iyo wel wel Cabdallah iyo salwo ayaa ugu danenti waxa ay is weydiiyeen su,alo ah halka sarta ka qurun santahay iyo ruuxa ma dhaleyska ah labadooda. |
|