Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

MUU DANBAABIN DAHABSHIIL? CABDIRAXMAAN MAXAMED DHEERE

0 Visits: 1138 | Sunday June 15, 2014 - 16:33:30
Waxay u muuqatay in hadalkaasi daba socday khillafkii ka dhex abuurmay xisbiga kulmiye ee salka ku hayay cida noqon doonta musharaxaMahad oo idil waxaa iska leh oo ay u sugnaatay eebaha ina abuuray ee ina ahaysiiyay, nabad galyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaato sayidkeenii

Read More »

Tahniyad Meher Wacan,Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Mustafe Iyo Amaaleey .

0 Visits: 1385 | Friday June 13, 2014 - 20:51:28
aabo ismail cali faarax hooyo khdara xasan duaale muna smail ali sucad smail ali xafsa ismail ali ayaanle ismail ail c/casiis ismail cali c/laahi max,ed siciid(jeex) kawsar maxed

Read More »

KULMIYE KARKIISU BULSHADA YUU KALA FOGAYN Qalinkii Suleyman Cabdisitaar Dubad (Samataliye)–

0 Visits: 1024 | Wednesday June 11, 2014 - 20:22:28
Saxaafada Madaxa banaan iyo ta dawliga ah Iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland waad salaaman tihiin, bacdigeed ilaahaybaa mahad leh I waafajiyey qoraalkan.Ayaan darada dalkii ku

Read More »

GO’AANKII SALEEBAAL GAAL KA SOO SAARAY KHILAAFKII KULMIYE WAXA LAGU SIFEYN KARAA AARGOOSI SIYAASADEED OO SALKA KU

1 Visits: 1117 | Monday June 09, 2014 - 22:29:14
Go'aankii Saleebaal Gaal Ka Soo Saaray khilaafkii KULMIYE Waxa Lagu Sifeyn Karaa Aargoosi Siyaasadeed oo Salka Ku Haya Cabashadii Siilaanyo ee ahayd 2003-dii Kursiga Waan Ku Guuleystay ee Sheekh Ibraahimbaa Iga Qaaday iyo Cigaal Markii uu Saleebaan Gaal Ku Xidhay Xabsiga Mandheera 2001-kii

Read More »

Maamulka Dekada Iyo Adeegsiga Qaloocan Tan Iyo Wakhtigii Somaliland Ay Dib Uala Soo Noqotay Xoriyada ay Maanta Ku Naaloonayso Waxa Dalka Dib Uga Curtay Hanaan Dawladeed

0 Visits: 1222 | Monday June 09, 2014 - 21:08:59
Maamulka Dekada Iyo Adeegsiga Qaloocan Tan Iyo Wakhtigii Somaliland Ay Dib Uala Soo Noqotay Xoriyada ay Maanta Ku Naaloonayso Waxa Dalka Dib Uga Curtay Hanaan Dawladeed Oo ay Salka U Dhigeen Labadii Madaxwayne Ee Ugu Horeeyey Alla How Naxariistee ( Cabdiraxmaan Tuur Iyo Maxamed X.Ibraahim Cigaal) Intaasi…

Read More »

GUUSHAADU UMAD BAY KU TAHAY GUBASHO

0 Visits: 1231 | Monday June 09, 2014 - 16:17:43
Horumarka iyo dhamaysterka haykanka dawladnimo ee j.s.land ayaa soo marey maraaxiil kale duwan meel hoose ayaa laga soo bilaabey dhisitaanka iyo fikrada sameysta dastuur wadanku ku dhaqmo madaxda dhaqanka culimo awdiin siyaasiyiin aqoonyahan guud ahaan bulshada reer somaliland

Read More »

Garnaqii Guurtida Garawshiyihii Garabyadu Waa Guusha Somaliland

0 Visits: 1341 | Sunday June 08, 2014 - 09:58:05
Odayaal talinayaa illaahii nasiiyay isagaa ku abaal leh . Waxa mahad iska leh allaha awooda leh ee mar walba inoo suura galinay inaynu wanaaga garano gacmahana is qabsano inoo suura galiyay, Waxaan salaan kala iyo laaba u dirayaa dhamaan akhristayaasha sharafta iyo karaamada mudan , waxaanan ilaawi…

Read More »

Goo’aanka Guurtidu Ka Soo Saartay Khlifaakii Kulmiye Waa mid Cadaalada Ka Fog Oo ku Salaysan Murtida Ah (Qumud, Laf Iyo Baruur Iyo Qawlihii Kuruska Neefkii Wada Qaybiyee Aarow Wada Qaado)

0 Visits: 1046 | Saturday June 07, 2014 - 22:13:01
Ma hadhin hadal la is yidhaahdaa…. Mana u baahna in aan gacmaha daaliyo oo qoraal dheer ka diyaariyo Gefka, Cadaalad darida iyo Jawr-falka ay Guurtidu ka soo saartay khilaafkii Xisbiga

Read More »

Somaliland Maanta Uma Baahna Sakati W/Q:Liibaan Ismaaciil Cabdilaahi

0 Visits: 1183 | Saturday June 07, 2014 - 21:50:21
Marka aan ka hadlayno qaranka Somaliland waxa markiiba kugu soo dhacaya qaran dhamays tiray wixii wadan looga baahnaa isla markaana waxaad xusuusanayaa inay Somaliland tahay bogcad ama dal ku ag dhaw wadamo

Read More »

Arjiilihii Sharciga Dadka Ku Dhiigmiiran Jiray Iyo Waayihiisa Miyiga Iyo Magaaloba Qaybtii 1-Aad Qalinkii Dabeecad AW Cismaan

0 Visits: 1088 | Saturday June 07, 2014 - 08:03:06
Waa shaqsi xumaan xiqdi iyo weliba xaasidnimo Buuxisay wuxu caadaystay wax ka sheega dadka wanaagsan wuxu ku shaqaysta mihnada Arji qorista/nootayayste waa konton iyo dhowr jir ka dhacay nolosha oo ka'ab ka'ab hidaysanaya Dhaqan aan suubanayn.

Read More »

Hawada Sare , Gagadaha Diyaaradaha Iyo Somaliland––

0 Visits: 1145 | Thursday June 05, 2014 - 19:48:16
Waxaan Halkan Kaga Hadli Doonaa Ama ku Qaadi Dhigi Doonaa Hawada Somaliland, Taas oo aan Ku Lafo Guri Doono Hawada Sare ee Somaliland. Gegeda Diyaaradaha Somaliland iyo Diyaaradaha

Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH

0 Visits: 1197 | Tuesday June 03, 2014 - 21:58:43
Boqor Maxamed Nuux Aadam Suldaan Yuusuf muxumed xiirey Suldaan Nuur faarax xuseen

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Abaal Xumme:Seediga Ayaad Isaagu Dartay Xabad Iyo Xadhig Iyo Xilka Qaadis.

0 Visits: 1178 | Tuesday June 03, 2014 - 21:52:34
Cabdilaah abokor cismaan waa siyaasi ay saaxiibo ahaayeen madaxweyne siilaanyo,isaago lasoo hal-gamay wakhtii badan,oo u hiil u baahna madaxweyne siilaanyo,waxaana la ogaa sababta keentay in xilka laga qaado wasiirku xigeenkii hore ee amnigga cabdilaahi abokor,inuu ahaa

Read More »

Wuxuu Madaxweyne Daahir Riyaale ku Wareejiyey Siilaanyo Shacab isku dan ah oo isku dad ah Laakiin maanta Sarifmey Qalinkii A/rahman Fidhinle– Abdirahman Mohamoud

0 Visits: 1088 | Tuesday June 03, 2014 - 07:37:03
Bilowgiiba markii ay xukuumada Siilaanyo ay Hogaanta wadanka hantidey waxaa dhinac u-ciirey oo Weecsin iyo Beegsin noqdey Qandaraasyadii iyo ilihii dhaqaalaha ee wadanka taas oo markiiba Xeyndaabkii Baanka lagu xareeyey Xawaaladihii ilma Jini boqor si loo caseysto oo loo lunsado Lacag dakhli

Read More »

Hanbalyo Ku Socota Suldaanka Guud ee Balaha Cabdale Arab Suldaan Maxmed Ismaacil Folgaawe

0 Visits: 1076 | Tuesday June 03, 2014 - 07:35:00
Dhmaan Dadkan Hoos Ku qoran oo kale jooga Dalka iyo Dibadiisa waxa Hanbalyo aan lasoo koobi karin Hawada Umarinayaan suldaanka cusub ee ay doorteen Belaha Cabdla Arab oo 5 Bisha lagu caleemo saari Doono Magalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer waxyna Dhamaan Dadkani layahiin ilahay Xilka Ku

Read More »

“Dad yohow dantaada garo! dhalinyaro iyo wayeelba ha wareerina.

0 Visits: 1122 | Monday June 02, 2014 - 20:57:49
qalinkii Sahra Ciidle Nuur .Maalmahan waxaad moodaa FB inuu isku bedelay Maxkamad waxad arkaysaa uun qaar dacwoonaya iyo qaar garnaqsanaya oo cid ay is hayaanba aanad garanayn,

Read More »

Guddomiye Muse Biixow Dantaada Ta Qaranka ka horeysii fadlan. Madaxweyne adna .....–

0 Visits: 1082 | Sunday June 01, 2014 - 20:42:23
Waxan Salamaya Warbaahinta Xorta ah ee Bulshada u gudbisa fikirka caafimaadka qaba, kana dhawrsoon naxliga iyo xumaanta, intaas kadib Waxan halkan laba farriimod uga kala diraya

Read More »

Hambalyo Aroos Wacan,gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax.

0 Visits: 1252 | Sunday June 01, 2014 - 20:20:45
Dhamaan dadkaasi waxay si kal iyo lab ah han-balyo aan lasoo koobi karin u dirayaan,boqorka iyo boqoradda,Khadar Xasan Axmed iyo mar wadiisa Malyuun maxamed Cabdi oo aqal galkoodu ka dhacay magaaladda Hargeisa,waxaanay Leeyihiin noq-da kuwii

Read More »

HARGEISA A CITY WITH OUT RUNNING WATER

0 Visits: 1165 | Sunday June 01, 2014 - 20:07:41
WATER There are nearly six hundred thousand residents in Hargeysa (which counts as half of its population of 1.2 million) who have not had running water for the past eighteen years. Administration came and went promising during the campaign addressing this issue and dealing with it as their first priority,…

Read More »

Hor Imaatin La’aanta Madaxwayne Axmed Siilaanyo Ee Warbaahinta Iyo Turjumaadda Laga Bixin-Karo

0 Visits: 1077 | Sunday June 01, 2014 - 16:31:10
Hargeysa(Xogreebnews)-Cajalad Video ah oo la soo duubay ayuu Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) kaga dhawaaqay musharaxnimadiisa doorashadda madaxtinimada shanta sano ee danbe ee la filayo inay dalka ka qabsoonto sanadka 2015-ka ee inagu soo foolka leh.

Read More »

featured