Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Dhuxul : Ma Afhayeen Madaxtooyaa Mise waa Aafo-ummadeed?

0 Visits: 1276 | Saturday May 31, 2014 - 08:43:27
"Maxaad kala socotaan Guriga Hanuuninta Madaxtooyada ee Xaafada Xero awr, Degmada Koodbuur" "Dhalanteedka beenta ah, Bulshadaa u dhaawacan" Ficilada iyo astaamaha lagu yaqaan hogaanada xun ayaa ah inay adeegsadaan kooxo iyo ashkaas aad u hoosaysa oo aan aqoon iyo waayo aragnimo midna

Read More »

Maraxalada Maanta Somaliland Marayso Waxa la Odhan Karaa Cadceedii Timaadaba Noole uu Ku Cimro Qaataa, Xidigahan Casaaday iyo Dayaxan Caadka Lagu Meershay,Caammadu waxay,moodayaan curasho Dayreede,Anigaase,Moorada cakiran kuu caddayn kara.

0 Visits: 1067 | Friday May 30, 2014 - 22:15:19
Qormadii 4aad,Hadii aynu dib u raacno taariikhda ,waxaynu xasuusanaynaa xiligii dawladii milateriga ahayd ee uu hogaamin jiray Maxamed Siyaad Barre waxaa danbi ahayd taageerada SNM

Read More »

Weererkii Argagaxa Lahaa Ee Lagu Qaadey Wasiirkii Dawlada Argagixisada Ku Sheegey, W/Q:Wacays Axmed Maxamuud

0 Visits: 1184 | Friday May 30, 2014 - 22:14:25
Maanta Xukuumadii Ina Sanweyne iyo xisbigeedii kulmiyeba wey ku fashilmeen hogaamintii qarrankan.Wasiir ku xigeenkii hore ee amnigu run ahaantii wax fiican kumuu hadal , hadalkiisu

Read More »

Shacabka Reer Saaxil 99% Guddoomiye Muuse Biixi Bay Taageersan Yihiin, Cali Xoor Xoorow Jooji Abaabulka Waji Ku Macaashka, Iska Daa Shacabka reer Barbaree, Bisadaha iyo Qudhaanjada...

0 Visits: 1006 | Wednesday May 28, 2014 - 18:11:28
Shacabka Reer Saaxil 99% Guddoomiye Muuse Biixi Bay Taageersan Yihiin, Cali Xoor Xoorow Jooji Abaabulka Waji Ku Macaashka, Iska Daa Shacabka reer Barbaree, Bisadaha iyo Qudhaanjada

Read More »

Siilaanyo: Hogaanka Fitnada.

0 Visits: 1160 | Monday May 26, 2014 - 21:02:13
Go'aan wadari leedahay Hadduu goonidiisiyo, Gaarkiis u maamulo Keligii nin gob yahay,

Read More »

Darasad la ogaaday in uu Xab-xabku dawo u yahay cudurro fara badan

0 Visits: 1519 | Sunday May 25, 2014 - 21:57:13
Daraasadan caafimaad oo lagu daabacay website-ka lagu magacaabo Alarabiya.net ayaa waxa lagu sheegay in xabxabku uu u wanaagsan yahya caafimaadka bini aadamka uuna daawo ka yahya cudurrro badan oo ku dhaca dadka sida dhiig karka, kalya xanuunka, dhanka kale xabxabka ayaa la sheegay in uu ka qayb qaato…

Read More »

Tacsi ku socota Ilma Ciise oogle–

0 Visits: 1145 | Sunday May 25, 2014 - 20:06:02
Maxamed xuseen geele xaaskiisa Iyo caruurtiisa & dhamaan reer geele wacaya. Yuusuf M Cali Ibraahim Saalax

Read More »

Xukuumadeena Xiqdi iyo Xajiin badan ma wuxuu xaalkeedii ku soo ururey Isnuug iyo Dabo-kanuug!! Qalinkii A/rahman fidhinle UK.–

0 Visits: 1262 | Sunday May 25, 2014 - 16:31:25
Waxaa loo doortey nidaamka Dimuqraadiga ah in hogaanka dalka lagu bedelo waqti kooban dareenka shacabka iyo doorasho xor iyo xalaal ah si ay shacabku ugu ciil-baxaan codkooda, dareenkooda, garashadooda iyo garaadkooda.Dastuurka qaranka ayaana muwaadin kasta oo

Read More »

INA XAASHI DUMIYOO, DENBI-BAA LAGA GALAY DEGMADA XIIS

0 Visits: 1410 | Sunday May 25, 2014 - 16:28:20
Degmada Xiis Waa Magaalo Xeebeed Mug Weyn Oo 75km Dhinaca Koonfureed ka xigta magaalada ceerigaabo, waa magaalao qadiimiya oo ku caan ah sooyaalka taariikhda Soomaalida Waxaana lagu xasuustaa waqtigii Talyaanigu

Read More »

DR MOHAMED ABDILAAHI CUMAR HALYEEYGA QARNIGA

0 Visits: 1112 | Sunday May 25, 2014 - 11:58:53
bulshada somaliland iyo beesha caalamkaba waxa u cad inaan caafimaadka Madaxweyne siilanyo aaanu taam ahayn fiicnayna, si taasi looga shaki saaro bulshada waa tii Odayga la dabaal geeyay si

Read More »

TACSI

0 Visits: 1097 | Tuesday May 20, 2014 - 21:47:37
Wasiir ku xigeenka Amniga : Cali Max"ed Cilmi Maareeyaha Dekeda Caalamigaa Ee Berbera: Cali Cumar Xoor Xoor Janan ku xigeenka Booliska :C/raxmaan Fooxle Maareeyaha Cusub Ee Haamaha Shidaalka Berbera : Sh. Saleebaan Siciid Cali Madaxa Amniga Dekada : Saleebaan C/laahi Madaxa Qaybta Farsamada Dekada :

Read More »

Maraxalada Maanta Somaliland Marayso Waxa la Odhan Karaa Caammadu waxay moodayaan curasho Dayreede Cilmi Felegga way garan raggii Caalimka ahaaye,Anigaase Moorada...

0 Visits: 1098 | Monday May 19, 2014 - 16:56:06
Qormadii 1aad:Had iyo jeer halbeega lagu ogaado xukuumadda uu waqtigeedu dhamaado waa dadka suugaanyahnka ah oo iftiimiya mar walbaxaqiiqada jirtasidaay tahay hadii aanu taariikhda

Read More »

Silanaa Saxafi Qallinkisa Siyaasi Suulka U Qabtay !–

0 Visits: 1140 | Friday May 16, 2014 - 20:26:18
Ma sina waanay kala sifooyin duwan yihiin laakin waxaynu diirada saaraynaa qaar ka silbaday samaantii suxufinimo,inta samaha jecelna waynu saafi ,ka jeebada siyaasiga noqdayna diirada

Read More »

Odayaasha Xamar ka yimi, iyo Xaqiidadan maanta jirta! By Adam Muse Jibril

0 Visits: 1202 | Tuesday May 13, 2014 - 20:24:21
"Runtu adiga kuguma noola ee adigaa ku nool, haddii aad garanweydana jiritaankaagaa mugdi ku jira". Waqti kasta oo lo joogaba waxaa jirta xaqiiqo cusub. Taas oo ka samaysantay

Read More »

Inaalilaah wa inaa ilayhi Raajicuun tacsi ku socota wasiirka caafimaadka

0 Visits: 1035 | Tuesday May 13, 2014 - 20:18:07
Inaalilaah wa inaa ilayhi Raajicuun tacsi ku socota wasiirka caafimaadka

Read More »

Tacsi Shirkadda Sometl Iyo Guud Ahaanba Dahab-Shiil Group In-Naa Lillaahi Wa In-Naa Ilayhi Raajicuun

0 Visits: 1042 | Tuesday May 13, 2014 - 08:16:35
Tacsi Shirkadda Sometl Iyo Guud Ahaanba Dahab-Shiil Group In-Naa Lillaahi Wa In-Naa Ilayhi Raajicuun

Read More »

Maqaal:Barlamaankow Wax Badso Wax beel Yeysan Dhalin

0 Visits: 1111 | Monday May 12, 2014 - 08:01:38
Umadda Soomaaliya kuma cusuba Dawlad la dhiso laguna bixiyo dadaal badaan kadibna si dhakhsaa ku Bur-burta khaasataan xiliyadii ugu dabeyey waxaa dadka Soomaaliyeed ka dhamaan la, dawlad mooshiin laga keeno kadibna dib loogu noqdo halkii laga yimid iyo dawlad la,aan.

Read More »

Xadhiga Suxufiyiinta iyo Cabudhinta Xorriyatul Qawlku Waa Astaanta Kalidii Taliska

0 Visits: 1020 | Monday May 12, 2014 - 07:52:54
La gawdhshee gebagebeeya Sharcigan lagu guulwadeeyo Sharcigan nabadana u guuxa Wixii gubayana jideeya

Read More »

Shaacinta Musharaxiinta Xisbiga Bahweynta Kulmiye W/Q Khadar Ibrahim

0 Visits: 1113 | Friday May 09, 2014 - 21:24:32
Tartanku waa shay caadi ah xisbiga kulmiye naa kuma cusuba ee si wada jir ah aya loo tartami doona

Read More »

"SIILAANYO KA HOR LAAMI LAMA ARAG" WQ: MUSTAFE TEACHER

0 Visits: 1121 | Wednesday May 07, 2014 - 19:10:42
Meeshani Waa Borama, Maan arag, maalintaas ka horna weligay indho ma saarin, Dhegta se wan ka maqli jirey, Muraayadaha Tvyadana wan ka daawan jirey, way iigu jirtaa khariidada ama maabka

Read More »

featured