Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Talo Ku Socota Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Saabsan Hagaajinta Maamulka Iyo Qorshe Lagula Xisaabtamo Shaqaalaha Dawlada iyo Masuuliyiinta Sarre

0 Visits: 1094 | Tuesday May 06, 2014 - 07:43:10
BEERAHA:- Madaxwayne waxaa marag ma doon ah in waddankeenu halka uu ka dhintay ee u baahan in la soo nooleeyo ay tahay xagga beerah.

Read More »

Muse Biixi oo Silaanyo si xun uuga nixiyey musharax nimada madaxweynaha by Abdi Mustafe

0 Visits: 1072 | Monday May 05, 2014 - 20:40:39
Intaa Muse kumuu joogin ee si uu Silaanyo iyo Mohamed Biixi Yonis ba uugu quus gooyo maanta ayuu ku dhiiradey.Muse Biixi oo in badan u soo samrey xisbiga Kulmiye oo si walba Silaanyo isugu

Read More »

Fidmo Hor-leh Oo Madaxweyne Siilaanyo Kusoo Kor-Dhiyey Wasaaradda Warfaafinta By Cabdi casiis Bashiir Nuur

0 Visits: 1251 | Monday May 05, 2014 - 07:28:34
Madaxweyne siilaanyo ayaa habeenkii xalay sidii caadada u ahayd soo saaray digreeto goor danbe taaso uu ku magacaabayo xubno ka mid ah xukuuamadda uu hoggaamiyo.waxaanay uu badnaayeen agaasimayaal iyaado looga fadhiyey inuu wax-ka qabto wasiiradda caanka ku ah musuq-maasuqa aan daahu saareyn ee laga…

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Wuxuu Tacsi Gaadhsiinayaa Mulkilayaasha KAAH HOTEL–

0 Visits: 998 | Saturday May 03, 2014 - 20:34:32
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Wuxuu Tacsi Gaadhsiinayaa Mulkilayaasha KAAH HOTEL–

Read More »

HAMBALYO MEHER WACAN gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax

0 Visits: 1071 | Thursday May 01, 2014 - 07:45:02
1. Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan 2. Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees

Read More »

Haddii wasiirkii arrimaha dibadda ee loo hanwaynaa Dilaal noqday maxaa la yeelayaa ? (ceeb)

0 Visits: 1096 | Wednesday April 30, 2014 - 16:04:04
Sidii uu u soo galay Shaqada wasiirnimada waxa uu Maxamed Bixi aad ugu dadaalay sidii uu lacag u

Read More »

Siilaanyow Waa Lakala Adagyahay Ee Sharciga iyo Dastuurka Ayaa Shacabku Dhawrayaan,Wiilasha Aad Adeerka U Tahay Ee Kibirku Madaxmaray Qabo intaan La Biyo Dhiijin.

0 Visits: 1001 | Wednesday April 30, 2014 - 09:36:26
Hargeysa---------- Maah maah Somaliyeed ayaa tidhaahda"Ragow Kibirka Waa Lagu Kufaa Taas Ha La Ogaado" hadii aan magaalkan gaaban bilaabo waxaa wadanka somaliland ka socda gardarooyin iyo kibir ay sameynayeen Qoyska Madaxtooyada iyo inta ku xeerani,waxay albaabada u laabeen oo xidheen dhamaan…

Read More »

Dhibaatada Bulshada La Haybsooco, Erayadii Hal-Abuur Qoraa maxamed cabdiqaadir colhaye

0 Visits: 1410 | Tuesday April 29, 2014 - 07:39:16
Abwaanku waxa u ka sameeyay dhacdo ka dhalatay wiil jeclaaday gabadh , dabadeed reerkii u ogolaadeen, markii uu guurku soo dhawaa la ogaaday in u yahay wiilku beelaha la hayb sooco, dabadeed gabadhii loo diiday, markii danbana gabadhii la dhoofiyey oo ay guurtasatay ruux shisheeye ah oo ajahanabiya…

Read More »

‘Ninkaad Kabaha Katoloneyso Kabihiisaa la Eegaa’ (Bal u fiirso Hoggaaminta Bukta ee Madaxdeenna) Qalinkii Liibaan Xaaji Fagadhe

0 Visits: 1113 | Sunday April 27, 2014 - 16:09:53
Gaaraa Yucuun Xamar Ka Timi Ayaa Gumac Na Leef Siisey,Ileyn Axmaq Rasaas Kuu Helaa, Kuuma Galo Feeber.Gobolkii Woqooyiyo Siyaad Gaani Kala Dooro?(Murtii Cabdi Boqosh oo ahaa reer Hargaysa ayey ka mid aheyd)Waa astaan, lagu yahay Qaran oo ay ku midaysan yihiin dad

Read More »

HAMBALYO MEHER GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX,KUNA SOCOTA Maxamed Ibrahim Adam iyo Hoodo Mahdi Cabdale

0 Visits: 1104 | Saturday April 26, 2014 - 08:00:38
Maamulaha Banka Maxamed Ducaale Bede Maamule ku xigeenka Axmed Cawad. C/raxmaan Daahir Kaahin Iid Xasan Xirsi Axmed Adam Seed

Read More »

Taarikhda ma guurtada ahi way xusi doonta wasiir ka duulista iyo hawada somaliland maxamuud xaashi. (Taarikhdu wax-waxbay qortaa dadkuna wuu higsada)

0 Visits: 1009 | Thursday April 24, 2014 - 14:29:09
Waxaa markhaati ma doon ah oo aan maanta la deedi karin,inay taarikhdu tahay shay soconaya kalna saara aadamaha kiisa xun iyo kiisa wanaagsan, kiisa waxqabtay iyo ka aan wax

Read More »

Xayiraadda HAATUF iyo HUBAAAL waa Fariin Ku Socota Warbaahinta Kale ee Madaxa-banaan Oo La Odhan Karo(Si xunbuu Kacaankani U Galay Sacad Ragiisii Seeftii Abgaal bay Dul taal Saawrita Ahayd Annaga iyo Saleebaanadii Way Na Sidataa)

0 Visits: 3589 | Thursday April 24, 2014 - 14:16:08
Abwaankii Axmed Ismaaciil Diiriye (Qaasim) sanadkii 1974-kii markii uu arkay cabudhinta lagu hayo xoriyada hadalka iyo isu imaatinka ayuu tiriyey maanso

Read More »

Wajaale:Magaalo Maamulka ka Aradan

0 Visits: 1156 | Wednesday April 23, 2014 - 20:54:15
Magaallo xuduudeedka ganacsi ee wajaale ayaa ah meel ganacsi diirani ka socdo,in kasta oo dadka wax iibsanayaa ay u badan yihiin itoobiyaan,hadana waxaa jirta in magaalooyinka kale ee Somaliland

Read More »

Dhacdooyinkii Is-daba Jooga Ahaa Ee Ay Xukuumadda Siilaanyo Kula Kacday Xoriyatul-qawlka xasuuso Xukunkii Hubaal,Afar weriye oo la xukuamay,Kii Haatuf.

0 Visits: 1037 | Wednesday April 23, 2014 - 20:26:09
bada-yaaqadii sanadkii aynu soo dhaafnay ee 2013 ayaa la xidhay koox ka mid ah saxaafadda dalka kuwaaso maalintaas la qabtay ka xummaa dhacdo ka horeysay oo niman askar ahii ku sammeeyen xarunta wargeyska Hubaal kaaso goor habeenimo ah lagu weeraray xafiiskooda

Read More »

Dahab Shiil Shirkad Bulsho. C/Xakiim A.Cali (Qalinmaal)

0 Visits: 1106 | Tuesday April 22, 2014 - 22:09:26
Shirkadan oo mulkiilaheeda iyo maamulkeeduba ay yihiin kuwo naxariista iyo badbaadinta bulshad jecel, goob kasta oo masiibo ka dhacdo Somaillad kaalmo u geeya

Read More »

Wasiirka arrimaha dibada oo berbera dhaxal wareejiyey

0 Visits: 1226 | Tuesday April 22, 2014 - 08:19:07
Sidii uu u soo galay Shaqada wasiirnimada waxa uu Maxamed Bixi aad ugu dadaalay sidii uu lacag u urursanlahaa

Read More »

Dhaqdhaqaaqa Ictiraaf-dhabaynta Ee Oslo By Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare)

0 Visits: 1136 | Sunday April 20, 2014 - 16:31:55
Waxa furmaya albaab kale oo fursad siinaya qaddiyadda ictiraaf-raadinta Somaliland. Waa dhaqdhaqaaq u muuqda inuu ku bilaabmay dardar iyo niyad-hufnaan lagu raadinayo arrin badhi taaraysa jiritaanka iyo isu soo taagista qaran la go'doomiyey. Waa isku day maraya waddadii

Read More »

Gudoomiyaha Degmada Togwajaale iyo taliyaha saldhiga boliska oo wada shirqoolo Dahsoon oo ay xabsiga ugu taxaabayaan Gudoomiyihii hore mujaahid Qawrax Muuse xuseen

0 Visits: 1091 | Saturday April 19, 2014 - 20:39:54
Wajaale Gudoomiyaha Degmada Togwajaale iyo taliyaha saldhiga booliska ayaa baryanhandanbe wada shir qoolo dahsoon oo ay rabaan inay xabsiga uugu taxaabaan

Read More »

Haatuf iyo Hubaali Ma waxay noqdeen Godintii iyo Hangookii la is ticmaali jirey marka Reerka la oodaayo oo keliya qalinkii A/rahman fidhinle–

0 Visits: 1039 | Saturday April 19, 2014 - 14:28:29
Waxaanu Canbaareyn cod-dheer ah kaga soo horjeednaa falalka foosha xun ee awood sheegashada ah ee xukuumada Siilaanyo caadeysatey in ay si badheedh ah markasta ugu

Read More »

featured