Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Taarikhda ma guurtada ahi way xusi doonta wasiir ka duulista iyo hawada somaliland maxamuud xaashi. (Taarikhdu wax-waxbay qortaa dadkuna wuu higsada)

0 Visits: 1013 | Thursday April 24, 2014 - 14:29:09
Waxaa markhaati ma doon ah oo aan maanta la deedi karin,inay taarikhdu tahay shay soconaya kalna saara aadamaha kiisa xun iyo kiisa wanaagsan, kiisa waxqabtay iyo ka aan wax

Read More »

Xayiraadda HAATUF iyo HUBAAAL waa Fariin Ku Socota Warbaahinta Kale ee Madaxa-banaan Oo La Odhan Karo(Si xunbuu Kacaankani U Galay Sacad Ragiisii Seeftii Abgaal bay Dul taal Saawrita Ahayd Annaga iyo Saleebaanadii Way Na Sidataa)

0 Visits: 3592 | Thursday April 24, 2014 - 14:16:08
Abwaankii Axmed Ismaaciil Diiriye (Qaasim) sanadkii 1974-kii markii uu arkay cabudhinta lagu hayo xoriyada hadalka iyo isu imaatinka ayuu tiriyey maanso

Read More »

Wajaale:Magaalo Maamulka ka Aradan

0 Visits: 1158 | Wednesday April 23, 2014 - 20:54:15
Magaallo xuduudeedka ganacsi ee wajaale ayaa ah meel ganacsi diirani ka socdo,in kasta oo dadka wax iibsanayaa ay u badan yihiin itoobiyaan,hadana waxaa jirta in magaalooyinka kale ee Somaliland

Read More »

Dhacdooyinkii Is-daba Jooga Ahaa Ee Ay Xukuumadda Siilaanyo Kula Kacday Xoriyatul-qawlka xasuuso Xukunkii Hubaal,Afar weriye oo la xukuamay,Kii Haatuf.

0 Visits: 1039 | Wednesday April 23, 2014 - 20:26:09
bada-yaaqadii sanadkii aynu soo dhaafnay ee 2013 ayaa la xidhay koox ka mid ah saxaafadda dalka kuwaaso maalintaas la qabtay ka xummaa dhacdo ka horeysay oo niman askar ahii ku sammeeyen xarunta wargeyska Hubaal kaaso goor habeenimo ah lagu weeraray xafiiskooda

Read More »

Dahab Shiil Shirkad Bulsho. C/Xakiim A.Cali (Qalinmaal)

0 Visits: 1109 | Tuesday April 22, 2014 - 22:09:26
Shirkadan oo mulkiilaheeda iyo maamulkeeduba ay yihiin kuwo naxariista iyo badbaadinta bulshad jecel, goob kasta oo masiibo ka dhacdo Somaillad kaalmo u geeya

Read More »

Wasiirka arrimaha dibada oo berbera dhaxal wareejiyey

0 Visits: 1230 | Tuesday April 22, 2014 - 08:19:07
Sidii uu u soo galay Shaqada wasiirnimada waxa uu Maxamed Bixi aad ugu dadaalay sidii uu lacag u urursanlahaa

Read More »

Dhaqdhaqaaqa Ictiraaf-dhabaynta Ee Oslo By Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare)

0 Visits: 1138 | Sunday April 20, 2014 - 16:31:55
Waxa furmaya albaab kale oo fursad siinaya qaddiyadda ictiraaf-raadinta Somaliland. Waa dhaqdhaqaaq u muuqda inuu ku bilaabmay dardar iyo niyad-hufnaan lagu raadinayo arrin badhi taaraysa jiritaanka iyo isu soo taagista qaran la go'doomiyey. Waa isku day maraya waddadii

Read More »

Gudoomiyaha Degmada Togwajaale iyo taliyaha saldhiga boliska oo wada shirqoolo Dahsoon oo ay xabsiga ugu taxaabayaan Gudoomiyihii hore mujaahid Qawrax Muuse xuseen

0 Visits: 1094 | Saturday April 19, 2014 - 20:39:54
Wajaale Gudoomiyaha Degmada Togwajaale iyo taliyaha saldhiga booliska ayaa baryanhandanbe wada shir qoolo dahsoon oo ay rabaan inay xabsiga uugu taxaabaan

Read More »

Haatuf iyo Hubaali Ma waxay noqdeen Godintii iyo Hangookii la is ticmaali jirey marka Reerka la oodaayo oo keliya qalinkii A/rahman fidhinle–

0 Visits: 1042 | Saturday April 19, 2014 - 14:28:29
Waxaanu Canbaareyn cod-dheer ah kaga soo horjeednaa falalka foosha xun ee awood sheegashada ah ee xukuumada Siilaanyo caadeysatey in ay si badheedh ah markasta ugu

Read More »

Mudane Madaxweyne Wasiir Cukuse Maxaad Ugu Eegaysaa Qabyaaladda, Eexashada iyo iska horkeenka shaqaalaha ee uu Kula Dhex Jiro Wasaaradda Warfaafinta.

0 Visits: 1049 | Thursday April 17, 2014 - 15:10:05
Qalinkii:Axmed Maxamed Cali Email:Axmed-1994@hotmail.com

Read More »

Sir Ka Fakatay Maareeyaha Telefishanka Qaranka Somaliland.

0 Visits: 1129 | Wednesday April 16, 2014 - 16:26:20
Qaar mid ah saaxiibadda ugu dhaw dhaw maareeyaha telefiishanka qaranka Somaliland Khadar Cali Gaas ayaa ka shifay hadal sir ah oo uu

Read More »

Golaha Degaanka Hargeysa Waxaa Loo Doortay Nadaafada Iyo Qurxinta Caasimada Laakiin Way Ku Fashilmeen Halkan Ka Akhriso Sababta

0 Visits: 1009 | Wednesday April 16, 2014 - 09:04:10
Marka hore ILAAHAY BAA MAHAD LEH isagoo inoo suuro galiyay in aynu soo gudbino wixii aqoonteena iyo aragtideena ah intaa ka dib waxaan salaamayaa dhamaan umada reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan iyo bahda saxaafada ee ku hawlan siday cidkasta oo somaliland ah u soo gaadhsiin lahaayeen dhacdooyinkii…

Read More »

Hees Cusub Oo Wadini Ah Waxa Qaaday Fanaanada Caanka Ah Ee Nimco Dagan

0 Visits: 2020 | Tuesday April 15, 2014 - 21:58:17
waa hees wadani ah

Read More »

Af-hayeenno Aakhira-Sabbaan!Haddii qoys agoon yahay wixiisii rag qaybsaday qaangaarna sare kaco qabyadooda raadshaa, " Qori sii!" ha joogtee, Wallee quuso kuma diro!

0 Visits: 1152 | Tuesday April 15, 2014 - 21:36:17
Waxaruhu sidaan qabo, weligoodba qoor-qabad biyo kuma qurquriyaan, anna qiiro mooyee qasab kuma balwayn karo.

Read More »

Cambaarayeen tallaabada ay Xukuumaddu kula Kacdey Wargayska Madaxa Banaan ee HAATUF

0 Visits: 1014 | Tuesday April 15, 2014 - 21:29:48
Suxuufiyiinta Somaliland ee Fadhigoodu yahay Magalada London ayaa waxay aad iyo aad u cambaarayeen tallaabada ay Xukuumaddu kula Kacdey Wargayska Madaxa Banaan ee HAATUF oo ka soo baxa Caasimadda Hargaysa ee Somaliland. Suxuufiyiinta Somaliland ee UK ,waxaay arrintan

Read More »

Wasiirka kahaarajiga SL OO musuqmaasaq Hadheeyey

0 Visits: 1108 | Monday April 14, 2014 - 20:21:01
Maxamed Bexi Younis oo dhamaan meelihii uu ka soo shaqeeyey looga soo eryey musuqmasaq badan iyo wax is weydaaris. Marki

Read More »

Ku: Ururka saxaafada Somaliland ee SOLJA & dhamaan saxaafada Somaliland

0 Visits: 961 | Monday April 14, 2014 - 08:06:33
Ugu horeyn waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan saxaafada somaliland ee habeyn iyo maalin heeganka ugu jirta inay dalkooda iyo dadkooda u shaqeeyaan,ahna rukun ka mid ah tiirarka Somaliland halkaa ku soo gaadhay.

Read More »

Xildhibaan Qabile Waa Xalaal Cun Oo Marna Khasab Kuma Balweyn-Karo. Qalinkii A/Rahman Fidhinle UK.

0 Visits: 983 | Sunday April 13, 2014 - 20:43:08
Waxaa ceeb iyo fadeexad qaawan ku ah xukuumada Siilaanyo in ay ku fashilantey dhacdadii labaad ee lagu wanjalaayey Xildhibaan Mohamed Faarax Qabile. Waxaa ummada Maanta u-

Read More »

Hambalyo Meher Wacan

1 Visits: 1027 | Sunday April 13, 2014 - 11:58:08
Boqorka iyo Boqorada ,xidga iyo xidigada Cabdirashiid Aw Muuse Adam IYO Muna Muxsin Saalax HAMBALYO HAMBALYO

Read More »

featured