Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Gudiga horumarinta wadooyinka wajaale xilkii loo IGmaday sidii loogu talagalay ayay UGuteen balse waxaa shaqadiisii Gabay Gudoomiyaha Degmada Togwajaale

0 Visits: 890 | Thursday April 03, 2014 - 21:34:15
xaashi maxamuud cabdi iyada oo markasta uu ka maqan yahay xafiiskiisa joogana hargaysa iyo xafiisyada wasaarada arimaha Gudaha isa oo ka cabsi qaba in labadalo maqnaanshihiisa ay wakhti xaadirkan ay kafaa,idaystay

Read More »

BAAQ TAAGEETO AH OO KU SOCDA SHIRKADA SOMCABLE

0 Visits: 1063 | Thursday April 03, 2014 - 21:27:27
Dhamaan waxaan halkan ka salamayna warbahinta Madaxa Banan ee somaliland ,Anaga oo ah dhalinyarada ku Dhaqan Gobolada Somaliland waxaanu Baaq u Dirayna Maamulka Sare ee

Read More »

RAALI GELIN KU SOCOTA AF-HAYEENKA WASAARADDA DUULISTA IYO HAWADA MUDANE SADAAM MAXAMED AXMED.

0 Visits: 1221 | Thursday April 03, 2014 - 20:45:39
Shabakadda warar ee xogreebnews.com-waxaay si xushmadii ku dheehan tahay uu raali gelinaysa sadaam maxamed axmed oo ah af-hayeenka wasaaradda duulista iyo hawada,waxaanay ka raali-gelinysa khadal si madbici ah ay uu daabacday maqaal si gaar ah looga caayaayo sadaam,balse anaago si bilaa-hubsiimo la'aan…

Read More »

Hambalyo Meher Wacan Alf…..Alf….Aluf Mabruuk..

0 Visits: 1167 | Wednesday April 02, 2014 - 11:56:26
Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef) Iyo Marwo Nimco Xaaji Cali Yuusuf

Read More »

Magaalada Tog-wajaale Oo La Daristay Inay Noqoto Xarun Musuq-Maasuq, Iyo Maayarkii Magaalada Oo caadaystay xidhista wadooyinka iyo dhulka biyo mareenkaa Qaybtii 3aad– maxamed qombor

0 Visits: 987 | Monday March 31, 2014 - 20:38:33
Gudoomiyaha Degmada Togwajaale wuxuu xafiiskiisa ka maqan yahay muda,dhan todoba cisho iyadoo hawlihii qarnku usoo magacabay gabay kuna

Read More »

Maareeyaha Tv.ga Qaranka oo Ku Faanay in Wasiir Samsam Meesha Ku Hayso!

0 Visits: 1138 | Monday March 31, 2014 - 13:24:59
By:Axmed Maxamed C/risaaq

Read More »

Baaniyaal Ka hawlgala wasaaradda Duulista Iyo Fidmooyinkiisa

0 Visits: 1595 | Monday March 31, 2014 - 10:07:00
Fardo baretemaayaan iqiin baqalse weey koowe,goortaad biqleysteen markaad baaniyaal raacdeen,basar xumo inay tahay ogeyd boobid jiiraane

Read More »

MAGAALADA TOG-WAJAALE OO LA DARISTAY INAY NOQOTO XARUN MUSUQ-MAASUQ, IYO MAAYARKII MAGAALADA OO CAADAYSTAY XIDHISTA WADOOYINKA IYO DHULKA

0 Visits: 1038 | Sunday March 30, 2014 - 16:39:33
BIYO MAREENKAA Qaybtii 2 aad- koboca musuqmaasuq ee togwajaale iyo waaqica dhabtaa duruufaha kajira maamul

Read More »

Mid Ka Mid Ah Ayaxii Hargaysa Diirtay Oo Ka Xog Waramay Ujeedada Safarkooda.

0 Visits: 1125 | Sunday March 30, 2014 - 16:36:33
Iyadoo Maalintii doraad magaalada hargaysa ee caasimada Somaliland uu ku Habsaday Ayax Farabadan oo Guutoguuto u Soconaya uu Duufaan ku Miray Dhamaanba Dhirta Doogan ee uu Ubax U Arko Ayaa Sidoo Kale la sheegay in uu U Gudbay Dhankaas Iyo Dalka itoobiya Isagoo Sidoo

Read More »

Wasiir Samaale Oo Si Cad U Hor Taagan In Uu Hawl Galiyo Shaqaalihii Ay Xukuumadda Somaliland U Dirtay Jaamacada Shaqaalaha Itoobiya

0 Visits: 1022 | Sunday March 30, 2014 - 16:31:04
Maxadka Shaqaalaha dawladda Somaliland, ayaa saddexdii Sanno ee ugu dambeeyey waxa uu Tababbaro u diraayey qaar ka mida Shaqaalaha dawladda Jaamacad ku taalla dalka Itoobiya oo ay Maamusho dawladda Itoobiya. Jaamacaddan oo la yidhaa jamacada Shaqaalaha Itoobiya

Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH

0 Visits: 1451 | Sunday March 30, 2014 - 09:19:37
Safiya maxamuud xasan Iyo Dhaman Reer Maxamuud Xasan Ugbaad Maxamuud Aw Cabi iyo Dhaman Reer Maxamuud Aw Cabdi Mubaarik Xasan Axmed

Read More »

,Wasiir Mahomoud Hashi Cabdi Wuxuu Ka Mid Ahaa Mujaahidiintii SNM Wuxuu Ahaa Maayerkii Ugu Horeeyay Ee Burco Intii Soomaliland Ka Go Day SoomaliyaW/Q mahamoud ali saed

0 Visits: 1056 | Saturday March 29, 2014 - 07:48:57
Wasiir Mahomoud Hashi Cabdi Wuxuu Ka Mid Ahaa Mujaahidiintii SNM Wuxuu Ahaa Maayerkii Ugu Horeeyay Ee Burco Intii Soomaliland Ka Go Day Soomaliya wuxuu ahaa maayerkii hirgaliyaay ama martida loo ahaa Shirkii burco ee aas aaska dawlada soomaliland

Read More »

Siyaad Barre Markuu Dhacayey Wuxuu isku Xeeray Qoyskiisii,Siilaanyona Sidiisii Oo Kale Ayuu isku Xeeray Qoyskiisa :- By-Asha Jama.

0 Visits: 1129 | Thursday March 27, 2014 - 08:01:06
Xukuumada keli taliska waxa lagu gartaa markay dhacayso waxay xukunka ku koobtaa ama gacanta ku qabta waxa wadanka taladiisu ka go,daa in isku qoysa oo guriga loo- ga taliyo lagu naas nuujiyo oo sidii boqortooyo oo kale .

Read More »

Wasiir xirsi burco yimiye muxuu doonayaa? ma dabkuu shiduu dawo u sidaa? mise dacartuu milay ayuu dib u qooshayaa?!

0 Visits: 1294 | Thursday March 27, 2014 - 07:53:21
wasiirka madaxtooyada somaliland xirsi cali xaaji xasan ayaa soo gaadhay maanta magaalada burco oo noqday fardheeraatay oo dalka ka lulata sida la deeran san yahay waxa loo malaynayaa markii uu madaxweynuhu

Read More »

Axmed Dacawo Taliyihii Hore Ee Wajaale Ee Calanka Kulmiye Eeyda Uu Xidhi Jiray Oo Markii Tii Laga Saamaxay Hadana Usoo Dhigtay Inuu Soo Faqo Colaad Sokeeye Oo Kala Dilo Dadka Walaalaha Ah

0 Visits: 1126 | Monday March 24, 2014 - 21:29:58
Cirka haadda duushaa Ka duuduubte samadii Waxa helay Dayuurado Dejey baalashoodii Daacuunki firidhkiyo Daaniyii dhaqaalaa rag duraa ku soo baxay Kuwa daafka fidiyiyo Dablayaasha dhimanoow Digtoonaada way kane

Read More »

Wariyeyaal Ka mid ah Wasaaradda Warfaafinta iyo Tvga qaranka oo sheegay inay Caddaaladdii wiiqantay Tegayaana Dawladda Soomaaliya

0 Visits: 1020 | Sunday March 23, 2014 - 11:30:11
Wariyeyaal Ka Mid ah Wasaaradda warfaafinta Radio Hargeysa iyo Telefishanka Qaranka oo in ka badan 30 sanno ka shaqeynayay Wasaaradda ayaa sheegay inay Caddaalad u doonanayaan Dawladda Soomaaliya ka dib markii ay wasaaradda Warfaafinta iyo Telefishanka qarankuba wax

Read More »

Maareeyaha T.v-ga Qaranka Nin ay Qabyaaladi Saaqday! Qormadii 1 aad:Qore:Axmed Maxamed C/risaaq

0 Visits: 1126 | Friday March 21, 2014 - 22:18:16
Tv.ga qarnaku wuxuu ka mid yahay hayadda ugu miisaaninadda badan dalka,waxaana ka shaqeeya shaqaale tiro badan oo isu jira dhamaan beelaha Somaliland oo dhan,hadaba waxa qoraalkan igu

Read More »

TACSI TIIRAANYO BADAN OO KU SOCOTA QOOYSKA,CAAQIL MAXAMED CAAQIL CIGAAL CAAQIL QAALIB (HADOODIL)

0 Visits: 1199 | Friday March 21, 2014 - 22:08:55
Aniga oo ku hadlaaya magacayga Naasir Yuusuf Daahir (Nasir Naska) Waxa aan halkan Tacsi Tiiraanyo leh uga Dirayaa Dhamaan Reer CAAQIL MAXAMED CAAQIL CIGAAL CAAQIL QAALIB

Read More »

Dahabshiil Group Waa Shirkadaha Kaalinta Hore Ee Taagerida Danyarta Iyo Danta Guud

0 Visits: 1096 | Friday March 21, 2014 - 21:55:47
Inta aan arkayey shirkadaha muwaadintiitu gaar u lee yihiin waxaan odhankaa Dhabshiil group waa ka horumarsantahay dhamaantood marka aan ka dersay dhinacyo badan Dhinaca Adeega macmiilka:

Read More »

Inaa-Lilaahi -Wa Inaa-Ileyhi-Raajucuun , Alleh Haw naxariisto Chief Caaqil Cabdi Hadoodil.–

0 Visits: 1130 | Friday March 21, 2014 - 21:30:32
Anaga oo ah Ururka Qurbe Joogta KULAN UK Waxaanu Tacsi tiiraanyo leh udireynaa qoyskii, qaraabadii iyo dhamaan shacabka reer Somaliland

Read More »

featured