Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

DariiqaguushaiyoXaqiijintaHimilada! Q.1aad.Qalinkii Suleiman Bashir Omar

0 Visits: 1125 | Tuesday March 18, 2014 - 21:28:45
Waxaankagahadlidoonaaqormadeenanookakoobnaandoontadhawrqayboodrabitaankaguusha,

Read More »

Xeerarka iyo Dastuurka JSL ma xuquuq muwaadin ayey ku saleysan yihiin mise xuquuq shaqsiyeed iyo mid beeleed- waa yaab! ? qalinkii A/rahman fidhinle UK.–

0 Visits: 1031 | Sunday March 16, 2014 - 16:31:44
Xukuumada Siilaanyo waxay baalmartey xeerarkii iyo dastuurkii wadanka uyaaley waxaana ay ka baxdey dhaartii ay martey iyo balanqaadyadii buuga cagaaran ka buuxey ,waxaana ay Xukuumadani shacabkii doortey u dhiteysey dulmi badan oo taariikhda u galey oo aan duugoobeyn

Read More »

Siiraanyo deegaameeynta uu Beeshiisa Berbera ku wado Doorashadii xaaraanta ahayd tii ka raacday muu ku quusto

0 Visits: 1255 | Saturday March 15, 2014 - 21:56:24
Horta Su,aasha meesha taalaa Siiraanyo wuxuu Kitaabka ugu dhaartay inuu S/Land oo dhan Madaxweyne u yahay mise inuu beeshiisa oo qudha uu Madaxweyne u yahay oo uu wax kasta uu iyaga ka fuur yeeloo oo dhulkii umada ka dhexeeyey iyaga keligood

Read More »

Wargeyska Damal Magazine oo ku soo Biiray Warbaahinta Somaliland iyo Dadweynaha oo soo dhaweeyay

0 Visits: 1529 | Saturday March 15, 2014 - 10:55:11
Hordhac:- Wargeyskan la magax baxay DAMAL MAGAZINE waxa uu cadadkiisii ugu horeeyey soo baxay horaantii bishii December ee sanadkii bilaha yari uun ka dambeeyeen ee 2013. Sida ka muuqata micnaha magaciisa amaba loo yaqaano micnaha DAMAL af-soomaali ahaan waa geed hadhac, hoos iyo weliba hadh qabaw oo…

Read More »

Wasiir Cabdi Waaxid Cabdi Qaadir Oo Noqday Siyaasiga Ugu Hadalka Wanaagsan Gollaha Wasiiradda Somaliland Waa Maxay Sababtu?

0 Visits: 1440 | Wednesday March 12, 2014 - 18:14:33
Waxaan uu boggay hadal uu maanta ka jeediyey madal ku habooneyd wasiirku xigeenka wasaaradda warfaafinta cabdi waaxid cabdi qaadir cabdi raxmaan oo ah siyaasi da"yar isla markaasna la yimmi siyaasadda fur-furan oo aad uu dabeecsan taaso soo jiidaata bulshada

Read More »

Guddida Cadaaladu Waa Kariirad loo dhigay waaxda Garsoorka. Xuseen Xasan Badmaax

0 Visits: 1153 | Tuesday March 11, 2014 - 22:30:16
In uu fasiro micnaha xeerarka ka soo baxa Golayaasha dastuuriga ah iyo xeerarka degdegga ah iyada oo la raacayo Dastuurka.

Read More »

Kelmadaha Uu Neceb Yahay Wasiir Cali Maxamed Warancadde (1) W/Q:Khadar Maxamed

0 Visits: 1214 | Tuesday March 11, 2014 - 22:17:44
Awalba waxa aad qandaraas ku qaadatay duminta UDUB! Madaxweyne Siilaanyana waxa idinka dhexeeyay wacad ah in KULMIYE guulaysto

Read More »

Madax Banaanida Garsoorka Somaliland Waxa Dhidibada U Taagey Madaxweyne Siillaanyo

0 Visits: 1127 | Saturday March 08, 2014 - 20:21:50
Somaliland waxay ka kooban tahay saddex dhar-dhaar ama saddex rukun oo ay ka kooban tahay magac bixinta nidaamka dowladnimo, taasoo midba mid u yahay xakamayn iyo Checks And

Read More »

Tallo Ku Socota Wasiir Cukuse Iyo Digniin Ku Socoota Weriye Cabdi casiis Bashiir Nuur.

0 Visits: 1270 | Friday March 07, 2014 - 21:42:05
Marka hore waxaan salaamaya saxaafadda sharafta badan ee reer Somaliland oo mar walba uu guntaata dalka kana shaqaysa wadaniyadda iyo horumarinta bulshadda

Read More »

Tacsi tiiraanyo Leh,Oo Ku Socoota Qooyska Reer Maxamuud Cabdi Raage

0 Visits: 1166 | Thursday March 06, 2014 - 21:15:59
dhammaan akhyaartaasi waxaay tacsi tiiraanyo leh uu dirayaan qooyska reer maxamuud cabdi oo uu ka geeriyooday marxuum IBRAAHIN MAXAMUUD CABDI (Ibro cagaf)oo ku geeriyooday magaalada Hargeisa,waxaanay ilaahay uga baryayaan inuu janno FARDOWSA KA

Read More »

Dharaaro Xussustood Prof. Maxamed Siciid Gees — Qeybtii 22aad

0 Visits: 1630 | Wednesday March 05, 2014 - 20:12:50
Hadmaa dooxii herer dekado yeeshay Oo Dunbuluq laga raacay doonyaha Maxamuud Ismaaciil ( Qaasim) 11 Noofambar 1996, ayaan Dooni la odhan jiray Alxusayni oo uu lahaa nin aanu xigto nahay oo la yidhaahdo Jibriil Cali Fatax oo u soo jeedda magaalada Berbera ka soo raacay magaalada marsada ah ee Makha ee…

Read More »

Wasirada Silanyo Ma Afarta Wasiir Ee U Adeerka Uyahayba Ugu Shaqo Badan Misee Waxkala Lagu Qarsada

0 Visits: 1204 | Wednesday March 05, 2014 - 19:29:49
asalamu calaykum dhabaan umada reer somaliland garahaan waxaan salamaya saxafada madaxa banan waxaan aad ulöa yabanahay wasirada somaliland waxaa ugu shaqo badan oo mar walba hadal hayntedu badan tahay wasaradaha ay ka midka yihin madaxtoyada wasarada macdanta iyo ta dulista iyo hawada iyo wasir…

Read More »

Sonyo Iyo Ku Maxaafsiga Magaca Dhalinyarada Somaliland Qaybtii 2aad, By: Mohamed Hamud Ali

0 Visits: 1322 | Wednesday March 05, 2014 - 19:10:13
SONYO waxay lumisay himilooyinka dhalinyarada oo ay ku bedeshay faa'iido doon, maxaa yeelay dhamaan howlaha ay fulisaa kuma qotomaan rabitanka dhalinyarada ee waxay ku qotomaan rabitaanka shakhsiyaad gaar ah

Read More »

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga WADDANI ahana ku simahya Guddoomiyaha Wuxu Uu Tacsi U Dirayaa Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdirisaaq Siciid Oo Walaashi Ku Geeriyootay Hargeisa

0 Visits: 1089 | Sunday March 02, 2014 - 21:30:20
Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga WADDANI ahana ku simahya Guddoomiyaha Wuxu Uu Tacsi U Dirayaa Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdirisaaq Siciid Oo Walaashi Ku Geeriyootay Hargeisa

Read More »

Qalalaasaha Yukrayn , Qorshaha Ruushka iyo Qiyaamadda Reer Galbeedka .W/Q: Garyaqaan Ahmed Nour Guruje–

0 Visits: 1077 | Sunday March 02, 2014 - 21:24:16
Wadanka Yukrayn oo kamidda wadamadda yurubta Barri ee ka midka ahaan jiray Xulifaddii Midawgii soofiyati , Xad dhuleed oo balaadhan iyo xidhiidh Taariikheed oo dhinacyo badan , iyo

Read More »

Tacsi: Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Oo Walaashi Ku Geeriyootay Berbera.

0 Visits: 1195 | Sunday March 02, 2014 - 19:05:30
Tacsi: Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Oo Walaashi Ku Geeriyootay Berbera.

Read More »

SHEEKO JACAYL:QEYBTA KOBAAD. Dhandhanka jacaylka dhabta ah iyo guusha lamaananaha isbaqag:by Zaki Adam Suxufi

0 Visits: 1966 | Sunday March 02, 2014 - 16:50:28
SHEEKO JACAYL:QEYBTA KOBAAD. Dhandhanka jacaylka dhabta ah iyo guusha lamaananaha isbaqag:by Zaki Adam Suxufi

Read More »

Dakaddii Berbera Oo Hoos U Dhac Wayn Ku Yimid Iyo Maariyihii Dakada Oo Ku Mashquulsan Guul-wadaynta Xukuumada

0 Visits: 1081 | Saturday March 01, 2014 - 20:11:23
Dakaddii Berbera Oo Hoos U Dhac Wayn Ku Yimid Iyo Maariyihii Dakada Oo Ku Mashquulsan Guul-wadaynta Xukuumada

Read More »

Madaxweyne Waxaanu Ka Cod-sanaynaa Inaad Dhalinyarada Aad Xilalka Sare Ee Wasiirada Uu Magacaabayso Aad Ku Darto Wiilka Dhalinyarada La yidhaahdo Cabdilaahi Caarshe

0 Visits: 1182 | Friday February 28, 2014 - 20:47:18
Mudane madaxweyne waxaad tahay geesi lagu hirto ilaahay waxaan kagaaga baryaya inuu mar walbaa ku garansiiyo khayrka ,madaxweyne dhalinyarada wadan waxaay ku hayaan abaal weyn maadaama oo ad uu samaysay shaqo abuurid weyn ,taaso hadaa

Read More »

Godomiyaha Garabka Haweenka ee Finland Marwo Samia Omar Hagi oo dhaliishay Xukuumada Silaanyo

0 Visits: 1233 | Friday February 28, 2014 - 19:07:08
Godomiyaha Garabka Haweenka ee Finland Marwo Samia Omar Hagi Muse iyo Godomiyaha Abaabulka Mudane Ismaciil Degalah , waxaan si adag Ugu digayna xukummada

Read More »

featured