Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Saddex Maalmood iyo Aragtidey — Safarkeygii Hargeisa 21 — 23 February.

0 Visits: 948 | Friday February 28, 2014 - 18:57:10
Waa war bixin an soo koobey oo ku saabsan saddexdii maalmood ee an Hargeisa joogey iyo waxyaabihii uugu muhiimsanaa ee an soo arkey. Waxa

Read More »

Maxaad Ka Taqaanaa Wasiir Mahamoud Hashi Cabdi Wasiir Mahomoud Hashi Cabdi Wuxuu Ka Mid Ahaa Mujaahidiintii SNM

0 Visits: 1087 | Friday February 28, 2014 - 18:51:21
Wuxuu ahaa maayerkii ugu horeeyay ee burco intii soomaliland ka go Day soomaliya wuxuu ahaa maayerkii hirgaliyaay ama martida loo ahaa

Read More »

Warbixin: Muuqaal Sidee Ah Ayuu Leeyahay Arooska Miyiga Maantu? W/Q: Wariye Maxamed Addis

0 Visits: 1241 | Friday February 28, 2014 - 16:44:40
Warbixin: Muuqaal Sidee Ah Ayuu Leeyahay Arooska Miyiga Maantu? W/Q: Wariye Maxamed Addis

Read More »

Xamar lagaama Xigo Waa Qoraalkii Yuusf Garaad Axmed.Muqdisho waa caasimadda Soomaaliya, waana magaaladeyda aan ku dhashay oo ay xuddunteydu ku aasan tahay.

0 Visits: 1085 | Thursday February 27, 2014 - 21:02:12
Halkan ka Akhriso qaybta koowaad ee Qormada.Qoraalkii Yuusf Garaad Axmed.

Read More »

Tirsigii 70-aad Xaalkii Xukuumadeenu ma wuxuu ku soo ururey durugso waqtiga inta aad danahaaga gaadheyso? Qalinkii A/rahman fidhinle UK.–

0 Visits: 1001 | Thursday February 27, 2014 - 20:06:51
Waxaa loo doortey nidaamka Dimuqraadiga ah in hogaanka dalka lagu bedelo waqti kooban dareenka shacabka iyo doorasho xor iyo xalaal ah si ay ummaddu ugu ciil-baxaan codkooda,

Read More »

WAXAAAN OGAYSIINEEYNA DHAMAAN UMADAA REER SOMALILAND MEELKASTAA OO AY JOOGTO GAARAHAAN JARMALKA Jaaliyada kudhaqan.

0 Visits: 943 | Wednesday February 26, 2014 - 17:24:27
ALLEH AYAA MAHAD LEHGUDIIDA JAALIYADAA SOMALILAND EE GOBOLKA HESSEN

Read More »

Birtaa Ducaysay,Qormo ku Saabsan Horumarka Wadooyinka Somaliland–

0 Visits: 979 | Wednesday February 26, 2014 - 17:20:39
Jididka ayaa ah halwlayaasha uu wadan leeyahay Dalkan Somaliland oo hada saddex iyo labaatan jirsaday waxaa sanadkii 2011- hogaanka dalka qabatay xukuumad shacbiga Somaliland ay kusoo doorteen gacmahoodauuna hogaamiye ka yahay madaxweynaha qaranka Axmed

Read More »

Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Tacsi U diraya Qoyska Reer Cabdi Shaadhweyn.

0 Visits: 1130 | Tuesday February 25, 2014 - 20:34:19
Hargeysa,(xogreebnews.com-Gudoomiyaha maxkamada Degmada Hargeysa,Cabdiraxmaan Maxamed Mawliid waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyska reer Cabdiraxmaan Axmed (cabdi shaadhweyn)

Read More »

HAMBALYO MEHER WACAN, Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan,Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees waxaay u dirayaan,, Cabdiraxmaan Faarax Xasan iyo Xafsa Muuse Cabdi

0 Visits: 1056 | Monday February 24, 2014 - 20:37:21
3. Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Bari ee JSL, Mudane Cali Maxamuud Axmed (Sandule)

Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH OO KU SOCOOTA MARWADA QARAN

0 Visits: 974 | Monday February 24, 2014 - 20:19:36
Ciidanka ilaalada madaxtooyda gaar ahaan istaafka ilalada madaxwaynaha waxay tacsi u

Read More »

SONYO Sidaana Maaxay Ahayd....

0 Visits: 1249 | Monday February 24, 2014 - 19:06:02
Sonyo waa Ururka Dhalinyarada Somaliland waa Siday Hadalka u Dhigane waaxanay Sido Kale Sheegatan inay yihin Dalaada Qaran ee Dhalinyarada

Read More »

Jadwalka War Akhriska Tv.ga Qaranka oo Hab Beeleed Lagu Qaybsaday iyo Beel Ka Maqan.

0 Visits: 1188 | Saturday February 22, 2014 - 16:42:30
akhrsite maan dooneyn in aan ka hadlo ama qalinka u qaato mawduuc lagaag hadlayo qabyaaalda iyo foolxumida ay ku leedahay bulshada balse waxay ka fursan weyday kol hadii maanta somaliland qabyaaladu marayso in tv.gii qaranka ee ay dadku moodayaan in uu yahay maskaxda

Read More »

Sidee La Isu Waafajin Karaa Xasuusta Madaxweyne Siilaanyo Iyo Mudo Kordhinta Ay Dabada Ka Riixayaan Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada Ee Boqor Buurmadaw Uu Kashifay ?Qormadii 1 aad:

0 Visits: 1003 | Friday February 21, 2014 - 20:37:29
tan iyo markii uu boqor buurmadaw uu soo bandhigay muddo kordhinta soo socota ee madaxweyne siilaanyo,waxaa magaalada hargeysa siyaasiyiinta mucaardka iyo muxaafidka labaduba ku hirdamayeen sida ay suurta gal u tahay in mudada loo kordhiyo madaxweyne aan

Read More »

Heshiiskani waa Guul u soo hoyatey CIRRO iyo WADDANI

0 Visits: 1018 | Thursday February 20, 2014 - 08:13:53
waxan salaamayaa warbaahinta madaxa bannaan ee somaliland, waxan ku bogaadinayaa sida xaqiiqda ah ee ay ugu waramaan bulsha weynta rer somaliland marlabaadka

Read More »

Diblomaasiyadda Guddoomiye Cirro oo Guuleysatey

0 Visits: 960 | Wednesday February 19, 2014 - 17:03:27
Diblomaasiyadda Guddoomiye Cirro oo Guuleysatey

Read More »

Wasiir Cukuse oo wasaaraddii ka bilaabay Aargoosi aan ujeeddadiisu caddayn

0 Visits: 1055 | Tuesday February 18, 2014 - 19:36:13
todobaadkan ayay ahayd markii wasiirka wasaarada warfaafinta mr cukuse uu xilkii ka qaaday agaasimhii wakaalada wararka ee SOLNA ,iyadoo al sheegay in wasiir cukuse meelahaasi ka yidhi ma arki karo oo xil kama qaban karaan dadka ka soo jeeda gobolka saaxil inta aan joogo

Read More »

Wasiirka arimaha dibada Mohamed Biixi oo la filayo in uu dhoqso isu casilo by Abdi Mustafe

0 Visits: 936 | Tuesday February 18, 2014 - 19:30:44
Wasiirka arimaha dibada Mohamed Biixi oo la filayo in uu dhoqso isu casilo by Abdi Mustafe

Read More »

Wasiir cukuse:suxufigii ugu xumma saxaafada somaliland +siyaasiga ugu cabuudhinta badan:

0 Visits: 1075 | Saturday February 15, 2014 - 22:00:06
Wasiirka wasaradda warfaafinta iyo dhaqanka somaliland Cabdilaahi cukuse ayaa hore uu ahaa suxufi,isaago lagu naanaysi jiray kuttida saxaafada, ayaa

Read More »

Somaliland: Siyaasad Furfuran, Koritaan Dhaqaale Iyo Isbedelka Dhinaca Wadooyinka

1 Visits: 1273 | Saturday February 15, 2014 - 20:55:29
Haddii aan soo qaado qaar ka mid ah isbedelada dalka ka hirgalay waxaa ka mid ah dhinaca dhaqaale ha ahaato ka gaar ka loo leeyahay PRIVE SECTORS, ama ka dawladu maamusho oo ah PUBLIC SECTOR.

Read More »

Mucaaridadii Kululayd, Maalmihii La Soo Maray Iyo Marxalada Maanta Ma La Is Barbar Dhigi Karaa .Faallo Xasan Maal Dhidar

0 Visits: 1106 | Friday February 14, 2014 - 22:04:51
Khudbadeeyey in Socod lagu maro laamiga isku xidha xarunta kulmiye ilaa gurigii uu markaa deganaa gudoomiyaha kulmiye oo ahaa guriga uu kuleeyahay Magaalada Hargiesa oo qiyaas ahaan u jira xarunta kulmiye ilaa rubuc kiloomitir. Waxaanay socod ka so bilaabeen xarunta

Read More »

featured