Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Saleebaan Xuquuq Waa Nin Beri Waashey Waana Nasiib Daro In Marwada Siilaanyo ay Kusoo Abaabusho In Uu Ninkaa Waalani Dhagweyne Wax ka Sheego

0 Visits: 1094 | Tuesday February 11, 2014 - 20:28:46
Dar Allee Habaarkii Sayidkii Daraawiish Labaduu isdaba Dhigay Dadkan yidhi Idiin Tali Anigu Daaha kama Rogin Dadkuse Waa Yaqaanaa, Horta Saleebaan Xuquuq waala wada garanayaa in uu yahey Nin Bari Waashey oo aniga iyo inta garaneysaa midna ku Habsaami maayo, weynu ognahey

Read More »

WASIIRKA DUULISTA SOMALILAD OO KU FAANAY WAX-QABAD ANNU LAHAYN IYO MADAARKA BERBERA WALI QABYO AH.

0 Visits: 1233 | Monday February 10, 2014 - 21:50:57
Labada madaar ee Hargeisa iyo Barbera ayaa wakhti badan dib uu dhacay iyaado waxaa laga qabtayna ay ahaayeen,kab-kab iyo dhalaalin guud balse an haba yaaratee,laga qaban wax la taaban karo oo muuqda,taaso ay sababtay in wasiirku ku faano wax qabad an u dhoweeyn wixii laga rabay,isla

Read More »

aflada daah furka buugga la magacbaxay indha siyaasadaa igu jeeda oo dhaq dhaqaageega suuqyada hargaysa aad looga dareemaayo.

0 Visits: 1035 | Monday February 10, 2014 - 21:14:02
aflada daah furka buugga la magacbaxay indha siyaasadaa igu jeeda oo dhaq dhaqaageega suuqyada hargaysa aad looga dareemaayo.

Read More »

Gudoomiye Cirro Oo Dharbaaxsho Kulul Ku Dhuftay Xukuumada Siilaanyo

0 Visits: 1099 | Sunday February 09, 2014 - 19:32:26
waxa aynu og sooneen rag is mooday libaaxyo kana tirsan wasiirada siilanyo laguna tiriyo ragga dalka maamula in ay ku hanjabeen in cirro iyo kooxdiisa sanka caano ka keeni doonaan

Read More »

Tirsigii 64-aad Hababka cusub ee Hanaanka dawladnimada xukuumada Siilaanyo Waa " Ceeb Qaawan oo Qalaalan " qalinkii A/rahman Fidhinle

0 Visits: 1076 | Saturday February 08, 2014 - 21:11:41
Xukuumada Siilaanyo waxay ummadda u-dhiteysey hab-dhaqan qariban oo maamuus iyo milge xukuumadeed ka aradan waxaana ay baalmartey dhamaan 130 qodob ee uu ka kooban yahay Dastuurka JSL. hababka fashiliyey ee karaamadii xukuumada hoos u-dhigay waxaa ka mid ah:

Read More »

HAMBALYO Aroos Yuusuf Cabdilahi Guuleed Iyo Marwadiisa Mahda Hassan Mohamoud Farah–

0 Visits: 1027 | Friday February 07, 2014 - 19:11:48
Waxay dhamaan ilma xasan nuur iyo ilma cabdiqani nuur iyo waliba waxay sii dhaleen halkan hambalyo aan lasoo koobi Karin hawada u marinayaan Arooska Yuusuf Cabdilahi Guuleed iyo

Read More »

WAXAAN MADAXWEYNHA WEYDIIN LAHAAWaxaan dhegeystay barnaamajyo wareysi ah iyo qoraalo uu aqoonyahan Axmed Xasan Carwo lagu wareystay iyo qaar uu qorayba.

0 Visits: 1026 | Thursday February 06, 2014 - 21:26:06
Madaxweyne Axmed Carwo waa nin abaal badan xukuumadda iyo qaranka ku leh, waa aqoon yahan qayb libaax ka qaatay guusha aad ku hantiday kursiga, waa nin aftahan ah aad u yaqaan sida uu dadka wax uga dhaadhiciyo, qoraa ah Soomali iyo Ingriisiba dadku ku raaxaystaan qoraaladiisa.

Read More »

Dulqaad La,aanta Xukuumadu Ka Muujisey Waxey La Macno Tahey In Cabdilaahi Cakuse Umada Soomaalida Oo Dhan U Sheegay In Madexweyne Siilaanyo Waxaan Sakaaro Ka Biirsan ka Xanaaqey

0 Visits: 1177 | Wednesday February 05, 2014 - 22:22:38
Waxaan halkan aan cod dheer ugu cambaaraneynayaa nidaamka uu Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi-Cakuse uu qaabka anshaxa xun leh ugaga Hadley arin aan sidaa u weyneyn oo hada saqiir iyo kabiir lawada ogaadey, taas oo marka dhinac walba laga eego aan marka hore

Read More »

Hambalyo Aroos Wacan,Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax

0 Visits: 1291 | Wednesday February 05, 2014 - 22:06:10
Axmed Xirsi Kaahin,Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa Xasan Maxamed Daahir,(xasan Proffaser)

Read More »

WAXAAN MADAXWEYNHA WEYDIIN LAHAAWaxaan dhegeystay barnaamajyo wareysi ah iyo qoraalo uu aqoonyahan Axmed Xasan Carwo lagu wareystay iyo qaar uu qorayba,

0 Visits: 1075 | Wednesday February 05, 2014 - 20:21:57
waxaanan dhegetstay qudbadiisii uu ka jeediyey Liverpool isagoo ka mid ah wafdiga Madaxweynaha. Waxaanan ka mid ahaa dhalintii uu ku soo xidhay xisbiga kulmiye. Anigoon aqoon u lahayn ayuu qoraaladi uu KULMIYE ku taageeri jiray igu qancisay inaan u codeeyo oon waliba u ololeeyo. Waxaan ku

Read More »

MUUQAALKA SOOMALIDII HORE

0 Visits: 1124 | Tuesday February 04, 2014 - 19:30:28
Qalinkii: khadar Mohamed Omer,Soomalidii hore waxay lahaayeen oo hadadan lagu arki karaa muuqaalo u gaaraha oo dadka aduun weynaha ku nool lagaga sooco, hadaba waxan in yar dul istaagi doona muuqaalkii somalidii hore .Muuqaalka jidhka

Read More »

“Waa barnaamij loo suubiyey Soomaali Inay ku midowdo” — Hordhaca Faaliyaha Qaranka Ee Universal

0 Visits: 1041 | Tuesday February 04, 2014 - 19:11:04
Waxa sidaa ku taageersan inta diidan qarannimada Somaliland. Waxa sidaa ugu sacabo tuma inta aanay ku weyneyn waxa dadkooda iyo dalkoodu suntadeen ee kaga talo galeen aayahooda. Waxa sidaa la qaba mucaarad aan is dhegeysan, cid kalena dhegeysan oo iyaga ay madax martay qof-nacaybku.

Read More »

“Oday Gaboobe Muu Garawsado Guusha Macdanta” Qalinkii Calimahdi Jibriil

0 Visits: 1071 | Tuesday February 04, 2014 - 08:12:13
sida aynu wada ogsoonahay geyigeena somaliland waxaa ku gedaaman macdan tiro iyo tamar badan oo u baahan sidii aynu uga faa'iidaysan lahayn ulana soo bixi lahayn si aynu u noqono dal qani ku ah soo-saarka macdanta iyo shidaalka.

Read More »

Maxaa ka dambeeya siyaasadda gurracan ee uu wado Cabdiraxmaan Moosko (Cabdiraxmaan Ciro), Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADANI -–

0 Visits: 1270 | Monday February 03, 2014 - 22:26:57
Sida ay taariikhdu qorayso ee inta caqliga leh ee xog ogaalka ahi ogtahay, illaa iyo markii ay Somaliland xorriyadeeda ka qaadatay

Read More »

xukumad m/weyne siilanyo oo lumisay kalsonidii iyo tageradi ay g/wakilada ku lahayd–

0 Visits: 1129 | Saturday February 01, 2014 - 22:03:32
markii g/wakiilada jsl la dortay waxaa gacanta Ku hayay m/weyne A/siilanyo g/wakiiladu wax uu ahaa mid hadba Ku sheegay aragtida hogamiye siilanyo mudadasi galahu jiray wax uu khilaf weyn

Read More »

Mansadan barduul waxey la xidhiidhaa silsiladii garbo diir ee uu daah furey abwaan axmed awgeedi. Maaansadan waxa curiyey xildhibaan maxamed faarax qabil

0 Visits: 1125 | Saturday February 01, 2014 - 21:51:34
Mansadan barduul waxey la xidhiidhaa silsiladii garbo diir ee uu daah furey abwaan axmed awgeedi. Maaansadan waxa curiyey xildhibaan maxamed faarax qabile, manta oo ay taariikhdu tahey 02/01/2014. Waa maansadii labaad ee uu kaga qayb qaadanayo silsilada garbo diir waana

Read More »

Wasaradda Duulistu Markii Ay Ku Fashilantay Madaaradda Dalka Ee Ay Ku Qaadatay Millions Doolar O Hadana Ku Faaneysa Helicopter Daroogo Sidday Oo Soo Cago-Dhigatay Lascaanood!

0 Visits: 1179 | Friday January 31, 2014 - 21:10:29
Deeq lagu sheegay millions Doolar ayay dunidu ku bixisay dib-u dhiska madaaradda dalka Somaliland,waxaanay ahayd in lacagtaas lo maamulo si daacad ah,balse waxaa dhacay musuq-masuq-an lo abbe yeelin,waxaana ka dhacday qaado anna waan-qaatee,wasiirka

Read More »

Baarlamaanka Socda Qalinkii: khadar Gureyte

0 Visits: 1127 | Friday January 31, 2014 - 20:46:12
Waa goob aan la garanayn, hadba cida shir gudoominaysa, dooda iyo ajandayaashu waa kuwo marwalba ah qaar aan dhamaanayn, hadba waxaa lagaga hadlayaa xaalada dalku maraayo,

Read More »

Hambalyo Meher Wacan Dhamaan warbaahinta Somaliland ka hawl gasha oo kala ah bahda Universal Tv Somaliland,

0 Visits: 1139 | Thursday January 30, 2014 - 20:17:16
Agaasime Maxamed Caabi Digaale, Sagal Mustafe Xasan Nuur , Cabdirashiid Xuseen Ismaciil, Cali Xasan Sugule Iyo Dhamaan saxaafadda Madaxbanaan iyo kuwa dawliga ah, xamse cali bul bul,

Read More »

featured