Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Mansadan barduul waxey la xidhiidhaa silsiladii garbo diir ee uu daah furey abwaan axmed awgeedi. Maaansadan waxa curiyey xildhibaan maxamed faarax qabil

0 Visits: 1133 | Saturday February 01, 2014 - 21:51:34
Mansadan barduul waxey la xidhiidhaa silsiladii garbo diir ee uu daah furey abwaan axmed awgeedi. Maaansadan waxa curiyey xildhibaan maxamed faarax qabile, manta oo ay taariikhdu tahey 02/01/2014. Waa maansadii labaad ee uu kaga qayb qaadanayo silsilada garbo diir waana

Read More »

Wasaradda Duulistu Markii Ay Ku Fashilantay Madaaradda Dalka Ee Ay Ku Qaadatay Millions Doolar O Hadana Ku Faaneysa Helicopter Daroogo Sidday Oo Soo Cago-Dhigatay Lascaanood!

0 Visits: 1186 | Friday January 31, 2014 - 21:10:29
Deeq lagu sheegay millions Doolar ayay dunidu ku bixisay dib-u dhiska madaaradda dalka Somaliland,waxaanay ahayd in lacagtaas lo maamulo si daacad ah,balse waxaa dhacay musuq-masuq-an lo abbe yeelin,waxaana ka dhacday qaado anna waan-qaatee,wasiirka

Read More »

Baarlamaanka Socda Qalinkii: khadar Gureyte

0 Visits: 1135 | Friday January 31, 2014 - 20:46:12
Waa goob aan la garanayn, hadba cida shir gudoominaysa, dooda iyo ajandayaashu waa kuwo marwalba ah qaar aan dhamaanayn, hadba waxaa lagaga hadlayaa xaalada dalku maraayo,

Read More »

Hambalyo Meher Wacan Dhamaan warbaahinta Somaliland ka hawl gasha oo kala ah bahda Universal Tv Somaliland,

0 Visits: 1147 | Thursday January 30, 2014 - 20:17:16
Agaasime Maxamed Caabi Digaale, Sagal Mustafe Xasan Nuur , Cabdirashiid Xuseen Ismaciil, Cali Xasan Sugule Iyo Dhamaan saxaafadda Madaxbanaan iyo kuwa dawliga ah, xamse cali bul bul,

Read More »

Hooyo Ma’leyga Garanayaa!!!!! Qalinkii: khadar Gureyte

0 Visits: 1210 | Wednesday January 29, 2014 - 12:15:47
Waa goor galabnima, asxaabta madashani kulmisey, waa kuwo baadi goob isugu jirey, sidii ay mar uun kulan noocan oo kala ah ay gondaha isu dari lahaayeen , kalgacaylka iyo isu bohol yowga ay isu qabaan, waa mid xiisihiisu aanu marnaba dhamaaneyn, in mudo kala raagtey iyo inkaleba,

Read More »

Hanbalya dhamaan madaxda Xisbiga Ucid , Xubnihii cusbaa ee ku soo biiray shalay iyo waliba taageeraysha Ucid meel kasta ay joogaan.

0 Visits: 1200 | Tuesday January 28, 2014 - 09:47:12
Hanbalya dhamaan madaxda Xisbiga Ucid , Xubnihii cusbaa ee ku soo biiray shalay iyo waliba taageeraysha Ucid meel kasta ay joogaan.

Read More »

Doorashooyinku waa inay waqtigooda ku Qabsoomaan..Q.4aad

0 Visits: 1173 | Monday January 27, 2014 - 20:32:35
Musuqa iyo boobku waa waxa daashaday doorashooyinka,welina ma hayno dawlad qaab kale u dhigta.Xukuumadan maanta dalka ka talisaana waaba dhaqankeeda boobka iyo musuqu.

Read More »

Siyaasiyiinta Reer Somaliland Haku Daydaan Sidaa Asluubta Leh Ee Wasiirku Xigeenka Warfaafinta Uu Kaga Difaacay Edeentii Mucaaridnimada Ahayd Ee Ay Cadeeysteen Xisbiyaddu

0 Visits: 1074 | Monday January 27, 2014 - 16:35:12
loogama baran siyaasiyiinta wadan qaabkan oo kale marka loo eego sida dhaqan islaamka ka baxsan ee ay cadeeysteen siyaasiyiinta cudurka iyo farayska faafiya,wali lama arag siyaasi si bilaa turxaan ah wax u difaaca oo an cidna carabaabin,waxaan qalinka igu kalifay inaan qaato

Read More »

DUUL WADA SIYAASI AH,,Rag siyaasi wada noqoy wada furay silsiladaha hadba taanu suurayn Yidhi anigu aan saxo “ Hadraawi”

0 Visits: 1354 | Monday January 27, 2014 - 14:45:50
Bulshada Somaliland waxaa lagu qiyaasaa tiro ahaan 3.5 million ku dhawaad 75% ayaa dhalinyaro ah waa wax alle loogu mahadnaqo tirade intaa leeg haday ka yihiin

Read More »

Samo, kuna saabsan maamul maalmeedka madaxtooyadeenna Kaaraamardha waxa allifay Daljirka Dahsoon

0 Visits: 1121 | Sunday January 26, 2014 - 09:44:51
Raasbutiin: Hawl-wadeen firifircoon oo shaqooyin badan qabta-Mahaye-moog: Odayga reerka Araweelo: Maamada guriga

Read More »

Dar allee shan midablow ninka duubka kaalulay derojooyin kugu taxay kaadhigay ragdoorkii dabin looma qoolee ha deg degine caga dhigo!

0 Visits: 1097 | Friday January 24, 2014 - 20:41:30
dar allee shan midablow rag sidaada deli dhacay,dibso lagala ayn go-ay daruur,mooday dhalanteed,haab haabtay dunidaba degta inay ku qaataan

Read More »

TAARIIKH NOLOLEEDKII SH.AXMED CALI-WEERAR MAXAMED SHARMA’ARKE.–

0 Visits: 1276 | Thursday January 23, 2014 - 21:03:45
W/Q/DIYAARIYEY: MAXAMED AXMED-BEDEL X.MAXAMUUD

Read More »

Durba Miyaad Ilowdeen: Waar hooy dadkaygow…

0 Visits: 1209 | Thursday January 23, 2014 - 20:51:45
Waar hooy dadkaygow,Nin ku dagay markii hore, Oo ku diley markii xigay, Ka digtoonidiisay,Dooddani ku faraysaa.

Read More »

OGAYSIIS Dhamaan Bulshada Reer Somaliland ee Dalka Qatar ka Soo Qayb Gal Munasabad Qaadhaan Loogu Ururinayo Somaliland National Library–

0 Visits: 1099 | Wednesday January 22, 2014 - 17:15:01
DOHA(xogreebnews.com)Dhamaan bulshada reer somaliland ee ku nool dalka Qatar iyo

Read More »

HAMBALYO SAAXIIBKAY MAXAMED AXMED WARSAME (MACNEEYE) IYO NASRA AXMED IBRAAHIM OO MEHERKOODO SAAKA KA DHACAY MAGAAL

0 Visits: 1056 | Tuesday January 21, 2014 - 22:00:20
HAMBALYO SAAXIIBKAY MAXAMED AXMED WARSAME (MACNEEYE) IYO NASRA AXMED IBRAAHIM OO MEHERKOODO SAAKA KA DHACAY MAGAAL

Read More »

Wasiir Samaale Oo Guulwadayntu Gaadh Siisay Inuu Siilaanyo La Simo Gaal Bakhtiyey Oo Kaafir Ah:

0 Visits: 1188 | Monday January 20, 2014 - 21:13:02
GACAN TIISII MIDIGNA ISAGU ISKA JARAYO RAG JABKIISA JECELNA JIIBTA U TUMAYAAN QAYB 2AAD

Read More »

Xoriyaddu ma ahaa in Dalka Qas la galiyo, Hassan Maal–

0 Visits: 1032 | Monday January 20, 2014 - 19:26:59
Waxa aaney laba Cali iyo saddex-toona ku wada murmeyn xaqa uu qof walba u leeyahey sidii uu u

Read More »

Wasiirka Duulista Oo Anshax-xumo Kusoo Kordhiyay Dalka.

0 Visits: 1583 | Saturday January 18, 2014 - 22:11:36
Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland ayaa lagu arkay ariimo dhawr ah oo dhaqan xumo kowka tahay,waxanay argaagax ku riday bulshada Somaliland oo dhaqaan ahaan bulsho fiican ah.waxaana la arka wasiirka oo marar badan ku fashilma danihiisa siyaasadeed ee u sidaa

Read More »

Marwo Aamina-Waris iyo Shacabka Gabiley: Midkee u Xaq Leh Qiimaynta Waxqabadka Maayarka Gabiley.

0 Visits: 1184 | Saturday January 18, 2014 - 12:49:03
"intaan maayarka bilad caalami ah la gudoonsiin waxaa ka horeeya inaad idinku (golaha deegaanka) qiimaysaan oo mid gudaha ah siisaan…" WQ: Ahmed Biito.

Read More »

featured