Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Wasiir Samaale Oo Guulwadayntu Gaadhsiisay Inuu Siilaanyo Ku Tilmaamo Kaafir Gaal Ah :

0 Visits: 1125 | Friday January 17, 2014 - 21:52:34
Ma ogtahay samaalow in siyaasadu waligeed ay tahay Sagaal midab midba saacad uu yahayoo

Read More »

Beesha Sacad Muuse Kulmiye Wuxu Ku Noqdey Libaax Laba Raqood Halaga Kiciyo Siilaanyana Wuxu U Badheedhay inuu Beeniyo Cahdigii uu Galey

0 Visits: 1082 | Friday January 17, 2014 - 20:36:00
Marka hore, waxaan halkan ka salaamayaa dhamaanba bahda hadhwanaagnews iyo akhrisatayaasha qiimaha leh ee Bulshada Somaliland, inkastoo aanan maalmahan ka hadal qormooyinka aan inta badan kaga hadli jirey hadba wacyiga taagan, gaar ahaana Xukuumada iyo

Read More »

Xisbiga Ucid waa udubdhaxaadka Somaliland , intay soomaliland jirto wuu jirayaa hadii alle yidhaa.by:- Gudoomiyaha garabaka haweenka xisbiga ucid wadanka finland saamiya x, Muuse

0 Visits: 1145 | Friday January 17, 2014 - 20:28:51
Mudane Faysal Cali Warabe waa Aabihi Xisbiga Ucid, Aabaha xisbiguna markasta qadarin buu mudan yahayGodomiyaha Garabka Haweenka ee Finland Samia Omar Hagi Muse iyo Godomiyaha Abaabulka ee Finland Ismaciil Degaleh.Waxano maanta la yaaban nahay waa wax aan caado iyo

Read More »

Hawadaay - Alle ha u naxariistee waxa habeen hore Magaalada Hawadaay ee dalka Itoobiya lagu dilay Ganacsade reer Somaliland ah oo la odhan jiray Maxamed Qaasim Ibraahim.

0 Visits: 1032 | Friday January 17, 2014 - 20:23:39
Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Ibraahim Qaasim, oo Magaalada Hawadaay ku haystay Xawaalad lacageed oo dadka reer Somaliland ee Itoobiya iyo Somaliland ka dhex ganacsada u kala xawili jiray lacagaha, ayaa waxa dilay toogasho ku dilay laba nin oo dablay ah, kuwaasi oo la sheegay inay ugu soo galeen…

Read More »

"Durba Miyaad Illawdeen" Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale ,Tirsigii 6aad.

0 Visits: 1208 | Thursday January 16, 2014 - 20:26:51
Iyaga oo aan cilmi-baadhis samayn, waayo-aragnimana ka arradan ayay yidhaahdaan aynu hawlaheenna Dastuurkii 1960kii ku salaynno. Si fudud ayay u yidhaahdeen waxaynu yeelanaynaa Madaxweyne iyo Ra?iisal-wasaare. Laga soo bilaabo Cali-Mahdi

Read More »

Maxay Ku Qotontaa Dhex-dhexaadinta Turkiga ee Jamhuuriyada Somaliland iyo Soomaaliya..Q.5aad

0 Visits: 1090 | Wednesday January 15, 2014 - 21:29:49
Maxay Ku Qotontaa Dhex-dhexaadinta Turkiga ee Jamhuuriyada Somaliland iyo Soomaaliya..Q.5aad

Read More »

Hambalyo Meherka Daauud Yusuf Maxamuud iyo Marwadiisa Aamina Caydiid Yaasiin oo meherkoodu ka dhacay Burco 08-01-2014

0 Visits: 1193 | Wednesday January 15, 2014 - 19:57:41
Aabo Caydiid Yasiin Hooye Cosob Yuusuf Dhammaan Ilma Caydiid Yasiin

Read More »

Wasiirka Duulista Oo Ku Hawlan Qorshe U Shaqada Kagaaga Joojinaayo Hay’adda Nasha Lana Doonaayo Shirkad Wiil U Adeer U Yahay.

0 Visits: 1135 | Tuesday January 14, 2014 - 22:23:48
Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland maxamuud xaashi cabdi ayaa wadaa qorshe uu doonaayo in shaqaada kagaaga wareejiyo,shirkadda Nasha isla markaasna uu doonaayo,in

Read More »

Tirsigii 60-aad , Mudane Madaxweyne waxaa kuu hadhey mudo sanad iyo badh ah ee maxaa talo kula gudboon? Qalinkii A/rahman Fidhinle–

0 Visits: 1020 | Tuesday January 14, 2014 - 19:26:15
Mudane Madaxweyne Waxaad aheyd ruug cadaa usoo marey hogaaminta waadanka dariiq dheer oo qodxo badan lahaa, waxaa codkooda , dareenkooda iyo ikhtiyaarkooda kugu doortey shacabka reer Somaliland, waxay Shacabka reer S/land kuu dirteen oo kuu doorteen in aad u-fuliso

Read More »

SheekadaniMahaUgub !!!!!!!!!!!!!

0 Visits: 1177 | Monday January 13, 2014 - 19:33:42
DiintenaislaamkaAhiwaanasteexosoomartaymarxaladoadagoohadbasiiloogasoobaxa

Read More »

Habalyo MEHER WACAN-Dhamaan Dadkasi Hoosta ku Qoran waxay halkan tahniyad ugu dirayaan

0 Visits: 1141 | Monday January 13, 2014 - 19:16:01
Habalyo MEHER WACAN-Dhamaan Dadkasi Hoosta ku Qoran waxay halkan tahniyad ugu dirayaan

Read More »

Maamul xumada & qorshe la’anta ka muqata waxqabka dawlada ku fanto

0 Visits: 1189 | Sunday January 12, 2014 - 20:00:56
m/weyne siilanyo wax u kari wayey in uu g/wasiirada kula xisaabtamo waxqabadkooda kua abaal mariyo sidea u uwaxqabad koodu yahay wali lama arag m/weynaha oo kormeeraya wasaaradahiisu sida ay w wadan hawlaha qaranka ee uu igmaday .

Read More »

Hogaamiye La’aanta Somaliland Waxaa U Daliil ah Markii Maareeyaha Tv.ga Qaranka Wasiir Cukuse Shaqada Ka Joojiyey Waxaa Soo Celiyey Dumar.

0 Visits: 1185 | Saturday January 11, 2014 - 21:45:40
anigu akhriste labada garab ee wasaarada warfaafinta midna ma teegaarsani balse waxaan doonayaa in aan ka hadlo habka maanta somaliland wax u maamusho iyo markii madaxweyne

Read More »

Maamul xumada & qorshe la’anta ka muqata waxqabka dawlada ku fanto

0 Visits: 1214 | Saturday January 11, 2014 - 20:03:26
Madaxweyne axmed siilanyo oo ah aqoonyahan xaga dhaqalaha ah muddo dheerna ku so jiray sooyaalka siyaasada waayo aragnimo badana u leh siyaasada waxaa la filayey in uu dawladiisu ka

Read More »

Haddii TVga dadka ka hadlaya Qabiilka laga maamnuucay xukuumada na yaa ka maamnuucay qabyalada, W/Q Cantar Kidaar Cune

1 Visits: 1406 | Saturday January 11, 2014 - 19:53:58
cantar-kidaar-cune-afhyeenka-xisbiga-wadaani-laanta-sweden-249x444waxan marka hore aad iyo aad uu salamaaya dhamaan saxaafada xorta ah ee xukuumada kulmiye nafta uu keenatay waxan

Read More »

Shabakada Somaliland.org Oo Warbixin Xiiso Badan Ka Qortay Fadhiidnimada Tvga Qaranka Somaliland .

0 Visits: 1264 | Friday January 10, 2014 - 22:30:23
TV-ga qaranku ma gaadhsiisanyahay meeshii ballantu ahayd, Mise Wuu Ka Gaabiyey.

Read More »

Halasiidaayo dhamaan dadka u xidhan arimo siyaasadeed ee sida xaqdarada ah uga buuxa jeelasha

0 Visits: 1114 | Friday January 10, 2014 - 22:24:53
Halasiidaayo dhamaan dadka u xidhan arimo siyaasadeed ee sida xaqdarada ah uga buuxa jeelasha

Read More »

Guuleed xadhiga sharci darrada ah guul iyo magac baa uga kordhaaya

0 Visits: 1147 | Friday January 10, 2014 - 22:22:04
Guuleed xadhiga sharci darrada ah guul iyo magac baa uga kordhaaya

Read More »

Dawladnimadii Somaliland Waxay Isu Bedeshay NGO Lagu Barto Habka Federaalka ,Dhaqaalena Lagu Urursado Sida Wadada Ceerigaabo Oo Kale.

0 Visits: 1210 | Friday January 10, 2014 - 21:59:03
Dawladnimadii Somaliland Waxay Isu Bedeshay NGO Lagu Barto Habka Federaalka ,Dhaqaalena Lagu Urursado Sida Wadada Ceerigaabo Oo Kale.

Read More »

Wasiir Samaale oo ku Fashilmay inuu Taako ku daro waxqabadkii Maxamed Xaashi, hadimo mooyaane

0 Visits: 1382 | Friday January 10, 2014 - 21:37:47
Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa labadii sanadood ee uu xilka hayay ku guul daraystay inuu Mashruuc qudha oo Umadda caam ahaan u anfaca fuliyo, halka wasiirkii ka horeeyay

Read More »

featured