Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Guul-darooyinka Siyaasadeed ee Wasiir Samaale iyo Dhaqaale Xumadda Dalka oo gil-gilay Madaxtooyada

0 Visits: 1090 | Saturday January 04, 2014 - 20:29:13
Maamulka dawliga ahi waa haggaha hayaanka Bulsho ee dhinaca wanaagsan, hadii aan loo meel deyina wuxuu ka tuuraa haadaan dadka iyo dalka lagu aaminay.

Read More »

Horta RRU da ma Xirsaa leh?

0 Visits: 1210 | Friday January 03, 2014 - 22:24:57
Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo.dhaqankoodu mid maaha . Dhaliil la iskama qaato . DHafoor taabasho weeye . Dhibtana la iskuma eego.daily way kaftamaan . Hadana la isma dhegaysto.Dhoohanaad tahay waalan iyo adaa dhoocil ka liita warkoodaa ku dhamaadee

Read More »

OGAYSIIS SHIRWAYNAHA BEEL WAYNTA HABAR YOONIS EE WADANKA GERMANY 04/01/2014

0 Visits: 1158 | Thursday January 02, 2014 - 20:08:43
WAXA DHAMAAN LOOGU BUSHAARAYNAYAA BEEL WAYNTA HABAR YOONIS EE DEGAN WADANKA GERMANY INAY KA SOO QAYB GALAAN SHIR WAYNII KOOWAAD EE BEELWAYNTA HABAR YOONIS

Read More »

Xukuumada Siilaanyo iyo Xeerarkii Dastuurka ee ay u-badheedhey in ay si-cadaan ah u-buriso una baalmarto. qalinkii A/raham fidhinle UK.–

0 Visits: 1071 | Thursday January 02, 2014 - 08:31:00
Tirsigii 57-aad Xukuumada Siilaanyo waxa ay kursiga haleeshay iyada oo wadanka S/land uu yahay wadan nabdoon oo u-baahnaa uun in dimuqraadigii lagu taami jirey in la kool-kooliyo oo la naaxiyo maa-daama ay shacabkiisu

Read More »

2014-Ka Reer Hargeysa waxay Ku Xusayaan Cunaqabateynta Biyaha ee ay Saareen Dadka Ku Loolamaya Kursigii Siilaanyo loo Doortay Eryal Sharona Biyaha Kamu Jarin Carafaad Markii Uu Ku Go’doomiyey Gurigiisa 2002-dii. Qormadii 1 ad:

0 Visits: 1047 | Wednesday January 01, 2014 - 20:23:04
Wax qarsoon may ahayn markii mudaharadyo rashado watay oo sababay in ay dad ku dhaawacmaan hanti badanina ay ku burburto ay ka dhacday hargeysa 26,27 ,28—kii Decenber /2013-kii kadib markii ay shaqo joojin sameeyeen

Read More »

Afarta wasiir ee siilaanyo adeerka u yahay dalka halaga qabto yaan dalka lagu eegin iyo islaantan dadka Tvga ka caayaysa Maa Iyada Ka Talisa iyoaadiyo afartan inan ee yaryar mise madaxweyne waran ayaynu leenahay ?–

0 Visits: 1168 | Wednesday January 01, 2014 - 16:50:31
Asc Waxan salamaya saxaafada xorta ah iyo dhamaan shacbi weynaha somaliland gar ahaan websitka xogreebnews.com

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Kaalintii uu Saddexdii Sanno ee La Soo Dhaafay U Hayay Wasiir Xirsi ku bedeshay Wasiirka Duulista iyo sababaha keenay?..Qormadii Koowaad

0 Visits: 1149 | Wednesday January 01, 2014 - 16:37:33
Tartan dhinaca siyaasada ah oo saddexdii sano ee ugu dambeeyay u dhaxeeyay Wasiirada Madaxtooyada iyo Duulista hawada ayaa hada u eeg mid gabogabo ku dhaw.

Read More »

Ma La Odhan Karaa Beesha Madaxweyne Siilaanyo Deegaamayntii Qarsooneyd ee ay ka Waday Berbera Wuu Hirgalay!

0 Visits: 1145 | Tuesday December 31, 2013 - 12:10:39
somaliland waa beelo isku tegay oo beelba meel ayuu ilahay ku abuuray oo tejiyey, sidaasina way ku wada nool yihiin guud ahaanba beelaha somaliland oo mid kastaa waxay iimaansatay meesha uu ilahay ku abuuray,sidaasina waxay ku dhisteen dawladooda

Read More »

Magacaabiddii Safiir Sifir iyo Wasiir M.Cabdilaahi Waxay Fadaraysay Siyaasaddii Dibadda ee Somaliland Qore cali Dool Axmed ”Ex C.Qoryoley” 30.12.2013

0 Visits: 1149 | Tuesday December 31, 2013 - 08:14:05
Maqaalkani kuma imanin,shaqsi neceyb laakiin waa xaqiiqo sheegid ku qotonta,rabitaan ah in la citiraafo jamhuriyadda Somaliland iyo inaan uga digo,una tilmaamo madaxweyne Siilaanyo dhaliilo muuqda oo siyaasadeed oo taariikhdiisa dambe madoobayn kara,hadaba aan ku horeeyee,ninka odayga ah ee lagu

Read More »

WASAARADA DUULISTIYO HAWADA IYO GAADIIDKA CIRKA EE SOMALILAND MA DAD QABIILBAA KA HAWLGALA MISE DAD QARAN.

0 Visits: 1255 | Monday December 30, 2013 - 21:00:51
Marka hore waxaan aad u salaamayaa dhamaan warbaahinta madaxa banaan ee afka soomaaliga ku hadasha marka xigta waxaan halkan rabaa inaan idinku soo gudbiyo maqaal taxane noqon doona oo wiig walba aan qayb idiin soo gudbin doono oo aan kaga hadli doono Ugu horeyn

Read More »

WASAARADA DUULISTIYO HAWADA IYO GAADIIDKA CIRKA EE SOMALILAND MA DAD QABIILBAA KA HAWLGALA MISE DAD QARAN.

0 Visits: 850 | Monday December 30, 2013 - 20:30:16
Marka hore waxaan aad u salaamayaa dhamaan warbaahinta madaxa banaan ee afka soomaaliga ku hadasha marka xigta waxaan halkan rabaa inaan idinku soo gudbiyo maqaal taxane noqon doona oo wiig walba aan qayb idiin soo gudbin doono oo aan kaga hadli doono Ugu horeyn

Read More »

Marwada 1aad ee Qaranka: Marwo ka Midho-dhalisay Saddex Arrimood oo laf-dhabar u ah Horumarka Dalka

0 Visits: 1149 | Sunday December 29, 2013 - 21:27:01
Waa sababta bulsho kastaa iyagoo ka duulaya rabitaankooda u xushaan kalsoonidoodana ku aaminaan hoggaamiye ay ku ixtiraamaan masayrkooda iyo mustaqbalkoodaba, waana sababta loo

Read More »

OGEYSIIS: CAWEYSKA URURKA QORAAGA SOMALILAND

0 Visits: 1144 | Sunday December 29, 2013 - 21:20:20
Mudane/ Marwo... Waxa uu Ururkq Qoraaga Somaliland "UQS" si sharaf iyo qadarin leh idinku maamuusaysaa inaad nagala soo qaybgashaan caweyska

Read More »

Dilki Foosha Xuma ee Loo Geystay Muwaadin Somalilander ah Marxuum Xassan Cumar Maxamed oo Lagu Toogtay London

0 Visits: 1088 | Sunday December 29, 2013 - 20:40:26
Waxaay ahaayd fiidnimadii 26kii December 2013 fiidnimo markii Xassan Cumar Maxamed(Cumar madoobe) ahaana AYR

Read More »

Maareeyaha Tv.ga Qaranka iyo Wasiir Cukuse Midna Shaqaalaha Umay Cadaalad Sameyn Gaar ahaan Shaqalaaha Ka Soo Jeeda Gobolka Saaxil.

0 Visits: 1039 | Sunday December 29, 2013 - 07:56:09
taariikhdu waa ma guraan oo hadba way soo noqnotaa ninba waxbay ka qortaa hadii uu xil hayo iyo hadii kaleba, waxaan uga socdaa qormadaydan cadaalad daro tii ugu weyneyd oo ka taagan tv.ga qaranka somaliland oo ah hayada labaad ee dalka ugu miisaaniyada badan, hadaba waxaan qormadan doonaya in

Read More »

Warqad furan oo ku socota beesha bariga burco

0 Visits: 1150 | Saturday December 28, 2013 - 21:29:19
Warqad furan oo ku socota beesha bariga burco

Read More »

Xildhibaan Mubaariga Yuusuf Cilmi Bidhi Oo Ah Hormuudka Xildhibaanada Burco Ma Geyo Cay Dhaleecayn Ninka Ka xun Horumarkiisoow Alle Hakusoo Hadeeyo–

0 Visits: 1109 | Saturday December 28, 2013 - 21:17:52
Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi Bidhi oo kamida Xildhibaanada golaha deegaanka degmada burco waa shikhsi ku sifaysan daacadnimo iyo hawl kar, waxaa maanta ayaan daro ah ninka inta uu afkiisa kala furay is yidhi wax ka sheeg qof ilaahay iyo dadkiisuba jecelyihiin lagana wada

Read More »

Maaha Sir Culus ee Waa Been Culus Oo Aan Baadhis Cadayn By: Siciid Faarax Cali–

0 Visits: 1174 | Saturday December 28, 2013 - 21:10:17
Maaha Sir Culus ee Waa Been Culus Oo Aan Baadhis Cadayn By: Siciid Faarax Cali

Read More »

Dawlad bilaa waxqabad ah W/Q, Hibo Maxamed Cali,

0 Visits: 1187 | Friday December 27, 2013 - 22:45:15
Dawlad bilaa waxqabad ah W/Q, Hibo Maxamed Cali,

Read More »

XAQ DARO LAGU WAARIMAAYE XAQU WAA IMAN INSHALAH. W/Q : Mubarik Mohamoud Ahmed

0 Visits: 1166 | Thursday December 26, 2013 - 20:05:32
Waxaa hubaala, hadii dadka qaar la xidhxidho, qaarna lo hanjabo, qaarna ladilo inaan wanaag jawaabtu noqon doonin

Read More »

featured