Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Geeraar Jaceyl Ah Oo Aad U Xiiso Badan

0 Visits: 54472 | Sunday March 10, 2013 - 20:35:44
Jaceyl Xiiso Udaa Calafkana waa halkiisa Runtii Jaceyl intuu Naafeeyay Tiro Cadad laguma koobi karo, Inta is jaceyl waxaan urajeynayaa qof weliba inuu dhowro dhankiisa caashaqa lamaanihiisa si horumar loo gaaro looguna hortago dhalanteedka jaceylka faraha badan kuhaayo.

Read More »

Hooyo Cabasho Xoogan U Gudbisey Umada Muslimiinta ah iyo Umada Somalilandba in Lagala Caawiyo Gabadh ay Dhashey Oo Xanuun Masiibo ahi Ku Habsadey Lana Ildaran Dhibaatada Xanuunka Haysta Gabadhaasi

0 Visits: 1638 | Sunday March 10, 2013 - 13:12:02
-Hooyo danyar ah oo Kunool Gudaha Magaalada Gabiley Fardowsa Maxamed Aadan ayaa umada Muslimiinta ah iyo Bulshada Somaliland Guda iyo dibadba

Read More »

Xuquuqda Uu Ninku Xaaskiisa Ku Leeyahay Iyo Xuquuqda Gabadhu Ninkeeda Ku Leedahay Si Waafaqsan Sunaha Nabiga (NNKH).

0 Visits: 2043 | Friday March 08, 2013 - 11:00:51
Waxaynu nahay Umad muslim ah, waa inaynu wanaaga is farnaa xumahana iska reebnaa si hor ILAAHEY ah oo waafaqsan sunaha Nabiga (NNKH).

Read More »

Somaliland: Ma Liicin, Ma Laalmin, Mana Lumin (Qormadii: 3aad) — Qalinka: Boobe

0 Visits: 1639 | Friday March 08, 2013 - 10:53:39
Innaga oo aan Qodobbada oo dhan soo wada qaadanayn, bal aan ku yar hakanno Qodobka: 3aad oo isaguna dhigaya: Waxay labada dhinacba u darban yihiin nidarna (committed) ku mareen sii-wadidda iyo joogtaynta wada-hadallada, waxaanay labada madaxweyne ugu baaqayaan in ay si dhakhso ah u kulmaan si ay u qiimeeyaan…

Read More »

Amin-Arts Sawir Gacmeed Qosol Badan Oo Ka Hadlaya Shaqaalihii Hore ee Madaxtooyada Somaliya

0 Visits: 2555 | Friday March 08, 2013 - 10:51:34
Amin-Arts Sawir Gacmeed Qosol Badan Oo Ka Hadlaya Shaqaalihii Hore ee Madaxtooyada Soomaaliya

Read More »

MADAXWAYNAHA OO AAD CAYDAA MAAHA MUCAARD NIMO

0 Visits: 1786 | Friday March 08, 2013 - 10:49:36
Maantana waa madaxwaynaha Somaliland oo udiyaara horu marka dalka iyo dadka.

Read More »

Somaliland: Ma Liicin, Ma Laalmin, Mana Lumin (Qormadii: 2aad) — Qalinka: Boobe

0 Visits: 1691 | Friday March 08, 2013 - 10:47:32
Innagu in aynu sas qaadno ma aha, xukuumaddeenuna in ay inaga darto oo sakati sii qaaddo ma aha. Ma aha in ay ku waalato oo sidii cajaladaha ku cel-celiso talo-qaran ayaa shirkaa London laga yeelanayaa.

Read More »

featured