Wararka

Siyaasi Aadan Suldan Cabdiraxmaan oo Maamulka Wakaaladda Biyaha Hargeysa Ku Eedeeyey Inuu laban-laabay Qiimaha Biyihii yaraa ee ay Waraabin-jireen Xaafado Faro-ku Tiriska ah Iyo Madaxweyne M. Biixi oo u Xasuusiyey Go'aan Hoggaamineed oo Madaxweyne Cigaal qaatay Xilligiisi..

0 Visits: 1279 | Sunday May 13, 2018 - 04:24:00
Siyaasi Aadan Suldan Cabdiraxmaan oo Maamulka Wakaaladda Biyaha Hargeysa Ku Eedeeyey Inuu laban-laabay Qiimaha Biyihii yaraa ee ay Waraabin-jireen Xaafado Faro-ku Tiriska ah Iyo Madaxweyne M. Biixi oo u Xasuusiyey Go'aan Hoggaamineed oo Madaxweyne Cigaal qaatay Xilligiisi..

Read More »

Khilaaf Culus oo ka Dhex Qarxay Laba Masuul oo kala Riixanaaya ku shaqaysiga Shaadhka Madaxweynaha Muuse Biixi iyo Dhaqankii laga Dhaxlay Siilaanyo oo midka darani ay Ku Talaabsadeen Gacanyarayaasha Muuse....

0 Visits: 2862 | Saturday May 12, 2018 - 19:02:44
Khilaaf Culus oo ka Dhex Qarxay Laba Masuul oo kala Riixanaaya ku shaqaysiga Shaadhka Madaxweynaha Muuse Biixi iyo Dhaqankii laga Dhaxlay Siilaanyo oo midka darani ay Ku Talaabsadeen Gacanyarayaasha Muuse....

Read More »

Gudoomiyaha Dhawrista Tayada Oo Maroorsaday Masuuliyadii Wasaarada Ganacsiga Iyo Xogo Fashiliyay Xidhiidhka Ka Dhexeeya Cida Leh Laabka Baadhista Shidaalka....

0 Visits: 1592 | Saturday May 12, 2018 - 09:56:59
Xogo fashiliyay Sabobta Uu Gudomiyaha Dhawrista Tayadu Umarin Habaabiyay Cidda lahayd Eada Dayaca Haamaha shidaal Iyo Xidhiidhka Qoyska Eeay leeyihiin Shakhsiyaadka Gacanta ku Haya Mishiinka Laabka Shidaalka!!

Read More »

Kaalmaha Hargeysa oo Iibinaya Shidaal Xun oo Xabag Leh, Gaadiidlaydana ugu Sheegaya inuu yahay Kii Jabuuti, Qiimaha oo lagu Kordhiyey Dadweynaha Iyo Boqolaal Gaadiid ah oo Durba u Fadhiistay Shidaal Xabag leh.

0 Visits: 1265 | Friday May 11, 2018 - 05:14:30
Kaalmaha Hargeysa oo Iibinaya Shidaal Xun oo Xabag Leh, Gaadiidlaydana ugu Sheegaya inuu yahay Kii Jabuuti, Qiimaha oo lagu Kordhiyey Dadweynaha Iyo Boqolaal Gaadiid ah oo Durba u Fadhiistay Shidaal Xabag leh.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Aadan Suldan Cabdiraxmaan oo Daaha ka Fayday Fadeexadaha Xil-gudasho La'aneed ee dul-hoganaaya Golaha Guurtida, Saaleeban Gaal na ku Tilmaamay Shaqsi la Ambaday Xilka saaran, Iyo Salaadiinta Dhaqanka ee Maanta oo u Kabaha la Dulmaray. "Ceel-afweyn Xukuumadu Nabad Kamay Dhalin Kari-waayine Way Hagranaysaa". Siyaasi Aadan Suldan

0 Visits: 1526 | Friday May 11, 2018 - 04:29:51
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Aadan Suldan Cabdiraxmaan oo Daaha ka Fayday Fadeexadaha Xil-gudasho La'aneed ee dul-hoganaaya Golaha Guurtida, Saaleeban Gaal na ku Tilmaamay Shaqsi la Ambaday Xilka saaran, Iyo Salaadiinta Dhaqanka ee Maanta oo u Kabaha la Dulmaray. "Ceel-afweyn Xukuumadu Nabad Kamay…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaan Mohamed Cali dheere oo Luuqad Adag ugu Jawaabay Xildhibano Isxambaar Kulmiyihii hore kaga Soo saaray bariga Berbera oo Maleesho Beeleed Ku Hub Urursanaayey, "..Gerid , Bahdoon ,Kabaal ,Karin ,Laasciidle ,Sanka Barisku Yey Ahaayeen Shalaa Wadanka Abaar Iyo Daaq Ku Timaadeen, Cid Danbe Ka Dhagaysan Mayno Saaxil Sheegasheeda". Xildhibaan Maxamed Cali Dheere

0 Visits: 1882 | Thursday May 10, 2018 - 02:01:16
Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaan Mohamed Cali dheere oo Luuqad Adag ugu Jawaabay Xildhibano Isxambaar Kulmiyihii hore kaga Soo saaray bariga Berbera oo Maleesho Beeleed Ku Hub Urursanaayey, "..Gerid , Bahdoon ,Kabaal ,Karin ,Laasciidle ,Sanka Barisku Yey Ahaayeen Shalaa Wadanka Abaar Iyo Daaq Ku Timaadeen,…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Wariyaha Ruug-cadaaga ah ee Keyse Axmed Digaale, oo Warbixin Xaqiiqo iyo xogo Xasaasiya ku duugan tahay ka Diyaariyey Xildhibanada Calooshooda u shaqaystaasha Baarlamaanka, labadii Qadiyadood ee Goluhuu ku Kala Ansixiyey Wareejinta Haamaha Shidaalka Berbera...

0 Visits: 1192 | Wednesday May 09, 2018 - 03:16:05
Daawo Xogreeb Tv: Wariyaha Ruug-cadaaga ah ee Keyse Axmed Digaale, oo Warbixin Xaqiiqo iyo xogo Xasaasiya ku duugan tahay ka Diyaariyey Xildhibanada Calooshooda u shaqaystaasha Baarlamaanka, labadii Qadiyadood ee Goluhuu ku Kala Ansixiyey Wareejinta Haamaha Shidaalka Berbera...

Read More »

Fadeexado Musuq-maasuq oo Dul-hoganaaya Masuuliyiinta Dawlada hoose ee Berbera Iyo Hanti dhowrka guud oo Baadhis Ka Bilaabaya...Muuqaalka Gur Dabaqyo ah oo Xoghaye Cabdikariin Aadan Cadde ka kala Dhistay Hargeysa....

0 Visits: 1337 | Tuesday May 08, 2018 - 06:47:55
Fadeexado Musuq-maasuq oo Dul-hoganaaya Masuuliyiinta Dawlada hoose ee Berbera Iyo Hanti dhowrka guud oo Baadhis Ka Bilaabaya...Muuqaalka Gur Dabaqyo ah oo Xoghaye Cabdikariin Aadan Cadde ka kala Dhistay Hargeysa....

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee dalka HOLLAND oo Kulan La Qaatay Raysalwasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre iyo laanta Xisbiga Wadani oo soo bandhigay Fadeexadaha Qaran Damusnimo ee Kulmiye....

0 Visits: 1132 | Tuesday May 08, 2018 - 04:48:51
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee dalka HOLLAND oo Kulan La Qaatay Raysalwasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre iyo laanta Xisbiga Wadani oo soo bandhigay Fadeexadaha Qaran Damusnimo ee Kulmiye....

Read More »

Xog Cusub: Ma Agaasime Guud Mise isku Eekaysiin Wasiir Xaashi iyo Xirsigii Chief of Cabinet-ka

0 Visits: 2114 | Tuesday May 08, 2018 - 04:32:19
Xog Cusub: Ma Agaasime Guud Mise isku Eekaysiin Wasiir Xaashi iyo Xirsigii Chief of Cabinet-ka

Read More »

MAALINBA TII HILIB LEH.......!Siyaasi Maxamed Gacayte ------------------------------------------------

0 Visits: 1039 | Tuesday May 08, 2018 - 03:56:00
Imika Golahii shacabka wakiilka u ahaa ee ka badbaadin lahaa wax kasta oo hagaardaamo iyo dhibaato ku ah nolosha bulshadii soo dooratay ayaa sidii Qawrax kaga dhigay, Maalinba Mooshinkii Kaash Leh

Read More »

Umadaha Meel uunbaa u Bad-qabtee Anigu Waan-waayey Meel Somaliland u Bad-qabta.. Madaxweynuhu Waa Danayste, Baarlamaanku Waa Laalush Qaatee, Mucaaridku waa Cadow Kalkaal, Ganacsaduhu Waa Dad-qal...?.

0 Visits: 2580 | Tuesday May 08, 2018 - 03:53:22
Umadaha Meel uunbaa u Bad-qabtee Anigu Waan-waayey Meel Somaliland u Bad-qabta.. Madaxweynuhu Waa Danayste, Baarlamaanku Waa Laalush Qaatee, Mucaaridku waa Cadow Kalkaal, Ganacsaduhu Waa Dad-qal...?.

Read More »

Dekedda Berbera oo Taarikhda Markii u horaysay Sumcadeedj Kor u kacday...Maamulka Dekedda oo ku Guuleystay Inuu soo Jiito Suuqyada Mandaqada iyo Filashada Barwaaqo Suuranka Mashaaricda Cusub.....

0 Visits: 1964 | Tuesday May 08, 2018 - 03:39:19
Dekedda Berbera oo Taarikhda Markii u horaysay Sumcadeedj Kor u kacday...Maamulka Dekedda oo ku Guuleystay Inuu soo Jiito Suuqyada Mandaqada iyo Filashada Barwaaqo Suuranka Mashaaricda Cusub.....

Read More »

Gudoomiye Sharmarke Geelle Masuul Udub-dhexaad u ah Waxqabadka Xukuumada Madaxweyne Muuse ee Maalmihii Tagay....

0 Visits: 1225 | Tuesday May 08, 2018 - 03:37:02
Gudoomiye Sharmarke Geelle Masuul Udub-dhexaad u ah Waxqabadka Xukuumada Madaxweyne Muuse ee Maalmihii Tagay....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: muuqaal Aad u Qosol Badan Reer Burco oo Hal-hayskıı Xısbıga Kulmiye ee Horaa loo soconayaa ku bedelay Dıbaa loo soconayaa... Qosolkıı aduunka....

0 Visits: 1188 | Monday May 07, 2018 - 19:12:12
Daawo Xogreeb Tv: muuqaal Aad u Qosol Badan Reer Burco oo Hal-hayskıı Xısbıga Kulmiye ee Horaa loo soconayaa ku bedelay Dıbaa loo soconayaa... Qosolkıı aduunka....

Read More »

Ex. Wasiir Maxamuud Xaashi Iyo Xoghayaha dawladda hoose ee Berbera oo ku hawlan Shirqoolo Beeleysan oo ka dhan ah Madaxweyne Muuse Biixi & Wasiir Maxamed Kaahin, Mudaharaadyo lagu dalbanaayo Sii Daynta Boqor Buurmadow iyo dalabka wareejinta Gudoomiyaha Kulmiye…

0 Visits: 3033 | Sunday May 06, 2018 - 02:27:33
Berbera(Xogreebnews)-Xoghayaha fulinta dawladda hoose ee degmada Berbera Cabdikariin Aadan Cadde, ayaa muddooyinkii u dambeeyey kaga mashquulay shaqadii loo diray ee fulinta dawladda hoose ee Berbera, kacdoono Beeleysan oo u ku abaabulaayo Xukuumadda cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Muuse Biixi oo Kulan la qaatay Aabaha dhalay Naciima Qorane, sheegayna inuu si dhakhso ah usoo dayn doono Haweenaydaa xabsiga dheer ku xukuman...

0 Visits: 1096 | Sunday May 06, 2018 - 02:23:09
Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Muuse Biixi oo Kulan la qaatay Aabaha dhalay Naciima Qorane, sheegayna inuu si dhakhso ah usoo dayn doono Haweenaydaa xabsiga dheer ku xukuman...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Soo Dhaweyn Balaadhan Oo Loo Sameeyey Suldaanka Guud ee Beesha Abokor Ciise Sul. Maxamuud Axmed Xasan

0 Visits: 1099 | Sunday May 06, 2018 - 02:16:58
Hargeysa(Xogreebnews)-Suldaanka Guud ee Beesha Abokor Ciise Sul. Maxamuud Axmed Xasan (Maxamuud Wadaad ) oo safar ugu maqnaa dalka dibadiisa, oo soo dhaweyn balaadhan loogu sameeyey magaalada Hargeysa

Read More »

Maxaa ugu Wacan Dawladda Madaxweyne Muuse Biixi Mashaaricda dhinaca ka raaran ee u Qoyskiisa Ku Taxay?.W/ Q Cali Cilmi Aadan

0 Visits: 1689 | Saturday May 05, 2018 - 19:05:34
Maxaa ugu Wacan Dawladda Madaxweyne Muuse Biixi Mashaaricda dhinaca ka raaran ee u Qoyskiisa Ku Taxay?.W/ Q Cali Cilmi Aadan

Read More »

3 May,2018,waa sannad guuradii 16-aad ee ka soo wareegtay geerida Aabihii Jamhuuriyadda Somaliland,Halyeygii,marxuum Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal, waa in loo aqoonsado maalin Qaran, Library & Museum na loo dhiso

0 Visits: 1165 | Saturday May 05, 2018 - 03:51:42
1993 kii ,ayaa Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal , mar labaad Madaxweyne ka noqday Soma liland ,waqtigaas oo Dalka iyo dadkuba ay ku sugnaayeen xaalad aad u adag,jihadaad u jeedsatan a ay ka soo yeedhayso dhiillo colaadeed , amnni darro , kala danbayn la'aan ,geyigana dhammantii ay ka muuqato…

Read More »

featured