Wararka

ITUS OO ITAABSII 3aad. Bye Cabdixakiin Maxamed

0 Visits: 1238 | Saturday May 05, 2018 - 02:43:08
Waxaan aaminsanahay in hadii sidaa uu sheegay ay run tahay in goolaha wakiilada oo isagu ka ahaa hurmood ay qaranka khiyaameeyeen. Khiyaamadaana ay ku mutaysan doonaan maxkamad.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Musharraxa Wadani oo ku Eedeeyey Xukuumada Inay Hor Istaagtay Xuskii 16 guuradii Marxuum Madaxweyne Cigaal "..Waxaan Jeclaa Inaan Berbera kala Soo Qaybgalo Xuskii Marxuum Cigaal, Laakin lama qaban oo Xukuumada Carsho Carshaysay... Anagga Waddani ah ayaa qabanaynaa insha Allah" Cabdiraxmaan Ciro

0 Visits: 944 | Saturday May 05, 2018 - 01:14:16
Daawo Xogreeb Tv: Musharraxa Wadani oo ku Eedeeyey Xukuumada Inay Hor Istaagtay Xuskii 16 guuradii Marxuum Madaxweyne Cigaal "..Waxaan Jeclaa Inaan Berbera kala Soo Qaybgalo Xuskii Marxuum Cigaal, Laakin lama qaban oo Xukuumada Carsho Carshaysay... Anagga Waddani ah ayaa qabanaynaa insha Allah"…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Cod Sir ah oo Laga Duubay Masuuliyiinta Dawladda Hoose ee Hargeysa iyo Musuq-maasuqa Xadhkaha Goostay... Dad la Dulmiyey oo Madaxweynaha iyo bahda Garsoorka Baaq u Diray...

0 Visits: 1413 | Friday May 04, 2018 - 23:37:59
Daawo Xogreeb Tv: Cod Sir ah oo Laga Duubay Masuuliyiinta Dawladda Hoose ee Hargeysa iyo Musuq-maasuqa Xadhkaha Goostay... Dad la Dulmiyey oo Madaxweynaha iyo bahda Garsoorka Baaq u Diray...

Read More »

Qaar Kamid Sullaadinta Gobalka Awdal oo Eedo Culculus Hawada Usoo Mariyey Xukuumada Madaxweyne...

0 Visits: 1160 | Friday May 04, 2018 - 19:51:36
Qaar Kamid Sullaadinta Gobalka Awdal oo Eedo Culculus Hawada Usoo Mariyey Xukuumada Madaxweyne...

Read More »

Hayadda SIHA Netwok iyo Ururka Vosomwo oo Magaaladda Hargeysa Kusoo Gabo-gabeeyey Kulan Aqoon Kororsi ah oo Afar Maalmood Casharo Ku Bareen Haweenka ku Ganacsada Wadooyinka Hareerahooda....

0 Visits: 1189 | Friday May 04, 2018 - 18:18:41
Hayadda SIHA Netwok iyo Ururka Vosomwo oo Magaaladda Hargeysa Kusoo Gabo-gabeeyey Kulan Aqoon Kororsi ah oo Afar Maalmood Casharo Ku Bareen Haweenka ku Ganacsada Wadooyinka Hareerahooda....

Read More »

Ururka Vosomwo oo Si Kulul u Cambaareeyey Weedho Cunsuriyad Iyo Xad-gudub ku ah Ganacsiga Gaarka ah ee Beelaha Gabooye oo Kasoo Yeedhay Wasiiradda Arimaha Bulshada Hinda Gaani, Xukuumada-na ka Dalbaday inay Raali-gelin degdeg ah ka Bixiso

0 Visits: 1253 | Thursday May 03, 2018 - 04:42:37
Ururka Vosomwo oo Si Kulul u Cambaareeyey Weedho Cunsuriyad Iyo Xad-gudub ku ah Ganacsiga Gaarka ah ee Beelaha Gabooye oo Kasoo Yeedhay Wasiiradda Arimaha Bulshada Hinda Gaani, Xukuumada-na ka Dalbaday inay Raali-gelin degdeg ah ka Bixiso

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Ex Wasiir Xagla Toosiye oo Kabaha la Dul-maray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiirkiisa Maaliyadda.. waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya ku karbaashay Xukuumadda.. Wasiirka Biyaha oo aqoontiisa shaqsi badka keenay...

0 Visits: 2388 | Thursday May 03, 2018 - 02:08:55
Daawo Xogreeb Tv: Ex Wasiir Xagla Toosiye oo Kabaha la Dul-maray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiirkiisa Maaliyadda.. waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya ku karbaashay Xukuumadda.. Wasiirka Biyaha oo aqoontiisa shaqsi badka keenay...

Read More »

DAAWO Xogreeb Tv:-"Cirro Waa Madaxweynahii Xaqa ahaa ee Aanu Dooranay.". Xildhibbaan Fihiima

0 Visits: 979 | Thursday May 03, 2018 - 02:04:20
DAAWO Xogreeb Tv:-"Cirro Waa Madaxweynahii Xaqa ahaa ee Aanu Dooranay.". Xildhibbaan Fihiima

Read More »

DAAWO Xogreeb Tv:-"Internetka Shirkadda Somcable Waa Xaaraan.". Guddoomiye Cirro

0 Visits: 991 | Thursday May 03, 2018 - 02:00:08
DAAWO Xogreeb Tv:-"Internetka Shirkadda Somcable Waa Xaaraan.". Guddoomiye Cirro

Read More »

War deg-deg ah: Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiir Maxamed Kaahin oo Amar ku bixiyey Inaan Magaaladda Berbera lagu qaban Karin Xuska 16-guuradii kasoo wareegtay Geeridii Marxuum Cigaal iyo Badhasaabka Saaxil oo Waraaq dhigay Huteeladda...

0 Visits: 3051 | Wednesday May 02, 2018 - 18:07:43
War deg-deg ah: Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiir Maxamed Kaahin oo Amar ku bixiyey Inaan Magaaladda Berbera lagu qaban Karin Xuska 16-guuradii kasoo wareegtay Geeridii Marxuum Cigaal iyo Badhasaabka Saaxil oo Waraaq dhigay Huteeladda...

Read More »

"Sannadkan wuxuu ku soo beegmay xili xukuumadu xog-ururin buuxda ku soo sameeysay shaqaalaha Somaliland mid walbana rejo ku sugayo; derejo bedel, xuquuq, xeerar, tababar, agab, aqoonsi, gunno, mag-dhaw iyo hawl-gab" Gud Sharmaarke Geelle

0 Visits: 1473 | Wednesday May 02, 2018 - 04:12:36
"Sannadkan wuxuu ku soo beegmay xili xukuumadu xog-ururin buuxda ku soo sameeysay shaqaalaha Somaliland mid walbana rejo ku sugayo; derejo bedel, xuquuq, xeerar, tababar, agab, aqoonsi, gunno, mag-dhaw iyo hawl-gab" Gud Sharmaarke Geelle

Read More »

Ururka Waddaniga ee Vosomwo oo Magaaladda Hargeysa Kulan Aqoon Kororsi ah Ugu Qabtay Haweenka Dan-yarta ah ee ku Ganacsada Dariiqyadda

0 Visits: 1217 | Tuesday May 01, 2018 - 15:08:28
Ururka Waddaniga ee Vosomwo oo Magaaladda Hargeysa Kulan Aqoon Kororsi ah Ugu Qabtay Haweenka Dan-yarta ah ee ku Ganacsada Dariiqyadda

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: roobab Ma Hiigaano ah oo ka Dá'ay Caasimada Somaliland Iyo Khasaaraha uu Gaystay, dad iyo duunyo uu baabiyey Madaxweynaha oo Lugihiisa ugu Tagay dadkii waxyeeladdu soo gaadhay...

0 Visits: 944 | Tuesday May 01, 2018 - 02:47:19
Daawo Xogreeb Tv: roobab Ma Hiigaano ah oo ka Dá'ay Caasimada Somaliland Iyo Khasaaraha uu Gaystay, dad iyo duunyo uu baabiyey Madaxweynaha oo Lugihiisa ugu Tagay dadkii waxyeeladdu soo gaadhay...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Amb Maxamed Liilan oo Difaacay Mashaaricda Dp world iyo Saldhiga Berbera, eedo kululna Hawada u Mariyey Murashaxa X. Waddani Md. Cirro, qadiyada Xamar uu ka hadlay iyo Xukuumada Madaxweyne Muuse oo difaacay...

0 Visits: 1078 | Monday April 30, 2018 - 02:59:58
Daawo Xogreeb Tv: Amb Maxamed Liilan oo Difaacay Mashaaricda Dp world iyo Saldhiga Berbera, eedo kululna Hawada u Mariyey Murashaxa X. Waddani Md. Cirro, qadiyada Xamar uu ka hadlay iyo Xukuumada Madaxweyne Muuse oo difaacay...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Warbixin Xasaasiya oo laga Diyaariyey Saldhiga Mileteri ee Berbera oo Jiidhay Dayraar Dad leeyahay iyo dhul-daaqsimeed....

0 Visits: 1376 | Sunday April 29, 2018 - 19:05:03
Daawo Xogreeb Tv: Warbixin Xasaasiya oo laga Diyaariyey Saldhiga Mileteri ee Berbera oo Jiidhay Dayraar Dad leeyahay iyo dhul-daaqsimeed....

Read More »

Dhisme Dhowr Dabaq ah oo Magaalada Hargeysa uga Socda Xoghayaha Dawladda Hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde...

0 Visits: 1753 | Saturday April 28, 2018 - 21:11:17
Dhisme Dhowr Dabaq ah oo Magaalada Hargeysa uga Socda Xoghayaha Dawladda Hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde...

Read More »

Sheekh Aadan Siiro oo Eedo Culculus Usoo Jeediyey Komishanka iyo wax uu ugu Yeedhay Xisbiyo Beeleed. "..Somaliland bilaa Caddaalad ah ma taageersanin, Somaliland dhinac ka rarran oo Xisbi, Koox ama Reer leeyahay ma taageersanin... La idinkama aqbali karo Inaad laba Qof kala saari kari waydaan Koomishankow..".

0 Visits: 1298 | Saturday April 28, 2018 - 02:21:06
Sheekh Aadan Siiro oo Eedo Culculus Usoo Jeediyey Komishanka iyo wax uu ugu Yeedhay Xisbiyo Beeleed. "..Somaliland bilaa Caddaalad ah ma taageersanin, Somaliland dhinac ka rarran oo Xisbi, Koox ama Reer leeyahay ma taageersanin... La idinkama aqbali karo Inaad laba Qof kala saari kari waydaan Koomishankow..".

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Shacab-weynaha reer Sool oo Kabaha lá Dul-maray Dilaalka Mashaaricda Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, Faysal Cali Waraabe, kuna Tilmaamay Daalin Calooshi u shaqeyste ah..

0 Visits: 2086 | Friday April 27, 2018 - 21:38:51
Daawo Xogreeb Tv: Shacab-weynaha reer Sool oo Kabaha lá Dul-maray Dilaalka Mashaaricda Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, Faysal Cali Waraabe, kuna Tilmaamay Daalin Calooshi u shaqeyste ah..

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: muuqaal Qosol Badan oo laga duubay Gudoomiyaha Waddani Cirro.... "Kugu Garanay Talladaad la Gur-guuranaysee, lama cuno cidaadiyo Cawdaad ku Hurudo"

0 Visits: 1598 | Thursday April 26, 2018 - 06:26:34
Daawo Xogreeb Tv: muuqaal Qosol Badan oo laga duubay Gudoomiyaha Waddani Cirro.... "Kugu Garanay Talladaad la Gur-guuranaysee, lama cuno cidaadiyo Cawdaad ku Hurudo"

Read More »

Shirkada Somaliland investment Company waa Xisaab-socod (account) Casriyeysan oo khatartiisa leh.qalinkii A/rahman fidhinle UK

0 Visits: 1192 | Thursday April 26, 2018 - 02:26:18

featured