Wararka

Waxqabadka Taabo-galay ee u ku Talaabsadday Xoghayaha Fulinta Dawladda hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde Iyo Doorkiisi Xarun Cilmiyeedka Bugaagta Berbera!!!. Qalinkii Cabdifataax Cali Faarax

0 Visits: 1106 | Thursday April 26, 2018 - 02:13:46
Waxqabadka Taabo-galay ee u ku Talaabsadday Xoghayaha Fulinta Dawladda hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde Iyo Doorkiisi Xarun Cilmiyeedka Bugaagta Berbera!!!. Qalinkii Cabdifataax Cali Faarax

Read More »

Madaxweyne wadanka waxaa ka dhacay Aafo Shidaal oo gaadhsiiyey bulshada aad madaxweynaha u tahay dhibaato laxaad leh....?.

0 Visits: 845 | Wednesday April 25, 2018 - 18:55:42
Madaxweyne wadanka waxaa ka dhacay Aafo Shidaal oo gaadhsiiyey bulshada aad madaxweynaha u tahay dhibaato laxaad leh....?.

Read More »

Ogaalkeen Shirkadda Sagal-jet 12-kii Sanno ee u Dambeeyey Waxay ahayd Horyaalka Iyo Laf-dhabarta Shirkadaha Daabacaada, Waxayna Dabooshay Baahi lagaga Maarmay Dalab-dibadeed, xusaska Weynaynta Munaasibadaha qaran iyo Kal-furnaanta Tayo Bay-nagu Kasbadeen!!!.

0 Visits: 1208 | Wednesday April 25, 2018 - 03:33:50
Ogaalkeen Shirkadda Sagal-jet 12-kii Sanno ee u Dambeeyey Waxay ahayd Horyaalka Iyo Laf-dhabarta Shirkadaha Daabacaada, Waxayna Dabooshay Baahi lagaga Maarmay Dalab-dibadeed, xusaska Weynaynta Munaasibadaha qaran iyo Kal-furnaanta Tayo Bay-nagu Kasbadeen!!!.

Read More »

Maxay Ku Timi Magacaabista Gudoomiyaha Baanka Somaliland oo aan Lahayd aqoon Baan iyo Cilmi Dhaqaale midna?. Madaxweyne "...Talo Caruureed Tabaalo xun bay leedahay".

0 Visits: 4828 | Wednesday April 25, 2018 - 02:03:15
Maxay Ku Timi Magacaabista Gudoomiyaha Baanka Somaliland oo aan Lahayd aqoon Baan iyo Cilmi Dhaqaale midna?. Madaxweyne "...Talo Caruureed Tabaalo xun bay leedahay".

Read More »

Qabyada degelka taala way badan tahay. Qoraa:- Eng Yasin Cabdala Jama

0 Visits: 1851 | Tuesday April 24, 2018 - 19:00:22
wakhtigan la joogo waxa layska gumaystaa caloosha iyo wixii af qaadi lahaa sida ay u dhan yihiin calooshooda ayay u shaqaystaan , hunguri iyo hawada nafta ayay shaqaale u yihiin. Waxa soo raaca mid mid aan wax badan dhaamin oo hankiisu hebel ku xidhan yahay waxaana mayalka u haya maalinba halka hungirigisu…

Read More »

Dacwad ka dhan ah masuuliyiinta Wargayska Hubsad oo beri ka bilaabmaysa maxkamadda sare iyo dareenada ku xeeran

0 Visits: 1020 | Tuesday April 24, 2018 - 18:38:12
Dacwad ka dhan ah masuuliyiinta Wargayska Hubsad oo beri ka bilaabmaysa maxkamadda sare iyo dareenada ku xeeran

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Masuulka uu Madaxweyne Muuse Biixi u Magacaabay Gudoomiyaha Baanka oo ahaa Shaqsigii ka Dambeeyey Khalkhalintii Natiijada Doorashadii Madaxtooyadda ee Dadku ku Dhintay, Sheegaynaa inuu Waddani Helay Doorashadii Madaxtooyada 13-kii Novomber welina Rumaysan in lagaga Shubtay....?.

0 Visits: 3876 | Tuesday April 24, 2018 - 04:12:14
Daawo Xogreeb Tv: Masuulka uu Madaxweyne Muuse Biixi u Magacaabay Gudoomiyaha Baanka oo ahaa Shaqsigii ka Dambeeyey Khalkhalintii Natiijada Doorashadii Madaxtooyadda ee Dadku ku Dhintay, Sheegaynaa inuu Waddani Helay Doorashadii Madaxtooyada 13-kii Novomber welina Rumaysan in lagaga Shubtay....?.

Read More »

Daawo Xogreev Tv: Shirkada Sagal Jet Qaybteeda Wajaale oo Tartan Ciyaareed u Furay Dhalinyarada Degmada...

0 Visits: 818 | Tuesday April 24, 2018 - 02:53:53
Daawo Xogreev Tv: Shirkada Sagal Jet Qaybteeda Wajaale oo Tartan Ciyaareed u Furay Dhalinyarada Degmada...

Read More »

Daawo Barnaamijka Waxqabaadka Dekedda Berbera ee 120-ka Maalmood ee Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi iyo doorka Horumarka ah ee u ku Talaabsaday Mareeye Siciid Xasan Cabdilahi.....

0 Visits: 3179 | Sunday April 22, 2018 - 20:00:00
Daawo Barnaamijka Waxqabaadka Dekedda Berbera ee 120-ka Maalmood ee Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi iyo doorka Horumarka ah ee u ku Talaabsaday Mareeye Siciid Xasan Cabdilahi.....

Read More »

"Somaliland waxa ay cagta saartay in ay yeelato xog ay ku qorshe iyo qiyaas qaadan karto" Gudoomiye Sharmaake Geelle

0 Visits: 987 | Sunday April 22, 2018 - 02:38:38
"Somaliland waxa ay cagta saartay in ay yeelato xog ay ku qorshe iyo qiyaas qaadan karto" Gudoomiye Sharmaake Geelle

Read More »

Aabo Muuse iyo NGO…….? Qore Cabdirasaaq Askar

0 Visits: 1556 | Sunday April 22, 2018 - 02:16:12
Siyaasad iyo dawladnimo intaba, bal u fiirsada Qasriga kuwa ku, urursan tayadooda , kuwa Madaxweynaha u ehelka ahi waa kuwaa iyo kuwa, aan dhaamin oo uu xilal sare ku taxay, ma kuwaas ayaa xaaladan..Madaxweyne waxaan kugula talinayaa jid dheer iyo hawlo culus ayuu xambaarsan yahay xilka laguu doortay,…

Read More »

Marxuum Cigaal Iyo Muuse Biixi (TANI WAA KA DHUR LUFOOY Iyo KADARA U MAGAC BIXIN)

0 Visits: 1233 | Sunday April 22, 2018 - 00:53:59
Marxuum Cigaal Iyo Muuse Biixi (TANI WAA KA DHUR LUFOOY Iyo KADARA U MAGAC BIXIN)

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawladda oo Si Rasmiya Usoo Gebo-gabeeyey Diiwaangelintii 70-ka Maalmood ee Shaqaalaha Qaran iyo xog muhiima Halkan ka Daawo.....

0 Visits: 976 | Saturday April 21, 2018 - 19:34:07
Daawo Xogreeb Tv: Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawladda oo Si Rasmiya Usoo Gebo-gabeeyey Diiwaangelintii 70-ka Maalmood ee Shaqaalaha Qaran iyo xog muhiima Halkan ka Daawo.....

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo Todobaadkan Galbeed London ka Iibsaday Guri kuwa Raaxada ah oo u Siistay Malaayin Doolar!!!. W/Q Weriye Saki Saleeban Axmed.

0 Visits: 1658 | Saturday April 21, 2018 - 03:36:17
Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo Todobaadkan Galbeed London ka Iibsaday Guri kuwa Raaxada ah oo u Siistay Malaayin Doolar!!!.

Read More »

"..Madaxweyne Muuse Markuu Imaaraadka tegay Wasiirka madaxtooyada miyaanuu cadayn Inay heshiiska wada galeen somaliland iyo imaaraadku...Sidee Somaliland heshiis loola galay Ayey isku raacsan Yihiin Farmaajo, khayre , baarlamaan somalia..". Siyaasi Kayd Cabdilahi oo Kabaha la Dulmaray Huwanta Isku Bahaysatay Dagaalka Somaliland

0 Visits: 950 | Saturday April 21, 2018 - 02:37:24
"..Madaxweyne Muuse Markuu Imaaraadka tegay Wasiirka madaxtooyada miyaanuu cadayn Inay heshiiska wada galeen somaliland iyo imaaraadku...Sidee Somaliland heshiis loola galay Ayey isku raacsan Yihiin Farmaajo, khayre , baarlamaan somalia..". Siyaasi Kayd Cabdilahi oo Kabaha la Dulmaray Huwanta…

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Dood Xasaasiya oo Idaacada BBC-du u qabatay Wasiir Sacad Cali Shire iyo Xubno Mucaarid ah... Wasiirka oo Ku Fashilmay inuu Saafo halka Sartu ka qudhuntay Iyo Mucaridka oo Ku muquiniyey...

0 Visits: 1117 | Friday April 20, 2018 - 20:28:37
Daawo Xogreeb TV: Dood Xasaasiya oo Idaacada BBC-du u qabatay Wasiir Sacad Cali Shire iyo Xubno Mucaarid ah... Wasiirka oo Ku Fashilmay inuu Saafo halka Sartu ka qudhuntay Iyo Mucaridka oo Ku muquiniyey...

Read More »

Cajiib Daawo Milicsiga Digniin Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ka Bixiyey Wareejintii Haamaha Kaydka Shidaal Berbera Laba Sanno ka hor iyo Dhibka Maanta ka Haysaa Shacabka Shidaalka Xun ee Shirkada Raysal-wasaare Khayre ka Iibinryso Shacabka S/land...?. Dhugo oo Dhuux, kadibna adigu wax isweydii...

0 Visits: 2309 | Friday April 20, 2018 - 04:21:02
Daawo Milicsiga Digniin Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ka Bixiyey Wareejintii Haamaha Kaydka Shidaal Berbera Laba Sanno ka hor iyo Dhibka Maanta ka Haysaa Shacabka Shidaalka Xun ee Shirkada Raysal-wasaare Khayre ka Iibinryso Shacabka S/land...?. Dhugo oo Dhuux, kadibna adigu wax isweydii...

Read More »

Faaleyn iyo Falanqeyn kooban "Waxqabadka xukumada120 kii maalmood ee la soo dhaafay"!. qalinkii A/rahman fidhinle UK

0 Visits: 1185 | Friday April 20, 2018 - 04:06:42
Siyaasadda Arimaha debeda ee Somaliland way ka " ilduuftay Ahmiyada Marsada Berbera". Somaliland kama ay Faa'ideysan istiraajiyada ay leedahay Marsada Berbera oo dhacda marinka Aduunka ugu muhiimsan ee ganacsiga aduunka badankiisu maro, marinkaas oo uu maro shidaalka aduunka ugu badani ayaa…

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Milicso Mudanayaashii Gacanta u Taagay Heshiiskii Dp World kuwii Diiday iyo Qaabkii uu Gudoomiye Cirro Maalintaas wax u Maamulay....

0 Visits: 1574 | Friday April 20, 2018 - 00:21:06
Daawo xogreeb Tv: Milicso Mudanayaashii Gacanta u Taagay Heshiiskii Dp World kuwii Diiday iyo Qaabkii uu Gudoomiye Cirro Maalintaas wax u Maamulay....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Guddida Daba-galka Hantida Qaranka Golaha Wakiilada oo soo Bandhigay Fadeexado dhulkii Raasiga Dekedda oo Qoyskii Silaanyo iyo dad shacab ah laga Iibiyey iyo arimo kaloo Xasaasiya.....Haamaha iyo .....?.

0 Visits: 986 | Thursday April 19, 2018 - 19:47:03

featured