Wararka

Rex Tillerson; Secretary of state fired by Trump in Russia warning

0 Visits: 1261 | Wednesday March 14, 2018 - 03:31:52
Rex Tillerson; Secretary of state fired by Trump in Russia warning

Read More »

Gudoomiyihii hore ee Wajaale Muj. Aadan Shiine si Adag u Difaacay Qaranimada S/land, Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasaaradaha gudaha, Hawlaha guudna ku boggaadiyey qorsheynta Wajaale iyo Horumarka dalka+ Badhasaab Ramaax oo ku Tilmaamay Inuu Yahay Halyey Gobolka Helaa Nasiib Badan yahay…

0 Visits: 1948 | Wednesday March 14, 2018 - 03:11:03
Gudoomiyihii hore ee Wajaale Muj. Aadan Shiine si Adag u Difaacay Qaranimada S/land, Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasaaradaha gudaha, Hawlaha guudna ku boggaadiyey qorsheynta Wajaale iyo Horumarka dalka+ Badhasaab Ramaax oo ku Tilmaamay Inuu Yahay Halyey Gobolka Helaa Nasiib Badan yahay…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Dawlada Imaaraadka Carabta oo Hab Diblumaasiyadeed oo Heer Caalamiya Kusoo Dhoweysay Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi iyo Waftigiisi...

0 Visits: 1838 | Wednesday March 14, 2018 - 02:59:04
Daawo Xogreeb Tv: Dawlada Imaaraadka Carabta oo Hab Diblumaasiyadeed oo Heer Caalamiya Kusoo Dhoweysay Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi iyo Waftigiisi...

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Shirkada Caalamiga ah ee Telesom oo Soo Bandhigay Dagaal Curyaamin ganacsi oo ay la Daba-galeen Xukuumadihii Kulmiye Silaanyo iyo Muuse Biixi...Garnaqna u diray Miiska Wadahadalada Madaxweyne Biixi

0 Visits: 1169 | Tuesday March 13, 2018 - 20:25:25
Daawo Xogreeb TV: Shirkada Caalamiga ah ee Telesom oo Soo Bandhigay Dagaal Curyaamin ganacsi oo ay la Daba-galeen Xukuumadihii Kulmiye Silaanyo iyo Muuse Biixi...Garnaqna u diray Miiska Wadahadalada Madaxweyne Biixi

Read More »

Gudoomiye-xigeenka Kulmiye ee Toronto oo Shacabka Somaliland ugu Baaqay inay Sameeyan Mudaharaado lagaga Soo Hor-jeedo Gar-darada Xukuumada iyo Baarlamaanka Somaliya+ Madaxweyne Muuse Biixi-na ku Boggaadiyey Hadalkii Geesimada laha ee u ku difacay dalka

0 Visits: 1867 | Tuesday March 13, 2018 - 03:46:00
"..Somaliland Maanta Waxay Leedahay Madaxweyne Xoriyadda qayb ka dhaliyey, oo weli-na u taagan difaaca dalkiisa.. Shacabku Waa Inuu sammeeya mudaharaadyo lagaga soo Horjeedo farogelinta Xukuumadda Xamar ee Somaliya nagu hayso.. DP World way maalgelineysaa Dalkaga oo Dekedo ayey noo dhisaysa, Baarlamaanka…

Read More »

Cabdikhalaq Awal-bari Haldoorkii Dhalinyarada Gobolka Saaxil oo Shaaciyey Inuu u Taagan yahay Musharrax Golaha Deegaanka Degmada Berbera Iyo Shacabweynaha Reer Saaxil oo si weyn Usoo Dhoweeyey, Kana dareen-celiyey Kartidiisa iyo Waayo-aragnimada Shaqo ee u Dawlada Hoose u leeyahay…

0 Visits: 1851 | Tuesday March 13, 2018 - 03:35:27
Cabdikhalaq Awal-bari Haldoorkii Dhalinyarada Gobolka Saaxil oo Shaaciyey Inuu u Taagan yahay Musharrax Golaha Deegaanka Degmada Berbera Iyo Shacabweynaha Reer Saaxil oo si weyn Usoo Dhoweeyey, Kana dareen-celiyey Kartidiisa iyo Waayo-aragnimada Shaqo ee u Dawlada Hoose u leeyahay…

Read More »

Joojinta Adeega Zaad Waxay Noqon Doontaa Ka Dar oo Dibi Dhal

0 Visits: 1306 | Monday March 12, 2018 - 20:16:52
gudiga sixir bararku iyagoo aan hubsan adeegan cusub iyo sida u shaqaynaayo waxay mar-labaad talaabooyin aan laga fiirsan dul dhigeen isticmaalka adeegan cusub, arrintan oo ina tusaysa in aan dawadda qiima dhaca laga dayin meeshi la rabay balse, maalinba wixii la rabo la yeelayo

Read More »

Ka baddalo Dollar oo u baddalo Shillin adigoo adeegsanaya Saad -ka Telesom

0 Visits: 1550 | Monday March 12, 2018 - 20:10:57
Ka baddalo Dollar oo u baddalo Shillin adigoo adeegsanaya Saad

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka Arrimaha dibeda Sacad Cali Shire oo ku Haftay Suaalo laga waydiiyey Heshiiskii saddeex Geesoodka ahaa uu Dubai lagu galay...Fadeexado hadheeyey kala hadalkiisi ..Mudanayaasha oo Dalbaday in Heshiiska la Horkeeno....

0 Visits: 1544 | Sunday March 11, 2018 - 21:38:29
Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka Arrimaha dibeda Sacad Cali Shire oo ku Haftay Suaalo laga waydiiyey Heshiiskii saddeex Geesoodka ahaa uu Dubai lagu galay...Fadeexado hadheeyey kala hadalkiisi ..Mudanayaasha oo Dalbaday in Heshiiska la Horkeeno....

Read More »

Ganacsade Reer Jabuuti Ah Naasir Cabdilaahi Oo Cabasho Ka Muujiyey In Garsoorka Somaliland Ku Guuldaraystay Inuu Wax ka Qabto Dad Guryo Ka Kiraystay Oo Mulkiyado Kale U Samaystay

0 Visits: 1772 | Sunday March 11, 2018 - 19:19:51
Ganacsade Reer Jabuuti Ah Naasir Cabdilaahi Oo Cabasho Ka Muujiyey In Garsoorka Somaliland Ku Guuldaraystay Inuu Wax ka Qabto Dad Guryo Ka Kiraystay Oo Mulkiyado Kale U Samaystay

Read More »

Waa Kuma Gudoomiyaha Wargeyska Dawlada ee Dawan M. Axmed Jaamac (Caloolay)? Waayo Aadag iyo Halgano Siyaasadeed!. Qore Cabdicasiis Bashiir Nuur.

0 Visits: 1442 | Sunday March 11, 2018 - 04:22:17
halgankii Maxamed Axmed Jaamac la garab-galay hoggaamiyaha Maanta ee Somaliland, waxasi uu sidii usii wadday halgankii oloollaha oo u siffo shaqsi ugu madax-banaanaday, isaggoo wareejiyey hawshii Wargeyska, isla markaana dhinaca Siyaasadda isaggu lugga duwaday. Maxamed Caloolay waxa uu kamid ahaa shaqsiyaadka…

Read More »

Dacwadii UNta Ee Soomaaliya, Doodii Jaamacada Carabta Ee Doraad, Dagaalkii Dibloomaasiyada Ugu Danbeeyey Iyo Dareen La,aanta Wasaarada Khaarajiga Somaliland.Faalo: C.S.F(Jeesto).

0 Visits: 1304 | Saturday March 10, 2018 - 22:26:11
Dacwadii UNta Ee Soomaaliya, Doodii Jaamacada Carabta Ee Doraad, Dagaalkii Dibloomaasiyada Ugu Danbeeyey Iyo Dareen La,aanta Wasaarada Khaarajiga Somaliland.Faalo: C.S.F(Jeesto).

Read More »

Wakiilkii Somaliland ee Ururka IGAD iyo Midawga Afrika oo Is-casilay iyo Sababaha uu Cuskaday oo Qaawiyey Siyaasadda Arrimaha Dibedda JS

0 Visits: 1726 | Saturday March 10, 2018 - 21:05:18
Addis Ababa(Xogreebnews):- Wakiilkii Jamhuuriyadda Somaliland u qaabilsan ururka Midowga Afrika iyo IGAD danjire Aadan Muuse Jibriil, ayaa iska casilay xilkaas, isagoo banaanka soo dhigay sababaha keenay inuu xilkaas iska casilo.

Read More »

Mashruuca Sahaminta Shidaal ee Gobolka Saaxil oo Qarka u Saaran inuu Fashilmo iyo Fadeexado Musuq-maasuq oo Dul-hoganaya Wasiirka Macdanta+ Madaxweynaha oo loogu Baaqayo inuu ka Badbaadiyo Wasiirka mashruuca....

0 Visits: 1292 | Saturday March 10, 2018 - 20:51:18
Mashruuca Sahaminta Shidaal ee Gobolka Saaxil oo Qarka u Saaran inuu Fashilmo iyo Fadeexado Musuq-maasuq oo Dul-hoganaya Wasiirka Macdanta+ Madaxweynaha oo loogu Baaqayo inuu ka Badbaadiyo Wasiirka mashruuca....

Read More »

Ardayda Somaliyeed oo loo ogolaaday in wax ka bartaan Dalka Ruushka iyo Barnaamijyada deeqaha waxbarasho

0 Visits: 1359 | Saturday March 10, 2018 - 04:26:20
Ardayda Somaliyeed oo loo ogolaaday in wax ka bartaan Dalka Ruushka iyo Barnaamijyada deeqaha waxbarasho

Read More »

Ganacsatadda Beenyaddu Hagar-Daamoyinkay Qaranka ku Hayaan "Deeq Bixiye M/weynaha u Magan Tagtay oo Haddana La-Xidhay"

0 Visits: 1264 | Saturday March 10, 2018 - 04:23:11
Ganacsatadda Beenyaddu Hagar-Daamoyinkay Qaranka ku Hayaan "Deeq Bixiye M/weynaha u Magan Tagtay oo Haddana La-Xidhay"

Read More »

Hiigsiga Mustaqbalka dhow ee Dekedda Berbera, Himilada Maareeye Siciid iyo Maalgelinta DP World Intuba waa Guusha Qaranka Somaliland!!!.

0 Visits: 1272 | Saturday March 10, 2018 - 04:20:52
Hiigsiga Mustaqbalka dhow ee Dekedda Berbera, Himilada Maareeye Siciid iyo Maalgelinta DP World Intuba waa Guusha Qaranka Somaliland!!!.

Read More »

Gudoomiyaha Hay'ada shaqaalaha S/land Sharmarke Geelle Masuul ay ka Go'aan tahay ka Midho-dhalinta Xogta dhabta ah ee Shaqaalaha Qarankan ka Hawl gala!.

0 Visits: 1277 | Saturday March 10, 2018 - 04:18:44
Gudoomiyaha Hay'ada shaqaalaha S/land Sharmarke Geelle Masuul ay ka Go'aan tahay ka Midho-dhalinta Xogta dhabta ah ee Shaqaalaha Qarankan ka Hawl gala!.

Read More »

Xoghayaha Dawladda Hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde Masuul Dhex-da u Xidhay u Harag-bixida Danaha dadweynaha Berbera iyo Danta Guud ee Qaranka. W/Q Farxaan Cali Warsame.

0 Visits: 1231 | Saturday March 10, 2018 - 02:22:12
Xoghayaha Dawladda Hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde Masuul Dhex-da u Xidhay u Harag-bixida Danaha dadweynaha Berbera iyo Danta Guud ee Qaranka. W/Q Farxaan Cali Warsame.

Read More »

Uhuru Kenyatta & Raila Odinga Oo Kulankii Ugu Horeeyey Yeeshay Ka Dib Doorashadii Lagu Murmay... Ma Dawlad wadaag ahbaa lagu heshisiiyey mise Wax kale...

0 Visits: 1321 | Saturday March 10, 2018 - 01:25:54

featured