Wararka

Daawo Xogreeb Tv: Suldaan Cismaan Suldan Cali Madar iyo Qurba Joogta Garxajis Maxaa Kala qabsaday Markii u Suldaanku Cadeeyey Shirka Burco inaan Qaranimada S/land lagu dhaawaceyn, Somaliya fariin u diray inaanay kusoo dhuuman Garxajis. "..Waxanan Aqbaleyn Dawlad laba Qoys ah.. Yaan Mashaaric Somali-weyn inaga soo hoosgelin Shirkeena". Suldaan Cisman Suldan Cali madar.

0 Visits: 1266 | Monday February 05, 2018 - 01:24:58
Daawo Xogreeb Tv: Suldaan Cismaan Suldan Cali Madar iyo Qurba Joogta Garxajis Maxaa Kala qabsaday Markii u Suldaanku Cadeeyey Shirka Burco inaan Qaranimada S/land lagu dhaawaceyn, Somaliya fariin u diray inaanay kusoo dhuuman Garxajis. "..Waxanan Aqbaleyn Dawlad laba Qoys ah.. Yaan Mashaaric Somali-weyn…

Read More »

Muran Ka Dhashay Mushaharka Dowladda Qadar Ku Qaadatay Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo La Askareeyey

0 Visits: 1661 | Sunday February 04, 2018 - 19:03:45
Muran Ka Dhashay Mushaharka Dowladda Qadar Ku Qaadatay Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo La Askareeyey

Read More »

Ciidanka Dabdemiska oo Badbaadiyey Saddex Nin oo ay ku Duntay Bulaadacad aad u dheer...

0 Visits: 1185 | Sunday February 04, 2018 - 17:54:03
Ciidanka Dabdemiska oo Badbaadiyey Saddex Nin oo ay ku Duntay Bulaadacad aad u dheer...

Read More »

SHIRKADAHA DAHABSHIIL GROUP OO MAAL GALIYEY MUNAASIBADA CAALAMIGA AH EE TEDX HARGEYSA+SAWIRO

0 Visits: 1118 | Sunday February 04, 2018 - 17:49:24
SHIRKADAHA DAHABSHIIL GROUP OO MAAL GALIYEY MUNAASIBADA CAALAMIGA AH EE TEDX HARGEYSA+SAWIRO

Read More »

Sidee Loo Kala Saarayaa habka shaqo Ee Af-hayeenka Madaxweynaha Iyo Af-hayeenka Dowladda?.Cabdilaahi Axmed Caarshe

0 Visits: 1884 | Sunday February 04, 2018 - 04:54:21
Sidee Loo Kala Saarayaa habka shaqo Ee Af-hayeenka Madaxweynaha Iyo Af-hayeenka Dowladda?.Cabdilaahi Axmed Caarshe

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "..Saxaafadda madaxa bannaan ee raadinaysa qaladkii aad gashaba ay tahay waxa aynu ku dhaafnay dalalka qayrkeen ee Afrika..Waxaanu ku faanaynaa ra'yi-yada kala duwan, waxaanu ku dhaadanaynaa xisbiyadayada". Madaxweyne Muuse Biixi

0 Visits: 1042 | Sunday February 04, 2018 - 03:26:10
Daawo Xogreeb Tv: "..Saxaafadda madaxa bannaan ee raadinaysa qaladkii aad gashaba ay tahay waxa aynu ku dhaafnay dalalka qayrkeen ee Afrika..Waxaanu ku faanaynaa ra'yi-yada kala duwan, waxaanu ku dhaadanaynaa xisbiyadayada". Madaxweyne Muuse Biixi

Read More »

Saleeban Xuquuq oo Caanku ah U Doodista Xuquuqal Insaanka oo Sheegay in Wiil Madaxweyne Muuse Biixi Adeer u yahay uu Dhaawac Culus u Gaysytay Xaaskiisa... Ciidamada Booliska oo Diiday inay Soo Qabtaan Dhib-geystaha....halkan ka Daalaco Maqaal u qoray!.

0 Visits: 3829 | Sunday February 04, 2018 - 02:23:49
"..Madaxwayne markii Xilka Madaxwaynaha dalka laguu dhaariyayba Cadaabtii Ifka ayaa u bilaabmay Qoyskayga oo ka kooban 18 oo isugu jira caruurtayda". Saleebaan Ismaaciil Bulaale (Saleebaan Xuquuq).

Read More »

Asli maydi and Anjanette's fake Articles, but she Rightfully a lot of currency that comes millionaires the world. Eng yahye awil mohamoud

0 Visits: 1595 | Sunday February 04, 2018 - 00:24:32
Asli maydi and Anjanette's fake Articles, but she Rightfully a lot of currency that comes millionaires the world. Eng yahye awil mohamoud

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "..Dawladda cusub waxaanu leenahay Nimankaa (Imaaraadka) Saldhiggooda (hala eego), waa Niman Qabaa'ilka hubeeya, Balaayiin ayay siinayaan Qabaa'ilka, waxa laga yaabaa inay Qabiilka ugu yar wax ka dhigaan, si ay Somaliland u burburiyaan haddii danahooda la fulin waayo."Sheekh Aadan Siiro

0 Visits: 1288 | Saturday February 03, 2018 - 02:32:12
Daawo Xogreeb Tv: "..Dawladda cusub waxaanu leenahay Nimankaa (Imaaraadka) Saldhiggooda (hala eego), waa Niman Qabaa'ilka hubeeya, Balaayiin ayay siinayaan Qabaa'ilka, waxa laga yaabaa inay Qabiilka ugu yar wax ka dhigaan, si ay Somaliland u burburiyaan haddii danahooda la fulin waayo."Sheekh…

Read More »

Waa tuma Anjanette DeCarlo? Maxaase ka dhexeeya Barkhad iyo Anjanetta DeCarlo?. War-bixin Eng Yahye Cawil Maxamuud

0 Visits: 2787 | Saturday February 03, 2018 - 02:24:35
Anjaneta DeCarlo waa gabar reer Carolina ah oo ah xubin ka mid ah 6 da xubnood ee ka hawl gala shaybaadhka ugu tayada fiican ee lagu safeeyo laguna analays gareeyo ka manaafacaadka dabiiciga ah ee beeyada ka dibna loo raro suuqyada waaweyn ee aduunka dacaldiisa ee magaciisa yahay Aromatic Plant Research…

Read More »

Xaafadda badda cas ee Magaaladda Hargeysa oo laga Furay Masaajidka weyn ee Khaalid Binu Waliid oo u aas-aasay Marxuum Cabdilahi Jire…Qoyska oo dib-u-habayn balaadhan iyo dayac-tir ku sameeyey dhismaha Masaajidkan..Jasakalah Khayr

0 Visits: 2455 | Saturday February 03, 2018 - 01:58:08
Xaafadda badda cas ee Magaaladda Hargeysa oo laga Furay Masaajidka weyn ee Khaalid Binu Waliid oo u aas-aasay Marxuum Cabdilahi Jire…Qoyska oo dib-u-habayn balaadhan iyo dayac-tir ku sameeyey dhismaha Masaajidkan..Jasakalah Khayr

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Suldaan kamid ahaa Madax-dhaqameedka Gobolka Maroodi-jeex oo Iska Casilay Mansabkii Suldaannimo... Iyo sababta oo u ka hadlay

0 Visits: 1490 | Friday February 02, 2018 - 22:00:22
Daawo Xogreeb Tv: Suldaan kamid ahaa Madax-dhaqameedka Gobolka Maroodi-jeex oo Iska Casilay Mansabkii Suldaannimo... Iyo sababta oo u ka hadlay

Read More »

Ma Sicir Barar Mise Mushahar Barar, Ma Qarran Dhis Mise Kiiska Iska Waal, Yaa Ka Masuul Ah Dhagarta Sicir Bararka-----qormadani W/Q Mohammed Abdi Hassan Diridhaba

0 Visits: 1544 | Friday February 02, 2018 - 04:46:47
Xukuumadda Muuse Biixi Cabdi waxay ka meeraysanaysa inay farta ku fiiqdo ciddii gaysatay danbigani ka weyn dhagarta, waxaa Somaliland ka dhacay waa (financial daylight robbery), boob maalin cad la sameeyey.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xoghayaha Dawladda Hoose ee Berbera Md Cabdikariin Aadan Cadde oo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Warbixin ka siiyey dhismaha Xarunta leebareeriga Berbera, sheegayna in 7000-kun oo Buug yaalan....

0 Visits: 1225 | Friday February 02, 2018 - 03:31:20
Daawo Xogreeb Tv: Xoghayaha Dawladda Hoose ee Berbera Md Cabdikariin Aadan Cadde oo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Warbixin ka siiyey dhismaha Xarunta leebareeriga Berbera, sheegayna in 7000-kun oo Buug yaalan....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne ku-xigeenka s/land Md. Saylici oo soo Kormeeray Isbedelka iyo Horumarka Dekeda Berbera Iyo Maareeye Siciid Xasan Cabdilahi oo Warbixin ka siiyey Qalab Baahi-weyn loo qabay oo ay soo kordhiyeen... Qorshayaasha mustaqbalka iyo isla-jaan-qaadka DP World Maamulka Dekedda. .

0 Visits: 5202 | Friday February 02, 2018 - 03:20:34
Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne ku-xigeenka s/land Md. Saylici oo soo Kormeeray Isbedelka iyo Horumarka Dekeda Berbera Iyo Maareeye Siciid Xasan Cabdilahi oo Warbixin ka siiyey Qalab Baahi-weyn loo qabay oo ay soo kordhiyeen... Qorshayaasha mustaqbalka iyo isla-jaan-qaadka DP World Maamulka Dekedda. .

Read More »

ASLI MAYDI SHIRKADA FASHILANTAY?. W/Q Eng yahye Cawil mohamoud

0 Visits: 1813 | Friday February 02, 2018 - 02:59:15
ASLI MAYDI SHIRKADA FASHILANTAY?. W/Q Eng yahye Cawil mohamoud

Read More »

Xoghayihii Dawladda Hoose ee Gabiley oo Xilka Laga qaaday, Halkan ka akhri Warqada xilka Qaadista Xoghayaha Dawladda Hoose ee Gabiley oo ay heshay Shabakada Xogreebnews.com

0 Visits: 2032 | Thursday February 01, 2018 - 01:39:55
Xoghayihii Dawladda Hoose ee Gabiley oo Xilka Laga qaaday, Halkan ka akhri Warqada xilka Qaadista Xoghayaha Dawladda Hoose ee Gabiley oo ay heshay Shabakada Xogreebnews.com

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Maayir Soltelco oo Maxamed Kaahin ka Qoray Warqada Xilka Qaadista Xoghayaha Dawlada hoose oo ka Xishooday Musuqa Maayir... Soltelco u dabaal-degay Shaxdii uu xilka kaga qaaday, soona magacowday Xoghaye gacan-yare u ahaa.....

0 Visits: 1377 | Wednesday January 31, 2018 - 19:46:01
Daawo Xogreeb Tv: Maayir Soltelco oo Maxamed Kaahin ka Qoray Warqada Xilka Qaadista Xoghayaha Dawlada hoose oo ka Xishooday Musuqa Maayir... Soltelco u dabaal-degay Shaxdii uu xilka kaga qaaday, soona magacowday Xoghaye gacan-yare u ahaa.....f

Read More »

Waali Cas...Gudoomiyaha Awal-galbeed Yuusuf Cilmi oo Madaxweyne Muuse ku Eedeyey in Aanu Gabiley Siin Saamigii ay Lahayd, iyadoo laba Blood gudahood uu Saddex masuul u magacaabay Gabiley..."Waxa Muuqda In Muuse Biixi Codkii Iyo Taageeradii Gabiley Hal Maamay". Gud. Awal-Galbeed Yuusuf Cilmi Ayaanle

0 Visits: 1630 | Wednesday January 31, 2018 - 03:25:32
"Anigu Dalka Intiisa kale ka Hadli Maayee Waxaan ka Hadlayaa Gabiley Iyo Tabashada Digreetooyinka,Waxa Muuqda In Saaxiibkey Muuse Biixi Codkii Iyo Taageeradii Gabiley Hal Maamay",Gudoomiyaha Awal-Galbeed Yuusuf Cilmi Ayaanle (Yuusuf Dabalule)

Read More »

featured