Wararka

Marwo Ikraan Cabdi Gadhle oo kamid ah Ashkhaasta sida Weyn Ugu Oloolleeya Madax-banaanida Somaliland, ahna Gudoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye ee SWEDEN oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Dalkeeda Hooyo

0 Visits: 1379 | Sunday January 07, 2018 - 02:09:35
Marwo Ikraan Cabdi Gadhle oo kamid ah Ashkhaasta sida Weyn Ugu Oloolleeya Madax-banaanida Somaliland, ahna Gudoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye ee SWEDEN oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Dalkeeda Hooyo

Read More »

Talo iyo Toosin ku socota Waaxda Fulinta ..Q.2aad Xuseen Xasan Badmaax

0 Visits: 1292 | Sunday January 07, 2018 - 01:49:04
Seddex-dan qodob waxay ardayga ku barbaarinayaan qiimaha dhaqankiisa qofnimo,waxay miisaan u yeelayaan hab dhaqanka uu waalidka,macalinka iyo bulshada kula dhaqmaayo.Waxay kor u qaadaysa hiigsigiisa nololeed,waxaanay ka leexinaysaa xumaha.Waxaana soo baxaya ilmo kala garanaya wanaaga iyo xumaanta.Waxaa…

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Nuxurka Kulan xasaasiya oo Dhexmaray Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Somaliland iyo qodobada lagaga wada hadlay...

0 Visits: 1016 | Saturday January 06, 2018 - 21:36:10
Daawo Xogreeb TV: Nuxurka Kulan xasaasiya oo Dhexmaray Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Somaliland iyo qodobada lagaga wada hadlay...

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Sarkaal ka Tirsan Ciidamada Booliska oo Si Arxan Darro ah u Jidh Dilay Wariye Khadar Macalin Deeq oo ka Tirsan Bulsho Tv

0 Visits: 1045 | Saturday January 06, 2018 - 19:20:53
Daawo Xogreeb TV: Sarkaal ka Tirsan Ciidamada Booliska oo Si Arxan Darro ah u Jidh Dilay Wariye Khadar Macalin Deeq oo ka Tirsan Bulsho Tv

Read More »

"Xukuumadda Waanu Ku Barbar Taagannahay In La Soo Celiyo Dhulkii Dekedda Berbera Lahayd..Waa in si Xikmad iyo Tallaabo-tallaabo ah wax loo saxo."Sheekh Aadan-Siiro

0 Visits: 1366 | Friday January 05, 2018 - 23:38:30
"Xukuumadda Waanu Ku Barbar Taagannahay In La Soo Celiyo Dhulkii Dekedda Berbera Lahayd..Waa in si Xikmad iyo Tallaabo-tallaabo ah wax loo saxo."Sheekh Aadan-Siiro

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaan Salebaan Cali Khayre Oo Madaxweynaha Ku Bogaadiyey Go'aan Uu Ku Xayiray Raasiga Dekadda Berbera+Soona Faqey Dhul iyo Bakhaaro La Musuqmaasuqey+Fariin Digniin ah oo u Ganacsatada Camuuda ka Buuxisey Dekadda

0 Visits: 1445 | Friday January 05, 2018 - 19:26:03
Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaan Salebaan Cali Khayre Oo Madaxweynaha Ku Bogaadiyey Go'aan Uu Ku Xayiray Raasiga Dekadda Berbera+Soona Faqey Dhul iyo Bakhaaro La Musuqmaasuqey+Fariin Digniin ah oo u Ganacsatada Camuuda ka Buuxisey Dekadda

Read More »

Shacab-weynaha Somaliland oo Ku Hambalyeey Madaxweynaha Cusub Muuse Biixi, Wasiirka Dhulka iyo Maareeyaha Dekedda Tallaabadii Ay Gacanta Dawladda ugu Soo Celiyeen Dhulkii Raasiga Berbera Iyo Go'aankii Saldhiga Mileteri lagu Joojiyey....

0 Visits: 1937 | Friday January 05, 2018 - 02:17:22
Shacab-weynaha Somaliland oo Ku Hambalyeey Madaxweynaha Cusub Muuse Biixi, Wasiirka Dhulka iyo Maareeyaha Dekedda Tallaabadii Ay Gacanta Dawladda ugu Soo Celiyeen Dhulkii Raasiga Berbera Iyo Go'aankii Saldhiga Mileteri lagu Joojiyey....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Shacabka Reer Wajaale oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Gudoomiyaha Degmada oo Iibiyey xilligii Kala Guurka Kaydkii Biyaha Magaalada, Dhulkii Sariibada Iyo Bad-weyn Musuq-maasuq oo u Faraha kula Jiro Gudoomiye Xaashi + Qaylo Dhaanta Maatida Wajaale.

0 Visits: 1295 | Friday January 05, 2018 - 02:09:27
Daawo Xogreeb Tv: Shacabka Reer Wajaale oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Gudoomiyaha Degmada oo Iibiyey xilligii Kala Guurka Kaydkii Biyaha Magaalada, Dhulkii Sariibada Iyo Bad-weyn Musuq-maasuq oo u Faraha kula Jiro Gudoomiye Xaashi + Qaylo Dhaanta Maatida Wajaale.

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Maayirka Berbera Cabdishakuur Cidin oo Dedefeeyey Digreeto Madaxweyne Muuse Biixi Gacanta Dawlada kusoo Caliyey Dhulka Raasiga Berbera, Madaxweynaha cusubna ka Dalbaday Inuu Celiyo Hantidii dadka ka gashay...Fadeexada uu cagaha la galay Cidin

0 Visits: 1953 | Thursday January 04, 2018 - 19:59:22
Daawo Xogreeb TV: Maayirka Berbera Cabdishakuur Cidin oo Dedefeeyey Digreeto Madaxweyne Muuse Biixi Gacanta Dawlada kusoo Caliyey Dhulka Raasiga Berbera, Madaxweynaha cusubna ka Dalbaday Inuu Celiyo Hantidii dadka ka gashay...Fadeexada uu cagaha la galay Cidin

Read More »

Waa Fariin Murugo Xambaarsan oo ka Timi Derbi Jiifka Dhaxanta Weheshada oo Madaxweynaha Cusub Ka Codsaday Inuu Xil Ugu Magacaabo Hooyo Daryeelkooda Ku Suntan Marwo Luul Xasan Mataan

0 Visits: 1937 | Thursday January 04, 2018 - 03:29:18
Waa Fariin Murugo Xambaarsan oo ka Timi Derbi Jiifka Dhaxanta Weheshada oo Madaxweynaha Cusub Ka Codsaday Inuu Xil Ugu Magacaabo Hooyo Daryeelkooda Ku Suntan Marwo Luul Xasan Mataan

Read More »

Madaxweyne Sacad-Muuse Bes, Habar-awal Abokor Ciise iyo Maxamed Ciise soo Eeg iyo Darafyada Somaliland, Fadlan Hoggaamintii Marxuum Cigaal Dib u Milicso!. Qore. Farxan Cali Guuleed

0 Visits: 2792 | Thursday January 04, 2018 - 01:50:29
Madaxweyne Sacad-Muuse Bes, Habar-awal Abokor Ciise iyo Maxamed Ciise soo Eeg iyo Darafyada Somaliland, Fadlan Hoggaamintii Marxuum Cigaal Dib u Milicso!. Qore. Farxan Cali Guuleed

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Kor-u-kaca Shaqada Dekedda Berbera oo Cirka Isku Shareertay mudadii koobnayd ee Maareeye Eng. Siciid Xasan iyo Dhismaha Maamka Dekedda Cusub Iyo Warbixin Xasaasiya oo laga Diyaariyey...

0 Visits: 1766 | Wednesday January 03, 2018 - 21:02:05
Daawo Xogreeb TV: Kor-u-kaca Shaqada Dekedda Berbera oo Cirka Isku Shareertay mudadii koobnayd ee Maareeye Eng. Siciid Xasan iyo Dhismaha Maamka Dekedda Cusub Iyo Warbixin Xasaasiya oo laga Diyaariyey...

Read More »

Lix Masuul oo Madaxweyne Muuse Biixi Magacaabay iyo Beelaha ay kasoo Jeedan...Madaxweynaha oo Si aan Gabasho lahayn ugu Ban-baxay Mad-haabta Jeegaanta....Beelaha Darafyada oo Iska Dhex-waayey Liiska...

0 Visits: 3027 | Wednesday January 03, 2018 - 19:36:57
Lix Masuul oo Madaxweyne Muuse Biixi Magacaabay iyo Beelaha ay kasoo Jeedan...Madaxweynaha oo Si aan Gabasho lahayn ugu Ban-baxay Mad-haabta Jeegaanta....Beelaha Darafyada oo Iska Dhex-waayey Liiska...

Read More »

War Deg-deg ah: Madaxweyne Muuse Biixi oo Xilal u Magacaabay Masuuliyiin Hor Leh iyo Magacyadooda...

0 Visits: 1771 | Wednesday January 03, 2018 - 18:32:33
War Deg-deg ah: Madaxweyne Muuse Biixi oo Xilal u Magacaabay Masuuliyiin Hor Leh iyo Magacyadooda...

Read More »

Waa Sidee Hoggaaminta Madaxweyne Muuse ee 20-ka Maalmood? Tallaabo uu Qaaday Maku Taageersan Tahay? Siduu u shaqeeya Xafiiska Madaxweynuhu? Ma Jirtaa Cid aan la Dooran oo saameyn ku leh Talada? Maxaa sababay inay Golihii Wasiirada Cusbaa Seeska Dhaafi-waayan..

0 Visits: 1566 | Wednesday January 03, 2018 - 01:39:35
Waa Sidee Hoggaaminta Madaxweyne Muuse ee 20-ka Maalmood? Tallaabo uu Qaaday Maku Taageersan Tahay? Siduu u shaqeeya Xafiiska Madaxweynuhu? Ma Jirtaa Cid aan la Dooran oo saameyn ku leh Talada? Maxaa sababay inay Golihii Wasiirada Cusbaa Seeska Dhaafi-waayan..

Read More »

Camaasiirtii Ex Wasiir Maxamuud Xaashi oo weli Xilka sii haya Xukuumadda oo Cay iyo Aflagaado kula kacay Hanaanka Dawladnimo ee Madaxweyne Muuse Biixi...

0 Visits: 1907 | Tuesday January 02, 2018 - 23:52:26
Camaasiirtii Ex Wasiir Maxamuud Xaashi oo weli Xilka sii haya Xukuumadda oo Cay iyo Aflagaado kula kacay Hanaanka Dawladnimo ee Madaxweyne Muuse Biixi...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Ugaadhsiga Diinku Waa Dabar Goyntiisa..

0 Visits: 1524 | Tuesday January 02, 2018 - 23:48:25
Daawo Xogreeb Tv: Ugaadhsiga Diinku Waa Dabar Goyntiisa..

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Waaya-waayo Lix sanadood ka-hor Jamaal Cali Xuseen Oo Radio Norway ka warsystay Suugaanta Gabay Dheega/ Xayirka, xikaayadda, wacyigelinta qosol miidhan. Bal Ila dhegayso.

0 Visits: 1741 | Tuesday January 02, 2018 - 18:41:03
Daawo Xogreeb Tv: Waaya-waayo Lix sanadood ka-hor Jamaal Cali Xuseen Oo Radio Norway ka warsystay Suugaanta Gabay Dheega/ Xayirka, xikaayadda, wacyigelinta qosol miidhan. Bal Ila dhegayso.

Read More »

War Deg-deg ah: Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Gacanta Dawladda Kusoo Celiyey Dhulka Raasiga Dekedda Berbera oo Ay Xukuumadii hore Ganacsato ka Iibisay....

0 Visits: 3037 | Tuesday January 02, 2018 - 17:39:21
Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Gacanta Dawladda Kusoo Celiyey Dhulka Raasiga Dekedda Berbera oo Ay Xukuumadii hore Ganacsato ka Iibisay....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Heestii Ugu Shidnayd ee Sanadka 2018-ka oo Daawaha laga soo Qaaday, Codkii Layla Cali Leymuuna "..Hadaan Laabta Kugu Qoray". Xiisahaaga Lumiyee 2018

0 Visits: 1254 | Tuesday January 02, 2018 - 01:56:47

featured