Wararka

Daawo Xogreeb Tv: "Madaxweynaha Ayaa Iga Diiday Iscasilaadii Iguna Amray Inaan Shaqada Sii Wado Xisbiga Kulmiyen La Shaqeeyo,Saaxiibadaydii Xisbiga Waddanina Guul Baan Urajaynayaa"Sheekh Saleebaan Saciid Cali

0 Visits: 972 | Saturday November 04, 2017 - 18:32:20
Daawo Xogreeb Tv: "Madaxweynaha Ayaa Iga Diiday Iscasilaadii Iguna Amray Inaan Shaqada Sii Wado Xisbiga Kulmiyen La Shaqeeyo,Saaxiibadaydii Xisbiga Waddanina Guul Baan Urajaynayaa"Sheekh Saleebaan Saciid Cali

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Taageerayaasha Xisbiga Waddani Ee Berbera Oo Isu Soo Bax Balaadhan Oo Ololaha Doorashada La Xidhiidha Sameeyay Iyo Musharax Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Waddani Oo Kala qeyb Galay Dabaal Daga

0 Visits: 868 | Saturday November 04, 2017 - 18:29:39
Daawo Xogreeb Tv: Taageerayaasha Xisbiga Waddani Ee Berbera Oo Isu Soo Bax Balaadhan Oo Ololaha Doorashada La Xidhiidha Sameeyay Iyo Musharax Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Waddani Oo Kala qeyb Galay Dabaal Daga

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xisbiga Waddani oo Mawjado Taageerayaal ahi Maanta ugu dabaal-deggaan Laascaanood iyo Beerta Xoriyadda oo Meel Banaan laga waayey...

0 Visits: 1095 | Saturday November 04, 2017 - 18:19:15
Daawo Xogreeb Tv: Xisbiga Waddani oo Mawjado Taageerayaal ahi Maanta ugu dabaal-deggaan Laascaanood iyo Beerta Xoriyadda oo Meel Banaan laga waayey...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Fadeexada Dul-hogganaysa Badhasaabkii Xilka Laga Qaaday ee Maroodi-jeex Musfate Shiine + Abwaan Cabdi Good oo Karbaashay, Soona Bandhigay Shalay iyo Maanta Wixii uu Cirro ku caayi jiray iyo Aamantii Muuse ee hore Iyo ku Biiristiisi oo Sumcada ka Dishay Xisbiga Wadani ..

0 Visits: 1540 | Saturday November 04, 2017 - 05:09:14
Daawo Xogreeb Tv: Fadeexada Dul-hogganaysa Badhasaabkii Xilka Laga Qaaday ee Maroodi-jeex Musfate Shiine + Abwaan Cabdi Good oo Karbaashay, Soona Bandhigay Shalay iyo Maanta Wixii uu Cirro ku caayi jiray iyo Aamantii Muuse ee hore Iyo ku Biiristiisi oo Sumcada ka Dishay Xisbiga Wadani ..

Read More »

Wefti Kasocda Shirkada DP World Iyo Dawlada Isutaga Imiraatka Carabta Oo Axada Dalka Imanaya Iyo Dhulkii Free Zoneka Deked Berbera Oo Xukumadu Iibinayso+Xiliga Lagu Jiro Oo Xasaasiya

0 Visits: 951 | Friday November 03, 2017 - 23:17:11
Wefti Kasocda Shirkada DP World Iyo Dawlada Isutaga Imiraatka Carabta Oo Axada Dalka Imanaya Iyo Dhulkii Free Zoneka Deked Berbera Oo Xukumadu Iibinayso+Xiliga Lagu Jiro Oo Xasaasiya

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Hay"addo Caalami ah oo Soo Bandhigay Musuq-maasuq Baaxad leh oo ay ku Talaabsadeen Qoyska Madaxtooyadda Heshiiska DP oo Xaaran lagu Tilmaamay Iyo Qabyaaladda Xadhka Goosatay ee Xukuumadda Siilaanyo Iyo Hababka Qabiileysan ee Asxaabta Somaliland.....

0 Visits: 989 | Friday November 03, 2017 - 22:59:21
Daawo Xogreeb Tv: Hay"addo Caalami ah oo Soo Bandhigay Musuq-maasuq Baaxad leh oo ay ku Talaabsadeen Qoyska Madaxtooyadda Heshiiska DP oo Xaaran lagu Tilmaamay Iyo Qabyaaladda Xadhka Goosatay ee Xukuumadda Siilaanyo Iyo Hababka Qabiileysan ee Asxaabta Somaliland.....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Isu-soo-baxa SHacabka Hargeysa ee maalinta shanaad ee ololaha KULMIYE...

0 Visits: 1095 | Friday November 03, 2017 - 18:49:00
Daawo Xogreeb Tv: Isu-soo-baxa SHacabka Hargeysa ee maalinta shanaad ee ololaha KULMIYE...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Degmada Axmed Dhagax iyo isu-soo-baxii taageerayasha KULMIYE ee maalinta 5aad

0 Visits: 882 | Friday November 03, 2017 - 18:46:48
Daawo Xogreeb Tv: Degmada Axmed Dhagax iyo isu-soo-baxii taageerayasha KULMIYE ee maalinta 5aad

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Shacabka deg. Maxamuud Haybe iyo M/Mooge oo isku muujiyey ololaha KULMIYE

0 Visits: 1162 | Friday November 03, 2017 - 18:44:47
Daawo Xogreeb Tv: Shacabka deg. Maxamuud Haybe iyo M/Mooge oo isku muujiyey ololaha KULMIYE

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Taageerayaasha KULMIYE ee 26 June iyo ololaha maalinta shanaad ee xisbiga

0 Visits: 926 | Friday November 03, 2017 - 18:43:15
Daawo Xogreeb Tv: Taageerayaasha KULMIYE ee 26 June iyo ololaha maalinta shanaad ee xisbiga

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "Aniga Oo Guushii Arkaaya Ku Biiri Mayo WADANI"Wasiir Xagla Toosiye Oo U Quus Gooyey WADANI

0 Visits: 1001 | Friday November 03, 2017 - 18:37:25
Daawo Xogreeb Tv: "Aniga Oo Guushii Arkaaya Ku Biiri Mayo WADANI"Wasiir Xagla Toosiye Oo U Quus Gooyey WADANI

Read More »

Shacabka reer Laascaanood oo Isu-soo-bax Indhuhu ku Daraandareen kaga Qaybgalay Ololaha Maalinta Shanaad ee KULMIYE....Nuxurka khudbaddii Murrashaxa Muuse Biixi u jeediyey kumanaan taageeraasha KULMIYE ah oo isugu soo baxay fagaaraha khayriyada Laascaanood

0 Visits: 1076 | Friday November 03, 2017 - 18:31:36
Shacabka reer Laascaanood oo Isu-soo-bax Indhuhu ku Daraandareen kaga Qaybgalay Ololaha Maalinta Shanaad ee KULMIYE....Nuxurka khudbaddii Murrashaxa Muuse Biixi u jeediyey kumanaan taageeraasha KULMIYE ah oo isugu soo baxay fagaaraha khayriyada Laascaanood

Read More »

Siyaasi Cali Guray oo Ey Ku Tilmaamay Kaaderiinta Xisbiga Waddani, Musharrax Cirro-na ugu Hanjabay Hadii uu Mardambe Ku Eedeyo Musharrax Muuse Jid-goyn Inuu Eedi Doono... Dhacdadii Jidgoyn Siilaanyo iyo Muuse Biixi oo u ka Warbixiyey siday ku Timi."..Cabdiraxmaan Cirro Waxan kula talin lahaa waar aydaada Xidhxidho Hadii kale Waad eedi adiga iyo".

0 Visits: 1916 | Friday November 03, 2017 - 04:02:10
Siyaasi Cali Guray oo Ey Ku Tilmaamay Kaaderiinta Xisbiga Waddani, Musharrax Cirro-na ugu Hanjabay Hadii uu Mardambe Ku Eedeyo Musharrax Muuse Jid-goyn Inuu Eedi Doono... Dhacdadii Jidgoyn Siilaanyo iyo Muuse Biixi oo u ka Warbixiyey siday ku Timi."..Cabdiraxmaan Cirro Waxan kula talin lahaa waar…

Read More »

Dhaq-dhaqaaqyo Lagu soo Dhoweynaayo Afhayeenka Guud ee Xisbiga Kulmiye ee North America Xasan Yoonis Cabdilahi oo si Wey looga Dareemaayo Gudaha Magaalada Hargeysa....

0 Visits: 1584 | Friday November 03, 2017 - 03:37:15
Dhaq-dhaqaaqyo Lagu soo Dhoweynaayo Afhayeenka Guud ee Xisbiga Kulmiye ee North America Xasan Yoonis Cabdilahi oo si Wey looga Dareemaayo Gudaha Magaalada Hargeysa....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Beesha Abokor Ciise oo Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi ku Wareejisay Laba Gaadhi iyo Siyaasi Ismaacil Axmed Caafi oo ka Hadlay Munaasibadii deeqda lagu Gudoonsiiyey Muuse Biixi...

0 Visits: 1782 | Thursday November 02, 2017 - 19:14:15
Daawo Xogreeb Tv: Beesha Abokor Ciise oo Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi ku Wareejisay Laba Gaadhi iyo Siyaasi Ismaacil Axmed Caafi oo ka Hadlay Munaasibadii deeqda lagu Gudoonsiiyey Muuse Biixi...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv Ceeb iyo Fadeexad: Wasiir Cadani oo Isagoo Bedelay Dib usoo Faqay Naxli iyo Qabyaalad Dagaaladii Sokeeyaha + Musharraxa Wadani ku Tilmaamay Inuu kasoo Jeedin Beesha Habar-yoonis+ Guulo aanu lahayn oo u sheegtay, "..Sacad Muuse waa Wada Wadani, Habar-jeclo Waa Waddani...SNM Ayaan Gudoomiye u ahaa, Habar-yoonis iyo Ciise Muuse way dagaalameen Laakin" . Wasiir Cadani

0 Visits: 2317 | Thursday November 02, 2017 - 04:46:24
Daawo Xogreeb Tv Ceeb iyo Fadeexad: Wasiir Cadani oo Isagoo Bedelay Dib usoo Faqay Naxli iyo Qabyaalad Dagaaladii Sokeeyaha + Musharraxa Wadani ku Tilmaamay Inuu kasoo Jeedin Beesha Habar-yoonis+ Guulo aanu lahayn oo u sheegtay, "..Sacad Muuse waa Wada Wadani, Habar-jeclo Waa Waddani...SNM Ayaan…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Gudoomiye ku-xigeenka Kaambeynka Xisbiga Waddani ee Gabiley Xasan Jirde oo Dhaliilihii ugu Cuslaa u jeediyey Xukuumadda Kulmiye, Sheegaynaa In Shirkad Gaar ah Kulmiye ku wareejinayo Kastamka Kala-baydh...

0 Visits: 1311 | Wednesday November 01, 2017 - 22:14:49
Daawo Xogreeb Tv: Gudoomiye ku-xigeenka Kaambeynka Xisbiga Waddani ee Gabiley Xasan Jirde oo Dhaliilihii ugu Cuslaa u jeediyey Xukuumadda Kulmiye, Sheegaynaa In Shirkad Gaar ah Kulmiye ku wareejinayo Kastamka Kala-baydh...

Read More »

Xisbiga Waddani Oo Mar Kale Maanta Cududiisa Taageero Ku Soo Bandhigay Beerta Xoriyada Hargeysa Ee Xisbiyada Kale Ka Maageen Baaxadeeda

0 Visits: 1561 |
"Ninka Shalay Aad Halkan Ku Soo Dhaweyseen Toos Ayuu Xamar Uga Soo Duulay, Waa Wasiirkii Hore Ee Arimaha Dibada, Fariinbuu Idiin Sidaa Kulmiyow, Car Hadaad Rag Tihiin Fariintaasi Dadka La Wadaaga" Gudoomiyaha Ku Meelgaadhka Ah Ee Waddani, Cabdiqaadir Jirde

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Mawjado Taageerayaasha Waddani ee Burco ah oo Maalintooda Afraad ee Ololaha Isu-soobax Layaab leh Muujiyey & Hadallada Masuuliyiinta

0 Visits: 1346 | Wednesday November 01, 2017 - 19:28:22
Daawo Xogreeb Tv: Mawjado Taageerayaasha Waddani ee Burco ah oo Maalintooda Afraad ee Ololaha Isu-soobax Layaab leh Muujiyey & Hadallada Masuuliyiinta

Read More »

Xisbiga WADDANI Oo Deeqo Geel Iyo Biyo Ah Ugu Deeqay Degmooyinka Salaxlley Iyo Balimataan.

0 Visits: 2569 | Tuesday October 31, 2017 - 20:12:04

featured