Wararka

Daawo Xogreeb Tv: Maxaa Sababay inuu Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland si jees-jees ah uga fal-celiyo Doodii Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ku Oloolleeyey iyo Muuqaalo La Isagu Jawaabayo...

0 Visits: 1472 | Tuesday October 31, 2017 - 19:47:40
Daawo Xogreeb Tv: Maxaa Sababay inuu Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland si jees-jees ah uga fal-celiyo Doodii Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ku Oloolleeyey iyo Muuqaalo La Isagu Jawaabayo...

Read More »

Xisbiga Kulmiye Oo Xisbiyada Dhigiisa Ah Ugu Awood Sheegtay Magaaladda Burco Isla Markaana Kusoo Bandhigay Mawjado Dadweyne Oo Isu Soo Baxyo Wata.

0 Visits: 1111 | Tuesday October 31, 2017 - 19:16:21
Xisbiga Kulmiye Oo Xisbiyada Dhigiisa Ah Ugu Awood Sheegtay Magaaladda Burco Isla Markaana Kusoo Bandhigay Mawjado Dadweyne Oo Isu Soo Baxyo Wata.

Read More »

Shacabka Hargeysa oo Mar kale soo Bandhigay Cuddudooda Taageerada KULMIYE Maalintii Afraad ee Ololihiisa

0 Visits: 1292 | Tuesday October 31, 2017 - 18:52:33
Shacabka Hargeysa oo Mar kale soo Bandhigay Cuddudooda Taageerada KULMIYE Maalintii Afraad ee Ololihiisa

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Siyaasiyada Rooda Axmed Yaasin oo afka Furatay, lana hadashay Kumanaan dadweyne ah+ Musharax Muuse Biixi oo dhoosha ka qoslay...

0 Visits: 1085 | Tuesday October 31, 2017 - 18:46:38
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasiyada Rooda Axmed Yaasin oo afka Furatay, lana hadashay Kumanaan dadweyne ah+ Musharax Muuse Biixi oo dhoosha ka qoslay...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Cabdicasiis Samaale oo Khudbad cajiiba ka jeediyey Beerta Xoriyadda iyo nuxurka ay daaranayd ...

0 Visits: 969 | Tuesday October 31, 2017 - 18:34:13
Daawo Xogreeb Tv: Cabdicasiis Samaale oo Khudbad cajiiba ka jeediyey Beerta Xoriyadda iyo nuxurka ay daaranayd ...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Ku Xigeenka S/land Oo Sheegay In KULMIYE Ku Tartamayo Wixii Ay Dalka Ka Qabtay

0 Visits: 971 | Tuesday October 31, 2017 - 18:30:31
Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Ku Xigeenka S/land Oo Sheegay In KULMIYE Ku Tartamayo Wixii Ay Dalka Ka Qabtay

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Reer Berbera oo siwayn u muujiyay Taageerada ay u hayaan Xisbiga KULMIYE

0 Visits: 1028 | Tuesday October 31, 2017 - 18:26:54
Daawo Xogreeb Tv: Reer Berbera oo siwayn u muujiyay Taageerada ay u hayaan Xisbiga KULMIYE

Read More »

Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo Ka Xummaaday Weedhaha Qadafka ah ee kasoo Yeedhaya Musharraxiinta Kulmiye iyo Waddani "..Reero ma Tartamayaan ee niman baa Tartamaya oo [Cirro iyo Muuse] ayuun-buu ilaahay mid uun siine...Dadka inta badan Siyaasadda Somaliland Dhex-meereysta labadda DEGREEee Qaaxology, iyo Naxliyology....Waxa igaga sii yaab badan kuwa Hebel cay iyo Qabiil hebel Aflagaadee ay kaga Dhegtay.." Siyaasi Jamaal Cali Xuseen.

0 Visits: 1685 | Tuesday October 31, 2017 - 01:25:36
Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo Ka Xummaaday Weedhaha Qadafka ah ee kasoo Yeedhaya Musharraxiinta Kulmiye iyo Waddani "..Reero ma Tartamayaan ee niman baa Tartamaya oo [Cirro iyo Muuse] ayuun-buu ilaahay mid uun siine...Dadka inta badan Siyaasadda Somaliland Dhex-meereysta labadda DEGREEee Qaaxology,…

Read More »

Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan, oo Sheegay In Musharaxa Xisbiga Waddani Uurkiisa Iyo Afkiisu Aanay Isku Mid Ahayn.

0 Visits: 1230 | Tuesday October 31, 2017 - 01:11:51
Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan, oo Sheegay In Musharaxa Xisbiga Waddani Uurkiisa Iyo Afkiisu Aanay Isku Mid Ahayn.

Read More »

"Cukusow Adigoo Madaxweyne Cigaal Ku Sheegay Daaquud Miyaad Weli Doobyaysaa?" Siciid Maxamuud Gahayr.

0 Visits: 2572 | Monday October 30, 2017 - 23:23:08
"Cukusow Adigoo Madaxweyne Cigaal Ku Sheegay Daaquud Miyaad Weli Doobyaysaa?" Siciid Maxamuud Gahayr.

Read More »

"..Balan-qaadkii Xisbiga KULMIYE Hore u Sameeyey Waa Qabyo oo lama Fulin mid Cusub Maanta Cidi Ka dhagaysan Mayso". Xoghayaha tababarada Xisbiga WADDANI Md. Axmed Muuse Maxamed

0 Visits: 1259 | Monday October 30, 2017 - 22:05:26
"..Balan-qaadkii Xisbiga KULMIYE Hore u Sameeyey Waa Qabyo oo lama Fulin mid Cusub Maanta Cidi Ka dhagaysan Mayso". Xoghayaha tababarada Xisbiga WADDANI Md. Axmed Muuse Maxamed

Read More »

Haweenwaynaha Degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31-ka May oo Taageero Buuxda siiyey Xisbiga KULMIYE

0 Visits: 1216 | Monday October 30, 2017 - 21:44:59
Haweenwaynaha Degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31-ka May oo Taageero Buuxda siiyey Xisbiga KULMIYE

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Heesta Aqoonsi Raadinta Somaliland tii Ugu Saameynta Badnayd Erayadda Jamaal Cali Xuseen "Dedaalo la Duudsiye, Aqoonsiga Somaliland Waa In Loo Dedaala".

0 Visits: 837 | Monday October 30, 2017 - 20:43:36
Daawo Xogreeb Tv: Heesta Aqoonsi Raadinta Somaliland tii Ugu Saameynta Badnayd Erayadda Jamaal Cali Xuseen "Dedaalo la Duudsiye, Aqoonsiga Somaliland Waa In Loo Dedaala".

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Heesta Aqoonsi Raadinta Somaliland tii Ugu Saameynta Badnayd Erayadda Jamaal Cali Xuseen. "..Somaliland dadkeeda, Dedaale la duudsiyey, Aqoonsiga dawladnimo, Waa in Loogu dedaala!!!!!!!! Heestani waxay soo Baxday 2009-kii

0 Visits: 1088 | Monday October 30, 2017 - 20:43:36
Daawo Xogreeb Tv: Heesta Aqoonsi Raadinta Somaliland tii Ugu Saameynta Badnayd Erayadda Jamaal Cali Xuseen. "..Somaliland dadkeeda, Dedaale la duudsiyey, Aqoonsiga dawladnimo, Waa in Loogu dedaala!!!!!!!! Heestani waxay soo Baxday 2009-kii

Read More »

"..Reero Ma Tartamayaan ee niman-baa Tartamaya oo labaddaasi (Muuse iyo Cirro) ayuunbuu Ilaahay mid uun siine. Sheydaanka ha layska naaro Sheydaanka laftiisii baabad moodda inuu casharaddii siyaasadda Ee Somaliland ee Qaaxo-logy iyo Naxliology uu bixinayee".Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.

0 Visits: 1363 | Monday October 30, 2017 - 18:41:12
"..Reero Ma Tartamayaan ee niman-baa Tartamaya oo labaddaasi (Muuse iyo Cirro) ayuunbuu Ilaahay mid uun siine. Sheydaanka ha layska naaro Sheydaanka laftiisii baabad moodda inuu casharaddii siyaasadda Ee Somaliland ee Qaaxo-logy iyo Naxliology uu bixinayee".Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Kamid Madaxda Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Saaxil oo ku Guuleystay inuu Gacanta Xisbigaa kusoo celiyo Dhalinyaro Waddani hore ugu gacan haadiyey iyo Wacdaraha Oloollaha Kulmiye oo Kayd door-weyn ka qaatay...

0 Visits: 1356 | Monday October 30, 2017 - 18:37:27
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Kamid Madaxda Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Saaxil oo ku Guuleystay inuu Gacanta Xisbigaa kusoo celiyo Dhalinyaro Waddani hore ugu gacan haadiyey iyo Wacdaraha Oloollaha Kulmiye oo Kayd door-weyn ka qaatay...

Read More »

Xisbiga Waddani oo Magacaabay Guddidiyadda Kaambeynka Gobolka Gabiley, Arabsiyo, Agabar, Geed-balaadh Wajaale Iyo Liiska Magacyada masuuliyiinta Xilalka loo magacaabay... Siyaasi Xasan Jirde Maxamed oo Oloollaha Gabiley hoggaamin doonaa

0 Visits: 1766 | Monday October 30, 2017 - 18:20:06
Xisbiga Waddani oo Magacaabay Guddidiyadda Kaambeynka Gobolka Gabiley, Arabsiyo, Agabar, Geed-balaadh Wajaale Iyo Liiska Magacyada masuuliyiinta Xilalka loo magacaabay... Siyaasi Xasan Jirde Maxamed oo Oloollaha Gabiley hoggaamin doonaa

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Siyaasiga weyn Axmed Cali Sabayse oo si weyn loogu soo dhoweeyey Magaaladda Hargeysa iyo weedhihii masuuliyiinta Kulmiye hadalladooda iskaga daba-maray...

0 Visits: 1236 | Sunday October 29, 2017 - 21:02:57
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasiga weyn Axmed Cali Sabayse oo si weyn loogu soo dhoweeyey Magaaladda Hargeysa iyo weedhihii masuuliyiinta Kulmiye hadalladooda iskaga daba-maray...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Musharraxa Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro oo kumanaan dadweyne ah kula damaashaaday Magaaladda Berbera iyo khudbad xasaasiya oo u jeediyey...

0 Visits: 870 | Sunday October 29, 2017 - 20:58:18
Daawo Xogreeb Tv: Musharraxa Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro oo kumanaan dadweyne ah kula damaashaaday Magaaladda Berbera iyo khudbad xasaasiya oo u jeediyey...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv; "Nimanka Yuhuuda Layidhaa Ayaa Qofka Soo Muslima Ee Kamidka Ahaa Odhan Jiray Waxba Muu Aheyn,Kulmiye Waxa Aanu Leenahay Libaaxii Markaanu Idinla Joognay Aanu Aheyn Ayaanu Imika Oo Aanu Waddani Joognana Nahay"Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Ee Iscasilay Sheekh Saleebaan Saciid Cali

0 Visits: 855 | Sunday October 29, 2017 - 20:53:04
Daawo Xogreeb Tv; "Nimanka Yuhuuda Layidhaa Ayaa Qofka Soo Muslima Ee Kamidka Ahaa Odhan Jiray Waxba Muu Aheyn,Kulmiye Waxa Aanu Leenahay Libaaxii Markaanu Idinla Joognay Aanu Aheyn Ayaanu Imika Oo Aanu Waddani Joognana Nahay"Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Ee Iscasilay Sheekh…

Read More »

featured