Wararka

Daawo Xogreeb Tv: Dhaqaale-yahan Jamaal Cali Xuseen oo si Cilmiyeysan uga Hadlay qaabka Saboolnimada looga bixi lahaa, Barnaamijka Kulmiye ee Mustaqabalka dhaqaalaha...sidii Sixir-bararka looga bixi lahaa oo u Toosh-weyn ku ifiyey… qaabka wax loola soo baxo iyo talo u jeediyey Madaxweynaha Mustaqbalka…

0 Visits: 2209 | Monday October 02, 2017 - 17:16:24
Daawo Xogreeb Tv: Dhaqaale-yahan Jamaal Cali Xuseen oo si Cilmiyeysan uga Hadlay qaabka Saboolnimada looga bixi lahaa, Barnaamijka Kulmiye ee Mustaqabalka dhaqaalaha...sidii Sixir-bararka looga bixi lahaa oo u Toosh-weyn ku ifiyey… qaabka wax loola soo baxo iyo talo u jeediyey Madaxweynaha Mustaqbalka…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Suldaanka Beesha Xaad Cali oo Lagu Caleemo saaray Magaaladda Berbera iyo weedhaha laga jeediyey Munaasibada caleemo saarka...

0 Visits: 1190 | Monday October 02, 2017 - 16:37:15
Daawo Xogreeb Tv: Suldaanka Beesha Xaad Cali oo Lagu Caleemo saaray Magaaladda Berbera iyo weedhaha laga jeediyey Munaasibada caleemo saarka...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "..Dheriga Ninka ugu dhow ayaa kala laf-baxee, Ninka kala laf-baxayaan ahayn, hadaan Suldaan Xasan ahayn oo Suldaankii Subeer-awal ahay, Midhahaas Sheer ayaanu ku nahay Beeshan.. Habahr-jeclo waa Saaxibka dhow ee Sacad-muuse". Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye.

0 Visits: 1429 | Monday October 02, 2017 - 16:26:31
Daawo Xogreeb Tv: "..Dheriga Ninka ugu dhow ayaa kala laf-baxee, Ninka kala laf-baxayaan ahayn, hadaan Suldaan Xasan ahayn oo Suldaankii Subeer-awal ahay, Midhahaas Sheer ayaanu ku nahay Beeshan.. Habahr-jeclo waa Saaxibka dhow ee Sacad-muuse". Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal Suldaan Xasan…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Suldaanka Guud ee Beelaha Habar-jeclo oo Bulshada uga digay Xisbiyada qaar.... iyo nooca digniintu tahay iyo duco-darraan uu siiyey Beelaha Biciide.

0 Visits: 989 | Monday October 02, 2017 - 16:16:02
Daawo Xogreeb Tv: Suldaanka Guud ee Beelaha Habar-jeclo oo Bulshada uga digay Xisbiyada qaar.... iyo nooca digniintu tahay iyo duco-darraan uu siiyey Beelaha Biciide.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Shirkii Beelaha Biciide, Suldaan xasan-ka Subeer-awal oo Badheedhihiisa Jeegaanta Cadeeyey, Boqor Murashax Cirro ay isku hayb yihiin oo ku Goodiyey inuu uga dhowyahay waxna ogyahay.. Hoggaamiye Xirsi oo la shir-yimi waxbaan idin-tarayee Codna siiya..Maxamuud Xaashi oo Labac-labac galay...Badhasaabka Sanaag iyo Maayirka Ceerigaabo oo eeddo isku hur-gufay nidaam qabiilna ula kala saftay Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye...

0 Visits: 1841 | Monday October 02, 2017 - 15:50:16
Daawo Xogreeb Tv: Shirkii Beelaha Biciide, Suldaan xasan-ka Subeer-awal oo Badheedhihiisa Jeegaadnta Cadeeyey, Boqor Murashax Cirro ay isku hayb yihiin oo ku Goodiyey inuu uga dhowyahay waxna ogyahay.. Hoggaamiye Xirsi oo la shir-yimi waxbaan idin-tarayee Codna siiya..Maxamuud Xaashi oo Labac-labac…

Read More »

Kaaderiinta iyo Taageeraayaasha Kulmiye ee Gobolka Saaxil oo ka Biyo-diiday Guddida Kaambeynka ee Murashaxa Kulmiye usoo Magacaabay iyo hoggaanka jilicsan ee laga walaacay…

0 Visits: 1594 | Sunday October 01, 2017 - 00:26:13
Kaaderiinta iyo Taageeraayaasha Kulmiye ee Gobolka Saaxil oo ka Biyo-diiday Guddida Kaambeynka ee Murashaxa Kulmiye usoo Magacaabay iyo hoggaanka jilicsan ee laga walaacay…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Murashaxa Madaxweyne ku-xigeenka Wadani oo Aflagaadeyey Magaaladda Wajaale "..Wajaale Aydii ayaa ku Badatay, Weli Tagfidii iyo Injirtii ayey leedahay waxba umay Kordhin oo lama seexan Karo". Murashaxa Madaxweyne ku-xigeenka Waddani Maxamed Cali

0 Visits: 1272 | Saturday September 30, 2017 - 23:55:47
Daawo Xogreeb Tv: Murashaxa Madaxweyne ku-xigeenka Wadani oo Aflagaadeyey Magaaladda Wajaale "..Wajaale Aydii ayaa ku Badatay, Weli Tagfidii iyo Injirtii ayey leedahay waxba umay Kordhin oo lama seexan Karo". Murashaxa Madaxweyne ku-xigeenka Waddani Maxamed Cali

Read More »

War deg-deg ah: Reer Saaxil oo Iscasilaad Durba ka Fal-celiyey Booshaaqii Guddida Oloolaha Kulmiye ee Gobolka iyo magaca masuul iska casilay degmada...

0 Visits: 3576 | Saturday September 30, 2017 - 23:06:17
War deg-deg ah: Reer Saaxil oo Iscasilaad Durba ka Fal-celiyey Booshaaqii Guddida Oloolaha Kulmiye ee Gobolka iyo magaca masuul iska casilay degmada...

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo War-saxaafadeed kasoo saaray Doorashada iyo masuuliyiin uu ka Mabnuucay Ololaha... Koomishanka oo fariin faray.

0 Visits: 1047 | Saturday September 30, 2017 - 21:58:16
Madaxweyne Siilaanyo oo War-saxaafadeed kasoo saaray Doorashada iyo masuuliyiin uu ka Mabnuucay Ololaha... Koomishanka oo fariin faray.

Read More »

Guux Lagu Diidan yahay Guddida Kaambeynka Xisbiga Kulmiye u Magacaabay Gobolka Saaxil Iyo Gudoonka Cabdilahi Abokor…

0 Visits: 1520 | Saturday September 30, 2017 - 19:32:27
Guux Lagu Diidan yahay Guddida Kaambeynka Xisbiga Kulmiye u Magacaabay Gobolka Saaxil Iyo Gudoonka Cabdilahi Abokor…

Read More »

Waxqabadka Wasiir Cali Mareexan Waa Sida Cad-ceeda oo Sacab laguma qarin Karo, Waxtarkiisa Kulmiye Nin ka Badsaday Bari iyo Galbeed ma Jiree ninowna ha Isku dheererin!. W'Q Farxaan Guuleed Warsam

0 Visits: 1417 | Saturday September 30, 2017 - 04:06:56
Waxqabadka Wasiir Cali Mareexan Waa Sida Cad-ceeda oo Sacab laguma qarin Karo, Waxtarkiisa Kulmiye Nin ka Badsaday Bari iyo Galbeed ma Jiree ninowna ha Isku dheererin!. W'Q Farxaan Guuleed Warsam

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "..Dadka Wadani joogaa waa Dad soo Cadhooday, qof cadhoodayna lama raacee waa lasoo Lad-aqabeeya...Waa Dhaqan Kootara-baan ah hadaad Kolba intaad Daaqad kasoo dhacdo tidhaahdo Inamo-yar-yar ayaan isku Sawiiraya oo markiiba waa lagala soo hadhaya. Burco weligeedba way isu furnayd ee Tolow yaa loo Guray-khaakhlaynaya..Barnaamij ayaa lagu dooranaya Kulmiye, Musharaxiintiisu way shiraban yihiin, wuxuu qabtayna Mucaarid iyo Muxaafidba waa laga wada Mår khaati". Wasiirka hawlaha Guud Cali Mareexan.

0 Visits: 2171 | Saturday September 30, 2017 - 03:20:21
Daawo Xogreeb Tv: "..Dadka Wadani joogaa waa Dad soo Cadhooday, qof cadhoodayna lama raacee waa lasoo Lad-aqabeeya...Waa Dhaqan Kootara-baan ah hadaad Kolba intaad Daaqad kasoo dhacdo tidhaahdo Inamo-yar-yar ayaan isku Sawiiraya oo markiiba waa lagala soo hadhaya. Burco weligeedba way isu furnayd…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "..Ma Maanta Ayay Taagan Tahay In Odayaasheenii Qabriyadooda La Iibiyo…iibka Xabaalaha Berbera Waxa isku og, Cisaabaadka Isku-xidhan...Hantida Ummadda ee la lunsaday kamay dhicin Dawladdii aynu la dagaalanay (ee Siyaad Barre), sida ay ka warrameen Dadkii taana ala shaqeeyay, tanna Maanta la shaqeynaya.".Sheekh Aadan Siiro

0 Visits: 1160 | Saturday September 30, 2017 - 02:15:32
Daawo Xogreeb Tv: "..Ma Maanta Ayay Taagan Tahay In Odayaasheenii Qabriyadooda La Iibiyo…iibka Xabaalaha Berbera Waxa isku og, Cisaabaadka Isku-xidhan...Hantida Ummadda ee la lunsaday kamay dhicin Dawladdii aynu la dagaalanay (ee Siyaad Barre), sida ay ka warrameen Dadkii taana ala shaqeeyay,…

Read More »

Marwada Qaranka Aamina Weris oo lala yeeshay Waraysi "..Madaxweynuhu xisbigiisu inuu helo ayuu jecel yahay, xisbigiisuna sida uu ku helayaa maaha wax baa loo xadayaa, Kulmiye-na wuxuu wax ku helayaa wax-qabad...Ab iyo isir qof gaajo ku soo kortay oo wax boobaysa ma ihi..aniga shacabku imay dooran ee Axmed (Madaxweynaha) ayay doorteen runtii inay aniga i xag-xagtaan ama i caayaan dadka qaarkii waa khalad". Marwo Aamina Weris

0 Visits: 3022 | Friday September 29, 2017 - 00:30:29
Marwada Qaranka Aamina Weris oo lala yeeshay Waraysi "..Madaxweynuhu xisbigiisu inuu helo ayuu jecel yahay, xisbigiisuna sida uu ku helayaa maaha wax baa loo xadayaa, Kulmiye-na wuxuu wax ku helayaa wax-qabad...Ab iyo isir qof gaajo ku soo kortay oo wax boobaysa ma ihi..aniga shacabku imay dooran…

Read More »

Wasiirka Hawlaha Cali Mareexan oo Musharax Xisbiga Waddani Ku Eedeeyey Inuu Kasoo Horjeedo Horumarka Ka Socda Gobolka Togdheer Iyo Dalkaba.

0 Visits: 1437 | Friday September 29, 2017 - 00:07:26
Wasiirka Hawlaha Cali Mareexan oo Musharax Xisbiga Waddani Ku Eedeeyey Inuu Kasoo Horjeedo Horumarka Ka Socda Gobolka Togdheer Iyo Dalkaba.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xoghayihii Maaliyadda qaarada Yurub ee UCID Faysa Cawil Xasan oo ka hadashay sababta KULMIYE ugu biirtay, Sheegtayna in Qurba Joogu si weyn uga qaybtaan Doorashada Somaliland, Fariin ay ka siddeyna soo gaadhsiisay Murashax Muuse Biixi

0 Visits: 1795 | Thursday September 28, 2017 - 20:39:49
Daawo Xogreeb Tv: Xoghayihii Maaliyadda qaarada Yurub ee UCID Faysa Cawil Xasan oo ka hadashay sababta KULMIYE ugu biirtay, Sheegtayna in Qurba Joogu si weyn uga qaybtaan Doorashada Somaliland, Fariin ay ka siddeyna soo gaadhsiisay Murashax Muuse Biixi

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Musharrax Muuse Biixi oo soo dhoweeyey Siyaasiiyiin Tiro badan oo Ku Biiray Xisbiga Kulmiye, kuwasoo kasoo digo rogtay Wadani iyo Ucid, kana qosliyey Kartan aan noociisa hore loo arag

0 Visits: 1125 | Thursday September 28, 2017 - 20:32:01
Daawo Xogreeb Tv: Musharrax Muuse Biixi oo soo dhoweeyey Siyaasiiyiin Tiro badan oo Ku Biiray Xisbiga Kulmiye, kuwasoo kasoo digo rogtay Wadani iyo Ucid, kana qosliyey Kartan aan noociisa hore loo arag....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xildhiban Siciid Salla-calle oo si rasmiya ugu Biiray Xisbiga Kulmiye iyo Dardaaran aan noociisa loo arag oo u jeediyey Murashaxa Muuse Biixi+ Kaftankii Hadaad Madaxtooyada gasho inaynaan is arag ayaa låga yaaba..

0 Visits: 1213 | Thursday September 28, 2017 - 20:19:59
Daawo Xogreeb Tv: Xildhiban Siciid Salla-calle oo si rasmiya ugu Biiray Xisbiga Kulmiye iyo Dardaaran aan noociisa loo arag oo u jeediyey Murashaxa Muuse Biixi+ Kaftankii Hadaad Madaxtooyada gasho inaynaan is arag ayaa låga yaaba..

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Marwo Rooda Axmed Yaasin oo Maanta si rasmiya ugu Biirtay Xisbiga Kulmiye, jeedisayna Khudbadii ugu Xasaasisanayd iyo arrimaha ay diirada ku saartay. ...

0 Visits: 1487 | Thursday September 28, 2017 - 20:12:17
Daawo Xogreeb Tv: Marwo Rooda Axmed Yaasin oo Maanta si rasmiya ugu Biirtay Xisbiga Kulmiye, jeedisayna Khudbadii ugu Xasaasisanayd iyo arrimaha ay diirada ku saartay. ...

Read More »

Xisbiga KULMIYE oo Madal Ilyartu Is-Qabatay Kusoo Dhoweeyay Siyaasiyiin Haldoor ah oo Kasoo Digo-rogtay WADDANI Iyo Ucid ......

0 Visits: 1214 | Thursday September 28, 2017 - 19:18:18
Xisbiga KULMIYE oo Madal Ilyartu Is-Qabatay Kusoo Dhoweeyay Siyaasiyiin Haldoor ah oo Kasoo Digo-rogtay WADDANI Iyo Ucid

Read More »

featured