Wararka
Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan oo Khudbad Dhinacyo Baddan ka Jeediyey Jaamacada Timaca-de Iyo Waanooyin u siiyey Arday Ka Qalin Jabisay
Read More »
Waxgaradka Sool oo Gaashaanka ku Dhuftay Dalab Faysal-ka Ucid Usoo Dhiibay Odayaal beeshiisa ah+ Reer Sool iyo Sanaag oo Dhayda ka caddeeyey inay Ceeb-ku tahay Taarikhdooda in Siyaasi Beesha ahi uu Faysal ka hooseeyo+ Magacyada Siyaasiyiinta Diiday Inay Faysal u Noqdaan Musharrax Ku-xigeen Waraabe-u-taag…
Read More »
Daawo Xogreeb Tv:"Abiib Iyo Nooca Iyo Fidmada Wada Dalka Waan Ka Qabanaynaa" Wasiir Jaamac C/laahi Biin Oo Sikulul Uga Jawaabay Eedaymo Xukumada Uga Yimid Xisbiga Waddani.
Read More »
Natiijadii Imaxaanka Shahaadiga Ah Ee Somaliland Oo Lagu DhawaaqAy Iyo Iskuulada Kaalmaha Hore Galay
Read More »
Wariye Maxamed Aadan Dirir Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Gudoomiyaha Itaxaanaadka Qaranka Somaliland Oo Amarka Xadhigiisa Bixiyay+Maamulka Dugsiga Nuuradiin Oo Dacwad Wariyaha Ku Oogaya
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Sheekh Berberaawi oo ka Hadlay Xasuuqa Somalida Hawaday joogta ay ku samaysay Oromadu, Tartana ku fiiqay Qaadka iyo waxyeeladiisa...muxuu dadka usoo jeediyey sheekhu Daawo...
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Fanaanada weyn ee Shamis Qardojeex oo Kabaha La Dulmartay Abiib Timacad iyo Arrimo Xasaasi ah oo ay soo Bandhigtay...
Read More »
"..Dal iyo Dad laguma hoggaamiyo Qiiro Maalmo ah..Oromadu waa Dad Muslimiin ah oo ay dhinac iska hayaan Kiristanka xaggaa ka jira (Itoobiya), markaa waa inaynu Sharkooda iska bedbaadinaa..Waad ogtihiin, Hawaday waxa lagu laayey Dad badan oo Somaliland ah". Sheekh Aadan Siiro.
Read More »
War deg-deg ah: Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethopia oo ku dhawaaqay inuu Mamnuucay Qaadka Hawaday + Qofkii Lagu Arko Waa Xadhig....
Read More »
Maareeyaha Cusub ee Dekedda Berbera Siciid Xasan oo Shacabka Saaxil iyo madaxda Gobolka uga Mahad-celiyey Soo dhoweyntiintii Balaadhnayd ee ay ku qaabileen...
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Lamaane Caawa Hargeysa Ku Aqal Galayay Oo Galay Shil Gaadhi Oo Aad U Fool Xun + Khasaaraha iyo tirada dadka ku dhaawacmay...
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Maareeyaha Cusub ee Dekedda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi oo Shacab iyo Madaxba Maanta lagu soo dhoweeyey Magaaladda Berbera. "Waxaan Balan Qaadayaa In Aan Dhameeyo Cabasho Kasta Oo Taalay Dekada, Idinkuna Iisoo Duceeya,Maareeyaha Cusub Siciid Xasan Cabdilaahi
Read More »
Guddida Toronto ee Xisbiga Kulmiye oo Soo Dhoweeyey Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye, Bulshadana Ugu Baaqay inay Ku Doortan Iyo Gudoomiye ku-xigeen Shucayb oo Reer Toronto ugu Bushaareeyey inay Dhowaan usoo Bandhigi Doonaan Taageerayaasha iyo Jaaliyadda...
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Muxuu Ka Yidhi Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye soo Bandhigay iyo Musharraxnimada Muuse Biixi....
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Musharrax Muuse Biixi oo Sharaxaad dheer ka Bixiyey Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye Doorashada ku gelaayo 2017-ka iyo qodobada ugu waaweyn ee u sida gaarka u Dul istaagay....
Read More »
War deg-deg ah: Gudoomiyaha Laanta Xisbiga Kulmiye ee Dalka Jarmalka oo Magacaabay masuul Cusub....
Read More »
Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Maanta Ka Qeyb Galay Xafladda Daah-furka Barnaamuj Siyaasadeedka Kulmiye.
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Madasha lagu soo bandhigaayo Barnaamij Siyaasadeedka Kulmiye Berri oo si weyn loo qaameeyey iyo Ergo Kumanaan ah oo kasoo qaybgalaya + Xiisaha ku lamaan waxa lahorkeeni doono dadweynaha...
Read More »
Waftii uu Hoggaaminayo Gudoomiye-ku-xigeenka Kulmiye xmed Cabdi Dheere oo si weyn loogu soo dhoweeyey Sabo-wanaag...
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ku Biiray Xisbiga Kulmiye iyo Beeshiisa oo u sammaysay Xaflad soo dhoweyn ah...Siciid-sala-callee oo sheegay sababtii uu uga yimmi Xisbiga Waddani iyo Eeddo talan-taali ah oo ku kala gannay Cirro iyo Xirsi...
Read More »
|
|