Wararka

Daawo Xogreeb Tv: Waayihii U La Soo Maray Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 1045 | Saturday August 26, 2017 - 17:57:55
Daawo Xogreeb Tv: Waayihii U La Soo Maray Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Xisbiga Kulmiye

Read More »

Sheekh Aadan-Siiro Oo Sheegay In Masuuliyiin Dawladda Ahi Ku Lug-leeyihiin Tahriibinta Dadka. "..kuwa Maamulka haya ee kuwa Carruurta Tahriibiya ah ee Hargeysa jooga, Xarumahooda Gobollada, Telefoonnadooda iyo Magacyadooda la hayo, halka Lacagtooda lagu shubo iyo Saacadaha ay Carruurta kexeeyaanna la garanayo." Sheekh Aadan-Siiro

0 Visits: 1407 | Saturday August 26, 2017 - 02:15:08
Sheekh Aadan-Siiro Oo Sheegay In Masuuliyiin Dawladda Ahi Ku Lug-leeyihiin Tahriibinta Dadka. "..kuwa Maamulka haya ee kuwa Carruurta Tahriibiya ah ee Hargeysa jooga, Xarumahooda Gobollada, Telefoonnadooda iyo Magacyadooda la hayo, halka Lacagtooda lagu shubo iyo Saacadaha ay Carruurta kexeeyaanna…

Read More »

Wasiirro La Kala Saftay Diyaarad Iyo Gabadh Lamaan oo Raaci Lahayd Oo Laga Reebay+ Fadeexadda Dul-hogganaysa Manaxaha Wasiirka Duulista Farxan Cali Haybe iyo Dareenkii Bini-aadanimo ee Wasiir Cali Marreexan oo Bulshadu u bogtay... FLY Dubai oo si daaciifnimo ku jirto uga hadashay Tacadigii ay kula kacday Haweenayda

0 Visits: 1837 | Saturday August 26, 2017 - 02:03:16
Wasiirro La Kala Saftay Diyaarad Iyo Gabadh Lamaan oo Raaci Lahayd Oo Laga Reebay+ Fadeexadda Dul-hogganaysa Manaxaha Wasiirka Duulista Farxan Cali Haybe iyo Dareenkii Bini-aadanimo ee Wasiir Cali Marreexan oo Bulshadu u bogtay... FLY Dubai oo si daaciifnimo ku jirto uga hadashay Tacadigii ay kula kacday…

Read More »

Sekeriya Mustafe Cabdi Cartan waa Ciyaaryahan Somalilander ah oo 9-ka u sita Kooxda Toronto fc oo ay Maanta dhex-martay Ciyaar aad u Xiiso badani Kooxda kale ee Juventus iyo Guushii uu Horseedka u noqday Laacibkan da'da yari…

0 Visits: 2562 | Saturday August 26, 2017 - 01:23:32
Toronto(Xogreebnews)-Sekeriya Mustafe Cabdi Cartan waa Ciyaar-yahan Somaliyeed, khaasatana u dhashay Somaliland, waxanu uu Ciyaara kooxda Toronto FC, isaggoo u qaataa 9-ka, waxanu intaa badan ku calamadsan yahay guulaha kooxdiisu gaadho libinteedda ku suntan. Sidoo kale, waa laacib akhlaaqdiisu aad…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Wasiiru Dowlaha Beeraha C/Waaxid Cabdiqaadir Oo Deeq Buugaaga Gaadhsiiyay Naadiga Akhriska Ismacil Mire Laascanod

0 Visits: 882 | Saturday August 26, 2017 - 01:19:53
Daawo Xogreeb Tv: Wasiiru Dowlaha Beeraha C/Waaxid Cabdiqaadir Oo Deeq Buugaaga Gaadhsiiyay Naadiga Akhriska Ismacil Mire Laascanod

Read More »

Dhalinyaro Waddani Basas Kasoo Buuxiyay Oo Markeliya Isku Bedelay Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Iyo Dhawaaqa Durbaanka Loogu Dabaal Degayo Muuse Biixi Oo Dhalan Rogay Astaamihii Xisbiga Waddani

0 Visits: 1429 | Saturday August 26, 2017 - 01:15:17
Hargeysa(Xogreebnews)-Taageerayaal Markoodii horeba Quluubta kala Socday xisbiga Kulmiye ayaa basas Lagu manta kadib xaflad Magaalada Hargaysa Loogu Qabanayay Xubno Siyaasiyiin Ah oo Mudo sided sano ah Bilaa camal ku Ahaa gudaha caasimada Isla markaana Aanay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo wax xil ah…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Gudoomiyaha Kulmiye ee Finland oo Kashifay Siro Xasaasi ah oo u ka hayo Musharrax Cirro-ha Waddani, Sheegayna Inuu Musharax Muuse yahay Hayin, Hogo-tusaaleeyeyna Sababaha u Guusha Kulmiye ee Mar labaad Kursiga Madaxweynaha....

0 Visits: 1494 | Friday August 25, 2017 - 21:34:20
Daawo Xogreeb Tv: Gudoomiyaha Kulmiye ee Finland oo Kashifay Siro Xasaasi ah oo u ka hayo Musharrax Cirro, Sheegayna Inuu Musharax Muuse yahay Hayin, Hogo-tusaaleeyeyna Sababaha u Guusha Kulmiye ee Mar labaad Kursiga Madaxweynaha....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Khilaafkii Golaha Wakiilada oo La Soo Afjaray Iyo Gudoomiye C/raxmaan Ciro Oo Soo Gabagabeeyay Khilaafkaasi+Xildhibaan C/raxmaan Talyanle Oo Tanaasulay....

0 Visits: 852 | Friday August 25, 2017 - 21:04:55
Daawo Xogreeb Tv: Khilaafkii Golaha Wakiilada oo La Soo Afjaray Iyo Gudoomiye C/raxmaan Ciro Oo Soo Gabagabeeyay Khilaafkaasi+Xildhibaan C/raxmaan Talyanle Oo Tanaasulay....

Read More »

Qiso Murugo Badan oo dhex-martay Wasiir Cali Mareexan Iyo Gabadh Ilmo Yar sidatay oo Ka Tagtay Diyaarada Fly Dubai

0 Visits: 1474 | Friday August 25, 2017 - 14:40:11
Qiso Murugo Badan oo dhex-martay Wasiir Cali Mareexan Iyo Gabadh Ilmo Yar sidatay oo Ka Tagtay Diyaarada Fly Dubai

Read More »

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Muuse Biixi oo gudaha Suuqa weyn ee Hargeysa dhex Luggeeyey Iyo Xog-ogaal u noqoshada Baahiyaha Shacabka...

0 Visits: 1374 | Thursday August 24, 2017 - 19:18:57
Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Muuse Biixi oo gudaha Suuqa weyn ee Hargeysa dhex Luggeeyey Iyo Xog-ogaal u noqoshada Baahiyaha Shacabka...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Murashaxa Madaxweynaha Kulmiye Muuse Biixi iyo Siyaasiga weyn ee Jamaal Cali Xuseen, Aqoonyahan Xuseen Hinifo oo Maanta dhex Luggeeyey Suuqyada Hargeysa iyo Soo dhoweyn Gacal-tooyo oo ay kala Kulmeen qaybaha Bulshada

0 Visits: 1386 | Thursday August 24, 2017 - 18:06:40
Daawo Xogreeb Tv: Murashaxa Madaxweynaha Kulmiye Muuse Biixi iyo Siyaasiga weyn ee Jamaal Cali Xuseen, Aqoonyahan Xuseen Hinifo oo Maanta dhex Luggeeyey Suuqyada Hargeysa iyo Soo dhoweyn Gacal-tooyo oo ay kala Kulmeen qaybaha Bulshada

Read More »

Gudoomiyaha Laanta Finland ee Xisbiga Kulmiye Axmed Khaliif oo Noqday Shaqsiga Ugu Waxqabadka Badan dhamaan Laamaha Kulmiye ee Dunida+ Kartida uu Kaga Dheereeyey Lamihii Dhiggiisa ahaa Iyo Go'aankiisa ah Inuu Musharrax Muuse Biixi Noqdo Madaxweyne Maalin-dhow?. Qalinkii Cabdifataax Cali Faarax

0 Visits: 2198 | Thursday August 24, 2017 - 02:52:49
Gudoomiyaha Laanta Finland ee Xisbiga Kulmiye Axmed Khaliif oo Noqday Shaqsiga Ugu Waxqabadka Badan dhamaan Laamaha Kulmiye ee Dunida+ Kartida uu Kaga Dheereeyey Lamihii Dhiggiisa ahaa Iyo Go'aankiisa ah Inuu Musharrax Muuse Biixi Noqdo Madaxweyne Maalin-dhow?. Qalinkii Cabdifataax Cali Faarax

Read More »

Daawo Barnaamij Kooban oo Lagu soo Bandhigay Xaqiiqadda dhabta ah ee Dhismahaha Wadada Ceerigaabo, Maayir Ismaacil Xaaji Nuur Iyo Waxgaradka deegaankaa ugu Tunka weyn oo dhayda ka cadeeyey Waxqabadka Wasiir Cali Mareexan ee Wadada iyo halka ay marayso hadda, meeshii Wasiir cali Ugu Yimi iyo Xogo kale oo muhiim ah...

0 Visits: 1959 | Thursday August 24, 2017 - 00:58:57
Daawo Barnaamij Kooban oo Lagu soo Bandhigay Xaqiiqadda dhabta ah ee Dhismahaha Wadada Ceerigaabo, Maayir Ismaacil Xaaji Nuur Iyo Waxgaradka deegaankaa ugu Tunka weyn oo dhayda ka cadeeyey Waxqabadka Wasiir Cali Mareexan ee Wadada iyo halka ay marayso hadda, meeshii Wasiir cali Ugu Yimi iyo Xogo kale…

Read More »

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyey Madax-dhaqameedka iyo Qoor-weynta Beelaha Ayuub

0 Visits: 1241 | Thursday August 24, 2017 - 00:54:42
Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyey Madax-dhaqameedka iyo Qoor-weynta Beelaha Ayuub

Read More »

Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Somaliland SHARMAARKE GEELE Oo Xilkiisii Ku Koobay Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Uu Asal Ahaan Kasoo Jeedo Iyo Caasimada Hargaysa Oo Haayadii Shaqaalaha Somaliland Soo Dhaafi Wayday

0 Visits: 960 | Thursday August 24, 2017 - 00:37:39
Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Somaliland SHARMAARKE GEELE Oo Xilkiisii Ku Koobay Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Uu Asal Ahaan Kasoo Jeedo Iyo Caasimada Hargaysa Oo Haayadii Shaqaalaha Somaliland Soo Dhaafi Wayday

Read More »

Hoggaamiyaha Bulshaawiga Ah VS Igu Sawir: W/Q Mawliid Cali-dhure

0 Visits: 1423 | Thursday August 24, 2017 - 00:24:03
Hoggaaminta bulshaawinimada leh waa tan hoggaamiyuhu si dabacsan ku raadiyo xidhiidh wanaagsan oo farxad leh in uu la yeesho bulshada. Hoggaamiyeyaasha bulshaawiga ah waa kuwo saaxiibtinimo leh, jecel in ay dadka dhexqaadan, hab-dhaqan fiican, xeelad badan oo diblamaasiyad leh. Waxay xasaasiyad ka qabaan…

Read More »

KULMIYE oo ka Qaybgalay Xaflad loo Sameeyey Urur ay ku Bahoobeen Taageerayaal Xisbigu Leeyahay

0 Visits: 1054 | Wednesday August 23, 2017 - 19:45:28
KULMIYE oo ka Qaybgalay Xaflad loo Sameeyey Urur ay ku Bahoobeen Taageerayaal Xisbigu Leeyahay

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Sacad Cali Shire oo Wakiilka Dalka Finland u Fadhiya Somaliland u Magacaabay Marwo Saamiya Xaji Muuse

0 Visits: 1152 | Wednesday August 23, 2017 - 16:58:58
Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Sacad Cali Shire oo Wakiilka Dalka Finland u Fadhiya Somaliland u Magacaabay Marwo Saamiya Xaji Muuse

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Madaxtooyadda oo ka Hadashay Qaliinkii lagu sameeyey Madaxweyne Siilaanyo iyo Xaaladiisa Caafimaad ee Waqti Xaadirkan....Halkaaba Qaalinka lagaga Sameeeyey Madaxweynaha?".

0 Visits: 1043 | Wednesday August 23, 2017 - 02:46:11
Daawo Xogreeb Tv: Madaxtooyadda oo ka Hadashay Qaliinkii lagu sameeyey Madaxweyne Siilaanyo iyo Xaaladiisa Caafimaad ee Waqti Xaadirkan....Halkaaba Qaalinka lagaga Sameeeyey Madaxweynaha?".

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaano Kashifay Inuu Baashe Maxamed Faarax diiday Xal u helida Khilaafka Golaha oo u Burburinaayo. "..Wuxuu Saleebaan ku Guuldaraystay Inuu Ogolaansho ka helo, Baashe iyo Garabkiisa, waxa layaab ah in Ergadii Abwanada iyo Tii Bulshada uu yidhi iga saara?..". Xildhibaanada garabka Musharax Talyanle.

0 Visits: 1075 | Wednesday August 23, 2017 - 02:34:22
Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaano Kashifay Inuu Baashe Maxamed Faarax diiday Xal u helida Khilaafka Golaha oo u Burburinaayo. "..Wuxuu Saleebaan ku Guuldaraystay Inuu Ogolaansho ka helo, Baashe iyo Garabkiisa, waxa layaab ah in Ergadii Abwanada iyo Tii Bulshada uu yidhi iga saara?..". Xildhibaanada…

Read More »

featured