Wararka
Daawo Muuqaalka mowjado shacab ah oo Murrashax Muuse Biixi ku soo dhaweeyey degmada Kala-baydh ee Sool
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Socdaalka KULMIYE oo Walaaleeyay ay dad colaadi kala irdhaysay deegaanka dharkeyn-Geenyo...
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: "..Ismaacil Mire Taalo Weyn ayeynu u dhisi Insha Alla, Waayo Suugan-yahana wuu ahaa Geesina wuu ahaa, Halyey Qarannimada S/land u Dagaalamayna wuu ahaa, Cali-dhuuxna waa Lamid oo Haybadiisa iyo Suugaanimadiisa mid waliba halkiisu geleya. Hadii aanu SNM ahayn, hadii la Dhibsanaayo…
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Wasiiru-dawlaha Beeraha Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo Baaq Culus u Diray dadweynaha deegaanada Bariga Somaliland "Xisbiga Kulmiye Waa Xisbiga Horumarka". Wasiiru-dawlaha Beeraha Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir
Read More »
Daawo Xogreeb Tv; Gudoomiyaha Xilkiisa Lagu Muran-san yahay ee Golaha Wakiiladda Md. Baashe Maxamed Faarax oo shacabka Reer Sool u diray Fariin Culus iyo ujedada Safar uu ku jooga...
Read More »
Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka Kala-baydh ee Koonfurta Gobolka Sool Oo Soo Dhowayn Balaadhan Ku Qaabilay Waftiga Musharax Muuse Biixi Cabdi iyo Fariinta Qaadashada Kaadhka Codbixinta.
Read More »
Deegaannada Dharkeyn-geenyo iyo Daba-taag Oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay Waftigii Uu Hogaaminyay Musharaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: 39-kii Xildhibaan Ee U Codeeyey Guddoomiye C/raxmaan Talyanle Oo Ummada U Cadddeeyey Cida Ay Codkooda Siyeen + Digniinta Ay U Direen Xukuumadda iyo 39 Xildhibaan Oo Mid Mid U Hadlaya
Read More »
Xulashada Jimcaha ee Shabakada Xogreebnews Todobaadka iyo Hees Cusub HALIMO GOBAAD "Nacabkay ha noqon". 2017-ka...
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Mustafe Xuseen Cali oo Xisbiga Waddani Ku Eedeeyey Inuu Khalkhal Siyaasadeed ka Abuurayaan Dalka, Iyadoo Ka Faa,iidaysanaya Khilaafka ka Taagan Golaha Wakiilada
Read More »
Wadaamo-Goo(Xogreebnews)-Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Ayaa Xadhiga Ka Jarey Xarunta Dawladda Hoose Ee Degmadda Wadaama-Goo. Ugu Horeyn Maayirka Degmadda Wadaama-goo Ayaa Umahadceliyey Wasiirka Hawlaha Guud Oo Xadhiga Ka Jarey, Dhinaca Kalana Isagu Bixiyey Kharashka…
Read More »
Agaasimaha Wasaaradda Deegaanka Maxamed Cilmi Xuseen oo Musuq-maasuqay Mashaaric Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee (SDF) ugu Talo-galeen in Laga Hirgeliyo deegaamo badan Iyo Qorshe uu ku Faddeexadeynaayo Wasiirka Madaxtooyaddu inuu u Quudhi-waayey in Magaalada Ceerigaabo laga furo xaunta Beeyadda oo…
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Musharraxa Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro Oo Kala Garan Waayay Mashruuca ugu Weyn Ee Somaliland Dunidu Ka Caawiso ee SDF iyo Jabhadii SSDF
Read More »
La-taliyaha Sharciga ee Golaha Wakiillada oo Iftiimiyey Sharcinimada Habkii loo Doortay Guddoomiyaha Cusub "..Waxaan farayaa xildhibaannada oo siyaasiyiin ah, kana soo kala jeedo axsaab kala duwan, kuna wada nool meel kaliye haddii aan sharciga loo soo noqon, go'aamada, milgaha iyo maamuuska…
Read More »
Caynaba(Xogreebnews)-Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Oo Shacbka Ku Dhaqan Magaaladda Ceynaba Uu Dhexmarey Kulan Shaah Iyo Kaftan Xanbaarsanaa.
Read More »
Musharrax Muuse Biixi oo Khudbadii Qarniga ka Jeediyey Laascaanood. "Kaadh-qaadashada maantu waxaynu ka doonaynaa in ayu berri ku codayno oo aynu dooranno madaxdii berri dalka hoggaamin lahayd, dawlad kasta oo ina soo martayna haddii aynaan xaqiiqada iska qarinaynin wax bay qabatay". Muuse Biixi
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Laba Xildhibaan Barlamaan oo ka baxay Xisbiga Kulmiye,kuna biiray Xisbiga Waddani Maxaase sababay?
Read More »
Dhegeyso, Cod Sir ah oo Laga Duubay qaar Kamid ah Nusdambeedka Waddani oo Ku Talinaya in Cirro la Bedelo iyo Kalsooni daro soo goodsaartay....
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka Hawlaha Cali mareexaan Oo Deeq isugu Jirta Agab Sports iyo Waxbarasho gaadhsiiyay Deegaanka Qoriyaale Ee Gobolka Togdheer.
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: ". Muusoow Reer Caynaba Waxa6y Dhaheen Waar Siilaanyo Waxaaba Nagaga Xil Weyn Muuse Biixi Oo Cod Naga Doonaya" Wasiir Cali Mareexaan
Read More »
|
|