Wararka

Daawo Xogreeb Tv: Laba Xildhibaan Barlamaan oo ka baxay Xisbiga Kulmiye,kuna biiray Xisbiga Waddani Maxaase sababay?

0 Visits: 1253 | Thursday August 10, 2017 - 19:15:25
Daawo Xogreeb Tv: Laba Xildhibaan Barlamaan oo ka baxay Xisbiga Kulmiye,kuna biiray Xisbiga Waddani Maxaase sababay?

Read More »

Dhegeyso, Cod Sir ah oo Laga Duubay qaar Kamid ah Nusdambeedka Waddani oo Ku Talinaya in Cirro la Bedelo iyo Kalsooni daro soo goodsaartay....

0 Visits: 1211 | Thursday August 10, 2017 - 19:03:25
Dhegeyso, Cod Sir ah oo Laga Duubay qaar Kamid ah Nusdambeedka Waddani oo Ku Talinaya in Cirro la Bedelo iyo Kalsooni daro soo goodsaartay....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka Hawlaha Cali mareexaan Oo Deeq isugu Jirta Agab Sports iyo Waxbarasho gaadhsiiyay Deegaanka Qoriyaale Ee Gobolka Togdheer.

0 Visits: 1161 | Thursday August 10, 2017 - 02:18:23
Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka Hawlaha Cali mareexaan Oo Deeq isugu Jirta Agab Sports iyo Waxbarasho gaadhsiiyay Deegaanka Qoriyaale Ee Gobolka Togdheer.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: ". Muusoow Reer Caynaba Waxay Dhaheen Waar Siilaanyo Waxaaba Nagaga Xil Weyn Muuse Biixi Oo Cod Naga Doonaya" Wasiir Cali Mareexaan

0 Visits: 958 | Thursday August 10, 2017 - 02:04:23
Daawo Xogreeb Tv: ". Muusoow Reer Caynaba Waxa6y Dhaheen Waar Siilaanyo Waxaaba Nagaga Xil Weyn Muuse Biixi Oo Cod Naga Doonaya" Wasiir Cali Mareexaan

Read More »

"..Anigu Ma Ihi Nin Kursi Jacayl Hayo Lakiin Waxaan U Del-delanahay Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland". Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle

0 Visits: 1153 | Thursday August 10, 2017 - 01:02:47
Hargeysa(Xogreebnews)-Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo aha Murashaxii la tartamaayay Baashe Maxamed Faarax, ayaa soo bandhigay saxeexa liiska 39-kii Xildhibaan ee u codeeyay. Sidoo kale wuxuu soo bandhigay Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle cadaynta Xildhibaan Cabdiraxmaan Hirad oo uu sheegay in aanu…

Read More »

KENYA: Odinga Oo Ku Gacan-saydhay Natiijada Hor-dhaca Ah Oo Uu Ku Horreeyo Uhuru Kenyatta

0 Visits: 1110 | Thursday August 10, 2017 - 00:54:43
Nairobi(Xogreebnews.com)-Musharaxa Madaxwaynanimada ee mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ku gacan saydhay oo diiday natiijooyinka hordhaca ah oo muujinaya in si wayn uu ugu horeeyo, Madaxwaayne Uhuru Kenyatta.

Read More »

Weftigii Uu Hoggaaminayey Murrashaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Si Aan Kala Hadh-lahayn Loogu Soo Dhaweeyey Magaaladda Laas-caanood

0 Visits: 1264 | Wednesday August 09, 2017 - 20:02:53
Weftigii Uu Hoggaaminayey Murrashaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Si Aan Kala Hadh-lahayn Loogu Soo Dhaweeyey Magaaladda Laas-caanood

Read More »

Wefti uu Hoggaaminayo Murrashaxa KULMIYE oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Adhi-cadeeye iyo Deegaanno Hoos Yimaadda

0 Visits: 1160 | Wednesday August 09, 2017 - 19:40:10
Wefti uu Hoggaaminayo Murrashaxa KULMIYE oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Adhi-cadeeye iyo Deegaanno Hoos Yimaadda

Read More »

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Sameeyey Magacaabis iyo Isku bedel Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadiisa

0 Visits: 1099 | Wednesday August 09, 2017 - 16:41:24
Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Sameeyey Magacaabis iyo Isku bedel Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadiisa

Read More »

Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Bulshada Reer Caynaba Aanay u Kala Hadhin Soo Dhoweyntiisa iyo Wasiir Cali Mareexan oo u Mahadceliyey Mawjado Dad ah....

0 Visits: 1176 | Wednesday August 09, 2017 - 05:25:09
Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Bulshada Reer Caynaba Aanay u Kala Hadhin Soo Dhoweyntiisa iyo Wasiir Cali Mareexan oo u Mahadceliyey Mawjado Dad ah....

Read More »

Xogreeb Tv: Muuqal Qarsoodi ah oo Laga Duubay Gudaha Xarunta Baarlaamka Somaliland Dagaalkii Xildhibaanada+ Qaraxii Xabada iyo Dhaq-dhaqaaqyadii gudaha

0 Visits: 1530 | Wednesday August 09, 2017 - 04:48:23
Xogreeb Tv: Muuqal Qarsoodi ah oo Laga Duubay Gudaha Xarunta Baarlaamka Somaliland Dagaalkii Xildhibaanada+ Qaraxii Xabada iyo Dhaq-dhaqaaqyadii gudaha

Read More »

Dadweynaha Deegaannada Candho dhexe iyo Heerre (Sammane Abokor) oo Muujiyey Cududooda Taageero ee Xisbiga KULMIYE

0 Visits: 1331 | Wednesday August 09, 2017 - 02:18:06
Burco (Xogreebnews)- Dadweynaha ku dhaqan deegaannada Candho-dhexe iyo Heere ee gobolka Togdheer, ayaa munaasibad ballaadhan ku muujiyey taageerada ay u hayaan xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE.

Read More »

Musharraxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Iyo Wafti Balaadhan oo u Hoggaaminayo oo si Weyn Loogu soo dhoweeyey Magaalooyinka Kiridh iyo Wadaammo Goo. Daawo Sawiiro...

0 Visits: 1381 | Wednesday August 09, 2017 - 02:05:43
Musharraxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Iyo Wafti Balaadhan oo u Hoggaaminayo oo si Weyn Loogu soo dhoweeyey Magaalooyinka Kiridh iyo Wadaammo Goo. Daawo Sawiiro...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Abiib Tima-cad oo Dhaliilo Waaweyn Dusha u Saaray Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo "Xukuumadda KULMIYE Reer Berbera Way Boqno Goysay" Abiib Timacad

0 Visits: 1150 | Wednesday August 09, 2017 - 01:56:02
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Abiib Tima-cad oo Dhaliilo Waaweyn Dusha u Saaray Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo "Xukuumadda KULMIYE Reer Berbera Way Boqno Goysay" Abiib Timacad

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga Oo Ka Hadlay Khilaafka Golaha Wakiillada, Garabka Talyanle-na ugu Baaqay Inay Dalka u Tudhaan..

0 Visits: 1120 | Wednesday August 09, 2017 - 01:50:12
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga Oo Ka Hadlay Khilaafka Golaha Wakiillada, Garabka Talyanle-na ugu Baaqay Inay Dalka u Tudhaan..

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka arrimaha Gudaha oo ka Hadlay Dagaalkii ka dhex-dhacay Golaha Wakiilada iyo Xadhiga loo Geystay Xildhibaan Saleeban Cali Koore, Kuna Hanjabay Inay Gacan Bir ah ku qaban doonan Cidi Ka Hor-timaada Gudoomiye Baashe

0 Visits: 915 | Wednesday August 09, 2017 - 01:31:14
Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka arrimaha Gudaha oo ka Hadlay Dagaalkii ka dhex-dhacay Golaha Wakiilada iyo Xadhiga loo Geystay Xildhibaan Saleeban Cali Koore, Kuna Hanjabay Inay Gacan Bir ah ku qaban doonan Cidi Ka Hor-timaada Gudoomiye Baashe

Read More »

"..Muruq mooye Cod ma ogoli...Shacaka jsl diyaar uma aha dib in loogu noqdo raadkii shalay". Xuseen Xasan Badmax

0 Visits: 1527 | Wednesday August 09, 2017 - 01:25:22
"..Muruq mooye Cod ma ogoli...Shacaka jsl diyaar uma aha dib in loogu noqdo raadkii shalay". Xuseen Xasan Badmax

Read More »

"..Shacabka Reer Kenya oo Maanta Galay Doorashadii Ugu Cabsida Iyo Walaaca Badnayd". Xoghayaha Xisbiga Waddani Ee Africada Bari Abdirashid Haibe Abdi

0 Visits: 1260 | Wednesday August 09, 2017 - 01:19:17
Siddeedan Musharax ee Nasiibka U hellay in ay Noqdaan Musharaxiinta,ayaa ay Ka Mid yihiin Labada Musharax ee ugu Miisaanka iyo Sanqadha Badan Doorashadan,waxana ay Kala yihiin Madaxwayne UHURU KENYATTA iyo Hogaamiyaha Mucaaridka Xoogan ee isbahaystay,RAILA ODINGA ...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv:Garaacistii Xildhibaan Koore+ Kabash-kabashtii Xildhibaanada + Xabadii Qaraxday+ Dagaalkii Baashe iyo Saleeban Xadhigii ka Dambeyey+ Hanjabadii Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Xiisadda Cirka Isku sii Shareeraysaa

0 Visits: 2378 | Tuesday August 08, 2017 - 19:00:50
Daawo Xogreeb Tv:Garaacistii Xildhibaan Koore+ Kabash-kabashtii Xildhibaanada + Xabadii Qaraxday+ Dagaalkii Baashe iyo Saleeban Xadhigii ka Dambeyey+ Hanjabadii Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Xiisadda Cirka Isku sii Shareeraysaa

Read More »

Murrashax Muuse Biixi Iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Shalay Lagu Soo Dhaweeyey Deegaannada Ximin, Cagaarrey, Gidhays iyo Gugux

0 Visits: 1619 | Tuesday August 08, 2017 - 04:40:03
Murrashax Muuse Biixi Iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Shalay Lagu Soo Dhaweeyey Deegaannada Ximin, Cagaarrey, Gidhays iyo Gugux

Read More »

featured