Wararka

Madaxweyne Siilaanyo oo isku bedel ku sameeyey qaar kamid ah Wasiiru-dawlayaasha dalka...

0 Visits: 1184 | Thursday July 27, 2017 - 02:02:13
Madaxweyne Siilaanyo oo isku bedel ku sameeyey qaar kamid ah Wasiiru-dawlayaasha dalka...

Read More »

Waa Kuma Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Berbera, Cabdikariin Aadan Cade. Shaqsiyaad danno gaar ah leh oo Dacaayado Doonaya inay danahoodu ugu Fullaan...Reer Berbera oo Isku Raacay Waxqabadka Xoghayaha

0 Visits: 1538 | Thursday July 27, 2017 - 01:54:06
Waa Kuma Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Berbera, Cabdikariin Aadan Cade. Shaqsiyaad danno gaar ah leh oo Dacaayado Doonaya inay danahoodu ugu Fullaan...Reer Berbera oo Isku Raacay Waxqabadka Xoghayaha

Read More »

Daawo: Faddeexad Xoghayaha Dawladda hoose ee Hargeysa Oo Suldaan Barre Xafiiskiisa Ugu Gacan Qaaday iyo Halkay Sartu ka qudhuntay...

0 Visits: 1728 | Wednesday July 26, 2017 - 00:42:31
Daawo: Faddeexad Xoghayaha Dawladda hoose ee Hargeysa Oo Suldaan Barre Xafiiskiisa Ugu Gacan Qaaday iyo Halkay Sartu ka qudhuntay...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv; Abwaan Xassan Ganey Oo Maanso Cusub Daawaha Ka Soo Qaadey + Arinta Ay Ka Hadleyso

0 Visits: 1844 | Wednesday July 26, 2017 - 00:36:42
Daawo Xogreeb Tv; Abwaan Xassan Ganey Oo Maanso Cusub Daawaha Ka Soo Qaadey + Arinta Ay Ka Hadleyso

Read More »

Wasiiiraddii ugu awoodda weynaa UDUB oo wasiir laga dhigay iyo dagaalkii siyaasadeed ee ugu adkaa ee uu la galay Saylici+ Dagaalkii siyaasadeed ee ugu adkaa wakhtigii uu KULMIYE mucaaradka ahaa waxay gobolka Awdal ku dhexmartay siyaasiyiintii Xilalka hayey ee UDUB iyo siyaasiyiintii mucaaradka ah ee KULMIYE. Qore Weriye Barkhad-ladiif Mohamed Omar

0 Visits: 1463 | Wednesday July 26, 2017 - 00:28:12
Wasiiiraddii ugu awoodda weynaa UDUB oo wasiir laga dhigay iyo dagaalkii siyaasadeed ee ugu adkaa ee uu la galay Saylici+ Dagaalkii siyaasadeed ee ugu adkaa wakhtigii uu KULMIYE mucaaradka ahaa waxay gobolka Awdal ku dhexmartay siyaasiyiintii Xilalka hayey ee UDUB iyo siyaasiyiintii mucaaradka ah ee…

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Laanta Finland oo Masuuliyiin Cusub u Magacaabay Garabyada Haweenka iyo Dhalinyarada...

0 Visits: 1505 | Tuesday July 25, 2017 - 22:41:09
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Laanta Finland oo Masuuliyiin Cusub u Magacaabay Garabyada Haweenka iyo Dhalinyarada...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Hees Cajiib ah oo loo qaaday Wasiir Cali Mareexan, Laguna soo Bandhigay Waxqabadkii mudadii uu Wasiirka ahaa, ilaa Baarlamaankii. "Calow Guroon jirey, Gudatayoo Xilkaagii, Guul-baad ka Gaadhee, Gadh-wadeena noo noqo". Ereyada:Abwaan Maxamed Xirsi Qeys. Laxanka:Siciid Tanka. Music:Maftuux Cadceed. Codka:cabdikariin cali shaah

0 Visits: 1848 | Tuesday July 25, 2017 - 06:21:21
Daawo Xogreeb Tv: Hees Cajiib ah oo loo qaaday Wasiir Cali Mareexan, Laguna soo Bandhigay Waxqabadkii mudadii uu Wasiirka ahaa, ilaa Baarlamaankii. "Calow Guroon jirey, Gudatayoo Xilkaagii, Guul-baad ka Gaadhee, Gadh-wadeena noo noqo". Ereyada:Abwaan Maxamed Xirsi Qeys. Laxanka:Siciid Tanka.…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka Hawlaha Guud Oo Soo Kormeeray Wadada Isku Xidha Hargeysa Iyo Kala Baydh oo u ka socdo Dib-u-dhis iyo dayactir balaadhan+ Wasiirka oo ka Warbixiyey halka ay marayan Wadooyinka dalku..

0 Visits: 1050 | Tuesday July 25, 2017 - 03:19:05
Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka Hawlaha Guud Oo Soo Kormeeray Wadada Isku Xidha Hargeysa Iyo Kala Baydh oo u ka socdo Dib-u-dhis iyo dayactir balaadhan+ Wasiirka oo ka Warbixiyey halka ay marayan Wadooyinka dalku..

Read More »

Musharrax Cirro iyo Xirsi oo ku Mashquulay Faafinta Warar Been abuur ah oo ka dhan ah Wasiir Cali Mareexan + Siyaasi Cali Mareexan oo Laf dhuun-gashay ku Noqday Ollole Cod-raadin ah oo X. Waddani ku Xod-xodanaayo Bulshada bariga Burco Iyo Guuldarooyinkii uu ay kala Kulmeen deeganada u Xidhan Taageerada Kulmiye

0 Visits: 1881 | Tuesday July 25, 2017 - 02:33:39
Hargeysa(Xogreebnews)- Musharraxa iyo hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa mudooyinkii u dambeeyey ku hawlana dagaal Siyaasadeed oo hor leh ku qaadday Wasiirka Wasaaradda hawlaha guud iyo guryeynta Somaliland Md. Cali Mareexan. Kaddib markii uu Wasiir Cali Mareexan guulo wax ku ool ah…

Read More »

Ururka Mus-dambeed ee Abwaanadii hore ay ku midoobeen iyo caweyska Dhallinyarada Somaliland

0 Visits: 1143 | Tuesday July 25, 2017 - 02:21:02
Hargeysa(Xogreebnews)-Kulan ay soo abaabuleen bahda Bandhigga Caalamiga ah ee Buugta Hargeysa ayaa caawa ka dhacay Guriga Shaqaalaha ee magaalada Hargeysa : Caweyskan ayaa waxaa marti ku ahaa Abwaaniinta muga iyo miisaanka ku leh bulshada Somaliland.

Read More »

Daawo Muuqal: Mid Ka Mida Ganacsatada Beeyada Ee G Sanaag Oo Ka Hadlay Waxqabadka Wakaalada Beeyada

0 Visits: 1182 | Monday July 24, 2017 - 21:21:58
Daawo Muuqal: Mid Ka Mida Ganacsatada Beeyada Ee G Sanaag Oo Ka Hadlay Waxqabadka Wakaalada Beeyada

Read More »

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xilka ka qaadis ku sameeyey Wasiir Kamid ah golihiisa Wasiiradda, degdegna u buuxiyey bedelkiisa..

0 Visits: 1684 | Monday July 24, 2017 - 20:24:22
Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xilka ka qaadis ku sameeyey Wasiir Kamid ah golihiisa Wasiiradda, degdegna u buuxiyey bedelkiisa..

Read More »

Sucuudiga oo diiday La Kulanka Wafti Somaliland u dirtay Iyo Xoolaheena oo Xajka Sannaadka ku Gelaya Magaca Somaliya..Natiijadeeda Taageeradii Somaliland ee Xullufada Sucuudiga oo noqotay Hal-bacaad lagu lisay

0 Visits: 1644 | Sunday July 23, 2017 - 23:57:09
Hargeysa(Xogreebnews)-Dawladda Sucuudi Arabiya, ayaa xaaladda bariga dhexe iyo Xidhiidho Diblumaasiyadeed oo dhinacyo badan uga yimi, awgeed waxay si taxader ku jiro u fasaxday dhoofka Xoolaha ee dalkooda uga iman jiray Carrada Somaliddu degto, kaddib markii Sucuudigu uu xayiraad saaray Xoolaha Somalidda…

Read More »

Laacaga Hantida Umadda ee Xilliga Kala Guur-ka oo Noqday Daahir-yaa-shamis

0 Visits: 1823 | Sunday July 23, 2017 - 23:54:56
Hargeysa(Xogreebnews)- Sida dhacda ka dhacda dalalka Caalamka qaarkood, gaar ahaan kuwa keli-taliyaasha soo xukumeen ama dagaaladda sokeeye ka dhacaan, isla markaana aan lahayn Sharci qoral oo ay ku dhaqmaan marka xaaladi lasoo deristo, waxa caado u ah marka la gaadho xilliyadda Doorashooyinka ee masuuliyiinta…

Read More »

Xujaddii Kowaad oo Madaxtooyadda Kaga Timi Koontinar Qudha-ka-jaray Mid kamid ah Muruq-mal Dekedda Berbera

0 Visits: 1437 | Sunday July 23, 2017 - 23:52:24
Berbera(Xogreebnews)-Iyaddoo hadda laga joogo laba maalmood markii Xukuumadda Somaliland dusha u ridatay Naf iyo Maal ama xuquuqda iyo xaqa wixii uu leeyahay shaqaalaha muruq-maalka Dekedda Berbera, kaddib wada-xaajood saddex geesood ah, waxa sida Warbaahinta u sheegay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda…

Read More »

Shir Saddex Geesood ah oo Lagaga hadlaayo ka Hor-taga Aafadda Abaaraha oo Kulmiyey Hay'adda Raashinka Qaranka, Wasaaradaha Beeraha, deegan iyo Hay'adaaha WFP, FAO

0 Visits: 1912 | Sunday July 23, 2017 - 18:16:18
Shir Saddex Geesood ah oo Lagaga hadlaayo ka Hor-taga Aafadda Abaaraha oo Kulmiyey Hay'adda Raashinka Qaranka, Wasaaradaha Beeraha, deegan iyo Hay'adaaha WFP, FAO

Read More »

"..Inta raxan raxanta ugu biirtay Waddani ee Cabdiraxmaan Cirro Taageertay ee Hareeraha ka joogta indhahooda Qabyaalad uma arkaan. Kolkay Ismaciil Aadan iyo Abiib Diiriye xaga waddani u kaceena waxa la yidhi qabyaalad waa laga Gudbay..Aniga oo keligay ah ayaan sheegay in aan Muuse Biixi u codayn doono" Siyaasi Cali Guray

0 Visits: 2071 | Sunday July 23, 2017 - 05:13:23
"..Inta raxan raxanta ugu biirtay Waddani ee Cabdiraxmaan Cirro Taageertay ee Hareeraha ka joogta indhahooda Qabyaalad uma arkaan. Kolkay Ismaciil Aadan iyo Abiib Diiriye xaga waddani u kaceena waxa la yidhi qabyaalad waa laga Gudbay..Aniga oo keligay ah ayaan sheegay in aan Muuse Biixi u codayn…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "Boobe Waa Shamaca Qoraalka Somaliland... In badan Waad Aragteen Marka Meel laga dhaco Taarikhda S/land boobe ayaa qoraal kaga hadla. Anigoo yar ayaan Dhagaysan jiray Gabayada Abwaan timacade, Waxa iiggu Xiggay Hadraawi". Wasiir Cali Mareexaan

0 Visits: 1365 | Sunday July 23, 2017 - 04:28:38
Daawo Xogreeb Tv: "Boobe Waa Shamaca Qoraalka Somaliland... In badan Waad Aragteen Marka Meel laga dhaco Taarikhda S/land boobe ayaa qoraal kaga hadla. Anigoo yar ayaan Dhagaysan jiray Gabayada Abwaan timacade, Waxa iiggu Xiggay Hadraawi". Wasiir Cali Mareexaan

Read More »

Xildhibaan Ibraahin Axmed Laangadhe oo Ka Tirsan Golaha deeganka Degmada Ceerigaabo Iyo Xisbiga Kulmiye oo Safar kusoo Maray Deeganada kala ah, Jiideli, Goof, Ceel-lamaan,Kulmiye, Dooxada Ceel-qoray, Dooxada Masagan iyo meelo kale oo badan, Bulshada-na ku Wacyigeliyey inay Hore ka Qaatan Kaadhka Codbixinta ee dhowaan ka bilaabmaya Gobolada Sanaag iyo Sool+ Shirar al-baabadu u xidhan yihiin oo u la yeeshay qaybaha Bulshada..

0 Visits: 2134 | Sunday July 23, 2017 - 02:38:02
".. Wallaahi dee waanu isla og nahayd dadku halka ay Codkooda marinayaan, hase-ahaatee safarkayaga waxa ugu muhiimsanaa inaanu Bulshada usii sharaxno ahmiyadda uu leeyahay Kaadhka Codbixintu iyo waxyaabaha uu ka caawin doono oo kamid ah xuquuq ay kala siman yihiin shacabweynaha reer Somaliland oo…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "Reer Ceel-Afweyn Waxaan Leeyahay Waar Dilku Waxba Ku Heli Maysaan Ee Colada Joojiya" Samadoon Xildhibaan Cabdi Waraabe

0 Visits: 1688 | Sunday July 23, 2017 - 01:27:14
Daawo Xogreeb Tv: "Reer Ceel-Afweyn Waxaan Leeyahay Waar Dilku Waxba Ku Heli Maysaan Ee Colada Joojiya" Samadoon Xildhibaan Cabdi Waraabe

Read More »

featured