Wararka

Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Geel Jire Oo Si Dadban U Weeraray Xisbiyada Waddani Iyo Kulmiye

0 Visits: 1072 | Friday July 21, 2017 - 16:00:22
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Geel Jire Oo Si Dadban U Weeraray Xisbiyada Waddani Iyo Kulmiye

Read More »

Biyo La'aanta Bulshada Berbera + Kuleylka Xagaaga & Hanfiga Dabaysha+ Saxariirka Shacabka Iyo Maamulkii Cusbaa ee Wakaaladda oo ku Mashquulay Qadhaabka Masuuliyiinta Wasaaradda Biyaha.

0 Visits: 1182 | Friday July 21, 2017 - 15:54:47
Biyo La'aanta Bulshada Berbera + Kuleylka Xagaaga & Hanfiga Dabaysha+ Saxariirka Shacabka Iyo Maamulkii Cusbaa ee Wakaaladda oo ku Mashquulay Qadhaabka Masuuliyiinta Wasaaradda Biyaha.

Read More »

Baqal Fardo la Daaqay, Faras-buu Is-moodaa. W/Q Qasiim Sheekh Xasan

0 Visits: 1884 | Sunday February 15, 2015 - 23:19:23
Waxa lagu baahiyey shabakadda Somalilandtoday sidii caaddada uu ahayd maqaal ciwaan looga dhigay, Curadka Yool ee Cirro uu adeegga, kaasoo marka aad hoos ugu daadegtid dulucda nuxurka lagaga hadlayo, iyo sidoo kale, qaafiyadda ama qaabka

Read More »

“Maal galiyayaasha waynu doonaynaa laakiin Waxaynu Doonaynaa maal Galiyayaal Aan Qol madow laysla Gelin oo wax Been ah laysku sheegin oo aan lacag Hoosta Lagu kala Qaadan, Dawladuhu Marka Ay Sanadka ugu Danbeeya ku Jiraan Arimahan Oo Kale Ma Galaan" Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Huseen

0 Visits: 754 | Sunday February 15, 2015 - 22:56:51
Hargeysa(xogreebnews.com-musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay wararka sheegaya inay xukuumada somaliland qorshaynayso inay shirkad gaar ah ku wareejiso dekeda magaalada

Read More »

Dallada Horseed Ayaa War-Saxaafadeed Ay Maanta Xafiiskooda Ceerigaabo Ka Soo Saareen Waxay Ku Taageereen Baaqii Odayaasha Iyo Waayeelka B/H-Yoonis Bari

0 Visits: 754 | Sunday February 15, 2015 - 19:23:05
Ceerigaabo(Xogreebnews) Dallada Horseed Ee Gobolka Sanaag Ayaa Ah Mid Kulmisa In Kabadan Boqolaal Dhalinyaro Iyo Waayeel Ah Isla Markaana Kamida

Read More »

Khilaaf Hor Leh Oo Ka Dhex Curtay Wasiirka Warfaafinta Iyo Maareeyaha Tv-ga Qaranka

0 Visits: 797 | Sunday February 15, 2015 - 18:50:25
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiirka warfaafinta iyo wacyigelinta Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa hakiyay barnaamij magaciisa la yidhaahdo Bandhig-Hibeedka oo dhawaan laga bilaabay telefishanka qaranka, isagoo sheegay in barnaamijku bilowgiiba maamul xumaystay.

Read More »

Madaxweyne siilaanyo oo Maanta sii Ballaadhan laadhan loogu soo dhoweeyey Gabiley dareen Guux-badan oo kasoo yeedhay markii danbe.

0 Visits: 781 | Sunday February 15, 2015 - 18:48:03
Gabiley(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo. waxa uu maanta gabiley kaga qaybgalay Xaflada Qalinjebinta Ardayda dhamaysatay waxbarashadii Jaamacada Timacade University, isaga oo halkaasina ka hirgeliyey mashaariico kala duwan.

Read More »

Mudaharaad ka dhex istaadh-may Degmada aley-baday iyo dadweyne jaajabiyey Guriga martida ee dhowaan siilaanyo xadhiga ka jaray.

0 Visits: 866 | Sunday February 15, 2015 - 01:34:00
Allaybaday (xogreebnews.com-dad aad u tiro badan oo cadhaysan ayaa mudaharaad la hortay saldhigay allayabday. Dadkan mudaharaadaya ayaa ah eheladii wiil yar oo 13 jir oo maanta

Read More »

Qorshayaasha Xukuumada Dhaxal wareejinta Dakada Berbera + Damaca Iyo Khiyaamada Cali Xoor-Xoor + Guclo Oradka Wasiirada +Ifafaalaha Gadoodka Bulshada

0 Visits: 879 | Saturday February 14, 2015 - 22:39:19
Hargeisa- (xogreebnews.com-Wasiiro Ka tirsan Golaha wasiirada xukuumada Madaxwayne Siilanyo ayaa gucle iyo orad ba ugu jira ka qayb qaadashada wareejinta qaybihii ugu danbeeyey hantidii bir magydada ahayd ee Shacabka reer somaliland.

Read More »

Xuskii Maalinta Jacaylka Adduunka Ee Laga Darreemay Hargeysa Maxaa Inooga Cabba Meeday Islaam-nimadii.Faallo weriye Cabdi casiis Bashiir Nuur.

0 Visits: 1002 | Saturday February 14, 2015 - 22:13:53
Hargeysa(xogreebnews.com-Waxa Habeenkii xalay magaalada Hargeysa, ka dhacay fatasiye iyo damaashaad ay dhalinyarro reer Somaliland ahii kaga qayb gallaayeen inay ku xusaan maalinta Jacaylka adduunka kuwaaso ku dayanaaya

Read More »

Daawo xogreeb Tv"Maayarka Caasimada Hargeisa Oo Furay waddo isku Xidhidoonta Saylaca Xoolaha Iyo Suuqa Waaheen

0 Visits: 897 | Saturday February 14, 2015 - 20:11:59
Daawo xogreeb Tv"Maayarka Caasimada Hargeisa Oo Furay waddo isku Xidhidoonta Saylaca Xoolaha Iyo Suuqa Waaheen

Read More »

Dhalinyaradii oo heesaha , Jaaska iyo Anshax Xumo Kale Lagu Baro Tv.ga Qaranka Ka Dib Markii Xukuumadu Ku Fashilantay Shaqo Abuurkooda.

0 Visits: 1132 | Saturday February 14, 2015 - 19:59:36
Hargegeysa(xogreebnews.com-Habeenada ugu danbeeyey waxa laga baahinayey tv.ga xukuumadu maamusho ,barnaamijyo dhaqanka iyo diinta ku

Read More »

Shirkada Laydhka Ee Shiraaqle Power Electric Company Oo Soo Kordhisay Adeegyso Cusub,Koronto-galin Balaadhan ka wada Hargeysa

0 Visits: 877 | Saturday February 14, 2015 - 19:39:13
Hargeysa(xogreebnews.com-Shirkada Laydhka ee Shiraaqle power Electric Company ayaa waxay Koronto galin balaadhan beryahanba ka waday qeybo ka mid ah Caasimada Somaliland ee

Read More »

Daawo xogreebnews Sawirada Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya Oo Maanta Xilkii Si Rasmiya Ula Wareegay

0 Visits: 872 | Saturday February 14, 2015 - 19:19:02
Muqdisho(xogreebnews.com-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliya C/salaan Hadliye Cumar, ayaa waxa uu maanta si ramsi ah uu ula wareegay xilkaasi, markii munsaabad xil wareejin ah ay ka qabsoomtay Xarunta Wasaaradaasi.

Read More »

Daawo xogreebnews Sawirada Magaalada Nairobi Oo Maanta Lagu Dilay Xildhibaan Hore Oo Ka Tirsanaa Baarlamaanka Kenya

0 Visits: 999 | Saturday February 14, 2015 - 17:17:18
Muqdisho,xogreebnews.com--Aroornimadii hore ee saakay, ayaa waxaa Magaalada Nairobi ee Xarunta Kenya lagu dilay Philip Godana, oo horey kaga tirsanaa Baarlamaanka Wadanka Kenya.

Read More »

Siyaasi Abdirashiid Jaamac Muuse Dheri oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland wuxuu tacsi u dirayaa dowlada Jabuuti, geeridii ku timid Gudoomiyihii Baarlamaanka Jabuuti marxuum Idiris Arna’ud Ali.

0 Visits: 717 | Saturday February 14, 2015 - 17:10:57
Siyaasi Abdirashiid Jaamac Muuse Dheri oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland wuxuu tacsi u dirayaa dowlada Jabuuti, geeridii ku timid Gudoomiyihii Baarlamaanka Jabuuti marxuum Idiris Arna'ud Ali

Read More »

Fidmada 14 Febuary Valentines Day Waa Aaffo Qaran Oo ka Hor Tag U Baahan? Faallo Weriye c/casiis Bashiir Nuur.

0 Visits: 1433 | Friday February 13, 2015 - 00:13:00
Hargeysa(xogreebnews.com-Waxa isaa-soo taraaya xoojinta iyo xusaska aan waajibka ahayn ee maalin ka mid ah maalmaha ku jiraa sannad walba bilowgiisa Bisha labaad ee 14 Febuary

Read More »

Socdaalkii Siilaanyo Imisa Gaadhi baa la socday,dad intee le’eg baa sii raacay?

0 Visits: 896 | Thursday February 12, 2015 - 23:45:31
Hargeysa(xogreebnews.com-Waxaynu arkaynay magaalo kasta oo ay cagta dhigaan dad boqolaal ah oo qariyay dadkii magaaladda/tuulada deganaa,waxa kale oo aynu arkaynay

Read More »

Qarka mid ah waalidka dhalay caruurta Xabsiyada Magaalooyinka lo Qaybiyey oo Farrin U Diray Xukuumadda.

0 Visits: 876 | Thursday February 12, 2015 - 23:40:05
Hargeysa (xogreebnews.com-Waalidiinta Dhalinyaro ku jirta Xabsiyada Hargeysa oo dhowaan magaalada Hargeysa lagaga qab-qabtay hawl-gal ciidamada Boolisku ka sameeyey xaafadaha

Read More »

Maxay Madaxda Jabuuti iyo Somaaliya uga Hadleen Kulankoodii shalay Ku Dhex Maray Dalka Jabuuti

0 Visits: 839 | Thursday February 12, 2015 - 20:12:10
Djabuuti(xogreebnews.com-Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud iyo madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa gellinkii dambe ee shalay oo Arbaco ahayd kulan ku yeeshay magaalada Jabuuti.

Read More »

featured