Wararka

Qarka mid ah waalidka dhalay caruurta Xabsiyada Magaalooyinka lo Qaybiyey oo Farrin U Diray Xukuumadda.

0 Visits: 879 | Thursday February 12, 2015 - 23:40:05
Hargeysa (xogreebnews.com-Waalidiinta Dhalinyaro ku jirta Xabsiyada Hargeysa oo dhowaan magaalada Hargeysa lagaga qab-qabtay hawl-gal ciidamada Boolisku ka sameeyey xaafadaha

Read More »

Maxay Madaxda Jabuuti iyo Somaaliya uga Hadleen Kulankoodii shalay Ku Dhex Maray Dalka Jabuuti

0 Visits: 842 | Thursday February 12, 2015 - 20:12:10
Djabuuti(xogreebnews.com-Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud iyo madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa gellinkii dambe ee shalay oo Arbaco ahayd kulan ku yeeshay magaalada Jabuuti.

Read More »

Heshiis Ka soo Baxay Shirkii Madaxda Reer galbeedka iyo Ruushka uga Socday Dalka Belerus

0 Visits: 840 | Thursday February 12, 2015 - 20:09:46
Belerus(xogreebnews.com-Hoggaamiyayaasha dalalka Ukraine, Ruushka, Jarmalka iyo Faransiiska ayaa ka soo muuqday wadahadalo ka socday dalka Belarus maanta oo khamiisa,

Read More »

Culimadda Gobolka Togdheer Oo Bayaan Diimeed Ka Soo Saaray Shirkadda Burco Xafiisyo Ku Leh Oo Qaabka Ay U Shaqayso Khilaaf Ka Taaganyahay.

0 Visits: 825 | Thursday February 12, 2015 - 18:41:39
Burco Xogreebnews.com-Cilimadda gobolka Togdheer ayaa bayaan diimeed ka soo saaray Shirkada Tiens oo mudooyinkii u danbeeyay khilaaf xoogani ka taagnaa qaabka ay Magaalada

Read More »

DAAWO Xogreeb Tv: Siyaasi Baashe Cabdi Gaboobe Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Sababaha Ay Isku Seegeen Madaxweyne Siilaanyo Oo Ay Aad Isugu Dhawaayeen.

0 Visits: 770 | Thursday February 12, 2015 - 18:19:03
Hargeysa (xogreebnews — Siyaasi Baashe Cabdi Gaboobe Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Sababaha Ay Isku Seegeen Madaxweyne Siilaanyo Oo Aad Isugu Dhawaayeen

Read More »

Madaxweynaha Somaliya Oo U Ambabaxay Dalka Jarmalka Xaalad Caafimaad Darteed

0 Visits: 816 | Thursday February 12, 2015 - 18:14:41
Muqdisho (xogreebnews.com— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa saaka u duulay dalka Jarmalka, halkaasi oo uu u tegi doono arrimo caafimaad.

Read More »

DAAWO: Garaad Mahad Maxamed Cabdi oo Ka Mid ah Garaadda Waaweyn ee Dalka Oo Bogaadiyey Wax-qabadka Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista iyo Gadiidka Cirku Ka Hirgeliyeen Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal International Airport....

0 Visits: 795 | Wednesday February 11, 2015 - 17:33:13
DAAWO: Garaad Mahad Maxamed Cabdi oo Ka Mid ah Garaadda Waaweyn ee Dalka Oo Bogaadiyey Wax-qabadka Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista iyo Gadiidka Cirku Ka Hirgeliyeen Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal International Airport....

Read More »

Ethiopia Oo Ka Hadashay Isku Dhacii Shalay Quljeed Ku Dhexmaray Maleeshiyada Wabar Iyo Ciidanka Somaliland

0 Visits: 983 | Wednesday February 11, 2015 - 17:22:40
Addis Ababa (xogreebnews.com-Dawladda Itoobiya, ayaa sheegtay inay baadhis ku samaynayso Koox shalay weerar ku soo qaaday Ciidanka Somaliland ee Qulujeed,kuwaasi oo

Read More »

“Xukuumadda Siilaanyo Wixii Aanu Ka Hadli Jirnay Markii Aanu Mucaaradka Ahayn Wax Ka Daran Ayay Maanta Samaysaa. Daahir Rayaale Maamulkiisii Bikh”

0 Visits: 760 | Wednesday February 11, 2015 - 17:17:39
Hargeysa (xogreebnews.com_Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha aqalka golaha wakiilada Somaliland, ayaa sheegay in xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ay

Read More »

Jaamacadda Caalamiga Ah Ee Beder Oo Tababar Ku Saabsan Hogaaminta Iyo Maamulka U Soo Xidhay Shirkadaha Waawayn Ee Dalka

0 Visits: 851 | Wednesday February 11, 2015 - 17:17:15
Munaasibadan Loogu soo xidhayay ayaa waxa ka Soo qayb Galay Guddoomiyaha Jaamacadda Beder,Guddoomiye ku xigeenka,Macalimiinta.

Read More »

Xisbiga wadani oo qaado uu sammeeyey Xildhibaan Ucid Ah oo dhowaan ku Biiray wakiilada iyo Khilaaf siyaasadeed oo laga fili karro asxaabta Mucaaridka ah:

0 Visits: 821 | Wednesday February 11, 2015 - 17:15:05
Hargeysa(xogreebnews.com-Maanta xisbiga waddani wuxuu qado sharaf uu ku soo dhoweynaayo ku maamuusay Xildhibaan Weli Axmed Xaawo

Read More »

Dagaal Aan Khasaare Geysan Oo Quljeed Ku Dhex Maray Maleeshiyo Taabacsan Wabar Iyo Ciidamada Somaliland

0 Visits: 859 | Wednesday February 11, 2015 - 17:02:06
Quljeed (xogreebnews.com— Ciidanka Somaliland iyo Dablay taabacsan Suldaan Wabar ayaa iska hor imaad ku dhexmaray Degmada Qolujeed ee Gobolka Awdal, islamarkaana waxyar u jirta Xuduudka. Inta la ogyahay Hal Askari ayaa ka dhaawacmay Ciidanka Somaliland, halka

Read More »

Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Saylici Iyo C/raxmaan Aw Cali Oo Isku Khilaafay Arrinta Suldaan Wabar

0 Visits: 732 | Wednesday February 11, 2015 - 16:58:01
Hargeysa (xogreebnews.com- Warar Xogogaala Oo u dhuun daloola kulan ay isku hor fadhiisteen Masuuliyiin xilal kala duwan soo qabtay oo ka soo jeeda Gobolka Awdal ayaa sheegaya inay isku khilaafeen xal la doona

Read More »

Heshiiskii Midowga Urur Siyaasadeedka DALSAN iyo Xisbiga KULMYE oo Laba Jirsaday iyo Natiija La,aanta laga Dhaxlay. Xoghayahii Urur Siyaasadeedka Dalsan Maxamed Aadan Gacayte ayaa maanta ka hadlay halka uu ku danbeeyay heshiiskii ay ku midoobeen ururka dalsan iyo xisbiga Kulmiye, halka uu ku danbeeyay.

0 Visits: 666 | Wednesday February 11, 2015 - 11:48:13
Kadib doorashooyinkii golayaasha deegaanka JSL ee la qabtay 28 Nov 2012 waxa doorashooyinkaa ku tartamay 5 urur siyaasadeed iyo 2 xisbi qaran aakhirkiina wax ka soo dhex baxay 3da xisbi qaran ee manta dalka ka jira, hadaba ururadii ku hadhay tartankii doorashooyinka

Read More »

Gabay Uu Weriye Maxamed Soofadhiiste Kasoo Tiriyay Xabsiga Dhexdiisa Waxa uu Ku Cabirayaa Xadhigiisa

0 Visits: 1090 | Tuesday February 10, 2015 - 08:09:34
Berbera,(xogreebnews.com-'' Waxaan Ahay Libaax Dabin U Galay Dar Ay Coloobeene

Read More »

Guddida Doorashada Itoobiya Oo Soo Bandhigtay Xogta Doorashada Ismaamulka Soomaalida

0 Visits: 983 | Tuesday February 10, 2015 - 08:06:38
Jigjiga (xogreebnew.com- Gudiga doorashada qaranka ee Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday warbixin la xidhiidha doorashada Ismaamulka Soomaalida Ethiopia isaga oo soo bandhigay islamarkaana saadaliyey codbixinta sida ay u dhici karto.

Read More »

Daawo xogreebTv: Gudoomiyaha UCID Ee Gobolka Saaxil Oo Si Kulul Xukuumada Ugu Cambaraysay Wariye Lagu Xidhay Berbera ( VIDEO )

0 Visits: 849 | Tuesday February 10, 2015 - 08:04:10
Berbera (xogreebneews.com — Gudoomiyaha UCID Ee Gobolka Saaxil Oo Si Kulul U Cambaraysay Xadhiga Wariye Lagu Xidhay Berbera

Read More »

Daawo xogreeb Tv.Suxufiinta Somaliland Oo ka Gaadoodey Tacadiga Xukuumadda Siilaanyo kula kacdo, Cambaarreeyeyna xadhiga Suxufi Maxamed cadbilaahji soo fadhiiste Oo berbera ku xidhan

0 Visits: 788 | Tuesday February 10, 2015 - 07:52:51
Daawo xogreeb Tv.Suxufiinta Somaliland Oo ka Gaadoodey Tacadiga Xukuumadda Siilaanyo kula kacdo, Cambaarreeyeyna xadhiga Suxufi Maxamed cadbilaahji soo fadhiiste Oo berbera ku xidhan

Read More »

Jaamacadda Caalamiga Ah ee Beder International University Ayaa Tababar ku saabsan Hogaaminta iyo Maamulka u Furtay Shaqaale Ka Socda Shirkadaha Waawayn ee Daryeel,Somtel Iyo So cable

0 Visits: 989 | Monday February 09, 2015 - 17:37:22
Jaamacadda Beder Oo Kulan Ku Saabsan Hogaaminta Iyo Maamulka U Furtay Shirkada Waawayn Ee Dalka.Daawo Sawirada

Read More »

Ivory Coast oo Guul silic ah Ku qaaday Koobkii AFRICA.

0 Visits: 672 | Monday February 09, 2015 - 01:33:15
Hargeysa(xogreebnews.com-Xulka qaranka Ivory Coast ayaa ku guulaystay koobka qaramada Afrika ee 2015. kulan waqti badan qaatay isla markaana ay labada xul ay ciyaareen waqtiga dheeriga ah, sidoo kalena redhoodhayaal badan laysku laagtay ayay ugu danbayn Ivory Coast noqotay xulka qaranka ku

Read More »

featured