Wararka
Muqdisho (xogreebnews.com_Golaha Wasiiradda ayaa u badnaan doono kuwii hore, iyadoo Tiradana laga dhigay 55 xubnood oo ka kooban Wasiiro, Ku Xigeeno iyo Wasiiru Dowlayaal, iyadoo Maalmo yar kadibna Baarlamaanka la horgeyn doono.
Read More »
Hargeysa,(xogreebnews.com— Hay'adda Conflict Dynamics International, oo fadhigeedu yahay Cambridge ayaa daraasad hor dhac ah oo uu sanadkii dhamaaday soo bandhigay wuxuu ku shaaciyay qorsheyaal la iskugu soo dhawayn karo Somaliland iyo Somalia.Daraasaddan
Read More »
Bergan (xogreebnews.com-Booliiska Magaalada Bergan ee Dalka Norway ayaa maanta duhurkii saacadu mar ay ahayd 13:21 shaaciyay in hooyo somaaliyeed oo 39 jir ah la dilay.
Read More »
Hargeysa (xogreebnews.com-Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow,oo ka tirsan Hogaanka dhaqanka Somaliland,gaar ahaana ka soo jeeda Beesha Madaxweyne Siilaanyo ayaa Badka
Read More »
Jordan(xogreebnews.com-Aabaha dhalay duuliyaha Jordon, ee isagoo nool ay gubeen xagjiriinta dowladda Islaamka, ayaa ka codsaday in dalkiisa uu qaado aargoosi dheeri
Read More »
Hargeysa (xogreebnews.com-Muddooyinkan dambe waxa soo baxaya hadalo iyo calaamado tilmaamaya in Madaxweynaha loo samayn doono muddo kordhin, iyadoo ay shantii sano ee
Read More »
Qaabkeebu ku yimmi xoghayaha Solja Huseen Kurdish.
Inqilaab dhiig ku daatay oo lagu sad-qeeyey hoggaankii urur suxufiiyiinta Somaliland ee Solja. Kaaso 25-kii Decenber ka dhacay magaalada Hargeysa, ayaa madal ay ka maqnaayeen dhammaan-baa suxufiyiinta aan la dhabar taaban,
Read More »
Muqdisho(xogreebnews.com-Madaxweyne Gaas iyo Hogamiye Ahmed Maddobe oo Goor Dhaweyd Muqdisho gaarey.Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya
Read More »
Hargeysa (xogreebnews.com-Faadumo Siciid Oo Ka Hadashay Facebook-geeda Oo La Jabsaday Si Khaldana Loo Isticmaalay
Read More »
Boorama (xogreebnews.com- Shirkada Korontda ee ALOOG ee magaalada Boorama ayaa maalintiii shalay gabi'ahaanba laydhkii ka jartay xafiiska Badhsaabka Gobolka Awdal, waqti uu
Read More »
Berbera, xogreebnews.com_Shaqaalaha ka shaqeeya Dekeda Magaalada Berbera ayaa saaka laga horsidaagay inay galaan gudaha Dekeda si ay u gutaan waajibkoodii shaqo. Sida ay xaqiijiyeen shaqalaha ka hawl gala Dekeda ilaa iyo hada ma cadaa sababta keentay in shaqalihii Dekeda oo iskugu jira, kastamka, Dekeda…
Read More »
Hargeysa(xogreebnews.com — Guddoomiye ku xigeenka XIsbiga Waddani Axmed Muum, in Seed ayaa ka jawaabay eeddo iyo dhaliilo uu u soo jeediyey Badhasaabka Gobolka Awdal Cabdo Axmed Aayar.
Guddoomiye ku xigeenka XIsbiga Waddani Axmed Muumin Seed oo Wargeyska Geeska Afrika u waramay ayaa sidoo kale
Read More »
DAAWO SAWIIRADA SAXDA AH EE MV SHAAKIR>Markabka Iyo Hubkii Saarnaa Oo Maanta La Sii Dayey Iyo Nuxurka Warqad Ay Dawlada Suudaan U Soo Dirtay Madaxweyne Siilaanyo Oo Sababtay Sii Dayntiisa
Read More »
Toronto:(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee waqooyi ameerika ee xisbiga wadani isla markaana ah safiirka wareega Marwo Suhuur Xasan Abiib ayaa maanta iyadoo ku sugan dalka kanada gaar ahaan
Read More »
NASASHADA SHABAKADDA XOGREEBNEWS WAA HEESTI XUJO JACAYL WAA FANAANADA NASTEEXO INDHO
Read More »
Berbera-(xogreebnews.coim-Ilo-wareedyo rasmi ah ayaa goor-dhaweyd Warfidiyeenka Qarannews u xaqiijiyey in dib loo raray Hubkii iyo Agabkii Milateri ee Shalay uun laga rogay Markabka MV-Shaakir oo isagoo hubka iyo shixnad kale wada ku soo xidhay dekeda Berbera
Read More »
Daawo xogreeb Tv: CABDI GOOD OO CEEBTA ADUUNKA KU DHIGAY FANAANKA FARAH KAAFI IYO HEESTA UBAX
Read More »
Berbera(xogreebnews.com-markabkii MV shaakir ee saanada Hubka ah ee kala Duwan Kula soo xidhay Dekada Berbera Bishiio Desember 24keedii ayaa habeenkii xalay ahaa Xili danbe oo ku Dhawayd Kow iyo tabankii habeenimo Laga Rogay saanadaa Milatari ee sida sharci darada ah ula soo gala Dekada
Read More »
Daawo xogreeb Tv" Aqoonyahan Yuusuf Budle oo sii Faah-faahsan uga Xog waramay Jabinta Iyo xalaladaadka Gollayaashu kula kacaan Dastuurka qaran.
Read More »
Hargeysa(xogreebnews.com_Wasiirka wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa Waraysi Uuu kaga hadlay arrimo badan Siiyey Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga ee ka baxa Talafishanka Universaltv. ka boqo Qaar ka mida su'aalihii Wasiirka ka waydiiyey…
Read More »
|
|