Wararka

Daawo xogreeb Tv: “Boobkii Wuu Sii Batay Cid La Xisaabtamaysaa Ma Jirto Doorashadiina Waataas Oo Ku Qabsoomi Mayso 26-ka June” Cali Guray.

0 Visits: 801 | Thursday January 29, 2015 - 18:59:03
Hargeysa (xogreebnews.com_ Gudoomie Xigeenka 3aad ee Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Xasaasi Ah Iyo Qabsoomida Doorashooyinka Dalka.

Read More »

Tima-Bannaanida Michelle Obama Oo La Hadal Hayo Iyo Kumanaan Qof Oo Faallo Ka Bixiyay Kelmad Uu Boqorka Cusub Ee Sucuudigu Ku Yidhi Madaxweyne Obama Oo Twitter-Ka La Dhigay

0 Visits: 740 | Thursday January 29, 2015 - 18:55:49
London (xogreebnews.com_Dooda culus, ayaa ka dhalatay Michele Obama oo tagtay Sucuudiga, iyadoo wehlisa madaxwaynaha Maraykanka Barack Obama.

Read More »

Hiigsigii Iyo Himiilada Maayer Soltelco Intee Rummowday Mudaadi Kobneyd Ee Uu Xlka Hayey !Qormadi 2aad

0 Visits: 959 | Wednesday January 28, 2015 - 18:06:44
Hargeysa(xogreebnews.com-Intiini la socotay qormadeeni hore waxaynu si guud iga sheekeynay wax-qabadka uu sammeeyey maayer soltelco mudaadi kobneyd ee uu xilka maayernimo hayey.hadaba qormadeenaan maanta waxaynu sii kooban uu eegi doonaa wax-qabadka uu maayer soltelco ka

Read More »

Agaasimaha Guud Ee Shabakada Wararka Qarninews Oo ka Hadley Koox Maafiyo ah Weerar Culus ku Qaaday Xarunta Guud ee Shabakadaasi ee Magaalada Hargeysa

0 Visits: 895 | Wednesday January 28, 2015 - 17:47:20
Hargeysa(xogreebnews.com)-Agaasimaha Guud Ee Shabakada Warar Qarninews Miyir Cali Xuseen ayaa waxaa markii ugu horey Faah faahin ka Bixiyey Koox Maafiyo ah oo laba Habeen ka hor weerar ku soo qaaday Xarunta Guud ee Shabakada Qarninews ee magaalada Hargeysa.

Read More »

Wasiir Cukuse oo Wajigiisu Bedelan Yahay ayaa Maanta Cadho Kula Dul-dhacay Qaar Ka Mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta,Isla markaana Hanjabaad u Jeediyey Shaqaalaha.

0 Visits: 815 | Wednesday January 28, 2015 - 17:09:11
Hargeysa(xogreebnews.com_Maanta oo ay taariikhdu tahay 28/1/2015-ka ayaa waxa ka dhacay wasaaradda warfaafinta dhacdo aan ku cusbeyn shaqaalaha wasaaradda warfaafinta

Read More »

AKHRISO Magacyada Iyo Qabiilada Ay Kasoo Jeedaan Wasiirada Cusub + Taariikhda Iyo Kooxaha Ay Ka Tirsan Yihiin ( Akhriso )

0 Visits: 1089 | Wednesday January 28, 2015 - 17:01:33
Muqdisho (xogreebnews.com-Waxa aan halkaan idin kugu soo gudbinayaa Magacyadda, xilalka , taariikhaha iyo qabiilada 20-ka Wasiir ee la magacaabay. Halkan Hoose Ka Akhriso Iyadoo Faaffaahsan:

Read More »

Wasiirkii Hore Ee Kaluumaysiga Cabdlaahi Cismaan Geeljire Oo Si Adag Uga Hadlay Mucaawimada Ay Dawlada Turkigu Siiso Dalka Somaliya

0 Visits: 737 | Wednesday January 28, 2015 - 16:57:45
Hargeysa (xogreebnews.com_Wasiirkii hore ee wasaarada kaluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland Md:Cabdlaahi Cismaan (Cabdilaahi Geel-jire), ayaa si adag uga hadlay mucaawimada ay dawlada Turkigu siiso dalka Somaliya, waxaana uu sheegay in dawlada

Read More »

Wasiirka Diinta & Awqaafta Oo Soo Af-meeray Dawro In Muddo Ah Ka Socotay Masjidka Cali-Mataan Oo Culimada Waaweyn Ee Dalku Kaga Hadleen Qoyska Muslimka Ah + 12 Qodob Oo Dawradaasi Kasoo Baxay (WAR-BIXIN + DHAGAYSO + SAWIRRO)

0 Visits: 1188 | Wednesday January 28, 2015 - 12:25:17
Xaflad aad u qurux badan oo si weyn loosoo agaasimay ayaa xalay lagu soo gunaanaday dawro diiniya oo muddo ku dhaw Labo todobaad ka socotay masjidka Cali-Mataan ee ku yaalla xudunta magaalada Hargeysa.

Read More »

“Arrintaas dhacday waxay ahayd qorshe la soo abaabulay oo Siyaasadaysan”...“Waxaa Jira Siyaasiyiin Gobolka ka soo jeeda oo aan Jeclayn in Wax laga qabto Gobolka”.

0 Visits: 786 | Tuesday January 27, 2015 - 20:27:03
Laascaanood (xogreebnews.com_- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Maanta Magaalada Laascaanood waxa uu ka furay Shir Sannadeedkii Caafimaadka, kaas oo noqonaya kii u horeeyay ee noociisa ah ee wasaaradu ku qabato gobol ka baxsan caasimada.

Read More »

.."Waxaa farxad ii ah kulankii gaarka ahaa ee AAN laqaatay Ugaas Abdirashid Ugaas Rooble Ugaas Doodi ka hor xafladdii xidhitaanka Shirkii Wadajir" Cabdi Rashid-Hasan Mataan.

0 Visits: 820 | Tuesday January 27, 2015 - 18:32:03
Hargeysa(xogreebnews.com-mushaarax ku xigeenka madaxweyne ku Xigeen cabdi rashid xasan matan ayaa kullan Gar ah la qaatay Ugaaska Guud ee Beelaha Gadabuursi kaddib xidhi taankii shirka wadajir sidaasna waxaa uu cabdi rashid xasan mataan ku sheegay qoraal aad uu kooban oo uu soo dhigay barkullaanka face-book…

Read More »

Musuqmaasuqa Qarsoon Ee Wasiirka Macdantu Ku Lunsanayo Milaayiin Doollar Oo Shirkadaha Shidaal-Baadhistu Ugu Talogaleen In Lagu Wacyi-galiyo Bulshada S/Land Iyo Mooganaanta Shacbiga!!

0 Visits: 829 | Tuesday January 27, 2015 - 18:08:53
Hargeysa(xogreebnews.com_Sida laga warqabo waxa muddooyinkii ugu danbeeyay hadal-haynta warbaahinta si xooga ugu soo badanayey iibka hay'addaha warbaahineed oo ay iibsanayaan Wasiiradda beesha Madaxwayne Siilaanyo qaar ka mid ah oo u xuubsiibtay sidii

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Xisbiga WADANI Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalkii Madaxweyne Silaanyo Ee Doorashiiyinka Soo Socda .

0 Visits: 792 | Tuesday January 27, 2015 - 18:04:32
Hargeysa (xogreebnews.com— Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga WADANI Oo Ka Hadlay War-saxaafadeed Kasoo Baxay Xisbga Oo lagaga Hadlay Waraysi Uu Madaxweyne Siilaanyo Siiyay Saxaafada

Read More »

Madaxweyne Xassan Sheikh Oo Shir Jaraa’id Kaga Hadlay Xukuumadda Cusub Ee Lasoo Dhisayo

0 Visits: 796 | Tuesday January 27, 2015 - 18:01:50
Muqdisho (xogreebnews.com-Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud ayaa Shir jaraa'id uu galabta ku qabtay xarunta madaxtooyada kaga hadlay xukuumadda cusub ee dhowaan lagu dhawaaqi doono.

Read More »

Hogaanka cusub ee dalada dhalinyarada somaliland ee SONYO oo xilkii la kala wareegay iyo khdubadihii laga jeediayay munaasibadaasi

0 Visits: 839 | Tuesday January 27, 2015 - 11:06:25
Gudoomiyaha cusub ee Dalladda dhalinyarada SONYO Iyo Guydoomiyihii hore ayaa lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa,. Xafladan oo ay ka soo qaybgalay masuuliyiin kaladwan oo ka kala socday qaybaha bulshada eek ala duwan.

Read More »

Sheekh Mahad Oo Xalay Jeediyey Muxaadaro Ku Saabsan Qoyska Muslimka Ah & Xilka Ka Saaran Dacwadda Waana Xalqaddii 12-Aad Ee Barnaamijka "Qoyska Muslimka Ah" Oo Culimadu Ka Wadaan Masjidka Cali-Mataan DHAGAYSO + SAWIRRO

0 Visits: 709 | Tuesday January 27, 2015 - 10:39:12
Sheekh Mahad Oo Xalay Jeediyey Muxaadaro Ku Saabsan Qoyska Muslimka Ah & Xilka Ka Saaran Dacwadda Waana Xalqaddii 12-Aad Ee Barnaamijka "Qoyska Muslimka Ah" Oo Culimadu Ka Wadaan Masjidka Cali-Mataan DHAGAYSO + SAWIRRO

Read More »

Shirkadda Facebook Oo Ogolaatay Dalab Maxakamad Turkiga Ku Taal Ku Doonaysay In Shaqada Laga Joojiyo Bog Ku Xadgudbay Nabi Muxamed SCW

0 Visits: 759 | Tuesday January 27, 2015 - 10:32:29
Hargeysa(Xogreebnews) BBC-da ayaa ogaatay in shirkadda Facebook ay ogolaatay go'aan ay maxkamad ku taalla dalka Turkiga ku dalbaday in shaqada laga joojiyo bog Facebook ah oo nabi Maxamed SCW u gefay.

Read More »

Wax-garad iyo Odayaal ka soo jeeda Beesha Bariga Hargeysa oo Raalli-gelin ka bixiyey Hadal ka soo Yeedhay Suldaan Xiiray

0 Visits: 759 | Monday January 26, 2015 - 19:17:38
Hargeysa (xogreebnews.com_Wax-garad iyo Odayaal ka soo jeeda Beesha Bariga Hargeysa, ayaa baaq ay maanta soo saareen raalligelin kaga bixiyey hadal Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey shalay warbaahinta kaga hadlay muran-dhuleedka Xaafadda Masalaha ee Koonfurta

Read More »

Daawo Xogreeb Tv” Wasiir EBOLE Oo QAR-Jeexay Dhacdo Aannu wax-ba ka og-geyn af-lagaadana kula kacay wax-garaadka Gadabuursi.

0 Visits: 790 | Monday January 26, 2015 - 19:13:18
Daawo Xogreeb Tv" Wasiir EBOLE Oo QAR-Jeexay Dhacdo Aannu wax-ba ka og-geyn af-lagaadana kula kacay wax-garaadka Gadabuursi.

Read More »

Daawo xogreeb Tv: wasiir Samaale oo Faan Moodey Bixinta Dhaqaalihii Faraha Badnaa ee Ku Baxay Safarkii Siilaanyo Ee Tamash-leynta ahaa.

0 Visits: 614 | Monday January 26, 2015 - 19:06:55
Hargeysa (xogreebnews.com-Wasiirka Maaliyada Samaale Oo Ka Hadlay Doorkii Wasaaradiisu Ku Lahayd Socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo Ku Maray Gobolada Dalka

Read More »

San-duleyntii Soo dhaweyntii Weftiga Madaxweynaha Iyo Salaantii Sekedaha Madhan

0 Visits: 888 | Monday January 26, 2015 - 19:01:38
Hargeysa(xogreebnews.com)-Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu hogaaminayay ayaa gelinkii dambe Maalintii Sabtida baqoolle ku soo galay Magaalada Hargeysa, kaddib markii ay Gobolka Saaxil Magaalo-madaxdiisa Berbera kusoo khatimeen Booqashadii Gobollada iyo

Read More »

featured