Wararka

Xukuumadda Siilaanyo oo Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen U Diiday Askar Ilaalo ah oo uu Dalbaday.

0 Visits: 833 | Saturday January 17, 2015 - 19:04:20
Hargeisa(xogreebnews.com_Murashaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa mudo laga joogo 8 bilood ayaa waxa uu xukuumada ka dalbaday inay siiso ciidan ilaalo ah,oo uu u baahan yahay,kuwaasi oo masuul ka noqda amaankiisa madaama oo uu masuul yahay,balse ilo wareedo lagu kalsoon…

Read More »

Xisbiga Mucaaradka Ee UCID Oo Cambaareeyey Falkii Shaqada Looga Eryay Garsoore Xuseen Bedel (Warsaxaafadeed)

0 Visits: 808 | Saturday January 17, 2015 - 18:53:54
Hargeysa(xogreebnews.com_Ujeedo/War-Saxaafadeed ( (Sida loo Eryey Garsoore Sare Xuseen Belel oo ahaa Gardoorihi Xayiraadda ka qaaday Wargeyska HUBAAL waxay inqilaab ku tahay Madaxbannaanida Garsoorka, Xorriyadda Saxaafadda iyo Demoqraadiyadda, Xizbiga UCIDna wuxuu ku baaqayaa

Read More »

Ururka suxufiyiinta somaliland oo Xilli Xeedho Iyo Fan-dhaal kala dhaceen cambaareeyey Xayiraadda mar Kale lagusoo Rogay Wargeyska Hubaal.

0 Visits: 725 | Saturday January 17, 2015 - 18:48:51
Hargeisa(xogreebnews.com_Uruka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, oo ah urur u taagan difaaca Saxaafadda iyo Xoriyatal Qawlka, waxa uu Cambaaraynayaa Xayiraada Cusub ee la saaray Wargeyska HUBAAL, iyada oo Maxkamadda Gobolka Hargeysi muddo laba jeer ah ka

Read More »

Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Loo Qaybiyay Warqad Uu Raiisal Wasaaraha Ku Kala Diray Golahiisa Wasiirada

0 Visits: 825 | Saturday January 17, 2015 - 18:43:11
Muqdisho(xogreebnews.com_Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan loogu qeybiyey qoraal uu Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya dib uga laabtay magacaabista Golaha Wasiirrada cusub ee uu magacaabay 12kii bishan January.

Read More »

Ciidamadii Sierra Leone Ee Ku Sugnaa Magaalada Kismaayo Oo Gebi Ahaanba Isaga Baxay, Kuna Laabtay Dalkooda

0 Visits: 815 | Saturday January 17, 2015 - 18:33:06
Muqdisho(xogreebnews.com_Toddobaadyadii ugu dambeysay, ayaa waxaa qayb qayb Magaalada Kismaayo looga amba bixinaayay Ciidamadii Militariga Sierra Leone, ee qaybta ka ahaa Hawlgalka Midowga Afrika ee Amisom.

Read More »

Siilaanyo oo Socod, Sara-joog Iyo Siigo Kaga soo Laabtay Boorama: Cabsidii Dilla + Ciirsigii Baki + Caraabihii Jiiraha + Cawa-darantii Boorama + Calool-xumadii Kulanka Iyo Calmashada Caweyska Wajaale

0 Visits: 936 | Friday January 16, 2015 - 17:52:59
Hargeysa(xogreebnews_-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hoggaaminayey, ayaa Magaalada Boorama ee xarunta Gobollka Awdal ku tegay booqasho aan nooceeda hore looga baran hoggaamiyeyaashii hore ee Somaliland soo maray, gaar

Read More »

FAALADDA 4 AAD: Maanta Somaliland Waxay u Baahan Tahay Hogaamiye Aqoon,Karti iyo Aragti Fog leh Sida Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen.

0 Visits: 969 | Friday January 16, 2015 - 13:36:44
Qormadan waxaan jecelahay,in aan ku soo qaato sidee ayaa loo soo celin karaa,xidhiidhka xumaaday,ee diciifay ee Somaliland la lahayd bulshada caalamka guud ahaanba ,iyo sida kalsoonida shacabka ee hada luntay loo hagaajin karaa?

Read More »

FAALLO: Xogta Musuq-maasuq Ee Wasiir Samaale + Shaqaaleynta Qabiileysan?

0 Visits: 869 | Friday January 16, 2015 - 00:38:33
Hargeisa(xogreebnews.com_Wasaaradda maaliyadda Somaliland waxa ay ka mid tahay hay"adaha laf-dhabarta uu ah kaabayaasha dhaqaale ee Tiirka culus u ah dalkeena, inaago taas og-soon ayaa waxaa jirta dhacdooyin aan farxad gelin bulshada kuwaaso inta badan lagu edeeyo wasiirka hadda jooga wasaaradda inuu…

Read More »

Daawo xogreeb Tv: safarkii Siilaanyo ee Goboladda Galbeedka Dila iLaayo Baki,Boorama maxayse odayaasha dhaqanku maanta ku yidhaahdeen madaxweynaha?

0 Visits: 798 | Thursday January 15, 2015 - 22:48:00
Daawo xogreeb Tv: safarkii Siilaanyo ee Goboladda Galbeedka Dila iLaayo Baki,Boorama maxayse odayaasha dhaqanku maanta ku yidhaahdeen madaxweynaha?

Read More »

"Madaxwaynuhu Goormuu Wax Cafiyaa" ?cali Guray .." Waa sawir kale oo muujinaya ku gabood falka sharciga iyo dulmiga iyo cadaalad darrada ka jirta Somaliland iyo heerka ay gaadhsiisan tahay".

0 Visits: 781 | Thursday January 15, 2015 - 22:41:25
Hargeisa(xogreebnews.com-Waa sawir kale oo muujinaya ku gabood falka sharciga iyo dulmiga iyo cadaalad darrada ka jirta Somaliland iyo heerka ay gaadhsiisan tahay. Labda xildhibaan ee Golaha Degaanka Borame ka tirsan ee maanta madaxwaynuhu cafiska u fidiyay,

Read More »

Jamaal Cali Xuseen oo Khudbad Taariikhi ah ka jeediyey Madal lagu marti-qaaday

0 Visits: 783 | Thursday January 15, 2015 - 22:22:20
Cardiff (Xogreebnews.com- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa khudbaad taariikhi ah ka jeediyey madal ay ku marti-

Read More »

aqoonyahan xildhibaan Yoon oo soo bandhigay Fadeexadda amni xummo ee wasiir waran-cadde Dul-honaysaa xilli uu wasiirku Bililiqo Ku hayo Hawlaha shaqo ee Dawladda Hoose.

0 Visits: 885 | Thursday January 15, 2015 - 20:46:05
Hargeysa-(xogreebnews.com_Xildhibaan Maxamed Cabdi Yoon oo ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa, ayaa sharci darro ku tilmaamay go'aankii Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde wax kaga bedelay hab-maristii jidka halbowlaha caasimadda.

Read More »

Daawo xogreeb Tv; Garyaqaankii u doodayeey wargeyska Ay xukuumadda Saas-ka ka qabtay Ee Hubaal oo Soo bandhigay cadaymo inta Jeer ee sammaanno lo Diray Kooxda la sheego inay dhibaanno ka yihiin Dacwadda.

0 Visits: 842 | Thursday January 15, 2015 - 20:37:38
Hargeisa(xogreebnews.com_Daawo xogreeb Tv; Garyaqaankii u doodayeey wargeyska Ay xukuumadda Saas-ka ka qabtay Ee Hubaal oo Soo bandhigay cadaymo inta Jeer ee sammaanno lo Diray Kooxda la sheego inay dhibaanno ka yihiin Dacwadda.

Read More »

Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe Duleedka Magaaladda Buuhoodle Madal sharaxan lagu caleemo saaray Weedha siyaasiyiinta,kooxda Dhaqanka.

0 Visits: 797 | Thursday January 15, 2015 - 19:02:23
Buuhoodle.(xogreebnews.com- Munaasibad Balaadhan ayaa lagu caleemo Saaray Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe Duleedka Magaaladda Buuhoodle.

Read More »

“Caliyow wax badan baa laga xishoonayaaye inaad xishooto way wanaagsan tahay, xilligan kala guurka ah hawshaas aad samaysayna waxaan ku odhan lahaa ma wanaagsana ee ka tanaasul”.Xildhibaan Xasan Shahar.

0 Visits: 757 | Thursday January 15, 2015 - 18:48:06
Hargeysa (xogreebnews.com_Xildbibaano ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa, ayaa ku gacan-saydhay Qorshe Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md Cali Waran-cadde wax kaga beddelay Nidaamka Waddo-marista qaybo ka mid ah Jidadka Caasimadda, taas oo soo

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Cafis U Fidiyay Laba Xildhibaan Oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Boorama

0 Visits: 784 | Thursday January 15, 2015 - 18:38:50
Hargeysa (xogreebnews.com— Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa cafis u fidiyay Laba xildhibaan oo ka tirsan Golaha degaanka Boorama.

Read More »

Suldaan wabar oo Hadda ku sugan addis-sabab sababta u Halkaas u joogo+ qorshaha dagaal ee kasoo cusboonaaday deegaanka awdal

0 Visits: 883 | Wednesday January 14, 2015 - 17:19:45
Boorama(xogreebnews.com-ilo wareedyo aad ugu dhow dhow suldaan cilmi abubakar wabar oo ay heshay shabakadda warar ee xogreebnews.com- ayaa xaqiijinaaya in suldaanku shalay ka dhoofay magaalada Jig jiga ee maamul goboleedka kililka shanaad ee itoobiya.

Read More »

Berbera: Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Wareejinta Warshada Laydhka Oo Gilgilay Berbera Daawo sawiiro.

0 Visits: 838 | Wednesday January 14, 2015 - 17:03:18
Berbera (xogreebnews.com— Banaanbax lagaga soo horjeedo Wareejinta Warshadda Laydhka Dawladda ee Berbera ayaa maanta ka dhacay Magaalada Berbera. Dadweyne ka cadhaysan

Read More »

Xildhibaan Ka Tirsan Wakiilada Oo Sheegay Inay Soo Bandhigayaan Siddeed (8) Wasiir Oo Guryo Dabaqyo Ah Ka Dhistay Hantida Qaranka

0 Visits: 887 | Wednesday January 14, 2015 - 16:59:05
Hargeysa (xogreebnews.com_Guddoomiyaha Guddida Kheyraadka Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane), kana tirsan Xisbiga Waddani, ayaa sheegay inay dhawaan soo bandhigi doonaan siddeed wasiir oo guryo dabaqyo ah ka dhistay hantida qaranka.

Read More »

“Beenta, Tuugada, Khiyaamada, Musuqa Iyo Maasuqa Marka La Hor Keeno Golaha Wakiilada Waa U Caado In Xildhibaan Laaxin Isla Taago

0 Visits: 685 | Wednesday January 14, 2015 - 16:56:05
Hargeysa (xogreebnews.com_Gudoomiyaha Saddexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa si adag u naqdiyay farsamada inta badan Xildhibaanada Wakiiladu isticmaalaan ee ah in duuduub lagu ansixiyo Xeerarka iyo Miisaaniyadda ama Xisaab xidhada la horkeen. Waxa uu

Read More »

featured