Wararka

Ururka Keliya ee saxaafadda Xorta ah oo si weyn u cambaareeyey Xayiraadda Wargeyska Hubaal iyo Xadhiga weriye Naasir Naawa

0 Visits: 777 | Wednesday January 14, 2015 - 16:48:10
Hargeisa(xogreebnews.com_Ururka Suxufiyiinta iyo Qorayaasha Madaxabanaan ee Somaliland (The Somaliland Society of Independent Journalists and Writers (SSJW) wuxuu si adag u cambaaraynayaa Xayiraada mar kale lagula degdegay Wargeyska Madaxabanaan ee Hubaal iyo xadhiga lagula kacay Wariye Naasir Aadan…

Read More »

Daawo Sawirada …Casho Sharfeed Balaadhan Oo Lagu Sabootinaayay Gudoomiye Ku-xigeenka 1aad Ee Xisbiga WADANI Md. Seed Iyo Marti Sharaf La Socotay Oo Ka Dhacday G/London

0 Visits: 905 | Wednesday January 14, 2015 - 16:43:39
London (xogreebnews.com — Casho sharfeed balaadhan oo habeenimadi xalay lagu sabootinyay gudoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga WADDANI mudane Axmed Muumin Seed iyo waftiga balaadhan

Read More »

Baarlamaanka soomaaliya oo laga Codsaday in Codka kalsoonida siiyo xukuumada sharmaarke

0 Visits: 711 | Wednesday January 14, 2015 - 16:40:26
Muqdisho(xogreebnews.com_Kulankaan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid lagu soo dhaweynayay Golaha Cusub ee wasiiradda uu soo dhisay Ra'iisul Wasaare Cumar

Read More »

Halkan Ka Dheeho Degaannada Ay Ka Soo Jeedaan iyo Xilalka Loo Magacaabay 11 Xubnood Oo Somaliland Ka Soo Jeeda Oo Ku Jira Wasiiradda Somalia

0 Visits: 666 | Tuesday January 13, 2015 - 21:15:45
Hargeysa(Xogreebnews)Golaha wasiirada Somalia ee uu ku dhawaaqay Isniintii Ra'isal wasaare Cumar Cabdirashiid oo tiradoodu dhan tahay 60

Read More »

Xeer Ilaaliyaha Qaranka Oo Amarkii Maxakamaddu Ku Fasaxday Wargeyska Hubaal Ku Sifeeyay Mid Hab Tuugonimo Ah U Soo Baxay

0 Visits: 717 | Tuesday January 13, 2015 - 21:13:43
Hargeysa(Xogreebnews)Xasan Axmed Aadan, Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay go'aankii Maxakamadda Gobolka Hargeysa ku fasaxday

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Jidka Dawga Cad

0 Visits: 797 | Tuesday January 13, 2015 - 21:08:44
Hargeysa(Xogreebnews)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada oo saaka u ambabaxay Jidka dawga Cad ee Waqooyiga Hargeysa ayaa xadhiga ka jaray Boqol iyo shan(105KM) Kiiloo mitir oo ka mid ah Jidka Dawga Cad.

Read More »

Waa yaabe Maxa kala haysta Wargeyska HUBAAL IYO Maxkamaddaha ..Waa yaabe Wargeyska Hubaal hadaba Muxu qoraa …

0 Visits: 861 | Tuesday January 13, 2015 - 08:03:38
Waa yaabe Maxa kala haysta Wargeyska HUBAAL IYO Maxkamaddaha ..Waa yaabe Wargeyska Hubaal hadaba Muxu qoraa …

Read More »

WARGEYSKA SAHAN MA AF-HAYEENKA DAHABSHIIL-BA

0 Visits: 957 | Monday January 12, 2015 - 21:10:52
Qabiil waa eray ama Tilmaam sheegta cid isku hayb ah, balse soomaalidu waxaa ay u adeeg-sataa sifo kale. Kaaso ah hadaad cid beesha ah wax ku samayso ama aad wax ka qorto amaba aad isku dhacdaan waxaa jiraa dad

Read More »

Xukuumada siilaano oo mar labaad xayiraad kusoo Rogtay wargeyskii Hubaal Oo maanta un soo baxay.

0 Visits: 877 | Monday January 12, 2015 - 19:36:09
Hargeysa (xogreebnews.com_Maxkamda Rafcanka Gobolka Maroodijeex Ayaa goordhweyd Madbacadaha Dalka Ugudbisay Warqad ay ku amrayaan inaan la dabaci karin Wargeyska Madaxbanaan Ee Hubaal Oo Maalintii shalay Maxkamada gobolka Maroodijeex Ka Qaaday

Read More »

wasiir Cukuse oo xabsiga dhigay Weriye Naasir Naawa sababta u Ku qaniinay.

0 Visits: 874 | Monday January 12, 2015 - 19:28:11
Hargeysa(xogreebnews.com_Ciidanka Booliska ee Magaalada Hargeysa ayaa Xabsiga u taxaabay Wariye Naasir Aaden (Naasir Nawaa) oo ka howl-geli jiray Wargeyska xayiran ee HAATUF.

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Golaha Dhaqanka Gobalada Galbeedka Iyo Gudida Qabanqaabada Shirka Beelaha Gadabuursi Oo Shaaciyay Xiliga Uu Shirku Qabsoomaayo.

0 Visits: 757 | Monday January 12, 2015 - 19:15:09
Borama(xogreebnews.com_Golaha dhaqanka Beelaha Gadabuursi iyo Gudida qabanqaabada shirweynaha Beelaha Gadabuursi ee ka dhicidoona Dooxada GOB ayaa maanta ku dhawaaqay wakhtiga uu shirku qabsoomidoono, waxay sidoo kale shaaca ka qaadeen inay waxkastaa u diyaaryihiin.

Read More »

Xukumada Siilanyo Oo Utafa Xaydatay Afduubka Warbaahinta Madaxa Banaan %50 Iibsatay Tvga Somalichannel

0 Visits: 794 | Monday January 12, 2015 - 19:11:10
Hargeysa(xogreebnews.com_Xukumada madaxweyne Siilaanyo hogaamiyo oo mudooyinkii udambeeyayba ku hawlanayd inay la wareegto maamulka warbaahinta madaxa banaan ayaa la hadal hayaa inay iibsatay %50 tvga Somalichanel.

Read More »

DAAW xogreeb Tv : Fanaanada Laki Waceys oo soo saartay hees soo jiidatay indha Soomaalida oo dhan

0 Visits: 1079 | Monday January 12, 2015 - 19:04:51
Landon(xogreebnews.com-Fanaanada Laki Xaaji Waceys oo horyaalka fanka Soomaalida ku jirta ayaa waxaa ay soo saartay hees aad ay uga heleen shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo

Read More »

“Qabiilku Waa Rag Is-Urursaday, Damacsiyaasadeed Leh, Xirfad Kale Aan Lahayn, Taasina Khatar Bay Ku Tahay Umadda” Pro. Axmed Ismaaciil Samatar

0 Visits: 810 | Monday January 12, 2015 - 19:00:56
Hargeysa (xogreebnews.com-Axmed Ismaaciil Samatar oo todobaadadii u dambeeyay Jaamacaddaha Dalka ka jeedinayay Khudbado, ayaa sheegay in Qodobada ugu muhiimsan ee

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Nashada Shabakadda warar Ee xogreebnews.com-Laki Haji Wacays heestii Xaqdhowr Saxafiga

0 Visits: 804 | Monday January 12, 2015 - 11:39:02
Daawo Xogreeb Tv: Nashada Shabakadda warar Ee xogreebnews.com-Laki Haji Wacays heestii Xaqdhowr Saxafiga

Read More »

Jaaliyadaha Somaliland Ee Yurub Oo Maxkamad Ku Taala Dalka Sweden U Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Wasiirka Warfaafinta " 6 Saacadood Ayuu Madaarka Sweden Ku Xidhnaa CUKUSE

0 Visits: 626 | Monday January 12, 2015 - 11:14:25
Hargeisa(xogreebnewws.com-Guddoomiyaha Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha Somaliland ee Qaarada Yurub md Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase) ayaa warays Jaaliyadaha Somaliland Ee Yurub Oo Maxkamad Ku Taala Dalka Sweden U Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Wasiirka Warfaafinta " 6 Saacadood Ayuu Madaarka Sweden Ku…

Read More »

Xukuumada siilaanyo oo xabsiga dhigtay Suldaan Reer Burco ah oo waan-waan ugu socday Suldaanka Fallaagoobey ee wabar

0 Visits: 780 | Monday January 12, 2015 - 10:54:22
HARGEISA(Xogreebnews.com_Waxa xalay laga soo qabtay degmada Quljeed gaar ahaa dhinaca xuduudka nin suldaan ah oo kasoo jeeda deegaanka Hargaysa laguna magacaabo Suldaan Maxamed Shire. Suldaanka oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Borama ayaa safarkiisu ahaa mid su'aalo badan

Read More »

Magacyada iyo Beelaha Xubno Somaliland u dhashay oo lagu daray Wasiirrada Cusub ee Soomaaliya

0 Visits: 696 | Monday January 12, 2015 - 10:49:20
Muqdisho(xogreebnews.com_ Raysalwasaaraha Soomaaliya ee dhowaan la magacaabay Cumar Cabdirashid Cali Sharma'arke, ayaa saqdii dhexe ee xalay ku dhawaaqay liiska golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa, waxaanu xilal wasiirro ah uga magacaabay siyaasiyiin iyo shakhsiyaad dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland.

Read More »

Wasiiradda La Magacaabey Magacyadooda iyo Magacyadda Beelaha ay ka soo jeedan saamiga dhinaca ka Raaran Ee Dawladda Cusub.

0 Visits: 906 | Monday January 12, 2015 - 10:43:21
Muqdisho(xogreebnews.com_Raisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa ku dhawaaqay Golo cusub oo Wasiiro, hadaba waxaa inoo suuragashay in aan helno beelaha ay kasoo kala jeedaan Wasiirada iyo sida ay awooda u qeybsadeen Beelaha soomaaliyeed.

Read More »

Suldaan abubakar cilmi wabar oo la sheegay in aanay cidina qaban oo u iskaaga jiro dhufayskiisi iyo warbaahinta Somaliland oo u ku Tilmaamay mid-beeled xogo naga soo gaadhay suldaanka’…

0 Visits: 772 | Sunday January 11, 2015 - 19:13:07
Boorama(xogreebnews.com kaddib baadhitaano aanu ku sammaynay warar sheegayey in suldaan abubakar cilmi wabar ay xalay ciidamada federaalka itoobiya ay qabteen ayaa beenoo-bay kaddib markaannu Helnay dad ay si weyn

Read More »

featured