Wararka

Wasiiradda La Magacaabey Magacyadooda iyo Magacyadda Beelaha ay ka soo jeedan saamiga dhinaca ka Raaran Ee Dawladda Cusub.

0 Visits: 916 | Monday January 12, 2015 - 10:43:21
Muqdisho(xogreebnews.com_Raisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa ku dhawaaqay Golo cusub oo Wasiiro, hadaba waxaa inoo suuragashay in aan helno beelaha ay kasoo kala jeedaan Wasiirada iyo sida ay awooda u qeybsadeen Beelaha soomaaliyeed.

Read More »

Suldaan abubakar cilmi wabar oo la sheegay in aanay cidina qaban oo u iskaaga jiro dhufayskiisi iyo warbaahinta Somaliland oo u ku Tilmaamay mid-beeled xogo naga soo gaadhay suldaanka’…

0 Visits: 779 | Sunday January 11, 2015 - 19:13:07
Boorama(xogreebnews.com kaddib baadhitaano aanu ku sammaynay warar sheegayey in suldaan abubakar cilmi wabar ay xalay ciidamada federaalka itoobiya ay qabteen ayaa beenoo-bay kaddib markaannu Helnay dad ay si weyn

Read More »

Waa kuma wasiirka hortaagan Khayraadka Somaliland (SL)?

0 Visits: 707 | Sunday January 11, 2015 - 18:49:28
Hargeisa(xogreebnews.com_Waxa beryahanba taagnayd xiisad la xidhiidha dawlada federaalka ee Soomaaliya ee aynu nahay jaarka. Dawladan oo aad isugu taxlu jisay sidii ay inoo curyaamin lahayd dhinca dhaqaalaha iyo nabadgelyada. Dadka degan SL way

Read More »

Daawo xogreeb Tv" wasiir Ku xigeenkii Hore amniga oo cafis lagu sii daayeey kaddib markii waan-waan ay galleen odayaasha beeshiisa iyo Gudoomiyaha xisbul-xaakimka Kulmiye

0 Visits: 724 | Sunday January 11, 2015 - 18:45:07
Daawo xogreeb Tv" wasiir Ku xigeenkii Hore amniga oo cafis lagu sii daayeey kaddib markii waan-waan ay galleen odayaasha beeshiisa iyo Gudoomiyaha xisbul-xaakimka Kulmiye

Read More »

Wargeyska Hubaal Xayiraadii si Rasmiya looga Qaaday

0 Visits: 765 | Sunday January 11, 2015 - 18:41:23
Hargeysa (xogreebnews.com)Maxakamadda Gobolka Maroodijeex ayaa si rasmiya xayiraadii

Read More »

“Haddii Aan Joogo Halka Siilaanyo Joogo Waan Eryi Lahaa Wasiirkiisa Ciyaaraha…, Waxaanu Ognahay In Xubno Ka Mid Ah Xukuumadda Taladda Haysaa Ay Guryo Iyo Hanti Badan Ka Iibsadeen Magaaladda Muqdisho”Musharaxa Madaxwaynaha UCID Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 619 | Sunday January 11, 2015 - 18:39:24
Hargeysa,(xogreebnews.com_Musharaxa Madaxwaynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa sharci-daro ku tilmaamay qaabkii loo iibiyey warshadda laydhka ee dawladda ee magaaladda Hargeysa, kaas oo sheegay in ganacsatadii lagu wareejiyey ay

Read More »

Ciidamada Faderaalka Itoobiya Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Suldaan Waber

1 Visits: 923 | Sunday January 11, 2015 - 07:59:18
Hargeysa (xogreebnews.com_Waxa goor dhaweyd ay ciidamada faderaalka dawlada Itoobiya ay gacanta ku dhigeen Suldaankii dhawaan duurka galay ee Suldaan Waber.Ma jiraan illaa

Read More »

Shirkadii Korontada Hargeysa oo Maanta Si Rasmi ah Loogu Wareejiyey Ganacsato Waaweyn.

0 Visits: 733 | Saturday January 10, 2015 - 20:09:04
HARGAYSA(Xoriyonews)-munaasibadda xafladan oo ahayd mid si quruxbadan loo soo abaabulay waxaa ka soo qaybgalay Madaxweyne ku xigeenka Jamuuriyada Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) Wasiirada Hawlaha guud Wasiirka Dhalinyarad Iyo Ciyaaraha Masuuliyiin shirkada Dahabshiil

Read More »

Ma Dhabba In Wasiir Samaale Uu Iscasilaad U Gudbiyeey Madaxweyne Siilaano?

0 Visits: 984 | Saturday January 10, 2015 - 19:23:18
Haregisa(xogreebnews.com_ wasiirka maaliyadda Somaliland cabdi casiis Maxamed samaale ayaa la sheegay in u madaxweyne siilaanyo U Gudbiyeey war-qad ay ku qoraan tahay in ka fadhiisanaayo shaqadda u qaranka u hayo u gudbiyeey madaxweyne siilaanyo

Read More »

"Xisbiga UCID, wuxuu ku wargelinayaa Dowladda China iyo Dowladaha aan saaxiibka la nahayba in Shirkadda ARC ee wadanka China iyo Kuwa kaleba ay ku joogaan, kuna shaqeeyaan Oggolaanshaha iyo Heshiisyada ay la galaan Qaranka Somaliland, sifo waafaqsan nidaamka dowladnimo iyo shuruucda Maalgashiga ee JSL" XOGHAYAHA WARFAAFINTA XISBIGA UCID YUUSUF KAYSE ABDI-LAAHI

0 Visits: 549 | Saturday January 10, 2015 - 18:55:00
Hargeisa(xogreebnews.com_War-MurtiYeeD XisbigaUCID Sida warbaahinta lagu shaaciyey, Wasaaradda Shidaalka iyo Macdanta ee Somalia Ayaa Soo Saartay War-murtiyeed ay Shirkadda Chinese ka ah Ee Marka La Soo Gaabiyo La Yidhaahdo ARC kaga mamnuucayso Hawlaha Macdan baadhista iyo

Read More »

Raiisal Wasaaraha Somaliya Oo Khudbad Ku Soo Xiray Shirkii Wasiirada IGAD Ee Magaalada Muqdisho + SAWIRO

0 Visits: 710 | Saturday January 10, 2015 - 18:42:18
Muqdisho(xogreebnews.com_-Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa maanta soo xiray shirka aan caadiga ahayn ee Wasiirrada Arrimaha Dibedda dalalka IGAD oo sanadkan lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana u

Read More »

madaxtooyadda oo si weyn loogu-soo dhoweeyey waftidi reer Sweden( Daawo saawiro)

0 Visits: 768 | Saturday January 10, 2015 - 18:37:25
Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo ka socda dalka

Read More »

“ Waxanu maanta dhagax dhigaynaa Xarun cusub oo aynu u samaynayno qaybta dabdamiska Garoonka Cigaal waana qaybta kali ah ee ka dhiman maanta garoonkeena,” Wasiir Xaashi

0 Visits: 724 | Friday January 09, 2015 - 19:49:33
Hargeysa (xogreebnews_Wasiirka wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta dhagax dhigay dhisme weyn oo loo hirgalinayo Waaxda Dab-damiska ee Madaarka Cigaal.

Read More »

Xogo Daboolka Ka Qaadaya Isku Shaandheyn Madaxweynaha Iyo Wasaaradaha Ay Galaafan Doonto kuwaa saxaada siyaasadda Mucaaridnimo kusoo laaban doonaa…( AKHRISO )

0 Visits: 756 | Friday January 09, 2015 - 19:29:58
Hargeysa (xogreebnews.com_Warar uu Wargeyska Yool helay, ayaa daboolka-ka-qaaday xoggo ku saabsan isku-shaandheyn Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu ku samaynayo Golihiisa Xukuumadda, taasoo inuu ku hawlan yahay qorshe isugu jira xilal-ka-qaadis iyo isku bedel.…

Read More »

Maxamed Rashiid Hoyey Laakiin Cadawgi Xoriyatal-Qawlka Ee Ifka Ciilka Ku Baday Mahadin Maayaan By Yusuf Abdi Gabobe

0 Visits: 665 | Thursday January 08, 2015 - 21:51:57
Hargeisa(xogreebnews.com__Geerida iyo nolashaba guula gudoonshoo kolay seegi-maynee maanta-na ma gobo tidhi ma ku waaayey garabkay. Gardarooyin igu dhacay kii i garab istaage gabashada aqoonow godka

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Ku naso Heesta Cusub ee Yurub Geenyo midhaha macaan, Ha malaysan inaan ku Nacay anigo Nafta ku Hibeeyey.

0 Visits: 697 | Thursday January 08, 2015 - 19:35:45
Daawo xogreeb Tv: Ku naso Heesta Cusub ee Yurub Geenyo midhaha macaan, Ha malaysan inaan ku Nacay anigo Nafta ku Hibeeyey.

Read More »

Aabaha Goolhaye Szczesny Oo Wiyil Ku Tilmaamay Mertesacker, Isla Markana Difaacay Wiilkiisa

0 Visits: 1107 | Thursday January 08, 2015 - 19:10:08
xogreebnews.com - Spors-Aabaha dhalay goolhayaha kooxda Arsenal Wojciech Szczesny ayaa difaacay wiilkiisa kadib markii dusha laga saaray masuuliyadda guuldaradii ay Arsenal ka

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Maayer soltolco oo caasimadda Kusoo dhoweeyey wafti Heer caalami ah

0 Visits: 789 | Thursday January 08, 2015 - 18:44:39
Daawo xogreeb Tv: Maayer soltolco oo caasimadda Kusoo dhoweeyey wafti Heer caalami ah

Read More »

Suxufi Caanka ah geeska Afrika oo u dhashay S/land oo sifo sharcidaro ah ugu xidhan Itoobiya

0 Visits: 833 | Thursday January 08, 2015 - 18:41:12
Mr. Yusuf Mohamed Hasan oo ah suxufi caan ka ah Geeska Africa xubina ka ah Ururka madaxabanaan ee Suxufiyiinta Somaliland, ayaa dabayaaqadii bishii December 2014 u

Read More »

Dallada SSE oo cambaareynaysa xadhiga lagula kacay Guddoomiyaha Jaaliyadaha qurbo jooga ee dalka Sweden

0 Visits: 690 | Thursday January 08, 2015 - 18:35:22
Dallada SSE oo cambaareynaysa xadhiga lagula kacay Guddoomiyaha Jaaliyadaha qurbo jooga ee dalka Sweden, Dallada SSE oo ay ka bahoobeen ururada Somaliland ee Yurub waxa ay

Read More »

featured