Wararka

Xaaladda Caafimaad Ee Boqorka Sucuudiga Oo Liidata

0 Visits: 824 | Saturday January 03, 2015 - 16:47:15
Riyad(Xogreebnews) Warka soo baxay Wakaalada Wararka ee Sucuudiga ayaa lagu sheegay in Boqorka Sucuudiga Boqor Caballa Binu Cabalcasiis Aala Sucuudi la galiyay Tuunbo u sahlaysa inuu neefsado ka dib markii 1-dii bishan loola cararay Cisbitaal ku yaala Riyad.

Read More »

Daawo xogreeb Tv madaxweyne siilaanyo ayaa isku dhaandheyn Lexaad leh Ku sammayn doonaa Gollaha wasiiradda+ Xubnaha booska waayi doona waxaa ka mid ah kuwaa kasoo jeedda beeshiisa.

0 Visits: 907 | Thursday January 01, 2015 - 21:09:32
Hargeisa(xogreebnews.com_Daawo xogreeb madaxweyne siilaanyo ayaa isku dhaandheyn Lexaad leh Ku sammayn doonaa Gollaha wasiiradda+ Xubnaha booska waayi doona waxaa ka mid ah kuwaa kasoo jeedda beeshiisa.

Read More »

Golaha Ammaanka oo diiday qaraar ogolaanaya in sanadka 2017 Israel uga baxdo dhulka ay heysato ee Falastiin

0 Visits: 755 | Thursday January 01, 2015 - 19:46:57
Warar-ka xogreebnews.com_Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa diiday qaraar qabyo ah oo ay soo gudbisay dowladda Urdun, kaasoo ku saabsan dhulka la heysto ee reer

Read More »

“Waxaa Wax Aan La Liqi Karin Ah,Markaad Aragto Wefti Heersare Ah Oo Somaliland Ka Baxaya Oo Ah 5 Isaaq Ah iyo Laba Kale Oo Hareeraha Ka Taagan” Prof. Axmed Ismaaciil Samatar

0 Visits: 808 | Thursday January 01, 2015 - 19:06:14
Hargeysa(Xogreebnews)Pro. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa si qoto dheer u sharaxay hanaanka lagu midayn karo Somaliland laguna dawayn karo Tabashooyinka Galbeedka iyo Bariga Somaliland, isagoo tilmaamay in dawadu tahay

Read More »

"Sanand wanaagsan 2015, Waxan ilaahay inooga baryayaa dhammaanteen inu inoo ahaado sannad cibaado iyo camal suubban ilaahay Ina waafajiyo, sannad barwaaqo oolagu nasto"cabdi rashid xasan mataan

0 Visits: 736 | Thursday January 01, 2015 - 18:55:50
Hargeisa(xogreebnews.com_ iyaddo aynu maanta u inoo bilowday sannadka cusub 2015 ayaa waxaa iska soo dabba dhacaaya hambalyadda sannad ee madaxda qaran ka somaliland soo

Read More »

RW CCC Sharmaarke oo la tashiyadii ugu danbeyey ee uu golaha wasiiradda ku soo magacaabayo wadda, isagoona Wasiiradii hore qaar kamid ah soo xulanaya.

0 Visits: 714 | Thursday January 01, 2015 - 18:45:08
Haregisa(xogreebnews.com_Ra'izul Wasaaraha Cusub ee Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa wali ku guda jira la tashiyada ku aadan Xukuumada Cusub

Read More »

Axmed Madoobe oo ka badbaday qorshihii Ciise Kambooni lagu qaarajiyay.

0 Visits: 767 | Thursday January 01, 2015 - 18:40:01
Muqdisho(xogreebnews.com_Hogaamiyaha Raskambooni Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Xalay ka badbaaday Isku day Dil oo la doonayay in lagu Qaarajiyo.Warkan ayaa sheegaya in Axmed Madoobe uu qaarajin rabay Askari ay isku hayb yihiin oo ilaalo u ah.Illo

Read More »

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Hanbalyaynaya Curashada Sanadka Cusub Ee 2015

0 Visits: 734 | Thursday January 01, 2015 - 18:31:07
Hargeysa(xogreebnews.com_Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somalialnd Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro), ayaa curashada Sanadka cusub ee miilaadiga ugu hambalyeeyey Gebi ahaanba shacabka Reer

Read More »

School aan wali noociisa dalaka lagu arag oo loo bixiyay amaano bording and day school ayaa ayaa xaflad balaadhan loogu qabtay xarujnta dugsigaasi

0 Visits: 764 | Thursday January 01, 2015 - 17:21:40
Haragaysa 01/01/2015 (xogreebnews.com)-Munaasiba balaadhan oo lagu furaayay school cusub oo loo bixiyay amaano bording ana day school ayaa xaflad balaadhan loogu qabatay xarunta dugsigaasi oo ku taala magaalada haragaysa gaar ahaan dhinaca galbeed ee magaalada hargaysa munaasibada xafladini oo ahay…

Read More »

Maxaa Ka Jira In Isku Shaandhayn Balaadhan Oo Tabashada Awdal Sabab U Tahay Madaxweyne Silaanyo Soo Gabagabeeyay Iyo Wejiyo Cusub Oo Ka Dhex Muuqda….

0 Visits: 787 | Thursday January 01, 2015 - 08:01:12
Hargeysa (Xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la weriyey in uu Maalmaha Innagu soo fool leh seefta kula dhex dhici doono golihiisa xukuumadda. Isku-shaandhayntan oo saamayn doonta golaha

Read More »

SANNAD WANAAGSAN DHAMMAANBAA AKHRISTAYAASHA SHABAKADA XOGREEBNEWS.COM,ALLE QOFKA KASTAA MURAADKIISA OO SAN HA SIIYO AAMIIN

0 Visits: 710 | Thursday January 01, 2015 - 07:58:26
SANNAD WANAAGSAN DHAMMAANBAA AKHRISTAYAASHA SHABAKADA XOGREEBNEWS.COM,ALLE QOFKA KASTAA MURAADKIISA OO SAN HA SIIYO AAMIIN

Read More »

2014 -Sannadkii Geerida Saxaafadda Somaliland Geeriyeey Xishood-laay Xejiyaay fogeeyay !!!

0 Visits: 1126 | Thursday January 01, 2015 - 07:54:15
Geeriyeey xishood-laay Xejiyaay fogeeyay Xaasha e af tahanimo Hadii uu xabaal galay Abwaankii xidigin jiray Murtidii xag loo dayo Xulashada ahayd iyo Xarragada higaadii

Read More »

Guddida dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Natiijada ugu Soo Baxay Kormeer Shaqo Oo Ay ku Sameeyeen Madaarka Caalamiga ah Ee Cigaal

0 Visits: 623 | Thursday January 01, 2015 - 07:52:08
" waxa jira dhulka qaar aanu Guddi ahaan tagno oo nalaga yar shakiyo, xaqiiqatan si wanaagsan oo hufan isu dhaalitiran ayaa Madaarka Cigaal naloogu Qaabilay." Xil. Cumar Sanweyne." Madaarka Cigaal qaybaha uu ka kooban yahay iyo sida looga shaqaynayo aad ayaa nidaam loogu sameeyey, oo wuu ka duwan yahay…

Read More »

Shirkada Telesom oo Dhisme labaad ka hirgalisay Jaamacada Hargeysa oo Xadhiga laga Jaray.

0 Visits: 772 | Wednesday December 31, 2014 - 17:04:52
Hargeysa(xogreebnews.com_ Shirkadda Telesom ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejisay maamulka Jaamacadda Hargeysa dhisme cusub oo loo dhisay Jaamacda. Munaasibada xadhiga looga jaraayey dhismaha Jaamacada ayaa lagu qabtay isla dhismaas cusub hortiisa.

Read More »

Xaquuqda ka qaybgalka siyaasadda ee beelaha la hayb sooco ee ku Dhaqan Somaliland

0 Visits: 777 | Wednesday December 31, 2014 - 16:49:31
Waa maqaal si xidhiidh ah ugu soo baxa warbaahinta madax banana oo ku saabsan xaquuqda ka qaybgalka siyaasadda dalka ee beelaha la hayb sooco, waxaa soo diyaariyey Ururka Codka Haweenka beelaha la hayb sooco ee VOSOMWO waxaana maalgelinta ka taageeray NED.

Read More »

Xukuumada oo Bilowday Hawlgalka Kala Xadista Mucaaridka iyo Ku Qancinta Mudo Kordhin Cayiman.

0 Visits: 763 | Wednesday December 31, 2014 - 16:16:17
Hargaysa (XOGREEBNEWS_ Waxaa Sadexdii Caano Maal ee u danbeeyay Suuqyada Siyaasada ee Somaliland laga dareemay dhaqdhaqaaq ay Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ku Xod-xodanayso Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid

Read More »

Daawo xogreeb Tv" WACYI GALIN LOO SAMEEYAY DADKA LAGA TIRADA BADANYAHAY EE GOBOLKA SAAXIL, OO KU SAABSANAYD QAADASHADA KAADHKA IS DIIWAAANGALINTA MADANIGA AH

0 Visits: 710 | Tuesday December 30, 2014 - 17:58:44
Daawo xogreeb Tv" WACYI GALIN LOO SAMEEYAY DADKA LAGA TIRADA BADANYAHAY EE GOBOLKA SAAXIL, OO KU SAABSANAYD QAADASHADA KAADHKA IS DIIWAAANGALINTA MADANIGA AH

Read More »

Daawo xogreeb Tv" aas qaran oo maanta lo sammeeyeey marxuum maxamed Rashidd oo ahaa halyeey qaran.

0 Visits: 853 | Tuesday December 30, 2014 - 17:54:51
Daawo xogreeb Tv" aas qaran oo maanta lo sammeeyeey marxuum maxamed Rashidd oo ahaa halyeey qaran.

Read More »

Daawo:Faysal Cali Waraabe oo ku eedeeyay inaan Wasiirada Xukumada Siilanyo u macaamilin wasiiro qaran ee u macamilaan Wasiiro Reer “Wasiir waliba Reerkoodu ka hdalayaa,reerkoodu shaqo siinayaa”.

0 Visits: 774 | Tuesday December 30, 2014 - 16:55:39
Daawo:Faysal Cali Waraabe oo ku eedeeyay inaan Wasiirada Xukumada Siilanyo u macaamilin wasiiro qaran ee u macamilaan Wasiiro Reer "Wasiir waliba Reerkoodu ka hdalayaa,reerkoodu shaqo siinayaa".

Read More »

Ethopia Oo Sudaan Kula Heshiisay Inay Isticmaasho Dekadaheeda Iyo Daraasad Ay Ku Samaynayso Sidii Ay U Adeegsan Lahayd Dekeda SAYLAC

0 Visits: 695 | Tuesday December 30, 2014 - 16:37:16
Hargeysa (Xogreebnews) — Wasiiro-dawlaha gaadiidka iyo isgaadhsiinta ee Itoobiya, Getachew Mengeste, ayaa shaaca ka qaaday in dakiisu uu adeegsan doono dekadaha Suudan si uu wax dibada ugula soo dego

Read More »

featured