Wararka

Suxufiyiinta Al-jazeera Oo Hal Sanno Ugu Dhamaaday Xabsiga Masar

0 Visits: 799 | Tuesday December 30, 2014 - 16:33:40
Qaahira(Xogreebnews) Suxufiyiinta Baher Mohamed, Mohamed Fahmy iyo Peter Grest, oo Telefishanka Aljazeera ka tirsan ayaa Xabsi ku yaala dalka Masar ku dhamaystay hal sanno ka dib markii Dawladda Masar xidhay bishii December 30-2013.

Read More »

“Waxa Ayaan Daro Ah In Wadaadkan Hanti Dhawruhu Uu Ka Baqayo Madaxweynaha Iyo Xukuumaddiisa, Waxa Kale Oo Ayaan Daro Ah In Madaxweynuhu Ka Aamuso Musuqan Iyo Lunsiga Hantida Qaranka”Xasan Guure

0 Visits: 781 | Tuesday December 30, 2014 - 16:26:26
Hargeysa(Xogreebnews) Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Xasan Guure Jaamac, ayaa waxa uu amaan balaadhan uu u soo jeediyey Guddida Ilaalina Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada, waxaanu ku amaanay daba-galka iyo baadhitaanka ay ku hayaan Wasaaraddaha iyo Haya'ddaha Xukuumadda ee kala duwan.

Read More »

Somalia:Maraykan Oo Duqaymo Xaga Cirka Ah Ku Bar Tilmaameedsaday Kooxda Al-shabab.

0 Visits: 765 | Tuesday December 30, 2014 - 16:24:19
Muqisho (Xogreebnews) Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa duqemo cirka ka fuliyay deegaan ku dhow degmada Saakow oo ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe, kaasoo ah mid ay gabi ahaantiis gacanta ku hayso kooxda Al-shabaab.

Read More »

"Wasiir Cuqaasha Awdal iyo Salal Kala Badh Baan Mushahar Qaadan..."Wasiirka Beeraha

0 Visits: 802 | Tuesday December 30, 2014 - 16:22:23
Boorama(Xogreebnews) Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole, ayaa ka digay in Dhalinyarada Reer Awdal lagu abuuro Nacayb iyo waxyaabo xumaan ah oo loo galiyo Bulshooyinka Somaliland ee aanay xumaani ka dhexayn.

Read More »

" Maxamed Rashid waxaa uu ahaa Tiir aan la ilaawi karayn Doorka u kaga Jiray u Hal-gammida xoriyatul Qawlka ilaahay waxan uga baryaaya inuu janno Fardawsaa ka waraabiyo"Faadumo Siciid Ibraahin.

0 Visits: 674 | Tuesday December 30, 2014 - 08:05:41
waa xaq oo geeriddu waa lamma Huraan,balse taasi waxaay ahayd mid si gaar ah i taabatay waayo waxaa uu ahaa Geesi . Maxamed Rashiid Muxumed Faarax AHN Waxa uu ahaa halyey iyo Halgamaa iyo waliba hal adag oo aan runta la gaban Fikirkiisa una soo Halgamay Madax

Read More »

Maanta Geesi Baa Baxay: Hoggaamiyihii Saxaafadda Xorta ah ee Somaliland Mustafe Sh. Cumar

0 Visits: 894 | Tuesday December 30, 2014 - 07:49:15
Hargeisa(xogreebnews.com_Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo ahaa xoghayaha guud ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA. ayaa xalay ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala magaaladda Nayroobi. Alla Ha u naxariistee Marxuum Maxamed-rashiid waxaa magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya loo qaaday Jimcihii…

Read More »

Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Wakiilada Oo Wada Shaqayn Ku Heshiiyay Muran Kala Dhexgalay Kaddib

0 Visits: 742 | Monday December 29, 2014 - 16:36:42
Hargeysa(Xogreebnews) Guddida Dabagalka iyo Ilaalinta Hantida Qaranka u qaabilsan Golaha wakiilada Somaliland, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Waxbarashada Samsam Cabdi Aadan, kulankaasi oo ay labada dhinac isku xog waraysanayeen

Read More »

Shir Gudoonka Hogaanka Dhaqanka Awdal Oo Iclaamiyay In Dhawaan La Qabanayo Shir Beeshu Hore Ugu Baaqday

0 Visits: 817 | Monday December 29, 2014 - 16:32:18
Boorama(Xogreebnews) Hogaanka dhaqanka ee Awdal ayaa dadka degaanka dib u xasuusiyay shir qabanqaabadiisu socotay oo Xiisaddii Awdal soo dhex gashay

Read More »

Aaska Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax Oo Guddi Qabanqaabo Loo Magacaabay

0 Visits: 781 | Monday December 29, 2014 - 16:20:55
Hargeysa(Xogreebnews) Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa Guddi Qaban qaabo u Magacaabay Aaska Geerida Xoghayihii hore SOLJA Maxamed Raashid Muxumed Faarax

Read More »

Gudoomiyaha Ucid Oo Sheegay Inuu Hayo Qorshe Nabadeed Oo Xaaladda Awdal Lagu Dejiyo, Walaacna Ka Muujiyay Doorasho Dalka Ka Dhacda

0 Visits: 717 | Monday December 29, 2014 - 16:17:55
Hargeysa(Xogreebnews) Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inuu hayo Qorshe nabadeed oo lagu soo afjari karo Xiisadda Gobolka Awdal ka taagan, si ay suuro gal u noqoto in dalka Doorasho laga qabto. Eng Faysal waxa kale oo uu Guurtida u soo jeediyay inay faraha…

Read More »

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Aw-cali Oo Xisbiga Waddani Ku Biiraya

0 Visits: 772 | Monday December 29, 2014 - 16:15:39
London(Xogreebnews) Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Aw-cali, oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ahna Aqoon yahan iyo Siyaasi ruug caddaa ah ayaa sheegay inuu ku biirayo Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani.

Read More »

Aqoonyahan Liibaan Ismacil Oo Iftimiyay Fadeexad Dul Hoganaysa (SONYO)

0 Visits: 842 | Monday December 29, 2014 - 12:03:09
Hargeisa ( Xogreeebnews)inta badan muuqaalka waxa lagu sheegaa dalad kulmisa dhalinta somaliland balse macnaheeda iyo muuqaadu kaas wuu ka duwan yahay waxaanay tahay kuna suntan tahay ama ku sifoowday xarun laga faafiyo fikirka

Read More »

Hanbalyo Ku Socota Xamse Maxamed Cabdi iyo Marwadiisa Zamzam Cabdi Xasan

0 Visits: 965 | Monday December 29, 2014 - 00:52:45
Dhamaan Dadkan Hoos Ku Xardhan Waxay hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karayn hawada u marinaya My Cousin Hamse Maxamed Cabdi iyo Marwadiisa sharafta leh ee Zamzam Cabdi Xasan oo maanta meherkoodu ka dhacay Hargeisa gaar ahaan Maansoor Hotel. Hambalyo Gacal iyo Sokeeyaba Guurkina Lagu Farax Aamiin…

Read More »

Bulshadda Somaliland Oo Si Weyn Usoo Dhoweysay Gudida Qaban-qaabada Shir-Weynaha Ururka Suxufiyiinta Ee Solja Oo Maanta Lagu Dhawaaqay.

0 Visits: 824 | Sunday December 28, 2014 - 20:17:40
Hargeisa(Xogreebnews.com_bulshada Somaliland ee jecel xornimda saxaafadda madaxa-banaan,ayaa si weyn usoo dhoweysay,gudida qaban qaabadda shir-weynaha ururka

Read More »

Sirta Dhabta Ah Ee Ka Danbaysa Socdaal Uu Guddoomiye Cirro Maanta Ku Tagay Jibouti (Akhriso)

0 Visits: 919 | Sunday December 28, 2014 - 18:43:26
Jibouti (xogreebnews.com_ Warar Aanu ka helnay ilo xog ogaal ah oo ku dhaw dhaw xisbiga waddani ayaa tibaaxaya in maanta abaaro 12:00 pm duhurnimo ee taariihda 28-12-2014 uu

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga Muraaridka ah ee WADDANI oo safar ugu baxay waddanka Jabuuti

0 Visits: 829 | Sunday December 28, 2014 - 18:38:38
Jabuuti(xogreebnews.com_Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa

Read More »

Diyaarad Air Asia Leedahay Oo La Waayey Iyagoo Ku Sii Jeeda Dalka Singapore

0 Visits: 850 | Sunday December 28, 2014 - 18:33:55
Hargeysa(xogreebnews_Diyaarad ay leedahay shirkadda Air Asia oo ah nooca Airbus isla markaana ay la socdeen 162 qof oo rakaabkii iyo shaqaalihii diyaaraddaas ah ayaa mar qudha

Read More »

Shirweynihii 7aad Ee Dalada Sonyo Oo Buuq Iyo Qalalaase Darteed U Qabsoomi La Ilaa Hada iyo Maamul Xumo Baahsan Oo Hadhaysay Guud Ahaantiiba

0 Visits: 807 | Sunday December 28, 2014 - 18:31:56
Hargeysa(xogreebnews.com_-Shirweynihii 7aad Dalada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo oo maanta ka furmay Ambasador Hotel Hargeysa ayaa guud ahaanba waxa hadheeyey buuq iyo qas baahsan oo aan la garanayn cida ka danbaysa iyadoo ilaa waqti xaadirkana aanu qabsoomin shirku

Read More »

Daawo xogreeb Tv: “Xubno Madaxbanaan Oo Marka Horeba Ka Tirsaneyn SOLJA Oo Xukuumada La Shaqeynayey Ayaa Saloolka Isku Daadiyay Iskuna Sheegay Gudi Fulineed” Cabdi Aadan.

0 Visits: 847 | Sunday December 28, 2014 - 18:27:10
Hargeysa(Xogreebnews.com_ Jahawareerka Ka Dhextaagan Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Iyo Hadalo Isburinaaya Oo Kasoo Baxay-

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Si Kulul U Cambaareeyay Xumuumada Siilaanyo-

0 Visits: 851 | Sunday December 28, 2014 - 18:24:08
Daawo xogreeb Tv: Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Si Kulul U Cambaareeyay Xumuumada Siilaanyo-

Read More »

featured