Wararka

"Waxa La Wada Xusuusanyay inay Markii hore Jireen Xisbiga Kulmiye Dhexdiisa Laba Murashax Madaxweyne oo kala ahaa Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Gudoomiye Muuse Biixi "Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel).war-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga Kulmiye"

0 Visits: 771 | Sunday October 12, 2014 - 19:41:08
Hargeisa(xogreebnews.com_Warsaxafaded:Xisbiga KULMIYE Wuxuu Si cad u Beeninayaa Warka Shalay ku Soo Baxay Labada Jariidadood ee kala ah Ogaal iyo Geeska Africa ee lagu

Read More »

Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Oo Sagootisay Toban Shaqaale ah Wax ku soo Baran Doona Kiiniya “ Tobankan dhalinyarada ah waa dufcadii ugu horaysay ee waxbarasho dibadeed oo xaga duulimaadyada ah loo diro.” Agaasime Cumar Sayid.

0 Visits: 764 | Sunday October 12, 2014 - 19:16:22
Hargeysa (xogreebnews.com_Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland ayaa maanta sagootisay toban shaqaale ah oo koorso aqoonta duulimaadyada ah ku soo qaadan doona

Read More »

Haweeney Xiskeedu Dhiman yahay Oo Lagu Hayo Ceerigaabo Oo Cid Garata La Baafinayo

0 Visits: 822 | Sunday October 12, 2014 - 19:12:19
Ceerigaabo(Xogreebnews.com_ Haweeney xiskeeda xagga maskaxda dhiman yahay ayaa muddooyinkan ugu danbeeyey lagu hayey magaalada Ceerigaabo kaddib

Read More »

Daawo xogreeb TV: "Madaxweynuhu wuu Sharaxan yahay doorashada soo socota Bulshadduna diyaar-bey u tahay inay doorato"wasiirku xigeenka warfaafinta iyo wacyi-gelinta cabdi waaxid cabdi qaadir.

0 Visits: 813 | Sunday October 12, 2014 - 19:05:23
Daawo xogreeb Tv: Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta Somaliland Oo Beeniyay Warar Sheegayay In Madaxweyne Siilaanyo Uu Ka Hadhay Tartanka Doorashada Soo Socota

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Beenisay In Madaxweyne Siilaanyo Ka Hadhay Tartanka Doorashadda Madaxtooyadda

0 Visits: 847 | Sunday October 12, 2014 - 07:33:35
Hargeysa (xogreebnews_Xukuumadda Somaliland ayaa beenisay war sheegayay in madaxweyne Siilaanyo uu ka tanaasulay tartankii doorashadda madaxtinimo ee lagu wado inay ka qabsoonto dalka sannadka fooda inagu soo haya ee 2015-ka, sida ay baahiyeen laba ka mid ah wargeysyadda madaxa banaan ee ka soo baxa…

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Booqasho Ku Tagay Baraawe

0 Visits: 788 | Saturday October 11, 2014 - 18:51:06
Hargeysa(xogreebnews.com_-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa maanta booqasho aan hore loo sii

Read More »

Madaxweyne Silanyo Oo La Sheegay Inuu Go’aansaday Inaanu Doorashada Dambe Is Sharixin Iyo Raga La Filayo Inay Ku Loolamaan Murashaxa Madaxweyne Ee KULMIYE

0 Visits: 733 | Saturday October 11, 2014 - 18:48:55
Hargeysa(xogreebnews.com— Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la sheegay inuu go'aansaday inaanu tartanka doorashada madaxtooyada ee 2015 ka qayb

Read More »

war-culus: Qaar Ka Mid Ah Bukaanka Jiifa Cisbitaalka Gargaar Si Weyn Uga Dayriyeey Xaalada Caafimaad Ee Halkaas Iyo Sixirka Lacagta Laga Qaado Dhibanaayasha Oo Qaali Ah:

0 Visits: 892 | Saturday October 11, 2014 - 17:21:31
Hargeisa(xogreebnews.com_sidaa ilo wareedyo looga qaateen ah oo ku dhex-sugan cisbitaalka,Gargar u sheegen warfidiyeenno ka mid ah shabakadda warar ee xogreebnews.com.ayaa tibaaxay inay ku daran-yeey-san yihiin.Hospitalkan.

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo Dagaalka Al-shabaab kala kaashaneysa Shirkad gaar loo leeyahay

0 Visits: 779 | Saturday October 11, 2014 - 17:03:33
Noirobi(xogreebnews.com_Wargeys ka faalooda arimaha Ganacsiga ayaa maanta waxaa uu daabacay in Shirkadda Gaar loo leeyahay oo fadhigeedu yahay Maraykanka,kana shaqeysa

Read More »

Top News: Al-shabaab oo la so ogaadey halka ay lacagta ugu badan ka heleysey

0 Visits: 819 | Saturday October 11, 2014 - 17:00:28
Hargeisa(xogreebnews.com_Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Al-shabaab ay malaayiin doollar ka heshay dhoofinta Dhuxusha sannadkii hore ee 2013-ka iyo midka lagu jiro ee 2014-ka.

Read More »

Fadeexad weyn:Maareeyaha Dekeda Berbera oo Qandaraas lacag buuran laga helo isa siiyey

0 Visits: 851 | Saturday October 11, 2014 - 16:42:15
Fadeexad weyn:Maareeyaha Dekeda Berbera oo Qandaraas lacag buuran laga helo isa siiyey

Read More »

Turkiga Oo Bilaabay Bixinta Lacagihii Uu Sida Tooska Ahaa U Siinaayay Dowladda Somaliya

0 Visits: 780 | Saturday October 11, 2014 - 16:34:29
ankara(xogreebnews.com_Dowladda Turkiga, ayaa waxay bilowday inay dib u soo celiso lacagihii tooska ahaa ay bil kasta siin jirtay Dowladda Federalka ee Somaliya, si loogu soo

Read More »

Xukumada Siilaanyo Oo Raxan Wasiiro Iyo Xildhibaano Golaha Wakiilada Ah U Dirtay Beelaha Baliga Diiriye Iyo Saraar Si Ay Ugu Qanciyaan In Ay Kalsoonida Dib U Siyaan Xisbiga Kulmiye Una Jiiday Jawaano Lacag Ah Oo Lagu Kala Jajabinaayo.

0 Visits: 672 | Saturday October 11, 2014 - 16:32:58
Hargeysa,( xogreebnews.com_Waxaa galabta ka shiraacday magaalada hargeysa raxan wasiiro ah iyo xildhibaano golaha wakiilada somaliland ka socoda oo maalinta baritoole ah ku waabariisan doona magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer.

Read More »

Kullankii Golaha Wasiirada Ee Xukuumada C/Weli Oo Lagu Soo Bandhigay Tirada Al Shabaab Ee Isku Soo Dhiibay Dilkii Godane Kadib (SAWIRRO)

0 Visits: 783 | Saturday October 11, 2014 - 16:28:04
Muqdisho(xogreebnews.com_— Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa galabta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa oo shir gudoominayey Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed.

Read More »

Warbixin Cusub Oo Sheegaysa In Hubka Dowladda Somalia Lagu Iibiyo Suuqyo Ku Yaala Magaalada Muqdisho

0 Visits: 797 | Saturday October 11, 2014 - 16:19:25
Muqdisho(xogreebnews.com_Hubka iyo rasaasta dowladda Somalia ayaa weli lagu iibiyaa suuqyo furan, halka dowladda Soomaaliya horay u sheegtay inay ka ilaalinayso in hubkeeda

Read More »

Xukumada oo ka Qafaalatay magaalada sheikh ee Gobolka Saaxil gudoomiyahii Gobolka

0 Visits: 802 | Saturday October 11, 2014 - 16:19:25
Hargeisa(xogreebnews.com_Waxa ay Maanta oo Jimce 10/10/14 xukumadu ka Qafaalatay magaalada

Read More »

Dawladda Ingiriiska Oo Heegan Ka Gashay Ebola Ka Dib Markii Nin Ingiriis Ahi U Dhintay Cudurka Ebola

0 Visits: 843 | Friday October 10, 2014 - 21:39:23
London(Xogreebnews) Boqortooyada Ingriiska, ayaa heegan ka gashay Cudurka Ebola ka dib markii Nin Ingiriis ahi u dhintay Cudurka. Ninka ayaa ku dhintay Xarunta Cudurada Faafa ee Dalka Macedonia. Saraakiisha Caafimaadka ee Macedonia ayaa sheegay in Hotel-ka uu joogay Ninkani si degdeg ah ula xidhiidheen…

Read More »

ciidamo somaliland si fool xun u garaacay ,weriye ku guda-jiraa hawl-maalmeedkiisi shaqo

0 Visits: 883 | Friday October 10, 2014 - 20:54:58
Hargeisa(xogreebnews.com_Ciidanka Booliska xukuumadda Siilaanyo ayaa maanta Jidh Dil iyo qaraacis iskugu daray Tifaftirihii Shabakadda Baligubadlemedia Axmed Aadan Rooble, boolisku waxay xadgudubkan u gaysteen wariyaha xilli uu k

Read More »

featured