Wararka

ciidamo somaliland si fool xun u garaacay ,weriye ku guda-jiraa hawl-maalmeedkiisi shaqo

0 Visits: 887 | Friday October 10, 2014 - 20:54:58
Hargeisa(xogreebnews.com_Ciidanka Booliska xukuumadda Siilaanyo ayaa maanta Jidh Dil iyo qaraacis iskugu daray Tifaftirihii Shabakadda Baligubadlemedia Axmed Aadan Rooble, boolisku waxay xadgudubkan u gaysteen wariyaha xilli uu k

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Gudoomihii Hore Ee Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Gabiley Nuur-Sagaale Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Maayarka Degmada Gabiley Una Tilmaamay Shaqadiisu Waxa Ay Tahay .

0 Visits: 788 | Friday October 10, 2014 - 19:13:36
Daawo xogreeb Tv: Gudoomihii Hore Ee Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Gabiley Nuur-Sagaale Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Maayarka Degmada Gabiley Una Tilmaamay Shaqadiisu Waxa Ay Tahay .

Read More »

Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Maanta Booqday Maamulka Goboleedka Puntland

0 Visits: 855 | Friday October 10, 2014 - 19:09:32
Hargeysa(xogreebnews.com_Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa maanta booqosho ku tagayaa Puntland, oo ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Daawo xogreeb Tv:Diiwaan Galintii Muwaadinka oo Fashilantay iyo Xukuumda Siilaanyo oo Ceeb Kaqaaday

0 Visits: 808 | Friday October 10, 2014 - 19:02:22
Daawo xogreeb Tv:Diiwaan Galintii Muwaadinka oo Fashilantay iyo Xukuumda Siilaanyo oo Ceeb Kaqaaday

Read More »

madaxweyne siilaanyo oo xilkii ka qaaday masuuliyiin ka mid ahaa madaxdii Gobolka Buuhoodle iyo kuwoo cusub oo uu magacaabay.

0 Visits: 804 | Friday October 10, 2014 - 19:02:20
Hargeisa(xogreebnews.com_WAR-SAXAAFADEED:Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo

Read More »

madaxweyne siilaanyo jimce gollaha wakiiladdu fasax yihiin u Gudbiyeey bedelkii xubintii xisbiga wadani

0 Visits: 766 | Friday October 10, 2014 - 18:57:07
Hargeisa(xogreebnews.com_Taariikhda: - 09/10/2014 WAR-SAXAAFADEED:Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo

Read More »

DHAGEYSO R-xogreeb : Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefi Uu Hogaaminayo Oo U Amba Baxay Ingiriiska + Su’aalo Lala Boobay + ( SAWIRRO )

0 Visits: 826 | Friday October 10, 2014 - 18:52:54
Hargeysa(xog reebnews-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Silaanyo iyo wefti uu hogaaminaayo oo maanta dalka ka dhoofay. Madaxweynaha iyo weftiga uu hogaaminaayo waxa ay ka qaybgelayaan Shir lagu qaban doono Ingiriiska kaasi oo lagaga hadli doono sidii kor

Read More »

Malala Oo Noqotay Taariikhda Qofkii Ugu Da’ Yaraa Ee Ku Guulaysta Abaalgudka Caalamiga Ee Nabadda ( Nobel Peace Prize )

0 Visits: 827 | Friday October 10, 2014 - 18:49:11
London(xogreebnews. Abaalgudka caalamiga ah ee nabadda ee Nobel Peace Prize ee sandakan waxa si wadajir ah ugu guuleystay Malala Yousafzai, gabadha u dhalatay dalka

Read More »

Xisbiga Waddani oo gudbiyey Xubintii Komishinka ee bedeli lahayd Dr.Fadal oo laba jeer lagu soo celiyey

0 Visits: 861 | Thursday October 09, 2014 - 18:47:35
Hargeisa-(xogreebnews.com_Sida Hawl-wadeeno sarsare oo ka tirsan Qasriga Madaxtooyaada Somaliland u xaqiijiyeen warfidiyeenka Qarannews Xisbiga waddani ayaa u

Read More »

soomalidii sanadkan Xaramka tagtay oo lagu arkay iyaago sitaa calaamado muujinaaya shrka ka socdaa deegaanka ee Midnimo One logana so duceyay.

0 Visits: 831 | Thursday October 09, 2014 - 18:45:02
maka(xogreebnews.com_Xujayda ka soo jeeda Gobolada Jubboyinka ayaa mujiyay taageerada ay u hayaan shirka ayaa ka tashiga Gobolada Jubboyinka iyo Gedo.

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Diiwaan Gelinta Dan Gaar Ah Laga Leeyahay Oo Ay Fashilantay

0 Visits: 860 | Thursday October 09, 2014 - 18:40:56
Hargeysa(xogreebnews.com— Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Ayaa Ka Hadlay Wufuud Maalmihii Ugu Dambeeyay Kusoo QUlqulaysay Somaliland Iyo Faashilka Ku Yimid Diiwaan Gelintii Madaniga.

Read More »

Daawo xogreeb Tv: “Ergayga Midowga Yurub Ee Somaliya Waxaanu Kala Hadalnay” Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka UCID

0 Visits: 903 | Thursday October 09, 2014 - 18:38:16
Hargeysa(xogreebnews.com_— Musharaxa jagada Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga UCID Rashiid Xasan Mataan Oo Warbixiyay Kullan Ay Isga Iyo Faysal Cali Warabe La YeesheenMusharaxa jagada Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga UCID Ergayga Midowga Yurub Ee Somaliya.

Read More »

Shidaalka Soomaaliya Shir Looga Hadlayo oo London Ka Furmaya iyo somaliland oo ku jirtay ajan-daha madasha

0 Visits: 896 | Thursday October 09, 2014 - 18:36:01
Landon (xogreebnews.com_Wajiga labaad shir looga hadlayo shidaalka Soomaaliya ayaa 20 bishaan ka furmaya magaalada London ee xarunta wadanka Ingiriiska waxaana shirkaas si gaar

Read More »

Madaxweynaha Kenya Oo Dacwadii Kadib Dib Ugu Soo Laabtay Nairobi Halkaas Oo Loogu Soo Dhaweeyay Si Qayrul Caadi Ah (Daawo Sawirada)

0 Visits: 819 | Thursday October 09, 2014 - 18:33:27
Nairobi(xogreebnews.com_ Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa dib ugu soo laabtay Dalkiisa ka dib markii uu ka qayb galay dhegaysiga dacwada ka dhanka ah ee Maxakamadda Dambiyada Dagaalka ee The Hague u haysato. Waxaa Madaarka ku soo dhaweeyay Ku xigeenkiisa

Read More »

Muxuu Wasiir Xirsi ka Yidhi Lacag Ka Badan Laba Boqol Oo Kun Oo Doolar Oo La Sheegay Inuu U Diray Nin Uk Degan?

0 Visits: 793 | Thursday October 09, 2014 - 18:28:35
Hargeysa(xogreebnews.com — Wasiirka wasaaradda madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa beeniyay jiritaanka war ay baahisay shabakada wararka internetka ee hadhwanaagnews,

Read More »

Maxkamadeynta Kenyatta oo la hakiyay sabaabo aan wali la ogaan

0 Visits: 944 | Wednesday October 08, 2014 - 18:55:03
Hague(xogreebnews.com-Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta Waxa la soo gabagabeeyey dhagaysiga in dacwada loo haysto madaxweyna Kenya ay sii socoto ama la joojiyo.

Read More »

Liiska Gudida Fulinta Xisbiga Kulmiye ee Muuse Biixi Magacaabay oo uu ka dhex muuqdo Xubin ka tirsan Komishinka Doorashooyinka S/land ee Siilanyo u gudbiyey Golaha wakiilada

0 Visits: 822 | Wednesday October 08, 2014 - 18:48:31
Hargeisa-(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa Liiskii Gudida Fulinta Xisbiga Kulmiye ee uu magacaabay ayaa waxaa ka dhex muuqda Eng.Cabdiqaadir

Read More »

9 Safaaradood oo Soomaaliya leedahay oo lasoo xirey kuwaaso ku kala yaalla addun weynaha

0 Visits: 855 | Wednesday October 08, 2014 - 18:43:45
Kismaayo(xogreebnews.com_ Soomaaliya waxa ay adduunka ku lahayd 40 safaaradood, 9 ka mid ah ayaa loosoo xirey qarash la'aan awgood, waxaana hadda haray 31 oo ka mid ah.Sida uu

Read More »

Shirkada Dahabshiil Oo Lagaga Casuumay shir caalamiya,sababaha lo calmaday shirkadan.

0 Visits: 838 | Wednesday October 08, 2014 - 18:41:02
Landon(xogreebnews.com_Dahabshiil Group, ayaa Afrika oo dhan keligeed lagaga casuumay Shir lagaga hadlay kala-korodhsiga Khibradaha ama waayo-aragnimada Ganacsiga caalamka ee

Read More »

Dooxa Dacarbudhuq Oo Fatahay Iyo Gaadhigii Koobaad Oo Uu Hada La Tegey

0 Visits: 751 | Wednesday October 08, 2014 - 18:37:55
Berbera(xogreebnews.com_Wararka aanu ka helayno degmada laasgeel ee Dacar buqudh ayaa sheegaya in ilaa manta 1:00 duhur nimo uu soconaayo Dooxi waynaa ee ku yaalay

Read More »

featured