Wararka

Khilaaf Culus Oo Ka Dhex Istaadhmay Xildhibaanada Deegaanka Degmadda Ceerigaabo–

0 Visits: 812 | Wednesday October 08, 2014 - 18:35:42
Ceerigaabo( xogreebnews.com_Fadhi ay maanta yesheen Mudanayaasha golaha deegaanka degmada Ceerigaabo ayaay faro cidayahood ku kala badbaadeen inay is gacan saraan Kadib

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Guddoomiye Cirro Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyey Xubintoodii Madaxweynuhu Kuna Tilmaamay Sharci Darro….

0 Visits: 795 | Wednesday October 08, 2014 - 18:22:23
Hargeysa(xogreebnews.com— Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cabdiraxmaan Ciro ayaa Maanta Shir Jaraa'id oo uu ku

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabiley Ergeyga Midawga Yurub U Qaabilsan Somaliya (SAWIRRO)

0 Visits: 792 | Wednesday October 08, 2014 - 18:22:22
Hargeysa(xogreebnews.com— Madaxweynaha Somaliland e Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga Midawga Yurub u qaabilsan Somaliya Ambassador Michele Cervone d'Urso oo uu wehelinaayey Ambassador Nairobi u fadhiya Ingiriiska Mr. Neil Wigan

Read More »

Suldaan Ka Socda Qabiilka Dirta Ee Jubbooyinka Somalia Oo Sadex Billood Ku Xayiran Hargeysa

0 Visits: 1273 | Wednesday October 08, 2014 - 15:58:54
Hargeysa(xogreebnews.com— In maanta aan joogo dalka Somaliland oo ay joogaan ummadaydii aad ayaan ugu faraxsanahay, waxaanan u imi dano badan oo Oday iyo mid ehel-

Read More »

Faallo : Keebaad Dooran Lahayd Saddeexdan Musharax ?

0 Visits: 1083 | Tuesday October 07, 2014 - 20:26:40
Hargeisa(xogreebnews.com_Somaliland waa dal dimu-quraadiyadi ah,kana jiraan asxaab mucaarid iyo muxaad-baa leh,waxaana ka qab-soomay dooraashooyin badan,waxaa tiraaba dhawr jeer ka dalka ka dhacay afar dooraasho oo kala duwan,kuwaaso kala ahaa doorashadi gollaha deegaanka ee ugu horeysay,ee

Read More »

Xoogaga ISIS ama Daacish ayaa gudaha u gashay magaalada muhiimka ee ku taal xuduuda Kobane, halkaasoo ay kula dagaalamayeen Ciidamada Kurdiyiinta.

0 Visits: 808 | Tuesday October 07, 2014 - 20:25:50
Baqdaad(xogreebnews.com_Kadib saddex maalmood oo ay magaalada ku hareersanaayeen ayay xoogaga Daacish ay galeen magaalada, waxaana dagaalo culus uu ka socdaa wadooyinka.

Read More »

“Idaacaddii Radio Hargeysa Ee Aan Soo Iibiyey, La Iima Ogola Inaan Ka Hadlo” Maxamed Xaashi

0 Visits: 769 | Tuesday October 07, 2014 - 19:56:07
Hargeysa(Xogreebnews.com— Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland, Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa ka hadlay muhiimadda caddaaladda oo lagu hoggaamiyo dalka, maadaama oo caddaaladdu wax walba sees u tahay.

Read More »

Wasaarada Gaashandhiga Somalia oo Ciidamada Kenya ku amartay in aysan Dagmada Jilib u dhaqaaqin.

0 Visits: 866 | Tuesday October 07, 2014 - 19:53:32
Kismaayo(xogreebnews.com_Wasaarada Gaashandhiga Somalia ayaa waxaay manta ku amartay Saraakiisha Ciidamada Kenya ee Sactorka labaad in aysan soo dhafeen deeganka Bullagaduud ee Gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

DAAWO XOGREEB TV" MADAXWEYNE SIILAANYO OO GALABTA DALKA KUSOO LAABTAY,KADIB SAFAR MAANTA UU LABA JEER DIYAARAD U KALA RAACAY MAGAALOOYINKA hARGEISA IYO BERBERA OO U XUKUUMO MAXAA SABABAY INUU DIYAARAD RAACO,MA GAADHIGA IYO RAFKA LAAMI AYUU QAADI KARI WAAYEY DAAWO HALKAN"

0 Visits: 668 | Tuesday October 07, 2014 - 19:46:12
DAAWO XOGREEB TV" MADAXWEYNE SIILAANYO OO GALABTA DALKA KUSOO LAABTAY,KADIB SAFAR MAANTA UU LABA JEER DIYAARAD U KALA RAACAY MAGAALOOYINKA hARGEISA IYO BERBERA OO U XUKUUMO MAXAA SABABAY INUU DIYAARAD RAACO,MA GAADHIGA IYO RAFKA LAAMI AYUU QAADI KARI WAAYEY DAAWO HALKAN"

Read More »

DAAWO XOGREEB TV: jamaal cali xuseen oo banaanka soo dhigay siro badan,kana sheekeyeey wax tar la"aanta xukuumada hoggaanka haysaa,maah maahyo aan hore lo arag HALKAN RIIX

0 Visits: 814 | Tuesday October 07, 2014 - 19:42:27
Hargeisa(xogreebnews.com_DAAWO XOGREEB TV: jamaal cali xuseen oo banaanka soo dhigay siro badan,kana sheekeyeey wax tar la"aanta xukuumada hoggaanka haysaa,maah maahyo aan hore lo arag HALKAN RIIX

Read More »

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta Oo Gaadhay Maxakamadda Dambiyada Dagaalka

0 Visits: 742 | Tuesday October 07, 2014 - 19:38:00
Nairobi(xogreebnews.com -Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa si shaqsi ah uga qayb galaya dhegaysiga dacwadiisa Maxakamadda Dambiyada Dagaalka ka furmidoonta Arbacada bari ee 8-da October.Waxa uu Mr Kenyatta maanta ka ambabaxay dalkiisa, isagoo u sii jeeda Hague.

Read More »

Odhaahda Siyaasiga: Milicsiga dhigaalkii hore iyo dhitada Maanta:Wadankan horta yaa xukuma, awoodii yay gacanta ugu jirtaa?

0 Visits: 780 | Tuesday October 07, 2014 - 19:32:08
Hargeysa(xogreeb news — Qormadan milicsiga dhigaalkii hore iyo dhitada maanta, waxaanu idiinku soo gudbin doonaa waslado uu wargeysku ka soo garoocday qawlkii hore ee siyaasiga

Read More »

Daawo xogreeb Tv"xisbiga Ucid oo taageerayaal tiro dhaafay kusoo biireen iyo kulmiye oo Guddo Haawanaaya Halkan ka daawo xogreb Tv

0 Visits: 809 | Tuesday October 07, 2014 - 19:26:23
Hargeisa(xogreebnews.com_Daawo xogreeb Tv"xisbiga Ucid oo taageerayaal tiro dhaafay kusoo biireen iyo kulmiye oo Guddo Haawanaaya Halkan ka daawo xogreb Tv

Read More »

Daawo xogeeb Tv: Madaxweyne Siilaanyo Oo Markab Taagan Xeebta Berbera Kaga Qayb Galay Munaasibad Ciidamada Badda Loogu Soo Xidhay Tababar

0 Visits: 837 | Tuesday October 07, 2014 - 19:26:21
Berbera(xogreeb Tv — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta Markab taagan Xeebta Berbera kaga qayb galay Munaasibad loogu xidhay Ciidan qaatay

Read More »

Xukuumadda Somaliland oo Tafaasiil ka Bixisay Qorshayaal Lagu Casriyeynayo Dekedda Berbera.

0 Visits: 763 | Tuesday October 07, 2014 - 19:17:25
Hargeysa ( Xogreebnews.com_ Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa tafaasiil ka bixisay qorshayaal lagu ballaadhinayo, laguna casriyeynayo dekedda magaalada Berbera si ay u noqoto mid soo jiidata dalalka bariga Afrika ee aan badda lahayn iyo dalxiisayaasha kale ee adduunka.

Read More »

war-deg-deg : madaxweyne siilaanyo saaka diyaarad uu kala racaaya magaalooyinka Hargeisa iyo berbera,lana kulmi doona wafti Heer caalami ah.

0 Visits: 905 | Tuesday October 07, 2014 - 08:13:55
Hargeisa(xogreebnews.com_madaxweynaha somaliland axmed siilaanyo,ayaa saaka u jarmaadi doona wafti daraajo sare oo ka mid ah daneeyaasha somaliland ka taageera dhinaca horumarka iyo dooraashooyinka.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Golaha Wakiilada U Gudbiyay Lix Xubnood Oo Ka Mid Noqon Doona Gudidda Komishanka Doorashooyinka + Xubin Hore Oo Lasoo Celiyey

0 Visits: 838 | Tuesday October 07, 2014 - 08:11:13
Hargeysa(xogreebnews.com) — Madaxweyne Siilaanyo Oo Goor Dhawayd Shaaciyey Xubnaha Cusub Ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Mid Ka Mid Ahi Haweenay Tahay+Xubin Ka Mid Ah Guddidii Hore Oo Lasoo Celiyey

Read More »

WAR DEG-DEG :ASKARI KA MID AH CIIDAMADA qaranka SOMALILAND OO AY CAAWA GAADMO KU DILLEEN KOOXA NABAD DIIDKA .

0 Visits: 892 | Monday October 06, 2014 - 21:06:36
SAAX-DHEER (xogreebnews_askari ka mid ahaa ciidamada jiida hore ee somaliland ayaa caawa fiidkii lagu toogtay magaaladda saax-dheer,

Read More »

Hadaanu Nahay Dhalinyarada Reer Biniin ee UK Waxaanu Tageersanahay Go’aamadii kala Danbeeyay ee Beeshu ay ka Soo Sareen Baliga Diiriye Guleed–"

0 Visits: 752 | Monday October 06, 2014 - 19:16:03
LONDON(xogreebnews.com_Ku, madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland Ku shir gudoonka golaha guurtida Ku, shir gudoonka golaha wakiilada ,Og, xisbiyada qaranka

Read More »

Wararkii Ugu Danbeeyay Ujeedka Wufuud Culus Oo Xisbiga WADDANI Oo Ka Kala Yimid Dalalka Australia Iyo Filland Oo Ku Sugnaa Mudooyinkii U Danbeeyay Magaalada Boorama.

0 Visits: 814 | Monday October 06, 2014 - 19:11:53
Filland (xogreebnews.com_Waxaa mudooyinkii u danbeeyay xarunta gobolka Awdal ee Boorama ku sugnaa waftiyo culus Oo Xisbiga WADDANIYA kana Kala yimid dalalka AUSTRALIA Iyo Filland.

Read More »

featured