Wararka

Gudoomiye Xigeenka Waddani Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadal Madaxweynaha Somalia Ka Soo Yeedhay

0 Visits: 808 | Wednesday September 24, 2014 - 18:34:45
Hargeysa(xogreebnews.com) — udoomiye xigeenka 1-aad ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed, ayaa jawaab ka bixiyay hadalo Somaliland ku lid ah oo ka soo yeedhay

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Denmark U Fadhiya Kenya (Sawiro)

0 Visits: 960 | Wednesday September 24, 2014 - 18:34:45
Hargeysa(xogreebnews.com — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Denmark u fadhiya Kenya Ambassador Geert Aagaard Andersen. Labada dhinac ayaa kawada hadlay arimaha amaanka, wada hadalada Somaliland iyo Somalia iyo arimaha doorashada.

Read More »

Somaliland Oo Ku Burburaysa Gacanta Madaxweyne Siilaanyo Iyo Suldaanka Guud Ee Beelaha Warsan Gali Oo Garoowe Ka Degay .

0 Visits: 830 | Wednesday September 24, 2014 - 18:33:58
Hargeysa(xogreebnews.com— Waxaa shalay Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland lagu soo dhaweeyay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud oo ah

Read More »

Daawo xogreeb Tv :Af-hayeenka Ugaaska Beelaha Samaron oo ku goodiyey inaanay Gobolada Awdal,Gabiley iyo Selel ka dhici karin Diiwaangelinta Madaniga ahi ilaa iyo inta xukumada Siilanyo aqbalayso saami-qaybsigii salaadiintu u soo jeedisay.

0 Visits: 853 | Tuesday September 23, 2014 - 16:39:37
Daawo xogreeb Tv :Af-hayeenka Ugaaska Beelaha Samaron oo ku goodiyey inaanay Gobolada Awdal,Gabiley iyo Selel ka dhici karin Diiwaangelinta Madaniga ahi ilaa iyo inta xukumada Siilanyo aqbalayso saami-qaybsigii salaadiintu u soo jeedisay.

Read More »

Madaxweynaha oo qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Norway u qaabilsan Somaliland and Somaia–

0 Visits: 865 | Tuesday September 23, 2014 - 16:33:56
Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socday dalka Norway oo uu hogaaminaayo

Read More »

Madaxdhaqameedka Gabiley iyo Masuuliyiinta Xukumada oo Xal Ka Gaadhay Xiisaddii Gabiley

0 Visits: 830 | Tuesday September 23, 2014 - 16:29:38
Gabiley(xogreebnews.com— Kulamo Waxgaradka Gabiley iyo Wefti Wasiiro ah dhex maray ayaa ku dhamaaday in si wada jir ah loo tacsiyadeeyo cidii wax ku noqotay Shaqaaqada Gabiley iyo Dilkii Saraakiisha.

Read More »

Madaxtooyada Somaliland Oo Golaha Wakiilada Ka Dalbatay Inay Maamuus Xayuubin Ku Sameeyaan Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Si Adag U Dhaliila

0 Visits: 866 | Tuesday September 23, 2014 - 16:27:20
Hargeysa(xogreebnews— Madaxtooyada Somaliland ayaa ka dalbatay golaha wakiilada Somaliland inay maamuus ka xayuubin ku sameeyaan xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ah guddoomiyaha guddiga shuruucda, distorka iyo arrimaha xuquuqal insaanka ee golaha wakiilada

Read More »

Wasaaradda Duulista Oo Faahfaahisay Qaad Yurub Loo Waday Oo Madaarada Dalka Lagu qabtay

0 Visits: 816 | Tuesday September 23, 2014 - 16:05:06
Hargeysa(Xogreebnews)Wasaaradda Duulista iyo gaadiidka Cirka ee Somaliland ayaa sheegtay inay Madaarada dalka ku qabatay Qaad Ganacsi oo si Sharci daro ah loogu dhoofinayay wadamada Yurub. Qaadka waxaa sitay sida Wasaaraddu sheegtay dad u dhoofayay wadamo ay ka soo xagaa baxeen.

Read More »

Khilaaf Horleh Oo Ka Dhex Qarxay Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Somaliland iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaasi iyo Sababta keentay

0 Visits: 881 | Monday September 22, 2014 - 19:58:04
Hargeysa(xogreebnews.com_Khilaaf horle ayaa soo kala dhexgalay Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Cilmi Baadhista iyo Teachnolajiyada Somaliland Cali Xaamud jibriil iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Maxamed Cali Aadan(Indha case) Khilaafkan oo

Read More »

Gabiley:Ciidamada Booliiska Somaliland oo toogasho ku dilay Wiil dhalinyaro ah

0 Visits: 891 | Monday September 22, 2014 - 19:13:14
Gabiley-(xogreebnews.com_Ciidamada Booliiska Gabilay ayaa Toogasho ku dilay Marxuum la odhan jiray Mukhtaar Xasan Barre (Salool) oo wararku sheegeen inuu ka baxsaday Ciidanka Booliiska oo saaka

Read More »

Madaxweynaha Somaliya Oo Saaka U Ambabaxay Magaalada New York Ee Dalka Maraykanka (SAWIRRO)

0 Visits: 836 | Monday September 22, 2014 - 19:08:44
Muqdisho(xogreebnews_ Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Aaan Cadde ee Magaalada Muqdisho , waxa uuna Madaxweynaha u dhoofay Dalka Mareykanka.

Read More »

xogreeb Tv:— Garoonka Diyaaradaha Magaaada Hargeysa Oo Lagu Qabtay U gaadh (HARIMACAD) Loo Dhoofinayay Qaab Qarsoodiya Oo CaptureKoontara Baan Ah.

0 Visits: 735 | Monday September 22, 2014 - 19:05:51
Hargeysa(xogreeb Tv:— Garoonka Diyaaradaha Magaaada Hargeysa Oo Lagu Qabtay U gaadh (HARIMACAD) Loo Dhoofinayay Qaab Qarsoodiya Oo CaptureKoontara Baan Ah.

Read More »

Xildhibaan Cali Barre Oo Wasiirka Kaluumaysiga Ku Eedeeyay Inuu Cay La Daba Joogo Madaxdhaqameedka Badhan

0 Visits: 870 | Monday September 22, 2014 - 11:47:25
Hargeysa(Xogreebnews) Cali Maxamed Aadan (Cali-barre) oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku eedeeyey Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Md. Cali Faarax Buureed inuu fidno-abuur iyo cay aan munaasib ahayn la daba joogo madax-dhaqameedka iyo bulshada ku dhaqan Gobolka…

Read More »

XISBIGGA WADDANI TORONTO : WAR-SAXAAFADEED- DILALKA FOOSHA XUN IYO DIB-U-DHIGA DOORASHADA.

0 Visits: 914 | Monday September 22, 2014 - 09:30:01
Toronto.(xogreebnews.com_Waxa kulan balaadhan isugu yimid odayaasha, waxgaradka, haweenka, dhalinyaradda iyo taageeryashaa Xisbigga WADDANI ee dalka Canada, gaar ahaan Toronto. Waxa si qoto dheer loo falanqeeyay dilkii foosha xumaa

Read More »

Gudoomiye-Xigeenka Xisbiga Waddani oo Gurigiisa la weeraray,Xaaskiisana Xabsiga loo taxaabay xilli Raxan wasiiro ahi ku sugan yihiin Borama

0 Visits: 820 | Monday September 22, 2014 - 09:27:29
Boorama-(xogreebnews.­Gudoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaradka WADDANI Mudane Axmed Mu'min Seed oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa xarunta Gobolka Awdal Ee Boorama ayaa xalay weerar culus oo gurigiisa waxyaalo ka soo gaadhay lagu qaaday.

Read More »

WAXAANU CADAYNAYNAA XISBI AHAAN IYO XUKUUMAD AHAANBA INAANAN KU TALA JIRIN SAMAYNINA XATAA XEERKA LAYSKU HAYSTAY INUU XANIBO DIWAAN GELINTA CODBIXIYAYAASHAÂ….GUDOOMIYE MUUSE BIIXI

0 Visits: 740 | Sunday September 21, 2014 - 19:45:04
Hargeysa(xogreebnews.com-gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay heshiiska ay xisbiyada mucaaridka ah ka gaadheen qodobo ku jira

Read More »

siyaasyiinka kasoo jeeda Gobolka Gabiley fadhigooduna yahay magaalo Ganacsiyeedka Togwajaale ayaa canbaareeyey falkii waxshinimada lahaa ee ciidanka RRU ka gaysteen magaalada Gabiley

0 Visits: 816 | Sunday September 21, 2014 - 19:23:40
wajaale(xogreebnews.com_ siyaasyiinka kasoo jeeda Gobolka Gabiley fadhigooduna yahay magaalo Ganacsiyeedka Togwajaale ayaa canbaareeyey falkii waxshinimada lahaa ee ciidanka RRU ka gaysteen magaalada Gabiley siyaasiyiintaas

Read More »

Jaaliyada Beesha Sacad Muuse ee ku dhaqan Dalka Finland ayaa soo Saartey Baaq Deg deg ah oo ku Aadan Dhacdooyinki ka dhacay Gobolka Gabiley. Baaqan ayaa ka Kooban Tallo Soo Jeedin.–

0 Visits: 772 | Sunday September 21, 2014 - 19:15:48
Finland (xogreebnews.com-Jaaliyada Beesha Sacad Muuse ee ku dhaqan Dalka Finland ayaa soo Saartey Baaq Deg deg ah oo ku Aadan Dhacdooyinki ka dhacay Gobolka Gabiley. Baaqan ayaa ka Kooban Tallo Soo Jeedin.

Read More »

Sirdoonka Jabuuti Oo Lawyacado Iyo Saylac Ka Kaxaystay Taliyaha Laanta Socdaalka Iyo Saraakiisha Kastamada

0 Visits: 951 | Sunday September 21, 2014 - 19:10:54
Lawyacado(xogreebnews) — Lawyacado Sirdoon ka soo talaabay dhinaca xuduudka oo watay mid ka mid ah gaadiidkooda ayaa lagu wasoo waramayaa inay magaalooyinka Lawyacdo iyo

Read More »

DAAWO XOGREEB TV:” Marka Wiil Yar Oo 12-jir Ah Rasaas Lala Dhacayo Ee Lugta Lagaga Dhufanayo Macnaheedu Waa Falastiin Oo Kale Waana Wixii Ay Yuhuudu Ku Samaynaysay Falastiin ” Af Hayeenka Ururka Dhalinyarada Beesha Subeer Awal Ee (Jiidaali) Faysal Qumuj .

0 Visits: 718 | Sunday September 21, 2014 - 19:06:49
DAAWO XOGREEB TV:" Marka Wiil Yar Oo 12-jir Ah Rasaas Lala Dhacayo Ee Lugta Lagaga Dhufanayo Macnaheedu Waa Falastiin Oo Kale Waana Wixii Ay Yuhuudu Ku Samaynaysay Falastiin " Af Hayeenka Ururka Dhalinyarada Beesha Subeer Awal Ee (Jiidaali) Faysal Qumuj

Read More »

featured